Gogaga “Wadaniyinta” HAWIYE sifican bay isku hubeyeen, Darood raxanweyn iyo Isaaq wa khain wadan tageersan ETHIOPIA 🇪🇹 V 🇪🇬 EGYPT ciyarta wa stadium 🏟️ de la SOMALIA 🇸🇴
Adeer wuu soo noqon install allah Xasan Sheekh hadii meel saaro Ethiopia xukun ilaa uu ka dhinto adeer ha laba labeyn in uu si howl yar ku bixi doonin.
Dawladda Masar waa ognahay inay san ahayn Dawladaha Hubka waaweyn soo saara ,Hubka aad aduunka lagu arag ma Aakhiro ayay ka keentay, Wariye Dadka ka daa Beenta
Xataa hadaad hesho magacyada hubka yaa kuu fasaxay in aad siyaasada ciidanka iyo hubkooda barta marka hore nadamka iyo siyaasada dawladnimo makarafoon ayaad la ordeysan adiko ware sheeganaya
Horta dowlada somaliya wadanlka wey gadatay maxayelay adaba shegaya hada ok tusale dad wenaha balaga gaday wey nohilin ok lakin xasan sheikh abe ñedahay asaga daro dhadher kuleh xamat ok
Wariye waa arin qaldan inaad ka warbixiso hubla dalka u soo dagay mana ah inaad warbaahinta ka baafisaan waayo waa sir ciidan mana la rabo inuu Cadowga dhageysto warbixintaa oo kale Marka Sirta ha fakinina
Guul iyo gobonimo xormadle Hassan sh. Mohamud
Soomaaliya Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Aad ayaan ugu faraxsanahey dowlad xoogleh oo ciidankeedu heysto hub uu cadawga umada somaliyeed.ay ugadifaacad heysta dowlad daciifa waa mida ay oromo afqurun ay usoohaweysatey badeena iyo dhulkeena iney qabsato
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Nimo islaw wadani tahay wll
Ejebti.wel.come.ourland.we.wll.never.forget.your.greatifull.do.to.soomalia.please.come.to.somalia.xasan.sheekh.guulayso.oohore.usoco.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Markay caruurtiina iyo naagihiina wasaan ha ooyn
Faqasheey caqli ma leedihiin, ma is weydiiseen maxay masar ugu hilin weydey falastiin , maxay u joojin weydey dagaalka sodan, igow labaduba waa carab , carai ku hadla, adigoo somali ah oo aan afcarab ku hadlin maxay kuugu hiilinay?
Meesha uu yaalo hubka lama sheego sxb sirta dalkaada lama bixo cadadka waxa soo socda ka hadal lkn goobta hasheegin thanks
Hubka.maamul.goboleedada.waxa.lagula.dagaalamayaa.cadowga.etiopia.iyo.shabaab.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Suldaanka tv waxaad tahay jaajuus itoobiyaan ah sirta ciidanka somaliya u yabinaya itoobiya waxaad tatahayna haddaan ogaanay ilaahay haku nacdalo balaayana ilaahay hakuugu rido
Guul iyo goobanimo wixi huuba oo soo galo soomaaliya kuuli waxan kula dagalena itoobiya❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xogta ciidan ka ka gaabso oo ha sheegsheegin
Waalaguu digey
Waa Isla fiican yahay jaahilkaan jaajuuska ah ee bixinaya sorta doowladda.
Guul soomaaliya
Gogaga “Wadaniyinta” HAWIYE sifican bay isku hubeyeen, Darood raxanweyn iyo Isaaq wa khain wadan tageersan ETHIOPIA 🇪🇹 V 🇪🇬 EGYPT ciyarta wa stadium 🏟️ de la SOMALIA 🇸🇴
Adeer wuu soo noqon install allah Xasan Sheekh hadii meel saaro Ethiopia xukun ilaa uu ka dhinto adeer ha laba labeyn in uu si howl yar ku bixi doonin.
Riyaad ku jirta inu Soo noqdo hasugin
Hubkaa casrigaa maxaa layidhaa ?
Wallaahi waakhatar
HUBKAAN WAXAA ISTICMAALAYA BEESHA WACAYSLE IYO MASAR OO ISKAASHANAYA SI'AY UGU ILAALIYAA XASAN SHEEKH KURSIGA, SI UU UNOQDO BOQOR AAN DEGIN INTUU NOOLYAHAY
QORSHAHAA WAXA KA SHAQEEYEY ISMAACIIL CUMAR GEELE IYO IMAARAATKA.
Dawladda Masar waa ognahay inay san ahayn Dawladaha Hubka waaweyn soo saara ,Hubka aad aduunka lagu arag ma Aakhiro ayay ka keentay, Wariye Dadka ka daa Beenta
Soomalia.way.samaandoontaa.etiopia.way.iskatagi.doontaa.dalka.haloo.istaago❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saxib wad mahadsantahay lakin wad kuqaldantahay inaad shegto meshalaguxareyay hubka sababto ah wadanku amaan mahan hashegim melaha laguxareyay wasir ciidan ❤
Ciiidamadasoomaliya.waxay.difascidoon.cadowga.gudaha.iyo.kadibadaba.way.guuuulaysan.doonaan.isha.alaahu.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soomaliya sidii raashinkii ayuu hubku usoo galaya waana key isku dhamayn laahayeen
Somalia.must.to.stop.etiopianeirlane.and..gange.ijebt.eirlane❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masar.please.come.to.somalia.well.come❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciiidamada.halaisqoro.haloo.istaago.wadanka.somaslia.giuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wall maxaad u sheegi hubka noocyadiisa iyo meesha la dhigay saw cadawga uma tilmaamaysid sirta qaranka
Masar.guuul.somalia.guuul.mdw.xasan.sheekh.guuulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninkan waa idaacada abgaal iyo xassan sheikh aashuun buu saacad saacad ugu adimaa kalmad run ah masheego😂😂😂😂😂😂😂
Wardhiigley iyo Abdi Aziiz ayay ku kala yaaliin Habar Khadiijo macalin iyo madhaxtooyada. Shaqo isku laha Boodheere aa au dhaxeeeyo
Haloo.istasgo.cidhibtirka.cadowga.soomaliya.ooah.shabaab.iyo.etioipa.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qof kasto somalia ah waxaa xaq u ley yahay inu helo hub ku filan
Masar xaabo haydinka dhigato, ethopian wayba haystaan somaliya yaa ka saaraya
Masaer Way Yaabantay .kulahaa..Waxaan Raacnay Maxuu Ahaa
Waxaa la yaab leh dad caasimadoodii qayb xoog lagaga haysto (waa xalanee) ,oo naftooda ku madadaalinaya khayaali iyo MASAR baa NA DIFAACAYSA.
Waxaasoo kale cidaacad lagama sheego adeer ee Allah iyo dalka iyo dadkaba ka xishoo pls
Waxaan uu sheegayo waa sirtii ciidanka somalia uu cadawga la wadaagayo.
Hada Weriye maa tahay mise Jaajuus ???
Warburton.
waa sir dawladeed waxaa faafinaysa sirtii dawlada waa danbi
Adiga yaakuudiray sirtaas
Xalku ma aha hub.Xalku waa in midnimo la helo.
ADIGA MA JAAJUUSIINTA ITOBIA BAAD KA MID TAHAY MAXAAD UGA HADLEYSAA SIRTA CIIDANKA IYO QARANKA MISE SHABAAB BAAD LA SHAQEYSAAN
Wararka aad nasineysid ha ku darine rayigaga iyo nacayb kaga madaxweynaha.
Arimaha militarisme lama faahfaahiyo waa la dul Maria ook keliya
👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾WAAYA. AY. KASHKEE. UYidhi. DWADA. AfKAA gA. XIdh🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢
Adiga yaa naadi ku dhahay!!!!!!
Hafashilin hubba dowlad
Sxb muxuu ku dambeyn doonaa hubkaa kusoo qulqulaya soomaaliya.
Malaga yaabaa inay xukuumadda dhexe iyo maamul goballeedyadu, ay gam iskaga siiyaan ?
Waryaa hee sirta cidamada kadaya baraha bulshada
Xasan waa soo laabanayaa,shaki yuusan kaa gelin.
MASAR 30 KII SANO EE LA SOO DHAAFEY ADUUNKA MAY JOOGIN MIYAA?????.KUWANI WAA DUUL MASKAXDU FOORARTO!!!!!.
Waxaa tahay basbaas Itoobiya jooji sirta hubka
Xataa hadaad hesho magacyada hubka yaa kuu fasaxay in aad siyaasada ciidanka iyo hubkooda barta marka hore nadamka iyo siyaasada dawladnimo makarafoon ayaad la ordeysan adiko ware sheeganaya
YAHUDIGA MADOW QAWARIJTA WECELADA SHABAB HAGEE GALAYAA DAWLADI IYO MAMUL GOBOLEFYADI HUB CULUS GACANTODA GALAY,,,WECELADA SHABAB HAGEED GALAYSAN SOMALI WAA IDIN WASI DOONAAN.
Horta dowlada somaliya wadanlka wey gadatay maxayelay adaba shegaya hada ok tusale dad wenaha balaga gaday wey nohilin ok lakin xasan sheikh abe ñedahay asaga daro dhadher kuleh xamat ok
Asc,,,,odayasha,,,tuko,lacagbesotonten
In laga hallo qadiyadaha ciidanka wax nooma xafidnee nagu kala wada
War.mwnihiibaaba.uqaybiyay.hubka.b3eshiisa.micnaha.hubka.hawiye.unbaa.loo.ogolyahay.daaroodka.waakamamnuuc.band.ufahanay
Waxaaba khalad ah in maamul go oleed uu yeesho ciidan,,,,
Yaab are ma nidaam cidanaa
Sirta ya kudirsaady
Ciiidanka.somalia.haguuulaystaan.shabaab.haloogutago.gododkooda.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hubkaa siduu u dhan yahay al shabaab buu u gacan gelayaa sow xasan shiikh ma jooga oo ciidanka lacag iyo mushar fiican siineyneyn 😂😂😂😂
@@jamajafaal9460 adigu ma shababka ayaad lajirtaa marked sidaas ledahay
War nags aamus ilaaheyna kacabso
Oojooji warbixintan soomaaliya markale ilahey kacabso waaalaguhabaari hadaa joojinweydo
Heshiiska kawarbixi
Laakiin waxey qabteen kagaabso
Beenta kadaa umada markab Raashin Waday Yuu Ahaa wariye Malaha Waxaad Lashaqay saa xabashida!!
Kuwa hubka keeney iyo kuwa lookeeney waa tuugo dalka usoo dhigtey
Yu logo cunin
Aqoontaada kordhi maxaa yeelay falanqeyn qaldan ayaa markasta sameeysaa. Madaxweynaha 2 sano ku dhowaad ayaa xilkiisa ugu haray.
Haye yaad u gudbinee sirta dowlads
Wariye waa arin qaldan inaad ka warbixiso hubla dalka u soo dagay mana ah inaad warbaahinta ka baafisaan waayo waa sir ciidan mana la rabo inuu
Cadowga dhageysto warbixintaa oo kale
Marka Sirta ha fakinina
😅😅😅😅😅😅
Halaaga dhici doona yaan loo kala harin. Hub urursi hor leh, musiibo hor leh, 30 sano dagaal sokeeye hor leh.
Waa beentaa
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍
Oromo waa laa wasa
War been badanaa yaa ku shegay war ninkan wa iska hadlaa
Mxaa beyn ah
@@AbuukarMohamed-v4t warka ow shegaayo
Mxaa jiiro
Hubka xalay jidadka loo xiray ee xalay dhan xamar laga dajinaayay ma maqal miyaa
😅😅😅😅😅😅
😅😅😅😅😅😅