GABAR YUTUBARAD CAAN AH AYAA NINKAYGII IGA DHACDAY KADIBNA AMIIRA QURUX AYAAN KU🤣🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 446

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  9 месяцев назад +197

    Saan uyaavay ayaad uyaabi doontaan ee qisada dhameesta liktana iiquura qaraabo meesha haiska soo indha waynaaninee😂

    • @SafiyoQaali-p5l
      @SafiyoQaali-p5l 9 месяцев назад +4

      😂

    • @canabqardho7963
      @canabqardho7963 9 месяцев назад +5

      Hye quruxey 😂

    • @najmoxaaji9143
      @najmoxaaji9143 9 месяцев назад

      Ayaanay aniga saas iyo ka daran ayaa kuu daawadaa hadii aan hool qabanaayo aniga oo ku dhageesanin hoo-ha maba ii socaneeso mar waxaa xayuustaa gurigeena yar macalin walaa weyn ay ku daawan jireen inta Barbara la soo fadhiisto dhagta laguu taago xitaa hadii ay qof hadasho la dahaayay naga amusing hana qasinee hadana aniga kaligeey ayaa la iigu soo reebay iyo marmar dhif dhif ay abaayo iyo hooyo ku daawadaan markasta waxaa lii dhahaa adiga ayaan ma naceesid miyaa
      Anigana ma adigaaba ku nick karaa war wixii la rabo hala sheego xitaa hadii aan maalmaha qaar mashquulo oo ama aan imtixaan leeyahay ama qad waayo markaa fursad soo helo ayaa qeebaha aad soo dhigtay dhan inta soo dagsado ayaa sida cashir camal usoo gudaa waxaa dhahaa cashirada ayaan ayaa soo gudooyaa
      Marka macaanay Allah ha inoo kaa deesto aduun iyo aakhiraba farxad ku nooloow alle na iima kaso inaan ku naco
      I love you my q❤👸 👑

    • @Raaliyooooyyy
      @Raaliyooooyyy 9 месяцев назад +4

      😂😂hye ayaan indhoooseeey😂😂

    • @najmoxaaji9143
      @najmoxaaji9143 9 месяцев назад +6

      Saaxiibay indha waeyneey like ta waa iska hormariyaa waa waxaa aan ka bilaabo markii aan muuqaalka arko hadii aan ilaawana adaaba I soo xasuusisid 😂
      Ma qof like ta loo quuri karin ayaa tahay indha urooneey ❤❤❤

  • @nastexoshooble6824
    @nastexoshooble6824 9 месяцев назад +153

    Walalayalow ii so duceeya carurteydaa liga qaatee sidaan ku soo ceshan laha ayan falkeda ku jirahe caqabado bdn ayaa i hor tagane ii soo duceeya in ilaah meel fudud ii soo dhigo kuna guleesto plz ducadina kaliya igu cawiya😢😢😢😢😢

    • @fatumaomar2280
      @fatumaomar2280 9 месяцев назад +6

      Allah kusahala ..astaqfartaa bathi

    • @ShadiyaAxmedismaciil
      @ShadiyaAxmedismaciil 9 месяцев назад +1

      Alle haku fududeeyo

    • @maryamamohamed6104
      @maryamamohamed6104 9 месяцев назад +1

      I llahay hakaga so qado awaladada dadka hesto abyo lkn yaka qatay ma ilamah abahoda mise gaaalo😢

    • @seibaahmet1821
      @seibaahmet1821 9 месяцев назад +1

      Yarabii allow kusoo saqir oo ayago cafimad qaba kusoo celi yarabiii🤲

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal 9 месяцев назад

      Abyo allllah kuu fududeeyo insha allllah😢

  • @Qamar-s7g
    @Qamar-s7g 9 месяцев назад +43

    Gabadha sawirkeda maxaa mesha kenay amira waa gabar sharaf leh haku xadgudbin

    • @yasmininaBashir
      @yasmininaBashir 8 месяцев назад +1

      Usheeg waxa ufff

    • @NAJMOCaliHaaji
      @NAJMOCaliHaaji 8 месяцев назад

      Jah my team Amiiro quru😊❤❤

    • @faizinappe
      @faizinappe 6 месяцев назад +1

      Ado waxba ogaan amise shekada adan dhagaysan waxba hayska so qorin abayo😂😂😊😊👧😥😥😥😥

    • @HanayAdam
      @HanayAdam 3 месяца назад

      Deg deg badanida uff waxa dhageyso horta

  • @mulkiabdow8398
    @mulkiabdow8398 8 месяцев назад +3

    Ayaaney aniga adankudawada am addicted to u if i can't listen to u i can't work 😂😂😂😂 keep rocking sis lots of lov from Kenya

  • @IlhaanIdiris-jy7ly
    @IlhaanIdiris-jy7ly 9 месяцев назад +6

    Ayaan wll keep going taloyin iyo dhiri galin ayaan ka dhax lay dawashada qisoyin kaga allaha caafimad ku siyaayo

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 9 месяцев назад +57

    Amiira miya mise like aa ku radsnay wa yabe😢 amiira qurux alle haku sharfo❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 9 месяцев назад +6

      Abaa video ga ma fiirsatay maxa waaye Amiira qurux iyo Ninkan ay sheegayso

    • @zaamx1960
      @zaamx1960 9 месяцев назад +6

      Like weey ka dhanthy ayan ee hadalka iska sax naayaa

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 9 месяцев назад +1

      ❤❤❤

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 9 месяцев назад

      @@zaamx1960 hhhh

  • @CadeeyMuuday
    @CadeeyMuuday 9 месяцев назад +36

    Asxabta ayaan gobdoon iso duceya salaada igu adag 40 qof ducadooda wala aqbalaa

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 9 месяцев назад +1

      Allaha kuu fududeeyo salaada

    • @deeqahirsi8868
      @deeqahirsi8868 9 месяцев назад +2

      Group ka qisas al dikir gal ee talagram salaad iska daaye nolo shaada dhan ayaa isbadalaysa

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 9 месяцев назад +7

    Ayyyy Ayandeydi wan ku xisay wlhi qalbiyay anika iyo Ayeydey mcn iskukahaysano wan ku salameyna ducada Ayeyadey Allah ku Aqbalo Qalbiyay ❤❤ cadawkaka ika saree Farxad ku rajeya Ayan gobdoon ❤❤ 9:55

  • @caynixasancariif6205
    @caynixasancariif6205 9 месяцев назад +31

    Nimanka waxee cayaan wee jecelyihiin i aamin

    • @ImaanmahamuudShire
      @ImaanmahamuudShire 9 месяцев назад +3

      Sax nin hada aragtid gabadh caynayah ama dabajoga ama intaa kahadlayah waxaya ka jecelyihiin majirto

    • @macaaneeyahmed
      @macaaneeyahmed 8 месяцев назад

      ​@@ImaanmahamuudShirehooyady baa i dhihi jirty nin wuxu ku kaftamo farahu kula jira

  • @faadumoahmed1426
    @faadumoahmed1426 9 месяцев назад +30

    Waa sida aan udaawado ayaan goobdoon iyo farxiya tawakal wn idinku tashtaa😂😂😂😂😂😂😂

    • @nisteexoxuseen3079
      @nisteexoxuseen3079 9 месяцев назад +1

      Ala is ku mid nhy waa labada Chanel aan ku xiranhy ❤

    • @SaytuunMaxamed-xe7hw
      @SaytuunMaxamed-xe7hw 9 месяцев назад +1

      Sidokale farxiya tawakal❤❤❤ iyo ayaaan goobdoon❤❤

    • @Warda57
      @Warda57 9 месяцев назад +1

      Asc wll sidoo kale 2 badaa gabdhod wan ku tashta ❤❤❤

    • @ceeblocabdiaden3376
      @ceeblocabdiaden3376 9 месяцев назад +5

      Tem farxiyo tawakal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hamdibashirmohamud5961
      @hamdibashirmohamud5961 9 месяцев назад +1

      ani xita ayan gabdon iyo farxiyo tawkal iyo sawdo qaalib

  • @ictimaadibraahim6165
    @ictimaadibraahim6165 9 месяцев назад +4

    Gabadhan halkeen kala xiriira qiso anaa u haya dhaba 😢

  • @zamzamyuusuf4158
    @zamzamyuusuf4158 9 месяцев назад +4

    Ayaan qurux Ayaan dheeman Ayaan dahbo wlley darilhy ba ku jclhy wlhi malintana ku dhagysn wlhi malin imaha kawrn dheemney😢❤❤❤❤

  • @najmacaiapdi
    @najmacaiapdi 8 месяцев назад

    Walhi wan jecelahy ayaan gobdoon wan ku salamay huno ❤❤ marwao sharafleh oo aad u edab badan waliba aad.u afgaaban baa tahy huno wan ku salamay❤

  • @najmaomar8493
    @najmaomar8493 9 месяцев назад +3

    Allah been badana naagtan Amira wa gabar kasharaf badanee family sharaf leh ka dhalatey ha u gefiin View raadis ma dadka wax aheen uga sheegeey subhanallah maybe adiga waye naagta ninka dhacdey shaqo kale yeelo beenleeyahey

  • @HiBa_mahamett
    @HiBa_mahamett 9 месяцев назад +18

    Alla naaayaada nagta. Caanka la sheegaayo nosoo raadiya hdaa tol iyo qaraawo nhy😂😂😂😂

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 9 месяцев назад +10

    😂😂😂 alla ayaaney wajigaga waaanba uxiisney m.a ❤❤❤❤❤❤ shugran ana qofka la bad baaan ahey 😂😂😂😂😂

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga1 9 месяцев назад +1

    Iyaaah. Alx inan Marwo ahay gabdho badan sas igu xiran i shega waa layga shaki lahay 😂😂😂

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 месяцев назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣haaheey xamdaay waa laisku yimid marwo maatahay adi kadhacaday

  • @sacdiyamuuse8975
    @sacdiyamuuse8975 9 месяцев назад +11

    Ayaaney adiga .hodan online. Farxiya tawakal iyo zowda qaalib waalaigu kiin dhibsaday😂 lkn Ayagane inaa ididinbaro balan ah😊

    • @InnocentBlockGame-ee1hk
      @InnocentBlockGame-ee1hk 9 месяцев назад

      wan intaan ugu jecelahay youtuber somalida

    • @Fardowso-wh3jg
      @Fardowso-wh3jg 9 месяцев назад

      ​@@InnocentBlockGame-ee1hkwlhi sido kale wan jeclahay

    • @Fardowso-wh3jg
      @Fardowso-wh3jg 9 месяцев назад

      Barliin officail,cimraan sheekoyin xisole

  • @Yasmina125
    @Yasmina125 9 месяцев назад +3

    Alla ayaaneey guriga dadka joogo waxee kugu barteen inan ku daawado marwalba waxe i dhahan maku ogtahay ineysan ku dhaafin videos keeda hhhh waxaan dhahhay aniga ku qanacsan daawashadeeda waa gabar cod kara maasha allaah oo dhiirigeliso ah ❤

  • @MarwaQaali
    @MarwaQaali 6 месяцев назад

    Ayaaneh Aniga ma.iiga hadloosaa😢😂😂😂abaayo

  • @SaabariinMacalin-d6n
    @SaabariinMacalin-d6n 9 месяцев назад +4

    Alla ayaaneey sa,id kuu jeclahay wllhi xbbti hal gabar iijoogto illah ujoogtaayee markee seexato hoosha kugu qabsadaa xbbti illah haiixifdiyo aamiin yaarabi ❤❤❤❤ dhiirigalinta nosoo badi qalbiyeey

  • @aminoqurux2032
    @aminoqurux2032 9 месяцев назад +4

    Wllhi ayaney gabdho darikaah anigo kudhageysanayo markey arkanba whey dhihijeren mahaudhgeysata nagta mrkidamde ayago dhahayo gawadhi noshet ankuldhgaysaon wyba kahelen ilen gabadhu shekadedu weybanagusocota ayan qurux ilhy haku hfido ❤❤❤

  • @nasromaxamuud9669
    @nasromaxamuud9669 9 месяцев назад +1

    Anigana ayaan gobdoon laigu nici doonaa. Inkastoo aan single ahay oo xafada hoyadey joogo. Hadana xafada waxaa laiiga yaqaan ayaan gobdoon walaasheed. Oo hadaan shaqo qabanaayo adi lee kudaawadaa
    Hadda sideed saac duhurnimo ilaa io hdda oo 12 tobankii maqrib nimo lajoogo. Adigaa kudaawanaayay oo shaqada kugu qabsanaayay. Ayaaney aad umahdsanthy taageero buuxo kuu ahay❤❤

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 9 месяцев назад +8

    Ayaaney hadaadan marwo ahaan leheen maantaa igu dambeyn leheed dawashadaada😂😂 waku salaamay xbbti😂😂😂 maseyr lee la marooyaaa😅😅😅

  • @SafaGolley-u1k
    @SafaGolley-u1k 9 месяцев назад +13

    ana kuxigo ❤❤❤ ayaan qaali guleeyso

  • @amerraameera-wi2cv
    @amerraameera-wi2cv 9 месяцев назад +4

    Ani ayaa sidas kugu ah ilaa aan ka jiifto waan ku dhageystaa family qof aan ku aqoon kuma jiro❤❤

  • @nimcoqulub4250
    @nimcoqulub4250 9 месяцев назад +4

    Ayaaney anaa saas kuu daawado wallaalahy wey I dhahaan RUclips ka gabadhaan bes maa laga helaa malin ay I dhihin majirto guuleyso ayaan qurux❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 9 месяцев назад +7

    Amiiro qurux is not easy 😂

  • @Awa.A.fataHMohammed
    @Awa.A.fataHMohammed 9 месяцев назад +4

    Hhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ayan wllo shekada ani qosalna waa ku bilowda balse masayr baan ku dhamaystay waxaanba moodaa in aan ahy gabadhii
    Naa hedhe Ayan wllo wlhy mcjisaa tahy sabab qofka waxaaba qosal ku dilaya ciwaanka kaliya😂 rabbi ha ku jeclaado

  • @Esra364
    @Esra364 9 месяцев назад +4

    Ayney ani marka qisoyinakga dhagesanayo wxA lii dhaha zaxipada maa dhagesanee😂❤

  • @idilmohamed7213
    @idilmohamed7213 9 месяцев назад

    Sheekadaan waan fahmay gabadha eey daawan jirtay waa hodan online ninkana waa ibra 😂😂😂

  • @marriahassan2079
    @marriahassan2079 9 месяцев назад

    Aniga markaan howl badan qabanaayo ayaan adi ku daawadaa saacan dhar baan dhaqayaaa adina waan ku daawanayaa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 9 месяцев назад +2

    Ayaaneye waa ku salaamay ee waxan rabaa qaabka masar loo imaanayo ina iga soo waranto inshaa Allaa🥰

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 9 месяцев назад +4

    Qisooyinkaga weelkam ku xalaaa ku dhaqaa❤❤

  • @naruurohassan6043
    @naruurohassan6043 9 месяцев назад +12

    Hooyo Waa waayeel waxey u maleysaa maantoo dhan inaadan aamusin markaan ku daawanayo waxey I dhahdaa gabdha naso dheh😂sey u dhaheysay wuxuu dhahay waxey dhahday wey daasheee

  • @MaymuunIbrahim
    @MaymuunIbrahim 5 месяцев назад

    Ayaan mahadsanid abyo qisoyinka wax yabo badan ayan ka faaiday

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 9 месяцев назад +5

    Yaah hadana ma RUclips aa layska soo galay 😅😂

  • @Ummu_Shuhadaa
    @Ummu_Shuhadaa 9 месяцев назад +10

    Ayaneeyyyyy caawa ad baad u shidantahay ❤❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 месяцев назад +5

      Shukran xbbt

    • @XaawoCismanjamaccawl
      @XaawoCismanjamaccawl 9 месяцев назад +2

      Ayaaney ninkayga iyo mid dariskayha ah ayaa mar waliba igu dhaha mxd ka dhagasataa nagaha warkooda adiga iyo farxiyo tawakalba

    • @ShukriHusseinAbdiraxman
      @ShukriHusseinAbdiraxman 9 месяцев назад

      Walaley ani iyo adiga isku mid baan nhy wlahi mar walba saas aa la ii dhaxa ayaan iyo farxiyo tawakal ​@@XaawoCismanjamaccawl

    • @MssEimana
      @MssEimana 9 месяцев назад +3

      ​@@XaawoCismanjamaccawl woow team farxiyo tawakal iyo ayaan gobdoon wee igu baxda 😅❤

    • @azmaahmed2103
      @azmaahmed2103 9 месяцев назад +2

      ​@@XaawoCismanjamaccawl Zawda qaalibna Ku Darso

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 9 месяцев назад +3

    Ayaaney janalka kaligaa malihid inagaa kula leh kamana maarano ee hbn kasta noosheekee😂😂

    • @sacdiaabdirizak756
      @sacdiaabdirizak756 9 месяцев назад

      Hooyo waaye ilma ku xariira ee wa isaga dulqaadane mr mr

  • @ahmedaddow4008
    @ahmedaddow4008 9 месяцев назад

    Congratulations for 200k ayaan abyo 9 bilood kadib waan soo labtay

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 9 месяцев назад +1

    Ayanay anigaba ninga iqawo walashay Gabar an hawaryar uu ahay waha dhahan gawadan Maha ku shagta lkn aniga sidi barwadi Aya igawata wan ku jeclhy Ayan love 💞 you sister inolow inbdn❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aduusqurux6869
    @Aduusqurux6869 9 месяцев назад

    😂😂😂😂 ayaane inuu ku dhagaa qurusl igu leh😂😂😂

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so 9 месяцев назад +33

    Maruunba Mise wa tusaale
    Sawiirka Amiira is n't easy
    Amiira Team is like

    • @NaciimoNafta-qe7zi
      @NaciimoNafta-qe7zi 9 месяцев назад +6

      Wan yabay qof dhan sawirkisa iyo magaciisa ayey so qadatay Hadane warka dhan kuma so darin

    • @Abshir095-vl4so
      @Abshir095-vl4so 9 месяцев назад +1

      @@NaciimoNafta-qe7ziHaa we dhacdaa

    • @Sacdiya_hussein
      @Sacdiya_hussein 9 месяцев назад

      ​@@Abshir095-vl4so maxay amiira keenay

  • @soyaa0472
    @soyaa0472 9 месяцев назад +4

    Lkn amiiro meesha xaa keenay😮

  • @AishaMahad-o9j
    @AishaMahad-o9j 9 месяцев назад +3

    Inti ayan indha weyn jecel isoraca❤❤❤

  • @kalsoonqalbiwanag7699
    @kalsoonqalbiwanag7699 9 месяцев назад +1

    oo amira maxaa kene marka mesha😅😂😂

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 9 месяцев назад +1

    Naagaha ma maseyrteen markii l dhaho, Haa maiska dhahano, xal in la helo laga yaabaye😊

  • @XamdaXasan-fe8dl
    @XamdaXasan-fe8dl 9 месяцев назад +1

    Ayaney wad iga qoslisey❤❤ sida ad shegtay bosk gabadha adiga igujira lakiin adigu sidaydokale xas bad tahy❤❤

  • @ASMR47
    @ASMR47 9 месяцев назад +2

    Suleeqo dheerey wan ku salamay 😂😂😂😂😅

    • @NaimaMohamedAli
      @NaimaMohamedAli 9 месяцев назад

      Suleeqo isnot easy 😂😂😂😂

  • @safiyomacalin5518
    @safiyomacalin5518 9 месяцев назад +1

    Kkkkk ayaaney hada kahor ayaanka maseyra wallahi sababta xajigeyga ayaakudawanjiray waxan isdhihijiray maxaad nagtan udawata makasyo markaidanbo waxan ogaaday inad xaasthy bis wan dogay hhhhhh

    • @Nasraa-240
      @Nasraa-240 9 месяцев назад

      Wllah waa yaaby 😂😂😂😂😂❤

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 9 месяцев назад +1

    Marban kuwaashay inaan daawdo RUclips ley lkn hada waan iska dhaafay

  • @yusra6707
    @yusra6707 9 месяцев назад +2

    Like isar marka dhahday aanba ogaatay inaa mashaarakaha kula ahaan war😂jcli irii xaayo

  • @sahracali5952
    @sahracali5952 9 месяцев назад +29

    Ani waxan daawada shekoyinka dumarka marku maqanyhy markuu joogana nimanka daawada maseer lee la maraya😂

    • @nasriina3811
      @nasriina3811 9 месяцев назад +4

      Wlhi ani iyo adi iskudabeecad aa nahay markuu joogo xitaa meel gooni aan kufiirsadaa markuu iisoscdo wan badalaa😂😂

    • @foosiyamaxamuud6936
      @foosiyamaxamuud6936 9 месяцев назад +3

      Hhhj waa dasheeen walalahayga muslinka ahoow ma ninaa naag ka qarin kartaa ilahayba kama qarine adigu waa inaad iska dhigtaa naag naagaha wax dheer oon naag kale la fiirin karin😂😂😂

    • @nasriina3811
      @nasriina3811 9 месяцев назад

      @@foosiyamaxamuud6936 anoo og anaan naagaha qaar wax dheerahy ayaan sameeyaa sidaas 7sano isqabnaa wanba laqabsaday kawarn

    • @caasha93
      @caasha93 9 месяцев назад +1

      Fariid baa tahay iaamin 😅

    • @missjano8249
      @missjano8249 9 месяцев назад

      @@nasriina3811isku kolsonow walahi nin maha hadu naagtu arko ba raacayo 😊

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn 9 месяцев назад +5

    Ar aduunaa wxa lagu arken ma leh acudu frx damac bdnaa

  • @muniishaali6580
    @muniishaali6580 9 месяцев назад +1

    Wcs ayaaney wlhi waa soo caraye markan amiiro sawirkee arkey i can't wait part too lasoo dhaqaso😂

  • @maryan3892
    @maryan3892 9 месяцев назад +2

    Fartuun happy baa iisoo sawirmatay😂😂😂

  • @NasteexGroup3
    @NasteexGroup3 9 месяцев назад +2

    Ayaaney qisadaa naga baln qaaday meeday qisdaadii 😢

  • @Bibiisomali
    @Bibiisomali 9 месяцев назад +1

    Abaayo youtuber cusub Baan ahay ee i caawi

    • @Bibiisomali
      @Bibiisomali 9 месяцев назад

      Shire out isamee sis

  • @luulabdi8028
    @luulabdi8028 9 месяцев назад +1

    Ayaaney wlhi amba ninkayga wuu idhahaa markaas waxaan dhahay ookalay ila dhageeso adigaaba lagaa hadlooyaa kadib waxaan bilaabay in aan dhagaysto markuu iga maqan yahay

  • @sahraali879
    @sahraali879 9 месяцев назад +8

    Ala ayaaney anaa saas kugu waalan😂 beryahaan aad maqned jikada mar waa gali jiry marna magali jirin hoolba hdaan qabanaayo adoo hdalkaaga maqleenin maba qaban karo intaa kushito aa miiska saara klyba sheeg cida hoosha qabatay hooyo xitaa wey iga yaabty wllhi saa kuu jeclahy lee😢❤ maba daali ee video yada nosoo badi Qali❤

  • @UmuSalwaa
    @UmuSalwaa 9 месяцев назад +15

    Ayaan cadey Ayaan Qurux 😍😍

  • @umuabdallahifrah8501
    @umuabdallahifrah8501 9 месяцев назад +1

    Somali anahay allah saan urabo inaan ogaado waaye naagta

  • @maariishppe8460
    @maariishppe8460 9 месяцев назад +5

    Naa ayaaney ana maalin walpo li dhaha maxa naagtan ku aragtay ano ku dhagesan howl maba qaban karo illahey haku deyste balwadeyda thy wllhi😂❤

    • @AmiiratulQalbi
      @AmiiratulQalbi 9 месяцев назад +1

      Isku midban nahay gabdho aan walaalo nahay waxay idhahaan maxa Ka fiirsataa gabadhan WA iska been qisooyinkani
      Ana waanba Ka helaa ayaan qisooyinka ay so tabiso

  • @LeyloMaxamed-xh4sy
    @LeyloMaxamed-xh4sy 9 месяцев назад +1

    Ayaney ina àderty❤ horay usoco wan kuceclahy❤ abayo barti 2

  • @missjano8249
    @missjano8249 9 месяцев назад +1

    Adu ilahay kama baqaysid maxad sawirka amira u saratey Subxaalah

  • @Raxma-d8e
    @Raxma-d8e 8 месяцев назад

    Shugri masala hhhhhh isoo sawiratay😅😅😅

  • @umumuscabsiciid2206
    @umumuscabsiciid2206 9 месяцев назад

    Walaahi waa sidaan kugu ahay
    Xaataa anba waa laygudhahay gabaadhaan maxaykutustay😅😅😅

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 9 месяцев назад +1

    Caway Anoo Daalan Manta dhan waxbarsho Ku jirey ku dawanoyaah kwrn adine Ma anagu kala Jaree hee😢

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 9 месяцев назад +1

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Insha Allah aniga nin keiyati baan xafiska isla jognaa mar kastow mahudaxaa gawadan maxaa saas u gu dawadataa cadhigaan ku dawdaa maxaan dahay Qisa baan ka firsan mahadsanid ayaaney

  • @faisosaciidseedhe9479
    @faisosaciidseedhe9479 9 месяцев назад +3

    Abaayo ayaan aniba waa ku gu waalanahay walaahi walaashey mcn illahey Haku xafido aamiin yaarabi ❤🎉🎉🎉😊

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 месяцев назад +4

      Saad iijeceshay alle hakuu jeclaado kuwii janada isku arka alaha Naga yeelo xbbt😘😘😘😘

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 9 месяцев назад

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Sofiyadiriye
    @Sofiyadiriye 9 месяцев назад +2

    Ayaaney abayo taageero ween ayaan kuu ahay marka soo bilowde ilaa hada waana ku jeclahay please abayo share out iisame please abayo 💔🫶🏻🫶🏻

  • @foosmaxamed843
    @foosmaxamed843 9 месяцев назад

    Ayaane aad iyo aad ayaan kuugu xiranahay 2 sano yuutoyada kale dhan waan ilaawe maraakaas aa mar walbo aan ku dhageysanaayo mar mar aa qoslaayo aa waxaan arkey anoo leedha haa yo ayaan ee ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 9 месяцев назад +5

    Wcs dhal boqortoyo wlhi wan ku xisay wajigaga qurux badan ❤wlhi wllkey iyo wllshey ayaa sas ah gawadhan maxa ku arag tay oo ad ugu walatay markey codkaga maqlan malin dhaxdaa waxan arkay ayagoo hada nah ku dhageysa nayaan markaa baan waxan ku dhahay so madan arkin iney tahay gabar cod kar ah oo sheko mcn mnsha allah hada wey kugu xiran yihiin wanah u sher gareyaa mar waliba ale ha inoo kaa xifdiyo mcnto ❤wax badan baan kaa faa iday sharaf iyo karamo kor ha ahato ❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 месяцев назад +6

      Yaa slaam warkaasaa imaraaya shukran xbbt alpii 😘😘😘😘 walaalahaa adaa ibaray kumahadsanaid

  • @Emma73434
    @Emma73434 9 месяцев назад +19

    Sawirka amiiro marka arkey waxaaba is dhahaye ayaan maanta xan mee noo wadaa 😂😂

    • @asmacabdulqaadir
      @asmacabdulqaadir 9 месяцев назад +3

      Xan ka weyn tani wx soo socdo maan ognhy😂😂😂

  • @niciimasaleban6065
    @niciimasaleban6065 9 месяцев назад +1

    Haye waan kaa dhursugaynaa😂😂😂🎉

  • @nimomohamed9547
    @nimomohamed9547 9 месяцев назад

    Asc ayaanay waan kuwada daawanaa .Allah haku barakeeyee.ayaanay su'aal ayaan ku waydinayaaye ma

  • @umama5531
    @umama5531 9 месяцев назад +1

    Why are you using Amira’s Qurux picture?

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 9 месяцев назад +1

    Tan iyadaa ninkeeda iska ceyrisey, waayo, markuu ogaadey inuu neceb yahey waxaa la rabey iney tiraahdo waa joojiyey oo ay iska joojiso…

  • @ruunfaarax2828
    @ruunfaarax2828 9 месяцев назад

    Ada noso sawirmay kkkkk😂ayaney kaftan waye

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 9 месяцев назад

    Wcs wll ayaan anu qisooyin kaga waxban ayanu ka faaidnay Allah ku xafido ❤❤

  • @fatimaomer-h1x
    @fatimaomer-h1x 9 месяцев назад +5

    Ayaan gobdoon 😂fnyy waye qisaadn

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 месяцев назад +1

    Qatroosliina qiimobadan cadayyareey murwodumaroo samsamEey yariiseey bahbahbah monyaroooy mudo ya wa lays yaqanE ayaamihii ilaa waqtiyadan ila yawmulqutama familibaanaheyba systems tEEn ahEy dumaar naago haween tEEn ta ahEy mashaaaaalah tabaarakalah soooooooooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey

  • @faatushmarketingonline8742
    @faatushmarketingonline8742 9 месяцев назад +17

    Ayaney inaa ii ogthy bn umaleya mrkaa dhahdid mesha hasoo indhawaynaane like isar wlhy hadalkaas markaad dhadid bn xasuustaa liketa😂😂😂 why xbbti wn ku jeclhy

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 месяцев назад +11

      Alaha kujeclaado xayaati😘😘😘😘

  • @SalmaXassan-uv9pu
    @SalmaXassan-uv9pu 9 месяцев назад +1

    Wllhi ayaaneyy waaku jeclaaday 😊

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 9 месяцев назад +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤😂😂❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 9 месяцев назад

    Walahy iyago wajigaga arkiin aye codkaaga😂yaqanan 😅

  • @nimomohamed9547
    @nimomohamed9547 9 месяцев назад

    Qahira halkeed ka dagan tahay .siti october mise madinatu Nasir caashir. Mise Ardi luwa mise .bal isoo sheeg .plz isoo jawab

  • @FarduusMohamud
    @FarduusMohamud 9 месяцев назад

    Ayaaney maxaan idiin xiisey moobiilka igaxumayaye❤❤

  • @aminaabdillahi9797
    @aminaabdillahi9797 9 месяцев назад +2

    anaa kenya began shaqale malaha awood aykudhahan ninka guriga lehkabax wadhaqaa guriga waa been

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz 9 месяцев назад

    Ayaane anigu ma ku dawanayo intuu joogo xita isgareba wan ka qadayaa 😂😂😂😂

  • @YusufMaxamed-u1q
    @YusufMaxamed-u1q 9 месяцев назад

    Gabadha sawirkeda ka qad mesha ha sumcad xumenin

  • @Hodan__cadeyy
    @Hodan__cadeyy 9 месяцев назад

    Tolow ma amira qurux baa 😂😂😂

  • @hony5804
    @hony5804 9 месяцев назад +1

    Laa mishkila haduu jeclado waa nindhaqalo leh iyadana waa carmal marka wacadi iyadaba marabtee nin naagledeee

  • @faadumoahmed1426
    @faadumoahmed1426 9 месяцев назад +1

    Naa naagta ma garanteen iisheega hadii aad garateen😮😮😮😮

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 месяцев назад +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @nimcoabdi5901
    @nimcoabdi5901 9 месяцев назад

    Na ayaaneey ani adaa iiga buuxa walhi anuu ma daawado oo ma haleelo badanaa markaa adoo klaiyaa ii buuxa oo ku waagana gurigaan kaga shaqeeyaa ❤❤

  • @FosiyoCilmi
    @FosiyoCilmi 9 месяцев назад

    Walahi abayo saasokale ninkeyku ayuu idhibsadaa inan kudawado sikastoo aan ugadhadhiciyo waa gabarfiican gabadhan kagadarane ayaaneu waa kuyaqan oo yurub ayuu kugu dawan jiray maraka hada Markow maqan yahay Ayan dawadaa waxan dawanrabay

  • @salmahassanabdi1565
    @salmahassanabdi1565 9 месяцев назад

    Haa ayaney mahada Amiira qurux 😂😂mausojesete😂😂

  • @JawaahirCabdi-k8o
    @JawaahirCabdi-k8o 9 месяцев назад

    Waxa so xasustay wil an isla shaqe jirnay idhihi jiray ayaan gobdon kugu nacay ku ag dhimo Naya nagta ma qabil ahaan udawata anigana ilahay dartis ujeclahay ❤