"300 oo Somali ah ayaa gobolkan oo kaliya lagu dilay." Yuusuf yuu beey.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 72

  • @Abz65
    @Abz65 14 дней назад +6

    Inti ay reer Europe iyo north American peoples bill's dollars dirayeen ayay carurtodii dhama tay.
    Reer Somaliland dhayaxaa .

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w 13 дней назад +5

    Somalida Iney Hurdada Kakacaan Madhawa , waxaan Xasuustaa Sheikh Maxamed Macalin iyo Sheikh Cumar Faaruuq Video ay kuleeyihin Somaliyeey Albaabka Jahanamo Ha iskufurina oo Yaacaaan iska ilaali oo Dalkiina Jooga , Maxaase Lagadheefay Yaaceenii?

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 16 дней назад +3

    INAALI LAAHI WA INAALI LAAHI RAJUCUUN ILAAHAY HA HA NO XAFIDO OWLADA

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 16 дней назад +2

    Muxamed ilig aad ban ku salaamayaweriye dadku jecel yihiin ba tahay from buntiland mahadsanid

    • @hanalander
      @hanalander 15 дней назад +1

      FAQASH FIRCOON! ilig waa NACAS cadowga Somaliland u shaqeeya thats why MAJEERTENIA iyo reer somalia-italia ay u jecel yihiin

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 16 дней назад +6

    Aar caasimada tag Ottawa. Laba will oo Soomaali ah ayaa Jimcihii lagu dilay. July 06,2024. Will 28 jir ayuu ahaa oo wuxuu guursaday September sanadkii hore, ka kalena wuxuu ahaa 19 jir.

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 16 дней назад +1

    Mansha allah tabarkalah hambayo maxamed ilig wariye sare ❤❤

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 14 дней назад

    Mustafow MM Somali TV ma wxd ku qaadatay shandada😂Horumar wacan best tv🙏

  • @ahmedmuminchiif4223
    @ahmedmuminchiif4223 11 дней назад +1

    caruurtu waxay u baahan yihiin wakhti
    💯

  • @Bn99757
    @Bn99757 16 дней назад +3

    Canada the Adan tagay 2103 kii waa the worst place ee somali ciyaal Ku koriso…

  • @user-of8ok7cf5u
    @user-of8ok7cf5u 16 дней назад +2

    somali yaga isdila is cunsurideeya is bahdila horumar isu ogalayn dib isudhiga qabyaaad isu midabtigoora yagoo madawa waana ayaan darro haysata caqliga yer ee somali ka dhex guuxaya...

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 16 дней назад +3

    Zoomalidu caruurta marabeeyaan. Iyagaa uugu wacan in caruurtooda ladilo.

    • @younge252
      @younge252 12 дней назад +1

      Adigo school last baxay la isga ka dila Toronto meet fican ma ahan Somalida na 100/90 Toronto o guuran gobal fican ma ahan melaha tuulada ah la daga mida kale meel Somali dagan tahay lama ba dago ilmaha iiyo xaska laga walan

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 9 дней назад

    Yusuf (yowboy) nin sare..Mohamed Ilig wlcc Canada mashaqadeeda iyo qaboowgeeda😂 waxan rajeynaa in Tvgiina wax badan iska bedeli doonto aana kusoo xirmi doono insha Allaah.

  • @Burco.
    @Burco. 14 дней назад

    Mohamed wariye caalami ah ilaa Toronto laga soo waramaya waxaan jeclaan lahaa adigo Europa soo mara

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 16 дней назад

    Mansha allah Ilig 6 ayay kuugu dhacday Canada 😂😂

  • @Abz65
    @Abz65 14 дней назад +3

    Weriyee Illig ma canada ayu imiid ???

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 13 дней назад +3

      Afar sano kahor ba wu jogay qadhanki tv mmtv u ku diray Canada 🇨🇦 loga ururiyay imikanana fooq ba ka qabyo ah wax layidha dawarsiga casriyaysan

    • @Abz65
      @Abz65 13 дней назад +2

      @@princesshawd6859 reer Canada hurdada Ka kacaa Iska qabta tajirinta Somaliland. This guy is Millionaires

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt 9 дней назад

      ​@@princesshawd6859😂😂😂😂 indr imtixaansanidaa, ma baadhitaan baad samaysay, adigu hadaanad qaadhaanka bixinayn ka dhac dee😅

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 11 дней назад

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 11 дней назад

    Cajiib

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq 15 дней назад

    Mishkiladu waa waalidka marka hore meesha aan tagayno maba dareensanin khatarteeda,
    kaliya inta macaan ayaa inoo muuqata marka labaad ilmaha aad balaayadaa kusoo dhextuurtay wuxuu u baahanyahay dadaal iyo aragti dheer runti fadhi umayaal inta ay ka korayaan ee 20ka ay dhaafayaan

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 16 дней назад +1

    Sorry carurra la dilayo walidka ayaa kaa masulaa wayoo arurta laa dilayoo mar walba hoyo kaliyaa ayaa ka masula oo waa singal madher marka labaad walidku kama war hayoo meju IL mihisu lug dhiga6o amigu baa ottawa ayaan jogaa thanks

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 15 дней назад +1

    Dabaal weeye ninka ama naagta meeshaas caruur ku korisa wadan bay leeyihiin keena.

  • @Me-vq7sy
    @Me-vq7sy 7 дней назад

    Somali ma qurbe ayad ka hadli weeligeen

  • @Halgame334
    @Halgame334 16 дней назад +3

    ILIG. QURBAHA JECELLAA HADANA WUU CAYA QURBO JOOGTA

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 16 дней назад +2

      Tuug weeyi

    • @Halgame334
      @Halgame334 16 дней назад

      @@yaasir1936 QURBAHA LOMA OYO DAD DALKA DHISAY IYO KUWO QABIL MANFAC MODAY BA WEY LEEYIHIINN WANAGA BADAN LAKIN ILIG WAA NIN QARANKISA XUMAN DHAFSANAYA

    • @hanalander
      @hanalander 15 дней назад +4

      waa munaafaq! waxa soo diray faqash oo mashruuc ayuu canada u yimid.

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 13 дней назад

      @@yaasir1936lacagta tvga u ku furtay waxa loga guray canada 🇨🇦 hadana wu so labtay

    • @user-hl9kj4if7s
      @user-hl9kj4if7s 6 дней назад

      Cudur faqash la yiraahdo ha la kaa daaweeyo

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 13 дней назад +1

    Caruurta aya gangsters group galaan kadib drugs and ay bilabayan, kooxo kale aye isdagalayan sidaas aya lagudila. Wax laiska dilo majiraan

    • @user-kd7jf1ce9f
      @user-kd7jf1ce9f 11 дней назад

      Walaal meesha saas ma aha. Dilitaanka baa noqday wax xarago iyo faan ah oo gabdaha gaaloda waxeey dooniyaan wiil wax soo dilay oo kuwa lacagta leh waxeey dooniyaan qof wax soo dilay inay la saaxiibaan uu wax uu dilo. Dilitaanka saas baa la ku cararaa sabab waxeey aamin sanyihiin ihtiraam iyo lacag iyo dumar inay la imaan doonto

    • @MoneyOn_Air
      @MoneyOn_Air 10 дней назад

      somali dad maaha uf

  • @superfun1819
    @superfun1819 16 дней назад +2

    Come to yr country 🇸🇴

    • @user-qy9go8bv8z
      @user-qy9go8bv8z 16 дней назад

      300 boqol baa laga dilay ma waxaad rabtaa 6oo boqol in laga dilo 😂😂

  • @user-wk1nv7uu2c
    @user-wk1nv7uu2c 15 дней назад

    Imika ninkan abaha isagiiba la yidhaa yuusuf yu baby maxaad umaleynaysaa caruurtisana inay yihiin adeer qof aan waxba kujirin canada layskama dilo

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 16 дней назад +3

    why u came to this non religious city ? why u left ur motherland? what u expect once u left ur homeland to a overseas country as refugees what u think twice before u left ur country?

    • @LightningFx-fv8ji
      @LightningFx-fv8ji 13 дней назад +2

      AF Somalia ku hadal ama naga aamus malawax yahoow

    • @ahmedgoryahmedgory
      @ahmedgoryahmedgory 13 дней назад

      @@LightningFx-fv8ji baba. reply ur comment in Arabic if u r Muslim u r fagash language I can not read ur dirty unknown words r u muslim suni or ur Shaa ?

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 12 дней назад

      Afsoomaali kuqor, (waa afkaagi hooyo, weliga ha kafaanin luqadaadi) dadka aad wax uqoreysid-na waa Soomaali😊
      Haddiikale luqadda engiriisiga ah sifiican ubaro oo uqor……what-what-ka badan nagadaa ninyahow 😅😂
      Haddii aad wadanka dhowaan timid, waad dadaaleysaye, balse sii dadaal, siiba hadaad wadanka joogtid waa muhiim in luqadaas sifiican u baratid unaqortid, haddiikale qof kufahmaaya maleh, ilaa aad afkaaga Hooyo ku qortid.😊
      😊😊😊

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 12 дней назад

      @@LightningFx-fv8ji
      😅😅😅😅

    • @ahmedgoryahmedgory
      @ahmedgoryahmedgory 11 дней назад

      @mapaacha4552 I can speak somali but I don't know ur fagash script u r not somali in origin but u r Fagash left behind fagash student's shut up ur dirty script

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 13 дней назад

    Dal shisheeye wa dareen ku joog

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 16 дней назад

    Muuse iyo nimankii jabhada ha somali ku baa biyey waa la waydiin maalinta qiyaamo ⁉️ muuse iyo inta la mida ‼️ subxaanallaah 😭😭

    • @weriscali9103
      @weriscali9103 16 дней назад +6

      Muuse ayaad ku khafiifteene, muqdisho dista oo Wadan iska dhiga, muqdisho iyagiibaa somalidii dhexdeeda isku direysa.

    • @The_Observer0000
      @The_Observer0000 16 дней назад +4

      Horta ninkan waa reer konfureed hadlaaya. Muse ma inta uu konfur yimaadey buu dadka ka soo saaray? Wax isku fal oo xishoo nacas yahaw. Waad ogthay mooryaantii iyo Siyaad barihii kelidi taliska ahaa ee ku dagaaalamay konfur in qiyaame la weydiin doono. Indha adayga jooji.

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 16 дней назад

      WAR WAD WALAN TA HAY MA MUUSA KA NAY SUBHAANALLAH MUNAFIQ ILAAHAY KA GO AY BEEN TA

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 16 дней назад +2

      MUUSA AYA KU WALA TAY NIN AN CIILAY BA I CAAYAY 🤮🤮🤮🤮🤮

    • @hanalander
      @hanalander 15 дней назад +3

      MUNAAFAQ! PRESIDENT Muse waa madaxweyna REPUBLIC OF SOMALILAND. WADANKIISA WUXUU KA XOREEYAY XOOLIHII CADOWGA AHAA EE KU SOO DUULAY. ADIGU ISKA XOREE AMISON SOMALIA-ITALIA WAA WADA CAWAAN UMADA SOMALILAND INDHO IYO MASKAX AY U AHEED. MAANTA WAA TAA AMISON 34YRS AY MAAMUSHO. MUNAAFAQ