Royelow anigaa reer xamarkii hore ah. Marka faadumo ayaa sax san. Hadii la doonayo in la iska murmana royel baa saxsan. Maxaa yeelay dad waa kii hore hadalna waa intuu yiri. 😊thanks
Royal baa saxan oo waxaa laga wadaa hadad gabar tahay meel ha fariisan oo marti ha iska dhigin ee dhex gal guri waxad rabto cun oo howsha dhankaga ka gal.
Qiyasti rer mogadishu mahid wll Royal ba sax san xaqiqdiii naga da benta wllo rer dhano magalo dhan dagan siisco sidey bay martidoda ku dhihi karayan miyaynan maskaxdu shaqaynen se cml
Faadumo saxsan soo fadhiiso hadiii lagu yiraah siii soco waaaye yaa laguu hooos galin
Fadumaa saxan rer xamaroow dheesha naga daaya ana ku dhashay xamrna kunol
Royal baa saxan faduma lagugudhufay hadalka hanaga xumen rer xamar Waa dadka ugu fican so dhaweynta ❤❤❤
Wallhi hadii runta laga hadlo royal adigaa saxan martigelin heerki ugu sareysey waaye xaqiiqdii mininkaan cidna kaama lahan soo dhawoow waaye anigaa ciyaal xamar asalkii ah faadumo yeynan kuwaalin dadkan ✌️
Royal ayaa saxan. Faadumo xishoo. Waad gaftey
Royal baa saxan fadumay lagugu dhufay nagadaa ciyaarta yaaqay😂😂
Beenta dhaaf mininka minankaaga waaye waa soo dhawow bismilaahi dad jiran ayaa kuu sheekeeyet
Minanka minankaga wayay wa so dhawaw Royal ba saxsan martida wa an sorna Faraha Indhaha kama galino ❤
Tamadho wax waalan ayaa uwaramay
Waa soodhoweyntii ugu wacneyd iyo kalsoni
Royal baa saxan minanku minaankaagii waaye waa ku soo dhawoow gurigaaga
Waaleykumsalam
waa kaas dilaagii qarsoona waa la gartay
Faadumo ayaa saxan my brother
iska soco waye
Royalbaa saxa
Waa bilcakis waa sii dhowoow
Waxa dacayad waye waa waxa hore waxas sax ma aha
Maayamaya rer xamar minika minikaga waye lagama xigo waaye røoyal ba saxan
Faduma sax ah
sax waye
sc wr wb xbibti fadumo dadka isku mid maaha qof xun mel walba wuu jooga qabiil qabilada s omliyed wxa lgu xantaa wxy yiraahdeen marki lo martiyo rerki dhaan ayuu jiraa ganbadha lgu fariistana ilmahaa ku saxaroodey wxaas dhan waa dacayad ❤❤ team adkatey sodhawa mining miniinkina waye wa hdal saxa ah rer xamarka dad wngsan wana adka cad cadkaah
ROYAL BAA SAXAN .
Waa gurega
Waxaa waaye soo dhawoow Lkn hasii fadhini waxaa badan waaye
War fadumoy walaga walay so dhawaw ba laga wada wah yeey kaa walin gacalo so dhawaaaw ba laga wada minanka minakaaga,waye ha is martiyeen cml waye
Royalaa saxan Minnka Minka waye soo dhawoow waye
Maay wlll
Asc
Cabdulqaadirow
Hadaad maqasho mininka minankaagi waaye
Waa laguu jiir xumeynaya
Reer xamar ayagoo kuu qoslaayo uu ku jar jaraa
Faadumo saxsan
Baro reer xamar Cabdulqaadirow
waa heerka ugu sareeya ee an kugu soo dhaweyn laha ama eraay kan ugu qiimo badan❤
haaaa
Minanka guriga waaye royal ganbar jabis waaye 😮
Shekda waqtigeda wad yareyseen pls shekada ka daaya 🙏
Yooyal saxan❤❤❤
Mininka mini kadi waye so dhawaw aya laga wada ha is martiyaynin royal saxan
waa ruun
Dee walaley idnka wakhatigiba qadnaye
Royelow anigaa reer xamarkii hore ah. Marka faadumo ayaa sax san. Hadii la doonayo in la iska murmana royel baa saxsan. Maxaa yeelay dad waa kii hore hadalna waa intuu yiri. 😊thanks
Faadumo aa saxan
Royal baa saxan fadumo hana caayin wllo qaali
Asc
balbutiant eega maxuu kayaqaan
Fadumo Tamandho lagugu DHUFAY minanka minankaaga waaye soo fariiso gaxwo dhan afbilow aan seee camal 😂❤
Royal baa saxan
Royal ba saxan
Lkn sheekooyin macquul gal ah so galiya
Royal saxan
Royel aa saxsan saas maka wadno royel 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
Tamaadho lagugu dhufay mina minakaaga waaaye waaa.soo.dhaweso inaa adiga ledahay kaso qabo weye guriga😂😂😂😂😂😂wey kaa.waaalen
Minanka minankaagii waaye waa iska tag
Royal basaxan
ROYAL BAA SAXSAN
Fadumo quruxey waad noo gaftay hadan ciyar xamar nahay rooyal ayaa saxan
hore usoco waye
Royal baa saxan faadumo hush yaa waxaas kugu aqriyey 😂😂
Royal aa saxan
Part yadu wey gaagaaban yihiin fadumo have ayey part noga dhigtaa
😮
Dad Madilan rer xamar so dhawenta ayay ku fincan yihin ana ah rer xamar dad ka maseersan aya bedelay
Awalba intaasuu kula rabay ina abtigaa
Abdikadir ayaa sah
Royal is right 😊
Fadumo saxan
Halkaa waxaa ka cad in uu ku shirqoolay wiilka yar 😢
❤❤
balkawaran gabadhan doqon nimadeda wale kuma gursado na abdiga wad ku gur la ane
Royal baa saxan oo waxaa laga wadaa hadad gabar tahay meel ha fariisan oo marti ha iska dhigin ee dhex gal guri waxad rabto cun oo howsha dhankaga ka gal.
Royal ayaa saxan
Ninkan ay jeceylka ay leedahay waa nin aarsi u socda. Nimanka kufsadayna isagaa u diray. Adkaatay
Sheekadan waxan U malaynaya Ninkaa Ayaa inanta yar Raga U geeyaay😢😢😢
👍
royal adiga saxsan
Royal ayaa saxsan walaahi faduwao weey qaldantahay
Kidab
Royal aya saxsan
Waxayna ahayd soo dhowow ha is martiyaynin minanku minankaaga waaye. Means iska bax shaah kuuma haynee. 😊
Anka woqoyi waye😂
Royal ayaa saxan😂
Caku doqon
wa gurigaa gurigaadi waye marti ha iska dhigiin oo kale, Fadumo ma saxna
fadumo markaan xooga wad nagu fogatay
Nankada waaye waxa lola jeda marti mahed waa gurigada ha is martiyen
Babigeena csw Ku saliya
Royal ayaa saxsan war naga xishooda ciyaal xamar hadaan nahay waxaa moodaa in nala caynayo
Faaduma saxan
Minika minikaga soo dhawaw waa soo dhowaw waye ma ahan sii bax
Royal aya saxasan
Adkaatay ma 8 baa mise ina abti xabiib
Maya maya dadka qaar baa waxaas loogu sheekeyey soo dhowow waaye anaga dhankaa waqooyi iyo somali galbed iyo waxaas bey aaminsanyihin
Royal ba saxasan
Su,aashuna waa minaka minankagii waaye sodhawow ha ismartiyeeynin
waa sax wana loo isticmalaa marna waa buris marna waa sodhaweeyn
❤
😅😅😅mahin guriga gurigaaga wye aya laga wada
Royal ayaa saxsan waa soo dhawaawguriga waa gurigaada cun cab
Faduma saxan wayo Re xamarka mardida ma jeclo kuw cad cadka eh
Faduma saxan
Waxaas rer waqooyi baanu kanahy😂 rer xamarka waydiYa
Fadumo saxan Royel aday ku tala 😂😂
Qiyasti rer mogadishu mahid wll
Royal ba sax san xaqiqdiii naga da benta wllo rer dhano magalo dhan dagan siisco sidey bay martidoda ku dhihi karayan miyaynan maskaxdu shaqaynen se cml
Sidan waxa ka badal
Royel baa saxsan😂
Reer xamar iyo ciyaal xamar waa kala labo
Waa reer xamarka wxa wxaas dhaho ee dadka xamar dagan dhan maaha royal adigaa saxan
War waxaba hayeska dhisin Xamar
Maad arage