DEG DEG SHAKIRA OO KASHIFTEY WAXA KUDHACEY OMAAR BARBAR SARA OO OHIN AFKA FURATEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 8

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +4

    bal soomalida qurbahu wa caruur war ninka qabta oo meel fadhisaya oo quran ku akhriya oo uduceeya oo dejiya ee kadaya hadalka badan

  • @user-zs8do2tr8z
    @user-zs8do2tr8z Месяц назад

    Allaha cafiyo

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf Месяц назад

    Allaha Caafimaad ha siiyo.

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf Месяц назад

    Iskalaaji Fanaaniin badan ayaa ka sheegtey. Allaha soo qabto Iskalaaji.

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o Месяц назад

    Allaha cafiyo walaalkeen insha allah

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 Месяц назад

    Anifa xataa waxaan dareemay guryo duur cidla ah oo bus iyo train lahayn ayuu joogay! anigaaba ka baqay wadan aadan ku noolayn sidaa halaguu galo bisinka quraan maxaa ugu akhrin waayeen.

  • @fs292
    @fs292 Месяц назад

    Si it Sixit!!!
    Waa xanuun Iyo isku buuq maskaxda ku dhuftay ka bilaaba shaki iyo qof kartaa wuxuu doonauaa in oo ku dhibaateeyo Xataa qof kii isu dhawaa buu ka shakiyeyaa. Sicitkii Odin waa day Odin ma dhigo Soomaaliyey.

  • @faadumonuur-ds8tg
    @faadumonuur-ds8tg Месяц назад

    Illaahay Ka baqa shakigu waa xaran