XASAN DAAHIR AWEYS SI ADAG UGA HADLAY SHEEKH UMAL IYO SOOMOW KHILAAFKOODA.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 128

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 года назад +2

    Allah xaftiiyo shekh mohamed cabdi umal cadwgisn allah ka xiijabo

  • @cabdishariif3887
    @cabdishariif3887 5 лет назад +11

    sheekh umal kheyr all
    aha siiyo jisadiisana janatulfìrdawsa

  • @mohammedsultaan4860
    @mohammedsultaan4860 5 лет назад

    Jazaka'allah sh Hassan Dahir.

  • @faatimacadey271
    @faatimacadey271 5 лет назад +10

    Sufi iyo shiico Allah ha ciribtir waayo waa dad khariban dadkana wey kharibeen

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 5 лет назад

      Shiico iyo suufiyo wali dad Ay laayeen iyo ummad ay qarxiyeen ma aragtay walaal. Lakin salafiyo iyo Alshabab tan iyo 1990 ki ila hada jihaad iyo dil bey wadaan

    • @fardawsmahamed7376
      @fardawsmahamed7376 5 лет назад

      @@American_patriot110 Diinta Fahan wll iskadaa qalooca

    • @50jir
      @50jir 5 лет назад

      @@American_patriot110 cidii wax qarxisey iyagey utaalaa akhiro kajarantahay hadii aduunka wqx looga qaban waayo adi dariiqadaa rabto ahow balse wax baar kitaabka qur'aankana wixii khilaafsan katag

    • @ahmedfaras8193
      @ahmedfaras8193 5 лет назад

      Hadalka halkaas majiro ee walaashay u duceee ayaga iyo kanba

    • @ahmedfaras8193
      @ahmedfaras8193 5 лет назад

      Faatima Cadey hadalka halkaas ma jiro walaasheey ee u ducee ayaga iyo kanba

  • @zhrapsto2369
    @zhrapsto2369 5 лет назад

    Mahadsanid

  • @engcalixasanofficial1809
    @engcalixasanofficial1809 5 лет назад +1

    Allow inoo dhowro culumadeena kana dhowro culamaau suu'a inta quraafaatka aaminsan iyo inta maangaabyaasha oo uqdudeysan oo aan waxba fahmeynin iyo kuwo kale wax fahansan oo qariya sida toosan

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 5 лет назад +2

    Masha allaah illaah hakabalaa mariyo mahadsanid sheekh

  • @murshidyare3197
    @murshidyare3197 5 лет назад

    ماشاء الله مبارك شيخي الفاضل الشيخ حسن طاهر اؤيس

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 3 года назад

    Naclatinallah calayk intaad umadda dhiigooda cabtay ayaad hadana nabigii suubanaa scw ugafaysaa... Cawaaan cawaan dhalay

  • @khalidmustafe3133
    @khalidmustafe3133 5 лет назад +2

    Mashalaaaa sheikh xasaan alaha kuxafidk suufiyiinta waxaa lagarabaaaa inay islanimadooda dhawrtaan axadiista Sixiixa ay ogoladaan

    • @ubahbile9183
      @ubahbile9183 5 лет назад

      Asc

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 5 лет назад

      Mucaawinada shiikhu keenay dadkii qaraxyada ku agoontoobey iyo caruurtii hooyadood ladiley wax halaga gaarsuuyo. Taas ayaa xaq ah

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 5 лет назад +6

    Talow odaygan waxu ku hadlayo maxaad ka fahanten wlhi waa yaabaney cajiib

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 5 лет назад +3

      Sam'tar Moh wuxuu kahadlaayo mafahmin miyaaa sheekh soomoow iyo sheekh umal oo cilmi isku haya ayuu ukala hadlaayay keebaa saxsanaaa wuxuu kudhameeyay inuusan sheekh umal uusan qaldaneyn SIFICAN UDHEGEYSO hahahahaha asc

    • @عبداللهمحمد-ب8ر
      @عبداللهمحمد-ب8ر 5 лет назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @samatarmoh16
      @samatarmoh16 5 лет назад

      @@aliabdalla1623 zxp ilahayba waxu iga dhigay inuu sheekh umal qalad saraye xalku masidabaa pro thank you

  • @biledocgub5013
    @biledocgub5013 5 лет назад +1

    Ilahow kubarake walhi xaqiqda ayad kahadashy ninki cilmi leh ama wax fahmayo umba fahmi karo

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 5 лет назад +1

    Allaha xafido inta xaqa jecel

  • @nimcoosman7730
    @nimcoosman7730 5 лет назад +2

    Mashaalah sheikhqow runtad kahadashey intaa lunsan Allah hasoceliyo

  • @wadanigadhabtaah683
    @wadanigadhabtaah683 5 лет назад +3

    Somoow godkiisa biyo ugu galeen,bidcad & ilduufka.

  • @ahmedwarsame3422
    @ahmedwarsame3422 5 лет назад +2

    Alaha KU xifdiyo sh xasan .

  • @hanadwarsame9299
    @hanadwarsame9299 5 лет назад +2

    Asc wrx wb walaalayaaloow,
    Nabigu cws waa bashar laakiin Adiga oo isnadiifiya injir maku gali kartaa? Nabigase CSW yaa kanadaafad badnaa? dadka diinta jeceloow haraacinnina wadaad xume wax caqligu diido oodan naftaada inlagu sheego qaadan karin in kheyru khalqillaahi lagu sheego.
    Mahadsanidin.

  • @Caaqil-yare
    @Caaqil-yare 5 лет назад +3

    Sh Xasan Daahir Aweys Xafidahullaahi Runta ayuu ka hadlay

  • @AhmedALI-yd5wn
    @AhmedALI-yd5wn 5 лет назад +1

    War caadi ma'aha qofkaani. Maskaxiyan waa cajiib. ليس على الأعمى حرج ولاعلي المريض حرج. Sheikho cafimaad alaah haku siiyo. cilmi diin iyo horumar soomalida weyhastaan. sano walbo ayeey ka qalan jibiyaan jamacadda

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 5 лет назад +1

    Scww. Aniga quraanka waxaa I baray Ilaah SWT laakiin macalinkeeyga wuxuu xerta macalin Nuur, digriga kala joogsi baan u aqri jirnay. Shiikh Cabduqadir aa lagu weeyney jiray. Laakin waxaas waa ka baxay. Scww

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 5 лет назад

      ismail abdi kkkkkkk Mashallah Horay usoco Brother

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 лет назад

    Soomaaliyey umadda culumada macayn jirin berigii horre bismilaahi war ceyda iskadaaya oo culumada dhegeysta diinta haqabyaladeynina

  • @maryansh.hussein5848
    @maryansh.hussein5848 5 лет назад +4

    Waa la wareeray ilahayaw umada u gargaar

  • @abdiazizyare2621
    @abdiazizyare2621 5 лет назад

    Masha Allah alle haku dhowro

  • @najmasheekh4650
    @najmasheekh4650 5 лет назад +1

    Odaygaan bidcada ah iyaa la dhihi waa culumo ee al shababka ah duli baad tahay adiga iyo sheeydan umalba nibigii ilahay NNKH een hadhka laheen baad naleedahiin injirbuu lahaa mida kale hada saad hadalka udhigtay adiga injirbaad laheeyid markaad timaha laheeyid markaas rasuulkii ilahay scw iyaad tusaale noga dhigeysaa in uu isna injir lahaa duli baad tahay ee kala fadhiista umada fisqiga mida kale umal jigjiga markuu jimid maxeey usoo eryeen culumada reer jigjiga iyo shacabkuba dadka cilmi badan baa joga ee maxaa Dhan laga wada maray shacab iyo culumo ba hadana hargeeysa markuu tagay uu jigjiga kaba la aan kaga baxay maxaa loga soo eryay hargeysana mise culumada jigjiga iyo hargeysa joga umal baa ka saxan kana cilmi badan umal iyo intii lafikir ah ba nacdashii ilahay haku dhacado halmid baan kudarayaa suufiyadu weey idinka saxan yahiin jaceelkii nabogoodana scw wey ku taagan yihiin sidiinooo kale umada ma qorxiyaan alshabaab duli ah baad tihiin 😡😡😡😡

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 5 лет назад

      Najma Sheekh Bismillaah alaa wallo nacladu mafiicna iskadaaa kiisaxan alaah ayaakalasaari dooneee qof reer sheekh ah baadba tahayeeee

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 5 лет назад +1

    Hassan Dahir was shaydaan gacan ku dhiigla ah ! Asaga iyo Umul iyo Wahaabiyada waa in laga tirtiraa Soomaaliya.

    • @Rashid39759
      @Rashid39759 5 лет назад

      isagoo gurigiisa dhexfadhiya ayaad u shaqeyneysaa ogoow waryaa

    • @inamxmdsheekh1978
      @inamxmdsheekh1978 5 лет назад

      adaa ubaahan in jahliga laga tirtiro..

  • @ahmedabdi8204
    @ahmedabdi8204 5 лет назад

    Asc waxaan leeyahay walaalkeey Xasan Dahir siyaasad tacliiqeeda iska daa nin caalim ah ayaad tahay kutubbo akhri oo halgaa duubo hakuu noqdeen sadaqo jaariya.

  • @mohamednoor2884
    @mohamednoor2884 5 лет назад +2

    Hadaadan cimi diini leheen culimada aad caayneysaan wexey lamid tahay adigoo nabiga aflagaadeeyey hadaad cilmiba leheen afkiina kadhoorsada culimada intaan berito caaydaasi musiibo kugu noqonin

  • @suldaangabose6926
    @suldaangabose6926 5 лет назад

    shekh xasan daahir umal siyaasada iyo hadba wacyiga jira in uu ku khasbanyahay waadnoosheegtay qofkii waxgaranayo laakiin siyaasad hada lagamahadlayo ee xadiiska masaxiixbaa misa ma aha

  • @aayatullahmohamedhussein8671
    @aayatullahmohamedhussein8671 5 лет назад +3

    Jihaadkii kulahaa yuu lajihaadayey dhiig yacabka

  • @bogganaseexadaislaamka8659
    @bogganaseexadaislaamka8659 5 лет назад

    Khaatumo xumo udhimo, cimrigaan ayuu Shabaab sheydaan kuyahay

  • @fansoormusichd9462
    @fansoormusichd9462 5 лет назад

    Daahir aweys ... waalibaa ka muuqata

  • @mrfarah1143
    @mrfarah1143 5 лет назад +1

    M

  • @cimraanjanagale5479
    @cimraanjanagale5479 5 лет назад

    Dagaalķii culimada 2020👈

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica 5 лет назад

    Bodboodka ninkan la yiraahdo Soomoow waa in uu joojiyo...ileen cilmigiisa waa yartahay

  • @cabdinuurcabdulqaadir7091
    @cabdinuurcabdulqaadir7091 5 лет назад

    Hhhhhh wlhi waa yaab dad ayaa maantay u sacaba tumaya oo diinka dhegeysanaya shaqsi 30 sano ku dhowaad dhiiga muslimiinta somalida daadinaaye cajiiiiib cajiiiiib 🙁🙁🙁🙁

  • @mamalula1
    @mamalula1 5 лет назад +1

    Nacas labo maaha Waa midkaan

  • @mohamoudabdullahihersi5192
    @mohamoudabdullahihersi5192 5 лет назад +1

    Meehaan cinaqabateeyn dhaqaale aa waddaan xadrada iyo moowliidka dhaqaale weeynaa ku qabnaa xaad noo haydaan idinku

  • @hassankassimomar573
    @hassankassimomar573 5 лет назад +1

    Wahaabi isnacay lacanada lii hakugu dhado islaam ka aad baadi yeeneyso iskadee ilaah dhul ka ha kula jeree

    • @Rashid39759
      @Rashid39759 5 лет назад

      mowlac kahinraaga joojiye masjidka aad qubxigana iska dhaaf inta goori goortahay

  • @yaasircararafad2041
    @yaasircararafad2041 5 лет назад +3

    Fikirku amisan yahay wa yelki lkn aqon wa uleyahy dinta

    • @wadanigadhabtaah683
      @wadanigadhabtaah683 5 лет назад

      Yaasir Cararafad Sax fikirka kaqaldamay aqoon fican u leeyahay.

  • @fansoormusichd9462
    @fansoormusichd9462 5 лет назад

    Xadiiska ha bedelin .... Tafliii ..... goormay injir noqotay...... bal ragan mashruuca khayru khalqillaahigii koonka ku soo qaatay eega
    .... fadlan xishoodku waa qaali

  • @xajiadankoofi7454
    @xajiadankoofi7454 5 лет назад +3

    Wlahi aqoon daro iyo waali ba ku heysa

  • @ismailjaberti5795
    @ismailjaberti5795 5 лет назад +4

    Amusnantad ku rotahay ee is ka amus xasan caq ilahoow naxariistada ka fogay caqidadaa fosha xun ee m.c.wahab iyo wixii ku qarabto sida fasuqiintan

  • @أمسارة-س9ح
    @أمسارة-س9ح 5 лет назад

    Oo idinka culumo ayaa tihiine yaa dawlad inii dirsaday😌🤔🤔

  • @suldaangabose6926
    @suldaangabose6926 5 лет назад

    shekh daahir 50 sano ayaad umada somaaliyeed diinta kadhaxwadeen idinkoo ururo ah culumo badana wakhtigooda iyo cimrigoodana kudhamaaday maantana wali umada soomaaliyeed dad cilmigii iyagoo leh hadana kas udhuminaayo ayaa haystee waa in lagaxoreeyo

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 лет назад

    Mahalkii mexeey eheed mahane wax kale ma heeysaa Xasanow?

  • @jeylaanixasan2264
    @jeylaanixasan2264 5 лет назад

    Balaayo al laha kugu ridee ma nabiga ayaa ananka nala mida Balaayo degdega hakugu dhacdo hadaad waxaa kuhadlee been yihiin waaba yihiyne

  • @hasanyusuf5794
    @hasanyusuf5794 5 лет назад

    Sh xassan rasmiga diinta xakh ah ayuu ka hadlayaa

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 4 года назад

    Sheekh Umul waa in xabsiga laguugu keena iyo wixii wahaabiya ah kuli dambilayaal wadan weeye

  • @abdulshakuur975
    @abdulshakuur975 5 лет назад

    Odhagan sheikh Dahir maxa lodaha?

  • @sahrasahrafarah2749
    @sahrasahrafarah2749 5 лет назад

    Odayashan diinti ka doortay qabiil iyo xuman illahay ka cabsada sheeq Umal waa caalim kii Cayo isaga ayay dhibi

  • @wadanigadhabtaah683
    @wadanigadhabtaah683 5 лет назад +1

    Kulubidca dalaal kuludalal finaar.

  • @ducaaledaacad1782
    @ducaaledaacad1782 5 лет назад +1

    inta khayr jecel subscribe iisaara chennelkayga idinkoo mahasan

    • @abdiwalimuhumad8200
      @abdiwalimuhumad8200 5 лет назад

      Umal kanbaa kadaray

    • @murayadahmed7114
      @murayadahmed7114 5 лет назад +1

      Ilaaheyga weyn culumadda daacadaa hanoo xifdiyo , diin hadaad tqaaniin maad bartiin naagaha kuqawlaya rasuulkaan caabudnaa hadan da,daa , subhaana llaah war isuxishood oo Alle weyne kashood

    • @murayadahmed7114
      @murayadahmed7114 5 лет назад +1

      Rasuulkeena asagaa caabud Ahaa ee lama caabudijirin (SCW)naftiina naarta kabdbaadiya diintana barta oo ogaada ,inuusan somow duri iyo nacfi midna uusan lahayn

  • @mamalula1
    @mamalula1 5 лет назад +1

    Caqli iyo cilmi midna ma haysid
    Bidde bidde dhalay baa tahay halkaana adaa dhigay dadka xamar degan
    Subagle
    Waxaa taqaana ma jiraan wajigaa gubay

  • @omarawil8600
    @omarawil8600 5 лет назад

    Suufiyada cilmi Ku filan malaha aflagaado Lee 90ga wlhi

  • @emirMOHamed101
    @emirMOHamed101 5 лет назад

    Kan sheekh maba ahane ayadna ma sheegayo xadiisna sheegi maayo ma wariyaa

    • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
      @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 лет назад +1

      Hiraal media ninka shiikh Hassan daahir aweysaa layiraa aabihiina dhulka weyso la.aan kumssocon jirin .sheekh xasssn.iyo walaalihiiba soomaali waxla celmiya was ku yaryihiin.

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 5 лет назад

    odeyahow shabaabka ah ee dhiiga muslimiinta kuqabeestay ku jir xabsiga alle kaama bixiyee sheeydaan waa laxiraa

  • @mohamoudabdullahihersi5192
    @mohamoudabdullahihersi5192 5 лет назад

    Xadrada iyo digriga dhaqaala badanaa nagasoo gala minaad bidceydeen digrigii iyo moowliidkii xaad noo haydaan

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 5 лет назад

      Mohamoud Abdullahi Hersi kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ahmedabdi8204
    @ahmedabdi8204 5 лет назад

    Soomoow waa mooriyaan dagaaladii gobollada dhexe ka qayb galay.

  • @mahadgeele6262
    @mahadgeele6262 5 лет назад

    Quuqdii wahaabiyada xasan mooryan caydii nabiga ayuu kuracay ilen wa wahabi weliba dhiigtadis ah

  • @f_vlog
    @f_vlog 5 лет назад

    khariji xuun oo ben badan

  • @abdirshiidsheekh9104
    @abdirshiidsheekh9104 4 года назад

    Nacas micidheer dheh

  • @abdiqanimohamed5512
    @abdiqanimohamed5512 5 лет назад

    Xasan daahir awys mujaahid aan aad u jeclahay

  • @Somfox1
    @Somfox1 5 лет назад

    Codsi xasan sheekh Sheekh xasan daahir kaliya waxa laga Rabaa hadii uu sharaf Somali rabo in uu AL SHABAAB KU YIDHAA NABAD QAATA SI AMISOM INOOGA BAXDO .. oo somali u tashan karto .. in badan baa dhalinyaro somali , waalid , waalaal , hooyo iyo gabadh geesi ah inooga dhinteen xaalada lagu jiro .. AMISOM si ay u baxdo .. kuwa is qarxiyaa nabad ha qaatan waa iga talo walee

    • @abdirazakhassan9829
      @abdirazakhassan9829 Год назад

      Xoolo qaraxba ayagaa markee soo duuleen oo bilawday ma amison ka hor aa qarax jiray..

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 5 лет назад

    Salafi xagjir ah (waa Aways) oo u garnaqaya salafi kale oo ay isku iskuul yihiin iyo Suufi ay in badan dagaal badan wada galeen maxaa laga sugaayaa oo ka soo baxaya?

  • @mogeedi1886
    @mogeedi1886 5 лет назад

    Hhhhh ninkaan maskaxda laga galey

  • @Suusuumo
    @Suusuumo 5 лет назад

    Makka ma qabooba ee waa kulayal

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 5 лет назад

    Culimadan diinta sideey been uga shegayeen iyagi bey ka dhex shidantay, dadkina show yaashi culimada qabsan jirtey wa ka horyimadeen

  • @safihamoud5971
    @safihamoud5971 5 лет назад +3

    odeygan maxa ka siya nebigi csw injir bu laha Ina muxadiro laga dhigo maxa laga faiidaya nebigu csw udgonkisa meshu Mara lagaran jiray

    • @MohamedAhmed-wb3yx
      @MohamedAhmed-wb3yx 5 лет назад +2

      Aqri xadiiska bukhaari kuyaal jaahilninmadu mafiicna sxp

    • @muhsinali9164
      @muhsinali9164 5 лет назад

      Anas binu Maalik ayaa Wariyay Xadithka Wlaalo Isagu masameynsan

    • @hassanabdirahman6804
      @hassanabdirahman6804 5 лет назад

      Sheekhnimo koonfur bay ku dhimatay

    • @Rashid39759
      @Rashid39759 5 лет назад

      injirta iyo udgoonku iskuma xidhna.!!
      lkn suufiyo iney waxaas ku mashquusho maaha

  • @saidosman7986
    @saidosman7986 3 года назад

    😤😤😤😤😤😤😤😤

  • @xajiadankoofi7454
    @xajiadankoofi7454 5 лет назад +2

    Wahabi Wlahi ma xishodo bal odeygan goormu xishona

    • @Caaqil-yare
      @Caaqil-yare 5 лет назад +1

      Xajiadan koofi Sheekha ha u gefin

    • @djruushkainthebuliding2541
      @djruushkainthebuliding2541 5 лет назад +1

      Duli af ku xaar le ka daa caayda culimada wryaaa

    • @xajiadankoofi7454
      @xajiadankoofi7454 5 лет назад +1

      @@djruushkainthebuliding2541 qoomu luud miyad tahey adigu wadaad ma ahan carabta soo fara xumeyso waalina waa ku jirta Adiga nin raadso nijaas yahey

    • @xajiadankoofi7454
      @xajiadankoofi7454 5 лет назад

      @@Caaqil-yare aniga wadaad uma aqaan waa aqlaaq lawe

    • @Rashid39759
      @Rashid39759 5 лет назад

      iska hinraag adigu subagloow

  • @xiish1
    @xiish1 5 лет назад +3

    Bidci iyo dhashiis baad tihiin xabsiga dhexdiisa liinta iskaga cab cidna wax kaa aqarisan maysee

    • @keyfcilmi55
      @keyfcilmi55 5 лет назад

      Aqoon hada ledahy dadka mad cayden

    • @muhsinali9164
      @muhsinali9164 5 лет назад

      Manaaqibka Shirkiyaat badan baa kujira waa La dhimanayaa wlaalo alle ayaan ka Baqaynaa In badan ayaan akhrinay ManaaQibka

    • @cabdiraxmanbaare9198
      @cabdiraxmanbaare9198 5 лет назад

      Suufiyhow amus

    • @adanbilow6785
      @adanbilow6785 5 лет назад

      Asgamabdaa ayukuxaranyahay

    • @adanbilow6785
      @adanbilow6785 5 лет назад

      Lakinshicimabdaamaleh

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 5 лет назад

    Suufiyow Ilaah ka baq.

  • @satraabdikhadir747
    @satraabdikhadir747 5 лет назад

    Odagan miyaba hadlayo oo deega islamka qabo adeer iska amus umal maa gartit

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 5 лет назад

    Waxaan ka fahmay in sheikh umul uu yahay nin cilmi leh taas waa Sax laakiin sheikh soomoow xadro luu kasaa

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 5 лет назад +1

      Barni Ali salah kkkkkkkkkkkkk

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 5 лет назад

      Barni Ali salah masjidki isbaheysiga markeey yimideena xadro lee lasoogaleen waxdheg jalaq usiiyay maleheeyn kkkkksubxaanalllaahsheekh umal qudbadiisiii kadib

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 5 лет назад

    Kkkkkkk

  • @qosoliyomadadaalo527
    @qosoliyomadadaalo527 5 лет назад

    Qolkaga xabsiga Noga jir balaayaba adiga nookenay .shabaab adiga nokenay iyo wax gar dheer. Duli batahay

    • @muhsinali9164
      @muhsinali9164 5 лет назад

      Subxaanalah Garka dheeri waa sunada Nabiga Scw Qofkii Xiirina waa Qof aan Diinta ku dhaqmin wadada Nabigana Qaadin kalmad yar ayaad Diinta Uga bixi kartaa Oo Diinta Kamid ah oo aad aflgaadeyso

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 лет назад

    Umul dowladii shariif murdatiin uu ugu yeeray, tii Xasan sheikh sidoo kale dowlada Farmaajona wuu tageeraa waa qabyaalad cad

    • @inamxmdsheekh1978
      @inamxmdsheekh1978 5 лет назад

      Wa xanuunsan tahay Allaha ku caafiyo..

    • @mubarakodowa8837
      @mubarakodowa8837 5 лет назад

      B.mohamed maxaad cadayn haysaa arinkaa

    • @nrx8684
      @nrx8684 5 лет назад

      @@inamxmdsheekh1978 adigana qabyaalad aa ku waashay iyo cuduro kalo badan