Kaluunkii webiga ee Somalia oo loo dhoofiyay Congo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 45

  • @abdiazizmohamed187
    @abdiazizmohamed187 Месяц назад +10

    Hareri nin jecel horumarka bulshada waa ku salaamay.

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Месяц назад +13

    Woow ilike video bro from dijbouti 🇩🇯

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Месяц назад +1

    Wariye Hareeri waxaad maantay keentay barnaamij cajiiba. Mahadsanid.
    C/casiis xoogsade waa halyeey wadani ah oo jecel dalkiisa iyo dadkiisa horumarkooda. Guuleyso.

  • @abdihakimhassan5907
    @abdihakimhassan5907 Месяц назад +2

    Xoogsade wxaan leeyahay walal alle xoooga hakuu barakeeyo.
    ana waxaan ka mid ahay dhalinta dalka dibadiisa wax ku bartay insha Allah caafimaad Hadaan kusoo noqono waan bilaabaynaa ganacsiyo hor leh.. ❤

    • @nahawi1479
      @nahawi1479 Месяц назад

      Ganacsiga Nabad ayaa ka Horeysa, Soomaalidu Waa Cawaan Afartan Sano Muddo ku Dhaw ayey Is Dilayaan. Sabab ay Tuulo yar isugu Qabsadaan la Garan maayo, iyadoo Dalku Saddex jeer ka Baddan yahay.

  • @abdirahmanali7452
    @abdirahmanali7452 Месяц назад +1

    Mashallah abdisalam hereri that is good idea

  • @AbdimananmahmoudRashid
    @AbdimananmahmoudRashid Месяц назад +2

    Good idea 😮

  • @abdulahigeedi9471
    @abdulahigeedi9471 Месяц назад +3

    Waan ku salamay hereri iyo xogsade

  • @PATIENT_KING
    @PATIENT_KING Месяц назад +1

    That's the spirit Abdiaziz 👌🏽

  • @osoblemahad
    @osoblemahad Месяц назад +2

    xawaalada PAYSE maxay tahay sababta ay u isticmaaleyso qariirad haaf ah mise waxay kashaqeneysaa kala goynta wadanka ,
    Hareeri waxaan leeyahay kafogow waxyaabaha dheera gelinaayo kala goynta wadanka.....

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Месяц назад +3

    ❤❤❤❤ great idea.

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 Месяц назад +1

    Catfishka aad baa Adunka kale looga jecel yahay. Dhaqistiisana way fududtahay

  • @cawaaletukad
    @cawaaletukad Месяц назад +3

    Good idea

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE Месяц назад +1

    Wa masha Allah fikradas

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +3

    Masha Allah

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 Месяц назад +1

    Xoogsade waxa aan ku aqiinay oslo waa ku slaaamay bro

  • @muhanadfficial
    @muhanadfficial Месяц назад +1

    Masha allah hormarwacan

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Месяц назад +4

    "Kaluunki bada Somalida lagu taag-la'yahay"
    Hereri
    lolololol.
    Runti wa xaqiiq iga qoslisay.

  • @EngAhmedHashi
    @EngAhmedHashi Месяц назад +1

    That’s me

  • @yaxyehusseinosman5876
    @yaxyehusseinosman5876 Месяц назад

    Soomaalida waxay cunaan ama ay jecel yihin xolaha balse waxa malaayga aad ucuno dad jareerta ah

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm Месяц назад

    yaa rabi wadanka noo barakee

  • @AhmedSharmarke-k8j
    @AhmedSharmarke-k8j Месяц назад +1

    Wan ku salamay cabdisalan hereri

  • @fdama
    @fdama Месяц назад +2

    Somalilanders with 800km of coast are asleep or chewing Qat as usual.

    • @khaledali5093
      @khaledali5093 Месяц назад

      Rest are either pirates or extremists

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Месяц назад +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤

  • @addesom
    @addesom Месяц назад +1

    IIdhehda Zaad ee daqiiqada 4:35 wuxuu ku fiicaa xijaabkii hablaha Soomaalia lagu yaqiinay in ay cartoonka loo biro, waan iska ogohay inaad dhihi doontaan arinta wareysiga uu ku saabsan yahay muu ka hadlo, guusha iyo horumarka waan ku farxay laakiin waxaa I danqiyay dagaal maskaxeedka nalagu hayo ee saameen doona caruurteena.

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Месяц назад +1

    Shirkii qurba joogta loo bixiyey laakiin khawaariijta lagula shirayey

  • @user-er2uj3uu9n
    @user-er2uj3uu9n Месяц назад +1

    Cabdisalaan hereri weriye aan la holin karin

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Месяц назад +1

    Hereri needs a new HD camera.

  • @ahmedbaari7141
    @ahmedbaari7141 Месяц назад

    Cabdisalaan ereyga dalkii soomali wxd ku badasha dalkeeni soomaliya

    • @mustafeyasiin8789
      @mustafeyasiin8789 Месяц назад

      Cabdislaan dalkiisu Waa Somaliland
      Somalia Waa Dalkiisa Afraad Djibouti waa dalkiisi Labaad Somaligalbeedna Waa Dalkiisi Sadaxaad

    • @ThehakDeen
      @ThehakDeen Месяц назад

      ​@@mustafeyasiin8789Somalia 🇸🇴 ŵaa hal uun

  • @MrAbdiqani1
    @MrAbdiqani1 Месяц назад

    He made mistake bluefin Tuna Isn't available tropical water, its only found tempered waters ..!

  • @hassanomar6943
    @hassanomar6943 Месяц назад +2

    Webiyada soomaaliya waa Seddex.

    • @abdiazizmohamed187
      @abdiazizmohamed187 Месяц назад

      Noo faa’iideey walaal kan sadaxaad magaciis

    • @hassanomar6943
      @hassanomar6943 Месяц назад +1

      @@abdiazizmohamed187 Webiga daawo ayaa la dhahaa,dhul badan ma maro laakiin gobolka Gedo qeyb kamid ayuu maraa.

    • @abdiazizmohamed187
      @abdiazizmohamed187 Месяц назад

      @@hassanomar6943iskuulka kuma dhigan mana arag lkn waan hubinayaa

    • @Imamkoshin
      @Imamkoshin Месяц назад

      @@abdiazizmohamed187 Daawa aa ladaghaa saaxib maxoo maraa gedo

  • @kabilowAlif
    @kabilowAlif Месяц назад +1

    تل

  • @zakariamohamud6861
    @zakariamohamud6861 Месяц назад

    Fikrad ku dhiirasho mudan.

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Месяц назад

    Hereri iska daa faqashta warkooda please