Ayeedeey Allaha u naxariisto ayaa waxay dhihi jirtay xalaadhaada sidii baqtigii baa loo qarsadaa, waqtigaana somali baan joognay. Dadku nimcada iskuma quuraan. Allaha raxmaanka ha u xafido caruurteeda, shartana dhamaan Allaha ka qabto Xabiibo iyo reerkeeda, aamiin, aamiin, aamiin
Waa Hooyo karti leh, ka fogaatey somalida isku dhagdhageeda iyo dhibkooda. Allaha ma diyicidoono, ma ahan quf xun lakin somali ayey ka dhalatey. Waa Hooyo strong ah , Allaha garab galo aamiin.
Maseerka haween ka wax isku ma galay aan waliba Reer aha caaynayo waqti caaytantay waa qashin jareer San dhax jooga saxarada waliba waa dumar uray nolosha ka dhac au edo ama habaryar ama Abayo iinoolow garisoimaliwa Xabiibo guul Jecel guul xabibo
Subxaanallah ilaahay ha idin soo hadeeyo,gbdhaa waa sharaflay reerkeeda kufilan ubadkeedana allaha u,xidiyo wallahay khadkaa unbaa ka arkay,reerkeeda Unbay kumashquulay
Ayeedeey Allaha u naxariisto ayaa waxay dhihi jirtay xalaadhaada sidii baqtigii baa loo qarsadaa, waqtigaana somali baan joognay. Dadku nimcada iskuma quuraan. Allaha raxmaanka ha u xafido caruurteeda, shartana dhamaan Allaha ka qabto Xabiibo iyo reerkeeda, aamiin, aamiin, aamiin
Yeey tahay ayaa nacay. Waxeey tahay ba waa Somali, subxanalah Allah ha garab galo walaashaas waa Hooyo garti leh.
Xasidnimada somalida qaarkod allaha badbaadiyo
Waa Hooyo karti leh, ka fogaatey somalida isku dhagdhageeda iyo dhibkooda. Allaha ma diyicidoono, ma ahan quf xun lakin somali ayey ka dhalatey. Waa Hooyo strong ah , Allaha garab galo aamiin.
Xabiibo ilaahey walaashan dhibada haka dulaqado
Xabiibo matuso
Intii xumayn baa soo baxday wana guulaysan insha Allah
Nag nool way Masha alaah isha baxarka narta naga ku badan alaah ka cabsad qabri mugdi ayaa sugayan
Maseerka haween ka wax isku ma galay aan waliba Reer aha caaynayo waqti caaytantay waa qashin jareer San dhax jooga saxarada waliba waa dumar uray nolosha ka dhac au edo ama habaryar ama Abayo iinoolow garisoimaliwa Xabiibo guul Jecel guul xabibo
SubxanalaAh subxanalaAh subxanalaAh waa naago qaxootiyah wa cadaaw subxanalaAh subxanalaAh 😭😭😭
Subxaanallah ilaahay ha idin soo hadeeyo,gbdhaa waa sharaflay reerkeeda kufilan ubadkeedana allaha u,xidiyo wallahay khadkaa unbaa ka arkay,reerkeeda
Unbay kumashquulay
Aduunka smli iyo qabyaalad oodna unebcahay xaasid mabulaalo subxanallaah
Waa waxa wadankeenii udhismi waayay
Aad iyo aad 😢😢😢
Illahay xaasid nagama dhigo. Xabiibo ku garab galo sharna kaa hayo.
Habibo waa qof karti leh shartooda Alle ha ka qabto
Naagahu maxay yiraahdeen waagaal jecel waayo way foolxun tahay ugu horayn gabadhu aad ayay uqurux badan tahay tankale iscadayn miyaya qurux moodeen waligayna gaal jecel aan qurux badnayn indhahayga masaarin nagaha saas uhadlayana waaba qashin qalbiga iyo afkaba kajiran gaal jecelna maahi lkn say udalen maba lagu tilmaami karo buli aadam aqas aqas waxanoo kalena manool yihiin
Somali..qara.wa.xasidi
Xabiibo waa gabar kgs kasoo jeedo
Noloshiina qarsada xaasid baa jira😢
Acuudu bilaahi quman yooyin Yaa kaa fool xun Dhilooyin Waa ka masreerten Yaahuu hacunina Soomalida Inta Fiican Ukaca
Waa mamada ugu fiican inta dumar ah en arkay caruurtada
Uf dheeh
xaasid daaya dumarow ayaduna waxay ku qaldaneyad iney soobadhigto nibcada eebe siiyey
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ilbaa kudhacday oo hinjta waa il
Wey kamaseer san yihiin xabiiba waa hooyo sharaf iyo karti leh naagaha nolosha kadhacey qurunka ah
Ma.wada
Xaqu ha guleesto
Way ka masayren
Allah ban kamangaley dadka liitah
Xuma
Waa la dulmiyey gabadhaan
Saxiix
Lkn iyada hooyoyinka uhanjabi jirtay ilmaha kaqaday maanta iyada Police udhacey nabsi mfcno
Soomalida.oodhan
❤❤❤❤