ALLA IGU OG ARINTAN WAXAN ARKAY WAXYABO BADAN KUMANA QANACSANA WAXAN ARKAY INU SO BAXAY KISMAYO CUNUG GARRE AH KASO NOQDAY KADIB ABIHISA AGTAGAN LAGA KAXAYSATAY ALLA IGU OG
Beenta iska dhaaf sxb waalid og wiilkiisa inuu al shabaab ku jiro ma jiro waa xoog waxooda tan kale mahamud carab adiga ayaa al shabaab ah xage ka keentay muuqaalkan mise dhalin yarada dadka tashkiiliyo ayaa ka mid tahay iska jooji hadalada aad ku hadlaysid hadii luuq kasto aad ku jirtid waa laga soo saara adiga ayaaba ah al shabaab
subxaanalaah ilhy shartooda umadda masaakiinta shacabka ah allh kaqabto😭
8888888888888and to
Waxay sameynayan waa qalad wayo nabigu scw scw wuxu yidhi qofka naftisa dila ama meel edan kabaxayo Oo Muslim jogo kadagalama iinuu ehlu naar tahay tusale nabigu markuu diray asxapta qaar ee uu udiray Yaman waxa uu sifaray intaney galin haday eedan maqlan inaaney dagalamin adigu adiguna waxad dilaysa wllka muslima Oo kula dhashay maxad Allah kasugaysa qofka wllkii Oo diintu midaysay dhaqanka iyo luuqadu
Aameen🤲🤲 allah ducadada hano aqbalo
Nadiira amiin dhamateen
Waaa khawaariij gaaaaal ah dhubaaa liman qatala aw qataluuuuhu mohamed abdi wuhaaab gaaaalkii weynaa waaa gaaaaladii kafiracmay nacaladtullahi calayhi
Ahlunaar wakuwaan subxanalaah
Ehelu-jahanama waar haddaad jidkaas khawaariijta janno lagu helaayo Shaydaanka weyn ee Cali-dheere ayaa kaaga horeyn lahaa.
Wiilkan waxa lugu duraay daroog aad xun oo badashaay maskaxdisu dhigisu waxa kabuuxo daroog mid koowad waxan arkaa cabsi iyo ifkiri iyo walaac
aamiin aamiin
ciyaalka lasufiyeyay oo diiq lagaliyo jinsiyaha laqato basaborada islahen sabab magaca walidka kubixiyay oo badashan basaboro magacyadod labaxdan lagu dhalay lagukoriyay
Yaab waaye
War ninyahaw hadalka nagayaree
Andhagaysanee
Yaahu kana ba nacay balayo candhuuf badan
Wajiyadooda fiiri waywada daroogaysanyihiin haadi maaha waa lawda sakhraamiyay qof miyir qabj isma qarxiyo sxb ducabadanaw
adeer horay u soco guleyso
Sxb waa kaa shakiyay catbo lkn walhi hada iga bad bado shabaabow
Wiilkan waa Xawaadle😎
Habartaa aa ah Xawadle ha naceebeeyn
Inkar ku dhacday ahlu nar
Aaaaamiiin abowe ducada allah hanoaqbalo
Naarta kuwaaraysaa
Naclada alle Hakugu Dhacdo....
Ala Carurta waa la qalday Ax
Alow notosi wadankna iyo dadkna
Wariyahan waa dhiig cab yaa baneeyay qof muslim muslim dilaayo somali somali gaal ku tilmaamayso maxamed carab waxaa tahay al shabaab aragagixiso ah
Cali dheere iyo kabakutukade iyo mahad karate allaha idin cadaabo
Ilmahaygii yar yar ayaad qarqarxiisen idiin wad iso fadhiisan
ASC SAMIR IYO IMAN ALLA.HAKA SIYO BADAL QAYR QABO ALLA HAKU SIYO WALAL AD BAN UGA XUMAHAY ALLA HANAGA QABTO DADKA ILAMAHA AOMALIDA BABABI IYEY
ANIGA WAXAN LEYAHAY IN LO CAGAJIGLEYO O LA LEYAHAY MELKASTO AD TAGTO
Tuugsigaa kugu nacay shiiqaalka caqliga badan
Marki il kariden ilkahana kadaadiyeen ey hada qarax kuxiren wasiroshin alshababku
ILMAHAN WAXAD IS LEDAHAY WAY IS QARXIYEN AMA WALAGU QASBAY
Hoog ku dhac.adigs
Wiilkii a hadalkiisii kaagaa nadhaafiyey
Keep going my bro
Aniga waxaan layaabanahay dadka in muslimiinta oo hadane soomlida ah in la laayo hadana aamiin dhahaa alshbaab yahuud waaye oo gaala madoow ah
Tuug yahoo inkaarta umada kadaaa
ALLA IGU OG ARINTAN WAXAN ARKAY WAXYABO BADAN KUMANA QANACSANA WAXAN ARKAY INU SO BAXAY KISMAYO CUNUG GARRE AH KASO NOQDAY KADIB ABIHISA AGTAGAN LAGA KAXAYSATAY ALLA IGU OG
الحاسد لايفلح Alxaasidu laa yuflix laa yaflax ma ahan walaal
@@calimuuse1474
bee nlow
Waryaa tuugsiga iska daa shaydaan yahow
Nio waan layabay ninkan adiguna waad ila aragtay war ninku baryo xuma kkk
G
hahahahahahaha hahahahahahaha
ANIGA ARINTAN CADAN AYAN U HAYA
Ilaa.hay.ha.ldln.madhiyo.kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Beenta iska dhaaf sxb waalid og wiilkiisa inuu al shabaab ku jiro ma jiro waa xoog waxooda tan kale mahamud carab adiga ayaa al shabaab ah xage ka keentay muuqaalkan mise dhalin yarada dadka tashkiiliyo ayaa ka mid tahay iska jooji hadalada aad ku hadlaysid hadii luuq kasto aad ku jirtid waa laga soo saara adiga ayaaba ah al shabaab
Waar adiga hadal badnidaa bisinkee balo ku daawatee naga tag
😂😂😂😂😂😂😂💯