TILMAN ERAYGA KU MUUQDA CHALLENGE AAD U QOSOL BADAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • LIKE, COMMENT, AND SUBSCRIBE
    Follow me:
    •Instagram : www.instagram....
    •Facebook : www.facebook.c...
    •TikTok : www.tiktok.com...
    • snapchat : / wx1dc05a

Комментарии • 41

  • @neimahassanyonis6656
    @neimahassanyonis6656 4 месяца назад +6

    Cabdalahaygiii you're very smart mcn

  • @hassanshariff-hg8mo
    @hassanshariff-hg8mo 4 месяца назад +8

    Abdalla Jamal wll mcn maficantahay tagero kuahay wayahaan wan kuwayey ila iyo xitaa gawadeyda kuweydiyo war ninkii mxa helay isyiri mashallah wayo xadad ficantahay wll mcne keep going

  • @HamdaOmer-q8p
    @HamdaOmer-q8p 4 месяца назад +11

    Qawdhan Tageryashiisu waxay ku jecelyihiin guul darda abtigay u cadeeyay ba

  • @ayaanabdirahman1367
    @ayaanabdirahman1367 4 месяца назад +3

    Lkn Abdale iyo asma waa loo gu soo celceliyey su alah talo su aalo cusub kubilaw mar walbah wll 50k hmblyo 🎉🎉

  • @SamiiraSara-x4p
    @SamiiraSara-x4p 4 месяца назад +1

    Abdullah jaamal wll masha allla

  • @SafaGas-jw4gs
    @SafaGas-jw4gs 4 месяца назад +3

    Abdallah djamal waan kuu jeclahay runtiii ❤️‍🩹🫵

    • @hothen777
      @hothen777 4 месяца назад

      Jacaylki dhabtaha miyaa khasisadey😅

    • @AmuunAhmed-k9t
      @AmuunAhmed-k9t 4 месяца назад

      Waa wadagna quruxey kaliga maha

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 4 месяца назад

    أللهم أنصر إخواننا مجاهدين في فلسطين 🤲😪🇵🇸🙏🏼

  • @daashoodtv6064
    @daashoodtv6064 4 месяца назад +1

    Ku soo dhawdaa muniir Obsiiye

  • @AbwaandiiC
    @AbwaandiiC 4 месяца назад +1

    Soo badi muniirow❤

  • @SafaGas-jw4gs
    @SafaGas-jw4gs 4 месяца назад

    Félicitations asma et Abdallah fière d'avoir vos réussi ❤

  • @nemcomohamed8661
    @nemcomohamed8661 4 месяца назад +2

    Dabaal ma aha waa dabool
    Bari weye ee ma aha berri😂😂😂😂

  • @hafsahassan229
    @hafsahassan229 4 месяца назад

    Wax fudud baa kuso hagagay team abdala

  • @sundusyasin2858
    @sundusyasin2858 4 месяца назад

    Hore u soco the legend❤❤

  • @NajmaCabdiraxmaan-po7cj
    @NajmaCabdiraxmaan-po7cj 4 месяца назад

    Muna faysal iyo cabdle mar kle please❤

  • @axmedbashir
    @axmedbashir 4 месяца назад +2

    First comment

  • @SamiiraHirsi-we7rr
    @SamiiraHirsi-we7rr 4 месяца назад

    Muniirow hani io dayax inte bixin prank ku samey please ❤

  • @MunaAhmed-y6e
    @MunaAhmed-y6e 4 месяца назад

    Wn wataa habadey asma iyo wllky cabdalle

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 4 месяца назад

    ❤😂baranamijki xararad bad uyesheeen😅

  • @HamzeBodhari
    @HamzeBodhari 4 месяца назад

    Aadbu iga qoslisiiyay barnaamijkan wlhi Abti qowdhan ilahay guuldarada hakugu wado sasa kugu wadana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmett990
    @Ahmett990 4 месяца назад +1

    qawdhan wa comedian😂

  • @hothen777
    @hothen777 4 месяца назад +3

    Mawlid sidu kursiga cagaha ugu labanayo ayaba xarabo ah curyan yar ayaad modaa😂

  • @safiajama1303
    @safiajama1303 4 месяца назад

    Asmii wlahay waa eegtay suuli

  • @nusaybamoha5647
    @nusaybamoha5647 4 месяца назад +1

    Wrya wad khiyamayseen su’alihii kuwi hore aad wedisenbad mar labad wedisen iyagana

  • @asmaabdirahman3683
    @asmaabdirahman3683 4 месяца назад

    Wllo game noo soo badi

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 месяца назад

    Guul somaliland asxaabta qaali ah ❤❤❤❤❤salaan gobeed

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 4 месяца назад

    Funny game😂😅

  • @IdilAmuuli
    @IdilAmuuli 4 месяца назад +1

    Mid ayaa jirta kuwii aad kuwa hore waydiisy and dib ugu soo celisy mida klena wy arkeen oo way fahansanaye wayna wada badin karayan labada group kuwa klena qish ayay ku badyeen only 😂😂

  • @hanayonis2850
    @hanayonis2850 4 месяца назад +1

    😂😂😂

  • @AbdMoha-ie8ly
    @AbdMoha-ie8ly 4 месяца назад

    Dabool bu ku leeyahay dabaal hadan ka yeelo😅

  • @Ahmett990
    @Ahmett990 4 месяца назад

    qawdhan iyo maxamed sharooban wataa 😂

  • @Degaliah
    @Degaliah 4 месяца назад

    😂😂😂

  • @hamdamohamed6970
    @hamdamohamed6970 3 месяца назад

    Meel uu qawdhan ka maqna yahy nuur malaha Walhi malid nolalaw 🫶🫶

  • @Qaysqayser-bv3jo
    @Qaysqayser-bv3jo 4 месяца назад

    Soo Badi sxb

  • @Arzuuuu322
    @Arzuuuu322 4 месяца назад

    Ilma opsiiye Gobtiii hoodo jamjam

  • @Najax-n2h
    @Najax-n2h 4 месяца назад

    Alah yaa ila arka dabool ayay dhaheen dabaal😢😅😅😅😅😅😅

  • @badoolyo
    @badoolyo 4 месяца назад

    Dabool bu ahaa 😂😂😂

  • @asmaomergeele2498
    @asmaomergeele2498 4 месяца назад

    May badin wayo waxi aya losocilaye

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 4 месяца назад

    Waraaqaha soo badso niyow marka dambe