maanshaa Allah waa in laga hadlaa 1948 iyo jigjiga iyo reseve area. guumasit Rere galbataka no gastaan,raadaksa,muuqadaa wa,qalda,ina,baada ka haadalano Etiopien 2025
Ninkaani wuxuu u iftimiyaya dowlada qorshaha ay ethopia ay hor dhig karto baad waa laka horeyaa away dulkii idin ku maqnaa ineey hor dhigto ethopian ee mahan waxa Somalia leh inaan kawada hadlno
Maasha allah odaygu fikir wanaagsan ayuu ku hadlay waan taageersanahay hadaanu nahay shacabka Soomaaliyeed
Waa muwaadin sax ah itoobiya anagaa wax naga maqan yohiin
❤❤❤❤❤❤❤ maanshaa Allah waa in laga hadlaa 1977 iyo jigjiga iyo reseve area.
Waa nin khibrad leh,oo wadani ah
Walahi dowlada Somalia hadii ayba dhulkas nooka maqan Ethiopia ayba so celiso markad guul bey dowlada Somalia gaartay Guul dowlada Somalia 🇸🇴 gob iyo GOBANIMO CADOWKANE Allah jabiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allh ninkas soomalidii caqliga laheed buu ka joogà
Insha allah guul🎉
Dhiɓaatada keliya ee somalida haysataa waa kala qaybsanaanta.
Waa figrad cajiib ah. Waain soomaliween ay Isha kuhaydaa waayo itoobiya dhul away horay nooga hay satay
Thanks my dear you are expert.
Waasax wuuna asiibay mana aha nin dhinac jiro wuuna asiibay kuwa mw,xasan kadaba orinayo waan la qabaa inuu kawanaagsan yahay soomaaliya culeeyska ka jira mucaaradka ayaa sabab u ah weji soomaaliyeedna meediyaha kaala hadlayo shisheeyaha na damcayana hogaan u ah waxaanse ku darayaa siyaasiyiinta caalamka ku baahsan in aay wadankooda kusoo laabtaan kuwaan aan waxba inoosoo kordhin inta aay mdaxda ahaayeen ee weli dowladnimada soomaaliya kadaba orinaya ama carqaladeeynayo in aay kariixdaan booska si dhiig cusub wax qaban karo aamin ah loo helo oo aaysan nagu fiirsan ileeyn dalka wuu naga dhaxeeyaa si loo helo daganaasho cabsina allaah cidaan aheeyn hadaad dalkaaga ugu cabsato dayuus baa tahay hala soodaato oo waxaad barateen dalka iyo dadka adinkoo u faa ideeynayo kheeyr iyo wanaag iyo shaqo haidiin noqoto hadii aad wedi weydana tartiib adigoo lagu jecelyahay iska casino shaqada
Masha Allah,ugaaska wareysi wadani dhab ah oo xalaal ah buu bixiyey lakiin Ethiopia waxaa innooga daran kuwa dabadhilifka sida ahmed madoobe iyo deni oo ogoleyn in somali galbeyd in lacoreeyo iyo waliba somalia in horey usocoto diidan lakiin dalxoreeye Hassan shiikh wuu katashtay. Shisheeye in loo adeego madheceeso waallaaho waa diin la’aan. Dhib iyo rafaadka danyarta somaliyeed dadbaa kamacaadhaaya waa in dsdkaas lakadsgaslamaa insh allah walaallo somaliyeed aan wada tashano ilaahbaan idinku dhaardhee,codkaada ku hadal cidnana haka barin ilaah mooyaan pls pls somalia hanoolaato amin yarabi 🙏.
Qadaadweyn
maanshaa Allah waa in laga
hadlaa 1948
iyo jigjiga iyo reseve area. guumasit Rere galbataka no gastaan,raadaksa,muuqadaa wa,qalda,ina,baada ka haadalano Etiopien 2025
نطالب اوغادين حورياتها من حق السومال مافي حق اتوبيا توطالب البحر السومالي نعم
Walaalkaasi.warsaxa.ayuukuhadlayaa.laakiin.kuwa.hadasoomaalida.horjoogayaashauah.kartiumalaha.inaykahadlaan
Asc sigooni ah ayaan u salaamayaa ugaska corneal shuke
Xasan sheekh ha odhan waa roon yahay ha odhan.
Caadifad yar baa jirta, wadankana hadii caadifadaas laga kori waayo waa la waayayaa dalkeena.
HSM waa cafiyeynaa haddii uu Ethiopia soo hordhigo masiirka Ogadenia.
Baroow show. Sidaas kuwada.
Itoobiya wax aan dhulkii hore aheyn hadii laga hadlo waa gunimo
Mabanaana iney wada halaan😅😮😢
Wcs soomaaliya oo dhulkeeda miiska saartay
Itoobiya in lala hadlo ma istahisho waayo waa qiyaanoole Abii nin la aamini karo maahan
Hadalka Ugaska Waruntis Wadahadalka Korhalagasopilapo Oo Itobia Haogato Qantayna Enayfogtahay
Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu dilaa, wa in la helo midnimo qaran. wixii kasoo hara wa socon waynee aan orodno.
Baraw saxiib waxad kahadashaa waqigajira iska dhaf xasan xarash tanis ugumabajirto manta waxa ugujira butlan iyo jubalan siduu uga adkanlahaa cadabta ayuu ugalayaa
Ninkaani wuxuu u iftimiyaya dowlada qorshaha ay ethopia ay hor dhig karto baad waa laka horeyaa away dulkii idin ku maqnaa ineey hor dhigto ethopian ee mahan waxa Somalia leh inaan kawada hadlno
Ethiopia dad iyo dhul baa ku maqan. Jariimooyin badan Bay geeysatay. Waa in la hordhigaa waxyaabaha ku maqan.
Guddiga wada hadalka itobiya iyo somaliya waa inay doodda ka bilaabaan dhulka somaliya laga hsystey hadfii kale waa milil korkiisa la dhayayo
Asc dadka soomaaliyeed waa in ay kala gartaan Cadow iyo saaxiib ka dhabta Ethiopia waa Cadow dhulkiina iyo badiina ayaan rabaa. Dadka soomaaliyeed waa in ay midoobaan difaaca dalka iyo diinta danta ka dhexeysa waxii khilaaf gudaha dib loodhigo
Suldaanku wax XAQ ah ayuu ka hadlay balse SOOMAALINIMO way dhimatay dadbaa hada leh NA QAADO.
Turkeye khayr maleh lagana sugi maayo.
Waxaasi nimanka villa soomaaliya jooga magartaan
Dadka aad sheegeysid waa dad ku qanacsan dowlada ay hoos joogaan ka waran hadey ku dhahaan kuma rabno maxaad ku jawaabi laheyd
😂😂😂 SOMALI RUclipsR WA IN LAGA JOOJIYO. QAS UN BEEY WADAN. IYO VIEW.
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxa lagala hadlayaa killilka 5aad ee ethiopia lagu darrey sannadkii 1954kii.
2.0. Dawladda ingiriisku waxay ka gadattey xaille salaase dhulkii somalida galbeed oo dhan.
3.0.Waana killilka 5aad ee lagu darrey ethiopia oo somalidu deggan tahay.
4.0. Wuxuu maqanyahay muddo dhan 71 sanno oo dhan.
1974tii ka hor sida qoriga loo ride waa taqaani somalidu
Umalaymayo in tasi dhacayso
Soomaliya toban jirka ayaa ku dagaalami kara hada
Ninkaan gaashaanle sare ciidamadii hore
Cajiib tolow la taliyeyasha md xassan tarikhdan ma ka war hayaan?!
Ugaaska waa saxan yahay, dekad lama bixin karo
Ninkaan maskiinka ah waxbuu iska jeclaadey ama waa loo soo dhiibetey political token point, xaalada soomaaliya nin og maahan. Kkk waaba cajiib shuuke
Somalia dhul kama maqna ee dad Somaliyeed iyo dhulkooda oo itoobiya hoos tagaa jira.
Somalia wax ladhoho majirin kahor 1960kii. Jigjiga waligeed somalia manoqon lkn dhul soomaaliyeed weeyaan.
Yaana naloo hoos galin.
Sidii naag la shukaansanaayo cml ayuu u qoslayaa. N.caleyk wax dhintay iska dheh.
Odayagani waa Beenleh weyi dhulkasi Ethiopia ayaaleh