UGU DAMBAYN WAY AQAL GALEEN IYO AMINOO SI HEER SARE AH UGU HAGAAJISAY QOLKOODA🥰

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 июл 2022
  • INSTAGRAM : amina_abdiqaadir
    WAXAN SUGI KARI LAYAHAY 100k😱😢 insha allh coming soon🤩 fadlan subscribe isaar waa idhiiri galin🙈🥰
    MAHADSANIDIIN💋💉🩸

Комментарии • 232

  • @AaminaAbdiqaadir
    @AaminaAbdiqaadir  Год назад +40

    ruclips.net/video/cefGj8YPO6s/видео.html

    • @safiyowarsame6650
      @safiyowarsame6650 Год назад

      💙💙💙💜💙💋💋💋💋😁💓🧡💘💘💘🇫🇲💓💓🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲👍👍👍👍👍👍👍👍💚💘💘💜💗💜💗💗💗💗🏆🏆🇫🇲👍👍👍👍👐🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁💓😁😁😁💓💚❤❤❤💕💕💕👍👍

    • @sadaamkeyow6780
      @sadaamkeyow6780 Год назад

      Ma wxt na dhahysaa wa layga shaqeeynaa

  • @ismaip1
    @ismaip1 Год назад +289

    Waxaan ka baqayaa inaan magacaaga qoro, Rasuulki ilaahayow, mana helin cid u duceysa 💔

    • @filsanmohamed08
      @filsanmohamed08 Год назад +2

      Salalahu Caleyhi wasalam salalahu Caleyhi wasalam salalahu Caleyhi wasalam salalahu Caleyhi wasalam salalahu Caleyhi wasalam salalahu Caleyhi wasalam salalahu Caleyhi wasalam salalahu Caleyhi wasalam

    • @nimcahussein7861
      @nimcahussein7861 Год назад +5

      War magacan xabibkenod kuqarabanayso iskaday

    • @xaawosiciid4783
      @xaawosiciid4783 Год назад

      SCW SCW SCW SCW

    • @xaawaxassan9593
      @xaawaxassan9593 Год назад

      اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

    • @khadrofarah9502
      @khadrofarah9502 Год назад

      صلي الله عليه وسلم⁦❤️⁩

  • @ayanitaayb1673
    @ayanitaayb1673 Год назад +10

    Aminay indeer shax shax dadi wali wad wada allh ino ka dayo
    Rer borma comment is mujiya

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Год назад +28

    Aaminay waxaad tahay walal qalbi fiican xoogaaga allh akuu barakeeyo mcnto asturadana ku dadaal

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Год назад +6

    Saaxiibkaa Muhanad iyo xaaskiisa sifiican ayaad ugu kala kuciseen AMinaay mahadsanid adiga iyo asxaabta kuladiyaarisay

  • @nboss8028
    @nboss8028 Год назад +11

    Beautiful Mansha allah isku waara inshallah well done Abaayo you really did amazing job

  • @diamondhaji1835
    @diamondhaji1835 Год назад +8

    Sistereey ceebi kaama raacin si sharafleh ayaad u garab istaagtay wllkaa

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago Год назад +10

    Congratulations to them 👌🌹❤️ kuwii isfahma isku wara awlad kheyr qabta oo bariyal allaha kala siiyo adna amina qurux ajar allaha kaa siiyo Mid bari ah oo diin Iyo dabeecad iyo dulqaad leh allaha ku siiyo Faraxad mooye Adan murugo ku arkin inshallah 🤲👌👍👍
    Also, congratulations to 100 soon wel deserve it……🎉👌🌹🎈🎉💕

  • @shuceybbiibaaye1229
    @shuceybbiibaaye1229 Год назад +9

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير للعروسين ؤالااسرة وان شاء الله موافقين دائما وان شاء الله بيت المال والعيال اللهم آمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @inahooyo7850
    @inahooyo7850 Год назад +22

    Mansha Allah mabrouk wll muhanad 👏 Aamina mahadsanid sidad wllka igu garabtagtay waa xiliga lakala garto qofka qiimHa aad agtisa kaleedahay adna waxad muujisay sidad garabkisa utaagantahay aanad tahay wlshii xiliyada adag iyo xiliyada farxadaba laqayb sanaysa mabrouk markale wll noqda ul iyo diirked dhisantee dhaqma

  • @ayanitaworld2060
    @ayanitaworld2060 Год назад +7

    Hanbaliyo muhanad cade masha allah anna cabdi wllhi gabar fican oo jaceel team injoy keep going

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Год назад +2

    Manshallah 😍 Amina abduqadir congratulations 👏 🙌 muhanad cade iso xaskisa 🥲❤👌

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Год назад +2

    Asc walalahey chanelken Soo booqda khery Aduun & mid Aaqiro Allah idinsiiyo insha Allaah🥰💜🤲

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 Год назад +2

    Hampalyo qaliyah mar labaad muhanad🎉🎉🎉 😊👍💫 Allaha isu kiin barakeeyo adi iyo xaaskaga

  • @user-po3fn5bs2s
    @user-po3fn5bs2s Год назад +4

    masha allah hambalyo walaalkeyga igu qaali ah iyo dumshi isku waar ubad qeyr qabp kal hel insha allah walaashey amino qurux qaali dumar waad mahadsantahey sidad ugarab istaagtey wallakeen muhanad cade ale ha idiin kugu deeqo maataano baari ah 8 mar insha allah hambalyo hambalyo walaal igu qaali ah iyo dumashideey faa isa cadeey

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Год назад +6

    Maashallaah mabruuk muhanad iyo xaaskiisa congratulations 🎊🎉 aamina enjoya adna thanks

  • @toossanoowtoossanoow5987
    @toossanoowtoossanoow5987 Год назад +4

    Masha allah hambalyo hambalyo aamina cabdi allaha ajar hakaa siiyo wll mcn qof Adiga oo kale ma arkin m.a muhanad cade iyo dumashi hambalyo kuwii isku waara allaha idin kadhigo

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 Год назад +1

    Aamina jazakillaahu khayra wll mcnto ilahay ha isu barakeeyo walalaheena

  • @osmanhassan8434
    @osmanhassan8434 Год назад +2

    Aamina waxaan xasusta in ad KU tiri.enjoa gurkeena dib inogu dhiig muhanad ha iganahoreyo muhanad WA gursadey.hada waxaan sugeyna aamino
    Iyo real enjoy gurkina soda balanta ad dadweyna uu balanqadeen.

  • @Abass894
    @Abass894 Год назад

    Wow Hambalyo muhanad cdee & his wife iskuwara ubat qeir qaba kala Hela Amiinta wadankatha Dee Amina

  • @hamzecr2353
    @hamzecr2353 Год назад +9

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo kowi ubad kala hela ilahay haydiinka dhiigo kuwi ubad khayr qaba ilahay siyo haydinka dhiigo amiin muhanad iyo nafisa ilahay idinkama dhiigo kuwi kala taga amiin isku wara jaceylku haa waro ilhay haydin sharfo amiin heesta dhageyso anku qadayo dumashi bahku jacel kusu biro aa dumashi baah ku jacel kuso biro wallalkay muhanad zxb jaceylkaga ilasho zxb mcn alle hasku kiindaye

  • @faadumoibraahim2182
    @faadumoibraahim2182 Год назад +1

    Masha allah hambalyo hambalyo alle ha isku barakeeyo abidkiin iskuwara aamiin

  • @sundusmaxamedsundus2007
    @sundusmaxamedsundus2007 Год назад +3

    Jah gawar aad uwangsan ba tahy 👸🏻✨🌸🥺

  • @isamailabdikadir3718
    @isamailabdikadir3718 Год назад +1

    Mabruuk mash allh hamblyo Qoyska cusub🥰👨‍👩‍👧‍👦💑insha allh

  • @hareisonuur8927
    @hareisonuur8927 Год назад +3

    Asc mansha allaah hambalyo hambalyo hambalyo reer kii usku waara oo ubad kher qaba kala hela allaah hadin kadhigo aamiin aamiin aamiin yaa allaah mahad said amina

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 Год назад

    Mansha allah si wngsan ayay ugu hagaajisay alle haku dhawro wallshy

  • @muhipocabdi67
    @muhipocabdi67 Год назад +3

    Hambalyo wllky and dumashi 👸💕
    Wllshy marna ina adertey amina abdi qadiir xppti faridnimada landheraniman ulenahay wanku wata inader from samaroon xpptih💕👸❤

  • @hoodomuse1137
    @hoodomuse1137 Год назад

    Masha Allah wlhy wan ku farxay Arooska muhanad wllo Alle haysku kiin barakeeyo noqda labadi dhaqma ee dhisma idamka Alle Awlaad mataano uu badan Alle kusii

  • @umumaryama2802
    @umumaryama2802 Год назад +2

    Masha allah tabarakallah allah isku barakeeyo

  • @monahusseinhassan5829
    @monahusseinhassan5829 Год назад

    Mansha allah allahuma baarig alle haxiftiyo lamane qurux badan farxad ku dhamaysta nolashaiina hambalyo ayaan leyahay muhanad cade iyo marwadiisa
    Amina abdi qadi walaal lagarabsado saa
    Isku garab taag naada intaad wada joogtan

  • @gobaad_dhuuh
    @gobaad_dhuuh Год назад

    Masha allah keep going amina abdulqadir kartidid waad u dhalatay

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Год назад

    Masha alaaaaaah xafidullaaahi Mami 🥰 hambalyo leyahay guur qeer qabo inshalaaaah

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Год назад

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في لخير

  • @umuasma3326
    @umuasma3326 Год назад +5

    Masha Allah Hambalyo Gurigina guri nagaay Rabow kayel

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 Год назад +1

    Mansha allah allaha isku barakeyo lamanaha cusub

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Год назад +1

    Masha allaha ma beautiful family muhanad cade and dumashi Faiza welcome to Malaysia qalbi furaan kusodowaw woow farxad 🌷👌😭♥️🥰🥰🥀🥀🥀

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +1

    Maa sha Allah guul my sister

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Год назад +3

    Masha allh muhanad cade guur lagu faaiido insha allh

  • @riyaanchannel2133
    @riyaanchannel2133 Год назад

    Masha allaha hambalyo hambalyo isku waara ubad qeyrb kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano

  • @hamdofarah873
    @hamdofarah873 Год назад +1

    Mnsha allh xbti Hamblyo reerka cusb

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Год назад +2

    Masha allaah muhanad iyo xaaskiisa hambalyo 💖💖

  • @misknaxar7831
    @misknaxar7831 Год назад +7

    Wow hamplyo hanad and his wife 👏👏👏👏♥️♥️

  • @Xamdaay
    @Xamdaay Год назад +2

    Mnsha allah ilaah ha isu barakeYo

  • @halimaali1013
    @halimaali1013 Год назад

    Mansha Allah tabaraka Allah 👌 🙏 💖 ❤️ ♥️ 💓 good sister 💖

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Год назад

    Mashallah tabaarakalaah hambalyo kuwii iskuwaaro ooo ubad qeer qabo Kala helo allha kadhigo

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Год назад

    Muhanad hambalyo iyo Duma Aamina wll jira m.a❤❤❤❤

  • @fatxinoor1691
    @fatxinoor1691 Год назад

    Manshallah Hambalyo hanad Iyo marwadisa isku waara

  • @faisaamooy4171
    @faisaamooy4171 Год назад

    Hambalyo hambalyo bro muhanad iyo dumashi

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 Год назад

    Masha allah tabaraka allah qurux aya ka dhigten

  • @hamdahussein6386
    @hamdahussein6386 Год назад +1

    mnshallah hamblyo hno hanad iyo dumashiday❤️💋

  • @laylajaamac9555
    @laylajaamac9555 Год назад

    Mabruuk mabruuk wllo muhanad cade wiil iyo caano gabadh iyo caano 😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰❤❤❤💥❣🤲🤲💅💅💅👏👏👏

  • @yasmiinyaska4378
    @yasmiinyaska4378 Год назад +6

    Hanblyo wll muhnad aamina wan ku jeclhy walhi my sister❤❤❤💍💍🥰🥰

  • @amirabeauty345
    @amirabeauty345 Год назад +1

    Masha alaah hanblayo wallakey muhanad cade iyo dumashi

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 Год назад +1

    Masha alaah sifican wll igu soo bir ana isher gare❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷

  • @ubaxabdiasis1793
    @ubaxabdiasis1793 Год назад +1

    Mnsha allah congratulations 👏💖

  • @rihaad5324
    @rihaad5324 Год назад

    Guurkiina kii nage eeba haka dhigo muhanad io dumaashideen🥰🥰❤❤❤

  • @caashamaxamed4128
    @caashamaxamed4128 Год назад +1

    Wllshy Amina abdi qadir qof dadnimo leh ayaa thy wllshy mcn

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 Год назад

    Masha Allah hambalyo muhanad iyo xaskisa isku wara abid 🤲🤲🙏💋😍🥰

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 Год назад +6

    Masha allaah tabarakalaah بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @farhiyaabdi1578
    @farhiyaabdi1578 Год назад +1

    May is rooseen Mansh’Allah

  • @Ayan_Sharif
    @Ayan_Sharif Год назад

    Masha allahgabdho Somalia qar wasn wad iyo ad baad umahadsan y ihin walleyna ad ugarab isteytey reer cusub hambalyoleynah

  • @zouhoursabri5456
    @zouhoursabri5456 Год назад

    Machallah Machallah habity keep going

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Год назад +4

    Masha allah Hambalyo 👑 ❤ family 👪 ❤ Hambalyo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +4

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @koosibrahim9851
    @koosibrahim9851 Год назад

    Masha alaha masha alaha hanbalo hanbalo isku wara abikin ubad khayr qaban ilahaya ha idiku rasaqo

  • @marwiinabae6377
    @marwiinabae6377 Год назад +1

    M.a Hambalyo Mohamad iyo dum faiza cdey♥️♥️♥️♥️

  • @saynabahmed6293
    @saynabahmed6293 Год назад

    Congratulations million Times muhaan

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 Год назад +3

    Manshalh aamina walaal qaliya 🤗
    Muhanad hambalyo hambalyo bro🥰

  • @khadarabdullahihaji7127
    @khadarabdullahihaji7127 Год назад

    Ka qariya Iska bullada Waw mashallah Muhanad yaana laga badin is adkee

  • @muunaliban786
    @muunaliban786 Год назад

    Amino allaha kuxafido
    Ajir alaha hakaasiyo walaalkaa si hagarla aan
    Ayaad u caawisay

  • @yousra52
    @yousra52 Год назад +9

    Congratulations muhanat and his wife🥰🥰❤ noqda kuwi isku waara ❤🔥

  • @farxiyocali53
    @farxiyocali53 Год назад +1

    Congratulations congrats

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 Год назад

    Maashaa alaah

  • @shamsoxasanibrahimshamsoxa3373

    Masha allah hampalyo my brother muhanad

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 Год назад

    Congratulations

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Год назад

    Mnshlah hamblyo hamblyo muhanad iyo💉🤴👸💍💍❤❤❤faysa

  • @user-yu2rs3vc6j
    @user-yu2rs3vc6j Год назад

    Aamina abduqadir adiga iyo injooy maad is gursateen

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 Год назад

    Masha allaah hamblyo hamblyo mohaa cade

  • @nafizesaed9253
    @nafizesaed9253 Год назад

    Mashallah 🥰 allow isku barakee❤️💍🥰

  • @istahilshulaac6948
    @istahilshulaac6948 Год назад

    masha Allah wllkyqali Hamblyo Hamblyo

  • @hamdi.mohamed
    @hamdi.mohamed Год назад

    Hambalbalyo muhanad cade Alfa mabruk

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Год назад +1

    Mashaa Allah🤲💜🥰

  • @nestehohussein7942
    @nestehohussein7942 Год назад +1

    Wow masha Allah hambaliyo wllkey muhanad cade boqoradad nabad Allah ha ku keno hambaliyo wey naga dhamatey 😂 itas wakastan

  • @daganubaxcraxmaan4435
    @daganubaxcraxmaan4435 Год назад

    Alle gacanta ha kuu barakeeyo aana cabdi

  • @gobaad_dhuuh
    @gobaad_dhuuh Год назад

    Masha allah hanbalyo hanbalyo hanbalyo muhanad iyo xaskiisa iskuwara

  • @ilhaanaadin5587
    @ilhaanaadin5587 Год назад

    Mshalh qeyr Allah uga dhigo

  • @MuhaaLoveOfficial
    @MuhaaLoveOfficial Год назад +1

    Aamina Masha Allah ❤️🔥💯✅

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Год назад

    Maasha allaah wll

  • @marwamaxamud8945
    @marwamaxamud8945 Год назад +1

    Masha Allah 💯

  • @ayshahfarhan692
    @ayshahfarhan692 Год назад

    Masha Allah

  • @ramlaabdirasaq2609
    @ramlaabdirasaq2609 Год назад +1

    Mansha Allah 🥰😍😍😍

  • @raxmodaahircabdi3779
    @raxmodaahircabdi3779 Год назад +2

    hambalyo hambalyo walalkeena muhanad cade

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 Год назад

    Hampalyo my brother muhanad and dumashi

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 Год назад

    100k hambaliyo abyo

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE Год назад

    Masha Allah Tabaarka Allah 🥰🥰🥰

  • @waled1999
    @waled1999 Год назад

    Hamblyo sister
    Isoo baqda asxabay

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 Год назад

    Masha allh hbalyo

  • @samiradaahir4256
    @samiradaahir4256 Год назад +1

    Masha Allah hambalyo❤️❤️

  • @faatumaibrahim4473
    @faatumaibrahim4473 Год назад

    Masha allaah abaayo walaal jira 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @khadarabdullahihaji7127
    @khadarabdullahihaji7127 Год назад

    Amina abdikader iyo Enjoea inshallah wakhti dhaw 🗡️🗡️🗡️🗡️⚔️⚔️⚔️