Faalka Caashaqa- Khadra Daahir Cige| Version cusub|

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah. Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.

Комментарии • 170

  • @mahrezrohitkp1692
    @mahrezrohitkp1692 3 года назад +28

    Maamo Khadra Daahir Cige ❤️❤️
    Alloow cimriga kuu dheeree Runtiii aaad baan u taageeri jiray 😢
    Waxay Wli inagala joogtaa Fanaaniitii QiimHa Qaayaha ahaa Ee Fan Wuxu yahayba nooc kazta ka yeelay 😢
    Waxaan xazuuztaa wakhti aan aad u yaraa ayaa maalin Anaga iyo caruur kle kubad ku hor ciyaarayna gurigeeda ay intay noo zoo baxday nagu tidhi hooyo mxaad zalaada u tagi waydeen kadib aan ku idhi Wayso ayaan u baahanahay kadib ay ngu tidhi ina mariya aniga ayaa idiin ziinaya wayzadee 😪😪❤️❤️❤️

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 года назад +5

    Khadra dahir Cige fananada kaliya an dumarki hore ugu jeclahay maama Cimriga caafimad Alle hakugu Daro ❤️❤️❤️

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 9 месяцев назад +6

    #LyricsSongFaalkaCaashaqa
    #PAGE1
    Maraan xalayto faalada
    Waayaha ku foofoon
    Fiirsada Adduunyadda
    Oon uur fayoobiyo
    Faraxiyo Jacaylkaba
    Firxadkooda maqaniyo
    Farsamee dantaan idhi
    Iga sii furfurantoo
    Fooq waliba iga dumay
    ALLAHAYOOW allahayoow
    Fogaydee Naftan meelan
    Kala faqay Fogaydeee
    Indhibaato iigu Fillan
    Faraqaan ku haystee
    Welli Faalkii Caashaqu
    Maygu soo fadhi xunyahay
    Maygu soo Fadhi xunyahay
    #PAGE2
    Marraan xalayto fellegiyo
    Jacaylka igu fool addag
    Waa feedh daloosheee
    Oo godad awdiyo
    Falanqee is idhiyoo
    Fiidkii shirkaan galay
    Markuu ruuxu foojigay
    Salaad faral u sara kacay
    Fikirkaan ku gaadhiyo
    ALLAHAYOOW allahayoow
    Fogaydee naftan meel
    Aan kala faqay fogaydee
    Indhibaato iigu filaneey
    Faraqaan ku haysteee
    Weli faalkii caashaqu
    Maygu soo fadhi xunyahay
    Maygu soo Fadhi xunyahay.
    #PAGE3
    Marraan xalayto ficilada
    Farta laysku godo iyo
    Foolxumadda diid idhi
    Fulle xantii ma moogee
    Marna aan ku fooraray
    Oon dayey falaadhaha
    Ku farcamay naftaydiyo
    Fakaloonkan caashaqa
    Fahmadii igala tegey
    ALLAHAYOOW allahayoow
    Fogaydee naftan meel
    Aan kala faqay fogaydee
    Indhibaato Iigu filaneey
    Faraqaan ku haystee
    Weli faalkii caashaqu
    Maygu soo fadhi xun yahay
    Maygu soo fadhi xunyahay.
    Xunyahay maygu soo fadhi
    XUNYAHAY XUNYAHAY?.
    --------------------------
    Hees xusid mudan mid ka mid ah xulka heesaha iyo kuwooda ugu macaan heestan waxa curinteeda Lahaa Abwaan Hassan Ganney sidda igu maqaalo ah Laxankana Hassan Aadan Samatar ayaa ku Ladhay. Halka Kabanka uu tumayo Ahmed Cali Cigaal Oo sayiga Khadra noqday markii Dambe.
    Erayyada Hassan Ganney
    Laxanka Hassan Aadan
    Kabanka Ahmed C Cigaal.

  • @miyirdhadoon5347
    @miyirdhadoon5347 3 года назад +20

    Heestan habeen ayey noo shidneyd Aan Isla soconay asxb aan Ceesh ahayn mudo ka dib waa ii hada wadankii iyo dadkiiba waan u xiisay inta nool barwaaqo ayaan u rajeyey inta dhimatay in illahay u naxariisto

  • @abdirahmanwarsame5346
    @abdirahmanwarsame5346 3 года назад +20

    Waaw khadar daahir fanaanadii jacaylka looga hadhay iyo abwaankii waynaa ee xasan xaaji cabdilaahi xasan ganey
    Heestani horta jacayl maahe waa sarbeeb mar la waydiyey abwaankii sameeyey waxa uu sheegay inay ahayd mar isagoo askari ahaa oo aan lixbilood mushahaar qaadanin oo uu dalakana madax ka ahaa maxamed siyaad barre uu inankiisii maslax maxamed siyaad u magacaabay taliyihii ciidka waa halka uu kaleeyahay in dhibaato igu filan faraqaan ku haystee
    Wali faalkii caashaqu maygu soo fadhixunyahay

    • @abdinasiryasinali8261
      @abdinasiryasinali8261 3 года назад

      Xasan ganey waan tageera lajin gaal dil gartiisa sii ayey somalidu tirahdaa siyaad bare dowladiisii maalin lama sheegin mushaar la àan ah aniguna wax uun baan kasoo gaarey wllkayow halkaa dib ula noqo comments kaas

    • @bushrayoutube591
      @bushrayoutube591 3 года назад +2

      Siyaad mushaar daa'aaye nafbunan nooreebine erayada qabiilku kaa keenay dib ula noqo adna walal somali intayare uu naas nuujiyeed kamidka aheyd kaliya mahee

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 3 года назад +1

      @@abdinasiryasinali8261 reer kiina iyo inta danihiisa gaarka fulisa ayaan ka wayin lakin dadka qaar waabu gumaday dadkii iyo ubadkii soo koroyay ayuu ka dhameyay irsaaq waa layska hela

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Год назад

      @@abdinasiryasinali8261 👏👏 nin nin loo waayey baa ba,ay caynkaa weeye

    • @muparikartanaaranagtar
      @muparikartanaaranagtar 4 месяца назад

      Lacag la aan may ahayn laakin isgaa lagu ganaaxay soduu sheegay
      Iyo xisbigii hanti wadaaga oo siyaad bare loodooranayay xog hayaa guud​@@abdinasiryasinali8261

  • @damalaboodimediapro8333
    @damalaboodimediapro8333 3 года назад +9

    Khadra daahir cige inanta aan fankeeda ugu jeclahay hablihii hore

  • @geeddidhookir6394
    @geeddidhookir6394 3 года назад +11

    OSCE exam ayaan gelayaa 1 saac kadib hadii alle idmo oo aan ku dhamaynayo Bachelor Degreegaygii koowaad waxana ii baxaysaysa faal caashaq

  • @umarabdi5814
    @umarabdi5814 3 года назад +18

    Salamat kulu afat
    Somali legends in oud 🎻
    Xudaydi
    Aweys goobe
    Jiim shiikh
    Cigaal
    M.mooge
    Salax qaasim
    Barre fiidow
    Dauud cali masxaf
    Cumar dhuule
    Hanuuniye
    Cabdi badil
    Cabdinasir macalin caydiid

    • @djabirdoualeh9750
      @djabirdoualeh9750 3 года назад +1

      Umar Abdi xakeed kaga taktey Al Ustaad Xudeydi ?!?

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 3 года назад +1

      Daa'ud cali masxaf
      Ninkii ugu cajiibsanaa baad ilowdey

    • @umarabdi5814
      @umarabdi5814 3 года назад

      @@Mahuraan979 wa kujira iska hubi🙏😒

    • @mohamedaadan3003
      @mohamedaadan3003 3 года назад +1

      Wad sheegty dhamaan tood lkn hal mid aya ka maqan

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 3 года назад +1

      Cabdi baadil iyo hanuuniye iyo cabdinaasir Maclin saciid ayaa ayaa ilawday sxbey

  • @kozhinbazhir
    @kozhinbazhir Год назад +2

    Hoooyoy hooyo allaw ku naxariiizo mama khadra
    Heestaan wxa ku xazuuztaa hoyadey aa jcleed heestaaan 🎸🎸💚🥁💛💚💛💛

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje4736 3 года назад +4

    Boqoraddii heesaha jacaylka Mama Khadra Dahir Cige allah ya baarik maamiiii.❤️🥰🥰🥰🥰

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 3 года назад +31

    Who else is in love 2021? I bet it’s not only meeeeeeeeeee.

    • @ahmedismail5671
      @ahmedismail5671 2 года назад +1

      U r not a lone here bro, I m here 2022.

    • @TiyeeglowTV
      @TiyeeglowTV 2 года назад +1

      Labo Gabdhoodo ila dhalatey oo midna Habaryerteyda idhashay baan jeclaadey oo 6 bil aan daba socdey iyadana iga diidaneyd ba ugu dambeynti iyeeshey marki ay iyeesheyna Abeheyga oo qof weyn ah ba mar ila so hadley igu yiri Aabe Gabadhaas ma gursan krtid ee Tan aderkaga guurso wayo Habaryerahada wa dad dhib badan mana lafahmi karo Hoyada odhimatey ayay so dhibi jireen ila hadana dhib ay ugeysten family ga o la xalin wayey ba jiro adna dhib yeysan kugeysan family gaygana ana ugu yar Oo isha la igu wada fiirinaya hada muxu sameyn dona aya la leyahay cawa heestan baan so xasuustey In dhibaato igu filan dhabarkaan kuheystee.
      Gabadha habaryerteyda aad an u jeclahay tan ader u dhalay iyadana wa boqorad kle lkn isma naqaano si fcn 🥲
      Wixi talo ah Somaliweyn wan idin kaga fadhiyaa.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 5 месяцев назад

      ​@@TiyeeglowTV😢 hada see xaalkaagu yahay jalle ani talaydu waxay tahay inaad waxaad jeceshahay sameyso waalidna waa lama taabtaan lkn farxada aad ka helayso waxaad rabto ma dareemaayaan guurkana inuu buuq galo waa arin masiibo ah lagama soo kabsado arrintaaa 💔

  • @hassan-adam2895
    @hassan-adam2895 8 месяцев назад +2

    Mom kHadra DaHiR CigE
    AlleH AUN iYada HoboLadii Fanka
    SomaLiYeed MaLinkaa Dareemo stares AYaan Booqdaa KHadra iYo moogE❤

  • @Fadka213
    @Fadka213 21 день назад

    29 August 2024 caawa ayan ku mirqaamayaa heestan waxaanan soo gaba-gabeeyay geedigii wax barasho een soo waday 16 gu’ maanta ayaan ka qalin jabiyey jaamcada hargaysa.
    Faalka caashaqa iyo foof aduun.😇📿✌🏽
    Waxa aan halkan uga ducaynayaa maamo Khadra, Goobbe iyo waliba Xassan Ganey

  • @engabdirahmanizmail1376
    @engabdirahmanizmail1376 2 года назад +1

    In dhibaato igu falane faraqan ku hayste✅
    Alla yarxum mama khadra dahir cige ilahy janadi fardawso ha ka waraabsho aamin 👏

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 2 года назад +2

    ILAHAY hakuu naxariisto adiga Iyo kuwii qaaliya nagu ahaa ee kaa horeeyey RABBI janadii da kugu irsaaq mamo

  • @xariirnour4205
    @xariirnour4205 Год назад +1

    7.7.2023 habeen jimce ah iyo wajaale alle ha kuu naxariisto mama khadara

  • @muhumedamiin4826
    @muhumedamiin4826 3 года назад +5

    Erayadii xasan genay waah waah iyo codkii kii khadra dhool edaday

  • @abdirisaakabdi6633
    @abdirisaakabdi6633 3 года назад +5

    Codka khadra dahir
    Laxanka xadan adan
    Kamanku maaha cigaal ee waa aways goobe AHN

  • @KamaalaxmedCali
    @KamaalaxmedCali Год назад +2

    Erayadii abwaankii waynaa xasan xaaji abdilaahi (xasan ganey)
    sanadkii 1979

  • @aaribraahin6119
    @aaribraahin6119 3 года назад +12

    Kabanka gacantii Cigaal Maaha saaxiib Ka fiirso, Ama Waa Goobe Ama Caydaruus jabuuti

  • @ambileh1
    @ambileh1 3 года назад +6

    Xarigan waa kii Goobe. Cigaal xadhigiisii ma ah.

  • @Naasirjaama-o9p
    @Naasirjaama-o9p 4 месяца назад +1

    Waa habeen khamiisa oo jimce soo galayo tariikhdu waa 25/4/2024/ waxaan fadhiyaa gurigayga murqaan wacan

    • @Lightsom_Academy
      @Lightsom_Academy 2 месяца назад

      Murqaan wanagsan zxb❤ nafta ha loo raaxeeyo

  • @galadapple155
    @galadapple155 8 месяцев назад +1

    Amintu wa 12:06 1/19/2024 wa haben jimce ah waxanu fadhina aniga iyo zxbkey qaliya cabdi bankii mirqan wayne waxan ka shekaysanayna mustaqbal iyo horumar waxa na hor taal lug qaad ah zxbkey wuxu dhigta jamacad halka anigu an ku jiro school ka sanadki udambeyay waxan rajaynaya bash bash iyo hormar insha allah ❤❤macsalamo

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 года назад +1

    Alyaacizk sxb hoobal. Illaahay ha noo xafido fanaanad MoMA khadra daahir cige kabanka dhawaaqiisa iyo codka macaan khadra iyo waliba eryadda xasan ganay 💟💟💥💢💯💯

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 3 года назад +13

    Waah waah , yaa maamo khadra. God bless you mama 😍

  • @muniiraar3407
    @muniiraar3407 Месяц назад

    Mama khadra dahir cige ina taagerta ❤ leka isara

  • @abdilahiibrahim2710
    @abdilahiibrahim2710 2 месяца назад

    4 Jul 2024 aniga iyo 7 nin oo aanu asxaab nahay, kayn cidlo ah. Waa xasuus aanan illaawi doonin haddaan sii nolaado.

  • @naciimaabdilahi2873
    @naciimaabdilahi2873 2 года назад +1

    Maygu so fadhi xun yahay 2021 cawa waliba si daren leh ayan udhagaysanya wlhi 😔😔😔😔

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 2 года назад

      Qof walba oo aduunka ku nool wax buu sagal kula jiraa lkn mar walba dhibane manoqonaysid malin baaad Daal ka ku guulaysan 👋🙏🙏🙏🙏inshaa ALLAH

  • @bashirismail2730
    @bashirismail2730 2 года назад

    2022 haben jumco ah raag sxbo nahay o isla joga jawi robad iyo raysalwara o OG ah o magacaban 1 malin sheekada way iskugu kana baxasaa mansha allaah

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 3 года назад +6

    Maalmihii wadankaan soo xasuustay .

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 10 месяцев назад +1

    ❤❤

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 2 года назад +2

    Waxan dhagaysanaya markii 5 naad oo xiirira oo aan ku soo ceshto ma dareemi karo qof kaliya halka xaalku iga jiro lkn waa aduunyo adkaysta dhibanayasha ilamida ILAHAY baa kaligiis waaraya kurbo iyo walwalna dareemin

    • @muparikartanaaranagtar
      @muparikartanaaranagtar 3 месяца назад +1

      Waa run sxp ilaah uun la tala saartaa
      Qofka halkii bugta ka korqaad hees hacayl qaar baa noodaya

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 3 месяца назад

      ​@@muparikartanaaranagtar guuleyso sxb

  • @abdikadirabdirahmanaden7552
    @abdikadirabdirahmanaden7552 Год назад

    Aduun athiga &Qadra dahir hees Qaramii Aaah inabaa cadii ahiin

  • @mohamedaadan3003
    @mohamedaadan3003 3 года назад +5

    Inantu waa Qadro dhool nin barta qarash dhameeyey falka caashaqa waxa leh abwaan xasan Ganeey

  • @cnaafacnaafac4964
    @cnaafacnaafac4964 2 года назад +4

    Erayadii xasan ganey laxankii xasan aadan samatar kabanka waa gacantii macaneed ee aweys goobe codka baxsan waa dhaqtaradii jaceeylka khadra daahiri cuge

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 3 года назад +4

    Ilyaas sxb waan ka helay heestan. Mahadsanid sxb.

  • @kaltunyousif5427
    @kaltunyousif5427 2 года назад +6

    Rest in peace my queen 💔😭😭😭

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 3 года назад +8

    Erayadii Abwaan Xasan Ganay
    laxankii Fanaan Xasan Adan

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 2 года назад +3

    Allahu Yarxamu 🙏🏾🫡

  • @crashiidmaxamed4834
    @crashiidmaxamed4834 2 года назад

    Illahay hawnaxaristo khadra dahir cige!!!!

  • @cabdaleC
    @cabdaleC 2 года назад

    Waaw khadra daahir Cige alla yarxamu ilahay hawnaxsriisto fanaanad wayn oo ah qlli

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 2 года назад

    Ax khadra alle ha kuu naxariisto. My fovrite

  • @ahmedtabit
    @ahmedtabit 3 года назад +6

    many thanks, brother hoobal

  • @Ragiihore
    @Ragiihore 2 года назад

    Xasan ganey allow cimriga ku barakee heestan sidan maqlay isagaa naftiisa ka sameeyey khadra si wacanbay u qaaday

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 Год назад

    Mar aan xalayto faaladda
    Waayaha ku foofoon
    Fiirsaday aduunyadda

  • @Somali_in_south_africa
    @Somali_in_south_africa Год назад

    2023 south Africa 🇿🇦 potchefstroom
    Jacayl la aan ayaa lagu noolyhy

  • @Shabco_qaadi12
    @Shabco_qaadi12 Год назад

    Maamo Khadra Daahir Cige. Eebe naxariistiisa hakugu deeqo.

  • @dacadinaali5365
    @dacadinaali5365 3 года назад +2

    5/9/2000 meqa jiir ayaad eheed

  • @abdullahidahirhassan1842
    @abdullahidahirhassan1842 2 года назад +1

    Allow naxariistii jano kusii 🤲 Amiiiiiin

  • @noorm.a.6531
    @noorm.a.6531 3 года назад +4

    xasuus qaaliya iyo waayo waayo ayaan soo xasuustay markaan heestan dhegaysto

  • @samriyebubaal5366
    @samriyebubaal5366 3 месяца назад

    Indhibaato igu filan faraqaan ku haystaa😮

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 месяцев назад

    Familyyyyyy Familyyyyyy systems yariisEEyshahshahlEEy mashaaaaalah tabaarakalah an tanitani layiraah murwodumaroo oori bahbahbah bahbahyareey bahbahbah

  • @mohcase5044
    @mohcase5044 5 месяцев назад

    Erayadi xasan geney
    LAxanki xasan adan
    Kamanka aways gobe
    Heestu maaha jacayl sida u abwanku sheegay waa sarbeeb isaga oo askari ah gacan ka awod wayni heshay oo dulman oo 9 bilod xidhan oo an wax musha har ah helin oo hadana ninkii sidaa ula dhaqmay layidhi xilka loo kur dhinaya waaka leh ( wali faalki caashaqu ma igu soo fadhi xunyahay ninki aya ka wada)
    Waa qiso iyo ereyo misaan culus
    Wxa daremikara nin somaray
    Anu hada ayn xaladisi ku suganahy si gara ayay i tabatay aniga iyo rag kale oo anu isku xaladnahay .
    Waa wakhtiga plz like sar

  • @abdulrazakal-somali5497
    @abdulrazakal-somali5497 2 года назад

    Waa caways goobe, kabankiisu ma qaldamo
    Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo goobe

  • @mubarigbile5376
    @mubarigbile5376 2 года назад

    Khadra daahir byee ala ha uu ku naxariisto

  • @mohamudmohamedmohamed271
    @mohamudmohamedmohamed271 Год назад

    ale haku naxariisto mamo khadra daahir cige

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 3 года назад +1

    ilyaas carte soo wad sxp heesihii waayo waayo

  • @mnuuranitube5021
    @mnuuranitube5021 Год назад +1

    Heestan waxaa sameyy xasan ganey
    Wana heees khusaysay markaas m siyaad bare oo,xogyaha xisbigiisa mr labad loo doranayey waa hees anti ah lkn dadku ay jacayl moodayaan

    • @muparikartanaaranagtar
      @muparikartanaaranagtar 3 месяца назад

      Waayo arag sxp tahy xagohayaha iyo lix bilood oo musha har la aan ah ayka sameeyay abwaanku

  • @MadarJama-yd5pn
    @MadarJama-yd5pn 2 года назад

    Kabanka waa cigaal . Takhsiinta uu ku bilaabayo iyo sadexda cod ee ku xigaba cigaal Inu yahay cadayn kul Filan

  • @hibo271
    @hibo271 3 года назад +2

    Sweet I hees

  • @luisaromaodaiane1305
    @luisaromaodaiane1305 3 года назад +1

    Kabanku waa axmed Cali cigaal taas muran kama taagna isuma siiq eka goobe iyo cigaal way jirta heestan mar uu tumayo goobe

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 3 года назад +1

    Khadra dahir cige long live

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Месяц назад

    AUN khadra daahir

  • @xaragoahmed4202
    @xaragoahmed4202 3 года назад +4

    Waa fadhida heestan 💘

  • @abdulahiomar7933
    @abdulahiomar7933 2 года назад +1

    another level 😍👍

  • @g.hdjama8922
    @g.hdjama8922 3 года назад +5

    Cuudkan waxa tumayaa Aways abukar goobe, AUN waxaan hayn jiray albam dhan oo uu u mar u tumay khadra dhool.

    • @hoobal8386
      @hoobal8386  3 года назад +1

      Ka Goobbe tumay waa uu jiraa, kan aan heesta ka soo goynay waxa tumay Cigaal, waxaana Albumka khadra ku wehelinayay Cigaal, Hibo-Nuura. Mahadsanid

    • @umarabdi5814
      @umarabdi5814 3 года назад

      Cigaal ba tumaya sxb waysku egyihiin

    • @abdirahmanahmeddacaam2183
      @abdirahmanahmeddacaam2183 3 года назад

      @@hoobal8386
      Dee markaa saw cigaal laxankana muu lahayn

    • @muktarali2311
      @muktarali2311 3 года назад +1

      Exactly bro goobe weeye iskumaba gacan eko

  • @sadiiqabdikadir7070
    @sadiiqabdikadir7070 2 года назад

    Alle ha u naxariisto

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg 10 месяцев назад

    Khadra dahir cige ahun u duceya saxibayl markastad furtan clibka

  • @Mustaf-warsame0023
    @Mustaf-warsame0023 3 года назад +7

    Mar aan xalayto faalada
    Waayaha ku foofoo
    Fiirsaday aduunyada
    Oo uur fayoobiyo
    Faraxiyo jcylkaba
    Firxaadkoodu maqaniyo
    Farsamee dantaan idhi
    Iga sii furfuratoo
    Fooq waliba iga dumay
    Weli faalka caashaqa
    Maygu soo fadhi xunyhy
    Mar aan xalayto falagiyo
    Jcylkaygu fool adag
    Waa feedh dalooshee
    Foogadadan awd iyo
    Falanqee is idhiyoo
    Fiidkii shirkaan galay
    Markuu ruux u foojigan
    Salaad faral usarakacay
    Fikirkasn kugaaree

  • @alphayassera7570
    @alphayassera7570 3 года назад

    Tnx Legen
    Hees & padh
    Ayad So heshy Lipx

  • @axmedmire5977
    @axmedmire5977 3 года назад +2

    Salamat kulu aafat

  • @cabdirashidxasanciise4586
    @cabdirashidxasanciise4586 2 года назад

    I love sngs

  • @mohamedmohamudfarah51
    @mohamedmohamudfarah51 2 года назад

    Old is gold

  • @inabiniadam3037
    @inabiniadam3037 3 года назад

    Gold mahadsanid!

  • @maxamedcaaqilka1432
    @maxamedcaaqilka1432 2 года назад +1

    Old is Smart

  • @fuaadamaan2621
    @fuaadamaan2621 3 года назад +2

    AREYADA XASAN GANEY LAXANKA XASAN AADEN

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 Год назад

    AUN khadra 😢😢😢😢😢😢

  • @muwaadinkadalaka8407
    @muwaadinkadalaka8407 Год назад

    Ereyada: xasan x. Cabdillaahi (xasan ganay)
    Laxanka: xasan aadan samatar
    Kaban ka waxa tumaya, axmed cali cigaal.

  • @hassanofficial9925
    @hassanofficial9925 2 года назад

    Maama qadra dhahir cige wah wah

  • @mohcase5044
    @mohcase5044 5 месяцев назад

    Xasuus qaliya

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 3 года назад +1

    25 juillet 2021

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Год назад

    Wow❤

  • @sandabaylodaybiiqay9691
    @sandabaylodaybiiqay9691 3 года назад +1

    I love khadra daahir cige my legend

  • @xasanwali5092
    @xasanwali5092 3 года назад

    Wayo
    Wayo
    Waaaaaw

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 3 года назад

    Oo yaa kuu sheegay in uu cigaal tumaayo oo yaa kuu sheegay in fadhi lagu qaadaayo cigaal xaga fanka khadra daahir waxa uga dhawa oo heesha la habayn jiray salaax qaasim sida ay iyaduba sheegatay oo ay tidhi aniga iyo harawo waxa nasoo gacan qabtay saalax qasiim

  • @umarabdi5814
    @umarabdi5814 3 года назад +5

    Laxanka xasan adan ba saray

  • @abdiazizmohamed646
    @abdiazizmohamed646 3 года назад +1

    Erayada xasan ganay
    Laxanka xasan Aaden samatar
    Codka khadra

  • @cabdicali4665
    @cabdicali4665 3 года назад

    Waa fananad garan

  • @abdiibrahim6318
    @abdiibrahim6318 Год назад

    Heesta magaceeda waa indhibaato igu filaneey

  • @crashiidmaxamed4834
    @crashiidmaxamed4834 2 года назад

    Hoobal kamanka been buu ka shaygay waa Goobe

  • @girinofdalmar6047
    @girinofdalmar6047 4 месяца назад

    20/5/24 2:02 hpnimo isniin ah bsso

    • @girinofdalmar6047
      @girinofdalmar6047 3 месяца назад

      5/6/24 12:55 hapenimo arbaco
      Bankii ayn jogna aniga io rag saxibady ah oo an ad u jeclahy waqti la qadashadoda o dhwan an isu nmid dhawan kla tagi doono i.n ilhow mustaqbal wngsan bn ku waydisanyna m...r...n. io j..r..n
      Aun hooyo khadra dahir

  • @profshaafieaadam
    @profshaafieaadam 3 года назад

    3/10/2021❤

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 года назад

    Mirihii x.ganey laxankii x.a.samatar codka khadra daahir cige

  • @AhmedHassan-jg5hp
    @AhmedHassan-jg5hp 3 года назад

    Aways goobe kaban kiis

  • @axmedmire5977
    @axmedmire5977 3 года назад +2

    Waahwaah wayowayo

  • @abdirahmanmuse7325
    @abdirahmanmuse7325 3 года назад +1

    Kamanku waa Goobe Ahn.

  • @adanomer854
    @adanomer854 3 года назад +1

    Fakaloorka caashaqa iimicneeya

  • @wilissa5220
    @wilissa5220 3 года назад

    Hadra dahir ike

  • @mohamedaadan3003
    @mohamedaadan3003 3 года назад +3

    Waxa tumaayo kaban ka aweys abuukar gobe

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 2 года назад

    🥲🥲🥲🥲
    Allahayow fogede naftan melan kalaqay fogeydee