Tilmaan challenges | abdala jamal | dhakhtar| faadumo riyad | munera

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 178

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr  4 месяца назад +187

    Hadii aad ka heshay muqalkan like saar si dad badan uu u gaaro barnamijyo badan baa so socda ❤❤

    • @MarwaaMaxamed
      @MarwaaMaxamed 4 месяца назад +4

      Wll dhakhtar markale cabdala jamal kuso dar❤❤❤

    • @ladnaabdirahman590
      @ladnaabdirahman590 4 месяца назад +2

      Asma Malabo iyo qodhan ubalami cabdala jamaal

    • @QueenCawo-p4v
      @QueenCawo-p4v 4 месяца назад +2

      Hye wllo waanu saarayna lkn replay iso gal😢

    • @Cawoizmail2383
      @Cawoizmail2383 4 месяца назад +1

      Abdala Jamaall iyo Barnaamij Su aala uso diyaari Dhakhtarowww❤

    • @KhadraJaamac-sx6tl
      @KhadraJaamac-sx6tl 4 месяца назад

      Wll rooda kaafe ku soo dar iyo maalid qadhan❤❤ please

  • @Speedy-616
    @Speedy-616 4 месяца назад +98

    Waa bad soogashe nabigeena Mohammed ku sali adigoo like saaraya

  • @Speedy-616
    @Speedy-616 4 месяца назад +43

    An kusalino nabigeena Mohamed scw

  • @nashadali9846
    @nashadali9846 4 месяца назад +25

    Allahuma Sali wa Salim wa barik cala sayidina mohamed

  • @NaimaEbrahem
    @NaimaEbrahem 4 месяца назад +21

    Muneira and abdale two legends ❤

  • @HamdaOmer-q8p
    @HamdaOmer-q8p 4 месяца назад +19

    Walhi cabdale jamaal oo waligii
    Guul darastay ma arkin madax sare❤❤❤❤❤

  • @nemcomohamed8661
    @nemcomohamed8661 4 месяца назад +19

    5:40 inta jeer an ku ceshty lma qiyaasi karo fadumo wa funny wlhi😂😂😂😂

    • @IdilAbdi-dm8ef
      @IdilAbdi-dm8ef 4 месяца назад

      Oo bilaa camalbaa ku dilee camal samayso

  • @خضرأحمدحسن-ض5ج
    @خضرأحمدحسن-ض5ج 4 месяца назад +18

    Gabadha afka gacanta saartay marky qoslaysay ❤wan salmy👏

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 4 месяца назад +29

    Diinka way arkaysay walahi muniiri waxan laysku dhiibdhiibayo waala.arkaya nio😅😅

  • @caaliyacabdijaamac8461
    @caaliyacabdijaamac8461 4 месяца назад +6

    Waligaa qof aamusan haka shakin muniira mansha allaaaaah ❤😂😂

  • @mahmutt_apdouzalam5760
    @mahmutt_apdouzalam5760 4 месяца назад +9

    Muniira diinta sawirkisa wey aragtay 😂😂😂😂

  • @AbdifatahAbdisalan-p9m
    @AbdifatahAbdisalan-p9m 4 месяца назад +6

    Muniira and apdaLe tw0 legends wlhy tilmaamaha waxaad modaa in buug iyo qalin loogu dhigay😂😂🎉

  • @Xidigolifestyle
    @Xidigolifestyle 4 месяца назад +12

    Walaahi Diinka way aragtay 😂😂😂

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 4 месяца назад +15

    Wllhy funny bad tihiii 😂😂😂

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 4 месяца назад +6

    Qof ciyaarta ka baxsan waa inuu idiin qabtaa waayo way arkayaan sidan sax maaha diinka way arkaysay inantu

  • @hudamalaak9577
    @hudamalaak9577 4 месяца назад +2

    Dhakhtar tilmaamtisa waan ka hely aadbu ciyartan ugu wanagsanyahy

  • @AbayasidAbdi
    @AbayasidAbdi 3 месяца назад

    Legend Abdallah Jamaal

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 месяца назад +2

    Hablahaan wataa rag gaba ayaad tihiin habla sidaa udhiirga liya ❤❤❤

  • @Bahjacllaahi
    @Bahjacllaahi 4 месяца назад +3

    Alle haydinka farxiyo walalahay faadumo dhaqtar and cabdleh wan idin tageeraa❤❤❤❤

  • @Apdirisakismacil
    @Apdirisakismacil 4 месяца назад +3

    Keep going zxp dhakhtar

  • @zamzamabdillahi2472
    @zamzamabdillahi2472 4 месяца назад +2

    Wow cabadale iyo muniira the best 😮

  • @Sahra123-p6o
    @Sahra123-p6o 4 месяца назад +2

    Mashallah cabadale Jamaal guul markasata inshallah

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 4 месяца назад +2

    Fadumo iyo Dhakhtar abdala iyo muniira❤🎉

  • @gudonguleid
    @gudonguleid 4 месяца назад +1

    Dhakhtar: naa ma kuu rogaa😂🤣

  • @azwanmuzeh7957
    @azwanmuzeh7957 4 месяца назад +1

    5:28 faadumo riyad darted udaawady 😂😂😂😂😂😂😂😂😊

  • @ZUHAIPZUWEYZ.
    @ZUHAIPZUWEYZ. 4 месяца назад +1

    Dhakhtar the legend

  • @nimcomohamed9857
    @nimcomohamed9857 4 месяца назад +9

    Dhakhtar ❤

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 месяца назад +2

    Qayes ceergaabo meelo badan ayaa kugu hadhay isoo jawaab

  • @IshaQurux
    @IshaQurux 4 месяца назад +11

    Munira diinka wad aragtey 😂😂😂

  • @QueenCawo-p4v
    @QueenCawo-p4v 4 месяца назад +2

    Love hada saartan Saad uragtan ❤

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 4 месяца назад +1

    Part2 soo samee Lkn wan in qof kale loo dhiibo😂hadii kale qish❤mehsa kujira 😂😂😂

  • @RahmaAhmed-j3n
    @RahmaAhmed-j3n 4 месяца назад +2

    Riyaad❤ iyo dhakhtar❤

  • @Deeqa-y1f
    @Deeqa-y1f 4 месяца назад +1

    Qeys iyo hamda iyo cabdale iyo munira izku keen

  • @wardaayaanle989
    @wardaayaanle989 Месяц назад

    M.a 😂lkn way qishty dinka 😅

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 4 месяца назад +1

    Team cabdala jamaal iyo muniira wa idin wata

  • @HamdaHalimo
    @HamdaHalimo 4 месяца назад

    Dr wiilka ladhaho hargabku miyusan kabixin ma qashinku cunaaa😂😂😂😂

  • @samiradiriye5889
    @samiradiriye5889 4 месяца назад

    Waa lagu baashaalay dhakhtar iyo fadumo 😅😅😅

  • @kaaha5916
    @kaaha5916 4 месяца назад

    War Dhakhtarow ku soo celi waa xaraab😂

  • @ismailahmedhassan8865
    @ismailahmedhassan8865 4 месяца назад +1

    Muniira diin -ka wey sii aragtay cabdale ayaa tusay markuu soo rogay sawirka kaluunka 😂

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂 kooxdan waaan ka helay waxaan kusoo celiyaan dhihi karaa anuu cabdalla jamaal baan ku xirnaa lkn hadaan kugu soo biray

  • @hodaniprahimosman
    @hodaniprahimosman 4 месяца назад

    Abdalle nafta rali ka ah legen salan sare❤😊

  • @SumayaJamaal-tu3jx
    @SumayaJamaal-tu3jx 4 месяца назад

    War dhakhtarow munera io cabdale way ini khiyamen way isasii tusateen sawirka imika ka diinka muniri cadi Bay u arkaysa ciyaartu wa Ku celis

  • @Zirmaanka9878
    @Zirmaanka9878 4 месяца назад

    Dhakhtar Hore keep going 💪 pro

  • @Mrleexo
    @Mrleexo 4 месяца назад +1

    Team dhakhtarr iyo fadumo Riyaad like

  • @cabdiqaadirmukhtaar3234
    @cabdiqaadirmukhtaar3234 4 месяца назад +9

    Dhakhtaraw game wax ka badal waxan la isku dhiidhiibayo way arkayan wlhie waliba diinka inanta sheegtay way arkaysay cabdale oo an tilmanta dhamayn bay lasoo booday siday ku dhici kartaa isagaaba qaabku u fahansiin laha ku adkayd oo laha iga badal😂😂

  • @cqanikayse2187
    @cqanikayse2187 4 месяца назад

    War Chalange yadan reer dejapuuti ayaan Ku Tageera Cumarayn iyo sacibadooza😂😂😂

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 месяца назад

    Gobaa abaal guda shalay maata ku ilow farxad ku waara ❤❤❤❤

  • @AyaanMuuse-om6rw
    @AyaanMuuse-om6rw 4 месяца назад

    Cabdalle Jamal wllhi wu aqli furanyahay😂

  • @Suhaybcarmiye77
    @Suhaybcarmiye77 4 месяца назад +1

    dhakhtarow wlal suqaarka cusube aad mesha eenten muxu aha😅

    • @AsuumHossain
      @AsuumHossain 4 месяца назад

      Reer magaal iska dhig 🫣

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 месяца назад +1

    Bonjour ca ca et reer somaliland iyo cabdale Jamaal ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MatanDaud
    @MatanDaud 4 месяца назад +1

    Mohamouth Docter Hore U So Oo Ha Jogan Sxp🙋‍♂️

  • @MohamedAhmed-xi4ws
    @MohamedAhmed-xi4ws 4 месяца назад

    Diinka markii hore Ayy arkaysay vaarta Dib ugu noqda😅

  • @yahyeabdirahmaan680
    @yahyeabdirahmaan680 4 месяца назад +1

    Diinka wey arkaysay wlhi taasi waa ku celis 😅

  • @mohmedtokiyo3410
    @mohmedtokiyo3410 4 месяца назад +3

    Zxp macan aaa😂😂😂

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 4 месяца назад

    Niyow sawirada u dhiibta qof kale sidan waad arkaysaane

  • @Abokorfaizal
    @Abokorfaizal 4 месяца назад +2

    😂 big lajan dhakhtarka

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 4 месяца назад

    Maweel soo qapo walal❤

  • @Mahamett8
    @Mahamett8 4 месяца назад +3

    Daqtar qaku wata libx❤

  • @deganguray48
    @deganguray48 4 месяца назад

    Sobadi legend now 😂😂❤

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 4 месяца назад

    Apdalla jamal waad nagu camirateen 😂🎉

  • @NuuraMohamedcadaani
    @NuuraMohamedcadaani 4 месяца назад +1

    So badiya

  • @eregshugri8823
    @eregshugri8823 4 месяца назад

    DiinkA Way sii eegtay ama qishtay😂😂

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 месяца назад

    Gobeey liicoo hajabin guul ku waara salaan gobeed somaliland ❤❤❤❤❤❤❤waan idinku asal reer burco ah ayaan ahay ama reer ceergaabo ama reer sheekh guul ku waara

  • @amundahir7942
    @amundahir7942 4 месяца назад

    Sawirka u danbeeya khiyamaa dhacaday mabay bandhayn gabdhu way sii arkaysay diinka😮

  • @FadilaMustafe
    @FadilaMustafe 4 месяца назад +1

    Na haa hadlahayn nin kulaha😂

  • @MutasEggeh
    @MutasEggeh 4 месяца назад +1

    Muniira midhka wad aragtay

  • @cqanikayse2187
    @cqanikayse2187 4 месяца назад

    Dad Cawaana meezha islu soo uruusadayyy😂

  • @YaxyeSalebaan-np1so
    @YaxyeSalebaan-np1so 4 месяца назад

    @dhakhtar zhp miiga safaro ugu baxa please adiga iyo qays qayser iyo maawel zhp please soo daaya taa

  • @Asma-vb7cr
    @Asma-vb7cr 4 месяца назад

    Waryaa faadumo kadhac jacayl lahyne😂

  • @ZaamBoy-qp1xq
    @ZaamBoy-qp1xq 4 месяца назад +1

    Dhakhtarr ka youtubeka🎉

  • @SabiriinAbdiSabiriina12
    @SabiriinAbdiSabiriina12 4 месяца назад

    Waligey like ima sarin😮wll isaar ✌🏾🙏

  • @aminamohamed2255
    @aminamohamed2255 4 месяца назад

    Fadumow tilmaan wey kadhimatay qofkale halagu so badalo

  • @NawaalSheekh
    @NawaalSheekh 4 месяца назад

    Ma gbadhas cabdale kula ay isla jiran waa dananta waxay ku kenaty mashllh

  • @IstahiilkayseAadan
    @IstahiilkayseAadan 4 месяца назад

    Asma madar qawdhan ku saa dar wll

  • @MaxamedAli-wd4yx
    @MaxamedAli-wd4yx 3 месяца назад

    Wa laydin mayd garacay 😂

  • @sahramustafe-bm2up
    @sahramustafe-bm2up 4 месяца назад

    wixiiba qosol baa ku dhamayseene naga aamusa

  • @hodanahmed-kd4zu
    @hodanahmed-kd4zu 4 месяца назад

    Waan ooyey wlhu😂😂😂😂😂😂😂

  • @ApdiqaadirApdilahi
    @ApdiqaadirApdilahi 4 месяца назад

    Zhb dhakhtarrr

  • @munamahdi8480
    @munamahdi8480 4 месяца назад

    Muniira way aragtay diinka

  • @HamdaAbdiraHmanJama
    @HamdaAbdiraHmanJama 4 месяца назад

    Caawa FaduMo wxba Ka Qaaldan tiLmamTa😅😅

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 месяца назад +1

    Hablo weerar gali kara garta madal ka niqi kara somaliland ragu waa ragii guushu raaci jirtay somaliland guul ku waara

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth 4 месяца назад

    Fadumo iyo dhakhtar❤

  • @dmslime
    @dmslime 4 месяца назад

    8:57 meesha ya ku naf baxaya😅😅😅

  • @Amiiro_Ahmes_27
    @Amiiro_Ahmes_27 4 месяца назад

    Fadumo waa xarabe wllhi😂😂

  • @XaaowSomalia
    @XaaowSomalia 4 месяца назад

    Oh my daysssssss😁😜🤣😅😂

  • @KhadraMaxamed-zs6wi
    @KhadraMaxamed-zs6wi 4 месяца назад

    Sobadi wan ka helee inader

  • @nimcoquen3430
    @nimcoquen3430 4 месяца назад +1

    Soo badi wll ❤

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq123 4 месяца назад

    Tayr dhakhtar bay is jogan 😂

  • @mirre199
    @mirre199 Месяц назад

    Way khishtsy diindinka😂

  • @FaadumoMuse-lx8cm
    @FaadumoMuse-lx8cm 4 месяца назад

    Diinka inay arkaysaa wllhaya😂

  • @NajmaAli-mi7ld
    @NajmaAli-mi7ld 4 месяца назад

    Dhakhtarow halkan video ee ku go'da ah Naga daayo habeen kasta video so gali

  • @haboonjamacmahamed2704
    @haboonjamacmahamed2704 4 месяца назад +1

    Maaweel iyo qays😂

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 месяца назад

    Shada markaan ka soo boxo ayaan idinku diirsadaa

  • @niicimamuxamuud4538
    @niicimamuxamuud4538 4 месяца назад

    Dhakhtr waa xarabe😂😂

  • @jabanefaraska2583infho
    @jabanefaraska2583infho 4 месяца назад

    Cabdale ❤❤❤❤❤ gulalysa walalo

  • @narinoovhassan
    @narinoovhassan 4 месяца назад

    wallo diinka way arkaysay inantu marku rogay😂

  • @AyaanSiciid-xj6sb
    @AyaanSiciid-xj6sb 4 месяца назад +1

    Waxaa kale soo gudbiyaa waxaan asad xaji.yaan kaa dawanyee asad baa ku dabo lunteen

  • @zakariaahmett3452
    @zakariaahmett3452 4 месяца назад

    Diinka way aragty dhakhtarow 😂😂😂

  • @Amiraali99135
    @Amiraali99135 4 месяца назад

    Next aniga iga dhig dhakhtarow❤😂

  • @deganahmedali
    @deganahmedali 4 месяца назад +1

    Muuniira beenta siday markiiba u la soo booday baan ka yaabay 😂😂😂