DOOD-ABUUR || Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Q/2aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2023
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 194

  • @muktaromer5529
    @muktaromer5529 8 месяцев назад +11

    Professor ka Fikirkisa iyo siyaasadiisa Soomalidu ma qaadi karto. Somalia iyo somaliland midna ma qaadi karto. Walhi, arimaha uu sheegay iyo siyaasada uu dhisayo haddii maanta lala fahmo, waa samata bixin waarta in somaliland ay hesho. Ictiraaf iyo dawladnimo waarta ayay dhax layaan, insha allah haddii lagu daba faylo Ninkan.

  • @abdishakurismail441
    @abdishakurismail441 8 месяцев назад +24

    Waar bal siyaasi Soomaaliyeed ha inasoo hor fadhiisto oo ha idhaa waxa doontaan i su'aala bilaahi calayk, Prof Axmed waa intellectual 👏

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 8 месяцев назад +9

    Waxaan anigu aaminsanahay in wadaanku tuula kasta oo bada ku taala deked laga sameeyo. Oo garoonada diyaaradahala badiyo. Warshadaha , wadooyinka.
    Wadanka horumarkiisa ayay ku jirtaa.

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 8 месяцев назад +4

    mahadsanid pro ismail samarat iyo mm tv wax badn wa ka faiday labada qaybood ee doodadas mahdsanid

  • @HamzemuktarAden
    @HamzemuktarAden 8 месяцев назад +7

    Pro samatar waa siyaasi,aqoon yahan wax badan fahamsan aad ayaan uga helay qaabka wanaagsan ee uu uhadlay guul ayaan urajaynayaa insha allah

    • @muktaromer5529
      @muktaromer5529 8 месяцев назад

      Dadku haddii ay fahmaan siyasada iyo fikir ka professor ka way guulaysanayaan.

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr 8 месяцев назад +4

    Profssor, Ahmed. You have my vote wallahi.. 🗳

  • @suhaiplixle7480
    @suhaiplixle7480 8 месяцев назад +6

    ALLAH IS ONE

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 8 месяцев назад +4

    Sad iyo aad baan ugu mahad celinayaa prof samater

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 8 месяцев назад +7

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤.

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 8 месяцев назад +3

      Somaliland kulahaa, wixii Somaliland ama isaaqland ka hadlo waa qabyaaladiiste weyn. Wax Somaliland la yiraahdo ma jireene waa isaaqland, qolo qolo, gaajo iyo Qabyaalad weeye waxa oo dhan, iyo lacag looga cuno Gaalada.

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 8 месяцев назад

      ​@@audijooyjoy7976digoo kale somaliland uf ayey ku tidhi

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 8 месяцев назад +5

    ❤ Mansha Allah Waxaa Lagaadhey Wakhti gii Ay Aqoon tu Hagi lahayd Somaliland ❤
    Prof. Ahmed Ismail Samater Noolow Abtiyo ❤

  • @harguees
    @harguees 8 месяцев назад +1

    Hambalyo Prof Samatar.
    Waa Maxamed Harguees oo kuu wada kulaney magaalada The Hague ee Dalka Holland.

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 8 месяцев назад +4

    ha ku daalin Adeer somalilland cadaalad daro ayay u burburtay ma jiri doonto Allaah idankii

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 8 месяцев назад

      Subhaanallah MUNAFIQ ILAAHAY KA GO AY XASID MUNAFIQ BEEEEEEN AALE ILAAHAY KA GO AY

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 8 месяцев назад +4

    Mashallah this rose women token very great she deserve to be president walahi😮

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 8 месяцев назад +8

    *YAA UGU **#DHAARTA** IN **#SOMALILAND** DHAMAATAY WAAD SOO **#DAAHDAY** CAMII **#TOLKAA** KASHAQEE **#SOOMALIYA** LAGU NOQONAYAAYE* INSHA ALLAH *SHACABKA WANAAGSAN EE **#ISAAQ** SIYASADII **#SNM** KU **#HOGAAMISAY** IYO **#CUQDADII** WAXAY GAADHSIISAY IN **#SOOMAALI** OODHAN NACDOBA HADA **#ISAAQ** TUKE CABAAR LEH NOQDAY*

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 8 месяцев назад +2

    Pro ahmed Ismail samater waa halyey gadabuursi from Arab

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 8 месяцев назад +3

    Qaran Cadaalad ah,
    Allahayow 😊

  • @najmaahmed3627
    @najmaahmed3627 8 месяцев назад +2

    Professorc ahmad maanu soomaali ahayn horta😂😂😂😂😂 waan yaabay

    • @timowayne6993
      @timowayne6993 8 месяцев назад

      Jaamacadaha America iyo Singapore ayuu af English ku hadlaa 😂 Laakiin wuu iskala qabsan doona

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 8 месяцев назад

      Odaygu Ilbaxbuu moodaa Englishka 😂 Annagii ku dhalanay ayaa ka’faanaya walahi oo luqqadeena somaliyeed ku faraxsan kuna faanaya alhamdulillah 🤲🏼 Adeer nagadaa Englishkan luqaddan sii dhacaysa InshaAllah 🤲🏼

  • @HalimoMohamed-ph5pr
    @HalimoMohamed-ph5pr 8 месяцев назад +2

    Mm somali TV mahadsanid iyo shaqalaha,martida iyo ka qaybakalayasha dhamaan.
    -wariye Maxamed Ilig mahadsanid.
    -Prof Axmed ismaciil samatar thanks.
    KHEIR INCHALLAH
    Free Palestine🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 8 месяцев назад +2

    Somalida caqliga iyo waxgaradku wuxu u soo noqdaa baan filayaa kaliya cidii wax u sheegaysay amase Cuquushii samaa kolka ay baxaan ama ay dhintaan.😇

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 4 месяца назад

    WAAN SALAAM AYAA BR/AXMEDISMAIL SAMATAR❤❤❤🎉🎉🎉IYO SIYAASIYAD QURUX BADAN ZUAAD ARMIYE🎉🎉❤❤

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 8 месяцев назад +3

    Ani iyo cali ayuu ledahay
    Hadana marna madhihin alle ha u naxriisto wan kaxumahay

    • @muktaromer5529
      @muktaromer5529 8 месяцев назад

      Yes, walhi. Sorry. Allaha u naxariisto, dambigiisana allaha dhaafo.

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal 8 месяцев назад

      1982 ilaa hada ayuu Gaalo la shaqaynayay meel aan allah yarxamu laga odhanba SAAMAYAY ayay 90% Prof somalida qurbaha

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal 8 месяцев назад

      Laakin markuu bilaabayay 44:51 buu allah ha u naxariistee ku bilaabay kk marka isagu sidii Bisinka Ayuu ku dhigay may its right

  • @muktaromer5529
    @muktaromer5529 8 месяцев назад +1

    Aqoonyahan Daacad ah weeye. Qalbigii nool bay murtidu an facdaa. Kor allaha kaa yeelo prof.

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook 8 месяцев назад +3

    Smart man ⚪️🟢🔴

  • @seed3966
    @seed3966 8 месяцев назад +4

    Asc 😮😮😮

  • @abdifatahmosman7339
    @abdifatahmosman7339 8 месяцев назад +7

    Professor Ahmed ❤️✌️ & HILAAC ❤️🔥🔥

  • @hanadkhalif3
    @hanadkhalif3 8 месяцев назад +8

    Awdal state Coming soon ❤

  • @siciidabdi2446
    @siciidabdi2446 8 месяцев назад +1

    Professor u well wlahay if u are candidate you have my vote thank u prof

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 8 месяцев назад +6

    SOMALILAND LA WADA LEEYAHAY WAXAA LA HELI DOONAA MARKAY SOMALILAND DIB U BURBURTO EE SI WANAAGSAN LOO XISAABTAMO EE LA KALA AARGOOSTO EE DABADEEDNA MAR LABBAAD DI LOO HESHIIYO EE SI WACAN LA ISU OGOLAADO.

  • @maxamedaxmedxasan
    @maxamedaxmedxasan 8 месяцев назад +4

    Dadka reer somaliland waxan leeyahay waar aynu dadkeena wax badali kara is garab taagno waar aynu dadka wax qabadku dhabta ka yahay doono waar dhiig cusub iyo geer cusub aynu gashano qaranimada waar runta aynu isku sheegno inaga iyo dalkeena dani uguma jirto reer hebalnimo inaga waxay dani inoogu jirtaa bari ilaa min galbeen hogaan fiican oo si cilmiyaysan inoogu haga cadaalad oo aynu iska shiilno dhamaan teen oon qiiro jabaan ku dhisnayn waar qabyaalad iyo kanaa iyo kanaa aniga ixiga inama deeqdo balse qaran baa ina deeqa waar maskax hufan iyo caqli shaqaynaya aynu la nimaadno waa iga talo anoo reer hebala wllhi inama anfacayso rajada ayaynaan burburin igaba dhan

  • @saffsuff
    @saffsuff 8 месяцев назад +4

    The prof has a general public view of the issues and an elitist view and style towards a solution.
    We need an academic visionary view for the root cause and a simple practical leadership style ..as long as he is not moving to sl and not going all in in his investment in the change .. he's just wasting time and resources and crashomg dreams

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 7 месяцев назад

      Exactly this guy talks a big game without any sort of detail as to which he would get anything done.

  • @abdulahisheikhhassan2391
    @abdulahisheikhhassan2391 8 месяцев назад +1

    I'll vote you proff!

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 8 месяцев назад +3

    wow well done professor ahmed ismail. after I carefully listened this, you are over well qualified to be the president of somaliland.

  • @sombase2214
    @sombase2214 8 месяцев назад +3

    Very intelligent & academic answers

  • @adama2578
    @adama2578 8 месяцев назад +2

    Proffesor AXMED ISMAACIIL SAMATAR WAX WALBA YAQAAN ‼️‼️⁉️⁉️

  • @mahamedhusein594
    @mahamedhusein594 4 месяца назад

    Waan salaamayaa professor ka iyo Martida kaleba,waxan u sheegayaa dhalinyarada inaanay leexin dooda halka ay u socoto. Cidii dafirayso waxa la ga faa,iday Somaliland cagta ha fureen oo meel kale ha tageen, ama ha aaminaan iyo Somaliland iyo wadajirkeeda.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 8 месяцев назад +1

    Odaygu Ilbaxbuu moodaa Englishka 😂 Annagii ku dhalanay ayaa ka’faanaya walahi oo luqqadeena somaliyeed ku faraxsan kuna faanaya alhamdulillah 🤲🏼 Adeer nagadaa Englishkan luqaddan sii dhacaysa ee Islaamka neceb InshaAllah 🤲🏼

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 8 месяцев назад +6

    Somaliland la kala leeyahay waxa weeyi.
    82 xildhibaan oo 63 ay yihiin Isaaq.
    300 oo xil oo magacaabay oo 270 Isaaq yihiin.
    18 may iyo Uqdad lala wareegayo.
    18 may iyo xsnuun asn laga bugs and
    18 nay iyo lafo la diyo for ever kk
    Sacaad Carmiye taasi ayay u taqaan Somaliland la wads keeyahay kk

    • @maxamedaxmedxasan
      @maxamedaxmedxasan 8 месяцев назад

      Kkkk kadaa wll somaliland la wada leeyahay waynu garanaynaa balse waa waxay ula muuqatay insha allaah waynu dhisaynaa somaliland iyo u sinaashaha iyo cadaalada

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 8 месяцев назад

      @maxamedaxmedxasan
      33 sano waxaad dhisiwayday' ma dhisidoontid kkkk
      Qasaare hagoogan ayaa lagau jiraa.
      Markaad eegto sida wax u socdaan iyo luuqadda lagu hadlayo iyo dhaqanka Bulsha wax wanaag shi ma jiro.
      Awdal maamul gooniya ayay noqonaysaa.
      Uqdad iyo dad aan dadba ahahn waan ku daalay.
      1 language oo nacayb ah ayaad ku hadlaysaan sheekh iyo Shariif.
      No any more wax la yidhaa ma jirto.

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 6 месяцев назад

    Yaasiin aburaas watching

  • @mascuudsacdi
    @mascuudsacdi 8 месяцев назад +1

    Reer mmtv turjumaadii ayaad ilawdeen

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 8 месяцев назад +1

    Ninkan hadduu laandherre ahaan lahaa Faysal Cali Waraabe beentaa ayuu dhihi lahaa afxumada qabyaaladda✅

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon 8 месяцев назад +3

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Mid hore ayaan wax uga sheegay oo u baahan in lasaxo Somaliland lawada leeyahay shaki kuma jiro waayo dee waynu ku abtirsana deegaanada Somaliland oo dhan…Ee waa in la tidhaahdo Somaliland muwaadin nimadeeda loo simanyahay….
    Waa Khayran katiiran

  • @sheeko-xariir
    @sheeko-xariir 8 месяцев назад +1

    Dood macquul ah

  • @HalimoMohamed-ph5pr
    @HalimoMohamed-ph5pr 8 месяцев назад +4

    Asalamo Calaykum,prof axmed ismaciil hambalyo.
    Su'al :
    Hadu Madaxwayne noqto INCHALLAH dooda iyo su'alaha ma si wadi Dona.
    Midkale english na ka yaree please .Profesor

  • @maxamedaxmedxasan
    @maxamedaxmedxasan 8 месяцев назад +2

    Waa wax xaqiiq ah waa inla helo dipate asluubaysan

  • @hasantimaze9279
    @hasantimaze9279 8 месяцев назад +1

    La plupart de tous ses question on était déjà éclairci par le Professeur.Posez des question plus intelligent la prochaine fois.Mahadsanid Professore hambalyo hambalyo waar ninkan laa jaan qada.

  • @mrbocoodkhadar519
    @mrbocoodkhadar519 8 месяцев назад +1

    Cod isha allh

  • @user-jp4kp3xb6s
    @user-jp4kp3xb6s 8 месяцев назад +2

    Malinta qarnka ha laga dhigo 26 jun wa fikir ficn

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 8 месяцев назад +2

    Awdal Airport caalamiya iyo Deked caalamiya way yeelan kartaa .
    Maxaa diidaya?

  • @2am997
    @2am997 8 месяцев назад +2

    Tartanka ha loo sinaado, si taasi u dhacdo waa in xeerka doorashooyinka lagu daraa in musharaxiin madax banaan (independent candidates) ay is sharixi karaan. Maaha in tartanka loo xidho 3 Xisbi oo isku beel ah. Cadaalad baa cid walba deeqda.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 8 месяцев назад +2

    Samateraw, Maraykan ama Somalia la wada leeyahay ma aragtay waadigii dhex joogayey

  • @ibraahinkaariye5877
    @ibraahinkaariye5877 8 месяцев назад +2

    ASC SHAQO FIICANBAD UMADEENA UHAYSA WAAD MAHADSANTAY

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel 8 месяцев назад +1

    DHAMAN DADKA SOMALIYEE ISOO CAWIYA ILAAHEY DARTII IGU CAWIYA WAXAAN NIN CURYAAN AH WALI SAAXIBI CIYAAL AH LABRKEYGU WAA furuhu waa somaliya labarku wuxuu kabilaamayaa sigis tirii foor sigis nayn saban sigis siro foor waakas labarkeygu

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 8 месяцев назад +2

    prof khasaaro!

  • @Rôlemodelpodcas
    @Rôlemodelpodcas 7 месяцев назад +1

    Walahi awdal waxay rabta inaan xasuuqno

  • @adan10000
    @adan10000 8 месяцев назад +1

    Cawaanka Samatar haku hungoobina. Kan Muuse Fircoon iyo wiilashiisa Hablaha Hargeisa Burco iyo Boorame kylu ceerceersada waa ka liitaa Trust me on this. Anifa kolba waxar kumaan aamineen.

    • @ibrahimmouhoumed9033
      @ibrahimmouhoumed9033 8 месяцев назад

      Aqli yare aan ka raaneey naftisa sida loo daryeeloo ayaad tahay ee afkaa xun kaa weecii

  • @abdiladifahmeddhamac4217
    @abdiladifahmeddhamac4217 8 месяцев назад +1

    Can deserve to lead

  • @abdulqadirhagimohamedtallm1653
    @abdulqadirhagimohamedtallm1653 4 месяца назад

    Axmed Ismaaciil Samatar ---- TALA-XUME!

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 8 месяцев назад +1

    Qof wax bartay o qof aan wax bartay mise lagu shaqesto waxaa laga helaa samaroon mise gudabiirsi yaaab😮😮😮

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 8 месяцев назад +2

    Muqdishu si toos ah
    U aflagadeynayaaa kkkkk
    Lkn wuu udabeyndonaa

  • @hamseabdi6122
    @hamseabdi6122 8 месяцев назад +1

    Guul guul insha allah awdal state.nafta loo hura.ado dhaxal reebi kara ha noqon dhinte aan la Tabin.

  • @user-jz6uj3iq6l
    @user-jz6uj3iq6l 8 месяцев назад +1

    Af soomali kuhadal

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 8 месяцев назад +1

    ASC waxan ka xumahay in nin aan dad meela gen Karin ismaacil samar wuxu ogayahay ma jiro waa iska hadal ee nin dad u hogaamiyo waa nin cabsi ku jirto ma dhici karto wuxu haaya hadal bees ee lagamayo in u hogamin karo mise in u dhaho waxan rabna in aan isku taashatono aan anaga isku taalino

  • @farahabdi2205
    @farahabdi2205 8 месяцев назад +1

    Prof kii waakaa wadadii lagu sooriday runtiina dhadhamiyay wax usheega iyo su'aalaha gobkasta kuwada

  • @seed3966
    @seed3966 8 месяцев назад +2

    😮😮😮. War ina samataroow ururka hilaac waa inuu kaqeyb kalaa doorashada hadii kale hadalkaadu waa huuu haaa 😮😮😮

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 8 месяцев назад +1

    95% Islamka iyo diimaha kale waa iskumid kulahaa. Cajiiib

  • @WorldAroundRich-dg7eg
    @WorldAroundRich-dg7eg 8 месяцев назад +3

    When you destroy a generation for decades you will find it very difficult to create a functioning state. Repeating the same pattern repeatedly, will therefore always backfire. By some definitions of ideals, it is also the path to insanity.
    This time I am talking about Somalia and the current tensions in some regions of it. People should sit down, and true diplomatic means find a solution. Whether Puntland, Somaliland want to be part of greater Somali federal without losing our youth. That has already suffered a lot.
    Musebixi, Deni, Hassan Sheik, and a few others I won't mention. Make sure that what little hope the Somali people have left is not destroyed. We have suffered enough!!!!

  • @Hooyo6570
    @Hooyo6570 8 месяцев назад

    34:57

  • @Hooyo6570
    @Hooyo6570 8 месяцев назад

    23:48

  • @Hornscope
    @Hornscope 8 месяцев назад +1

    Anigu waxaan la yaabanahay Samatar waxa uu kala debate garaynayo dad aqoon gaab ah, oo aan garanayn aduunka waxa ka socda iyo diin toona. Dadkayagan isaaqa waxba lagama dhaadhicin karo, waayo waa dad aad u liita dhinac walba.
    Runtii inuu Somalia ka yimaado muu ahayn

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 8 месяцев назад

    Dhibatada somalilaand haysata maha hogamiye xun ninwaliba maalin buu madax wayne noqsay laakiin uquudhiwa iyo xaasidnimo muuse la horgaaday weeye wadanka wuu hagaajiyay laaluush kiibu xidhay cafowga kudhiciwayay ilaa wayraga kala iibsadeen run ahaan wa hogamiye aan waligii nasoomari oo adag maasha allaah sasa cadow loogu noqday lakiin wadowgiisu hajabo

  • @user-ii8di8ux1e
    @user-ii8di8ux1e 8 месяцев назад +2

    Sade Darod 𐒌𐒚𐒚𐒐 206

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 4 месяца назад

    2:25

  • @user-by4sh5ub4n
    @user-by4sh5ub4n 8 месяцев назад +1

    WAXAD TIDHI PRO, SOMLILAND,(ICU) AYEY KU JIRTAA, HADAY SIDAA TAHAY MAXAA KEENAY IN LAGA HADLO TABASHO,MAA LASUGO INTAY KASOO BAXAYSO SOMALILAND,(ICU),AAD SHEGAYSO, ?

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 4 месяца назад

    0:39

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 3 дня назад

    1991 Markii Soomaaliya dhulgariirku ka dhacay. GOBOL WQOOYI WAA GOBOLKII SOOMAALIYA UGU NASIIB BADNAA. WAAYO DHAMMAAN ADEEGYADII BULSHADA(GAROOMO DEKADO) Laakiin 32 sannp wuxuu ugu dhamaafay Waa Goosaney. Waa duulnay ito Hadal maran

  • @user-tp7pp1ll6l
    @user-tp7pp1ll6l 8 месяцев назад +1

    Alx anigu wxn kasoo jeeda burco hadana waligey maan codeyn balse wxn ugu talagaley professor ka inaan ucodeynayo iyagoo ay joogan dad igaga dhaw wx kale kuma dooran aqoon

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 6 месяцев назад

    Samatar waa.inankaaan.abtiga.u.ahaaa

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p Месяц назад

    Hadii ay kirilahayd dawladii soomaaliya ee maxamed siyaad bare maanta sidee bay ahaan lahayd awdal maanta

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 8 месяцев назад +2

    Kadaa laasqorey waa magaalo harti riyadooda hakudarin

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 8 месяцев назад +1

    Raga iyaga iyo ubadkoodi dibadaha joogan yanay dumin madanka hurumayar barigiihore wadan isdan ay maanta tay may ahayn tuulay ahayd imika wa maasha alaah nin aan idiinearayn yaanu idinlumin

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 8 месяцев назад +1

    Af somali ku hadal
    Waa ku sideee brf

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 8 месяцев назад

    Hilaac Sheego ama hormuud Sheego Marhadii Sharciga Islaamka labaalmaro Dad iyo Dawlad majiraan

  • @user-ii8di8ux1e
    @user-ii8di8ux1e 8 месяцев назад +2

    Ciise Darod 𐒌𐒚𐒚𐒐 206

  • @user-ii8di8ux1e
    @user-ii8di8ux1e 8 месяцев назад +2

    Isaaq ashuun ayey ku adimayaan.

  • @user-gn8ok5qk2h
    @user-gn8ok5qk2h 4 месяца назад

    Kuman fahmin ma somli ayad la hadlaysaa mis ingiriis
    Sidee laguu amaina somaliba Kuma hadlaysid

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 8 месяцев назад

    Waxba professor Ahmed Ismail samatar meesha kuma haayo.hadalkisu ma fadhiyo waxtar maleh

  • @user-ii8di8ux1e
    @user-ii8di8ux1e 8 месяцев назад +2

    Harti Darod 𐒌𐒚𐒚𐒐 206

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 8 месяцев назад +2

    Maanta Ictisaam oo aan Somaliland aminsanayn ayaa joogtaa. Sidee loo badali karaa???

  • @mohammedtahir479
    @mohammedtahir479 8 месяцев назад

    Saylac waxaa deegaan Ciise ee ma asagaa guaamini

  • @abdinasiradan8760
    @abdinasiradan8760 8 месяцев назад +2

    Prf geesi geesi dhaley, xag jirta beesha dhexe runta u sheegay

  • @---bk4lg
    @---bk4lg 8 месяцев назад +1

    Berbera iyo Saylac maxaa isku xidhay ?
    Dhulka isaaq ( Berbera ) hala dhiso , laakin dhulka Samaroon ( Saylac ) dekad yar halaga dhiso .

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 8 месяцев назад

      Barbara iay Saylac ka weyn thy ma og thye Saylac waa dhul Samaroon dowlada AWDAL_LAND ba dhissysaaaa

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671 8 месяцев назад

    Odeygu su,aal xumaa

  • @hawahassan9128
    @hawahassan9128 8 месяцев назад

    Ahmed waxba ma oogiid waadada samaroonka qorbaa jooga yaa 11:22 dhiisay been baad hahsaa

  • @MoJa-hw5ww
    @MoJa-hw5ww 4 месяца назад

    Iidoorku wuxuu degaa Berbera ilaa iyo bullo xaar oo 61km qura ah.
    Laakiin waxa ey rabaan in ey Ku qayilaan bada ciise iyo samaroon oo Ethiopianka ka iibiyaan.
    Haa waa mutacalimiine iska daa
    Belo Ku ciyaadhay

  • @Lisanpoints
    @Lisanpoints 8 месяцев назад

    10:54 ethopia way qaadan doonta ku dhawaad toban badda cas, somalida ayaana siin doonta.

  • @user-od2nl9yi7z
    @user-od2nl9yi7z 8 месяцев назад

    Umaleeyn maayo inaad Madaxweyne noqoneeyso.

    • @aliMohamed-ev3wr
      @aliMohamed-ev3wr 8 месяцев назад

      Yaa udidi karo wllo.. Allah aya bixiyo arinkaas.. Wana urajeyna inu nonoqdo our president.

  • @user-vh9mg1nh3n
    @user-vh9mg1nh3n 4 месяца назад

    Waxad odayga way diisan jun iy julay ke ba horeya

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 8 месяцев назад +1

    Odaygu sawtii uu maalmahan ba uu ku mashquul Sanaa kicinta Reer Awdal.

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 6 месяцев назад +1

    Sucaad qurux.

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 8 месяцев назад +1

    Professor uunbad haysan 😂😂😂