QAAB NOOCEE ISKU BARANAY ANIGA IYO DUMASHIDIN😂// Jawabihiii Part 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
    2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
    1-SNAP @Muhanadd22
    2-INSTAGRAM @mumucade
    3-FACEBOOK @Muhanad cade
    Thanks For 131.780Ksubscribers

Комментарии • 186

  • @somaya7038
    @somaya7038 2 года назад +20

    Allah haisku kiin barakeeyo lamane qurux badan ayaa tihin, isha bilaadamka allaha idinka xifdiyo Faiza qurux iyo dumaashi Muhanad

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 года назад +21

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @abrarmohammed5043
      @abrarmohammed5043 2 года назад +1

      اللهم صلي وسلم على نبيناا محمد🤍

  • @ifraaxiitaabdiqaadir2855
    @ifraaxiitaabdiqaadir2855 2 года назад +5

    masha allah Alle ha isku kiin xfdo wllo kuwii lagu daydo Alle ha idnka dhigo

  • @maamanimcahassangaraad5119
    @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +2

    Mansh allah Boqortooyo is calmatay ba alle idinka dhigay waligiin hakala fogaanina dadka qaar farxadiina way dhibta lkn haujoojinina full Respect♥️♥️♥️♥️🤴💍👸

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 2 года назад +4

    Wawa masha allh ilahay haniixifdiyo amiin yaarabi wll qali iyo walasheey🥰🥰🥰

  • @nimcoadan6036
    @nimcoadan6036 2 года назад +2

    Oo masha allah si qurux badan ayaad isku baraten allaha idiin xafido isku waaro abid❤️ ubad qeyr qaba kala hela ❣️💕❤️🌺

  • @aminaomar2782
    @aminaomar2782 2 года назад +2

    Aslaama caleey kum mahanadi cade iyo faisa cadeey Masham alaah alaahu mubaarag waxaan idiin rajeey nayaah farad waligiin amiin kuwaarah garland caafimaad qabtaana ilaah y haydi siiyo amiin

  • @koosibrahim9851
    @koosibrahim9851 2 года назад +2

    Masha alaha masha alaha ilahaya ha isken barakeyo jiro joga

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 года назад +3

    Masha allaha ma couples muhanad cade and dumashi Faiza farxad kunolow abid wanijeclahy damatina hambalyo markale 💯💯🥰♥️💯🤲🍬♥️🌷🌷🌼🌼🌼

  • @fosiyoxasan3819
    @fosiyoxasan3819 2 года назад +7

    Wan yara rage so duceya bal wuxu ula jeda an filaa gurka wanka yara rage iso duceya bal

  • @fartuunabdullaahi8033
    @fartuunabdullaahi8033 2 года назад +10

    Wan idin salaamay waxan si qaas ah u salaamayaa dumaashidey faiza cadey dumashii qaali waxan kudhihi lahaay dad kujecel kusoo dhawoow marka xigtane waxan idin leeyahay ilaahey aawlad bariyaal ah allaah idn siiyo nolashiina iyo dumashi wajigeeda bareyfad ha in ahaado suaall ayaan wataa oo ah dumaashi malaaban dontaa mise Malaysia ayeey joogesaa aad ayan idiin jecelahay jir oo joogo kunjeer 🥰🥰❣❣👍

  • @habibaabdisamat9496
    @habibaabdisamat9496 2 года назад +3

    MashaAllah Allah hanuska barakiyo

  • @nimcocabdullahi2204
    @nimcocabdullahi2204 2 года назад +1

    Mansha Allah Allah ha isu kiin barakeeyo walalaheyga

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 2 года назад +5

    Masha Allah Alle ha idin barakeyo mamadasne wey mahadsabtahy madama ey isbarashadina sabb unoqotay family qurux bdn aan aaad u jeclahay ayaa tahin 💯

    • @najmonajmo7131
      @najmonajmo7131 2 года назад

      Weye kawenta thye muhanata dumashideye hadan qayaso sori qalata ha ii fahamin sori yaaha

  • @faadumosaid6431
    @faadumosaid6431 2 года назад +2

    M.a wll allaha idin dhawro nolashiina farxad kudhamaysta

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +3

    Manshallah 😍 muhanad iyo xaaskisa 🥰✌

  • @fatumabashir9238
    @fatumabashir9238 2 года назад +5

    mashaalah qosol igu disheen cawa💖💖😙😙

    • @suuro7093
      @suuro7093 2 года назад

      Ha wan ugu Tala galay 😏 TaaS thanks 😌

  • @aishaomarhassan9933
    @aishaomarhassan9933 2 года назад +6

    Masha Allah ♥️♥️♥️💯👍

  • @Ma_Ah_Mo
    @Ma_Ah_Mo 2 года назад +5

    Msha Allah tabarakala 💞🤞💕

  • @niciimacilmi-4597
    @niciimacilmi-4597 Год назад

    masha allaah mansha allaah lamane qurxu badan bad tahiin muhanad waxad thy qof aadu caqlibadan walahi wll sharfa ku nolow intay nololi jirto idan alle

  • @nuurulceyn9838
    @nuurulceyn9838 2 года назад +2

    M.a family qurux Bdn allaha isku kiin barakeyo wllky iyo walashey ❤❤❤❤

  • @fosiyashire9646
    @fosiyashire9646 2 года назад +3

    asc waan idin salamay ilaahay ha iskiin barakeeyo midka xigta afka aad xiranayso iska dhaaf waayo kamaal arintiisaa lamoodayaa arintiisii

    • @anasmohamoud8621
      @anasmohamoud8621 2 года назад

      Wcs inaa arko aarabaa lee maa iska dhahdid only kftan ani xitaa wakula qabaa wayo ina arko aarabaa inay ka weyntahay ama ay ka yartahy😂😂😂

  • @cabdifataxcalikarigeyshan7638
    @cabdifataxcalikarigeyshan7638 2 года назад +2

    Masha Allah lamanaha keyga keep going

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 2 года назад +2

    Mnsha allah family qurux badan

  • @mohamedrobinio3730
    @mohamedrobinio3730 2 года назад +2

    Mash allh horey u socda🥰💥

  • @saharaahmed7136
    @saharaahmed7136 2 года назад +4

    Wll iguqaaliya tihiin iskuwaar

  • @najmabilow9093
    @najmabilow9093 2 года назад +1

    M.a keep going my love siz and my love brother❤️❤️❤️

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 года назад +1

    Masha Allah farxad ku nolada🤲🏼🤲🏼💯💯👏👏

  • @xassanshariifka8110
    @xassanshariifka8110 3 месяца назад

    Welcome back

  • @dhayiba5423
    @dhayiba5423 2 года назад +2

    naag kawayn ba kudhaqi kadha
    msha allh beautifull family

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 2 года назад +1

    Mansha Allaaha beautiful sister ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 2 года назад +2

    masha allah hure u socda

  • @ana2604
    @ana2604 2 года назад +2

    MIDKLE gabdha ha hadashee markeeda u daaa hadalka faiza qrx

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 2 года назад +1

    Subxanallaah maxaa somali ka qaldan noloshoodii dhamayd ee private ka ahayd media ayey taala maantana ilaa qolkooda jiifka ilaa suuligooda waxa dhex yaala dhamanteen waan ognahay.subxannaallaah noloshiina Alle haydiin barakeeyo ka daaya bablig

  • @saharaali596
    @saharaali596 2 года назад +2

    M.a iskuwara bro

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 года назад +4

    Codkiinu gaaban yhy in badan do qoray

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 3 месяца назад

    Masha Allah Tabaraka ALLAH

  • @bishaarobisharo9149
    @bishaarobisharo9149 2 года назад

    Wlhi wll ad baan idiin tageeraa is kuu waraa abiid wan idhin jeclahay ❤❤🥰🥰🥰 ilahay ila xuun idhin maaa tuusoo farxad iguu nooladaa intay nolol jiirtoo

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 2 года назад

    Masha allah allaha isku Kiin barakeeyo 💐💐💐💐

  • @AyannaCumarr
    @AyannaCumarr 3 месяца назад

    Mshlh wan Idin jeclh wlhi ❤ale hydin barkeyo wll jiro joga❤❤❤

  • @saafihashi3872
    @saafihashi3872 2 года назад

    Bro hanbalyo masho alaah isku wara wiil iyo Gabar insho alaah

  • @ana2604
    @ana2604 2 года назад +2

    Full history no sogaliya sida iskubarateen

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 месяца назад

    Maxay wejiga uqarisaa mayey ilkaladahay

  • @isramaxamed4994
    @isramaxamed4994 2 года назад +1

    Masha allh wllo

  • @saadiaibrahim9484
    @saadiaibrahim9484 2 года назад

    Mansha allah hambalyo ilaahey ha idin xifdiyo

  • @ikranmohamed8923
    @ikranmohamed8923 2 года назад +5

    Fav couples 💓💯🥰

  • @yazmintaayuosuf8382
    @yazmintaayuosuf8382 2 года назад +1

    Wll mar kasta maxa kofiyda uu xidhata

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 3 месяца назад

    Dimashidena maxe wijiga uu kharinee mee na tusto

  • @hafsaabdirahman4519
    @hafsaabdirahman4519 2 года назад

    Mashallh tabarakallh

  • @NasraAhmed-mz4nf
    @NasraAhmed-mz4nf 3 месяца назад

    Masha Allah❤❤

  • @zamzamnoura6319
    @zamzamnoura6319 2 года назад +4

    War qofta ma iska firisay amay sided carura sodhashay osidi kamal kugu dhacda watan afka qarinese

    • @maamanimcahassangaraad5119
      @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +1

      Adiga Mau fiirinee mise adiga Qof horey uso qayaanay dhex sur Rufiyaan war badan GABADHA Kadhamow shuwayahey maalaayacniga ah uff😂😂

    • @Mimihxo
      @Mimihxo 2 года назад +2

      Naa sidaado kale faiso laguma gursan qudba siiro ee afkada uraayo lamanaha quruxda badan kajeedi cajuuza yahay

  • @somspice4500
    @somspice4500 2 года назад +2

    Odeyga gabar yar buu helay marka wuu kala badbatey. Timaha soobero sida saxibka kamal kofiyad un ey madaxa kuu sarnaane

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 2 года назад +1

    maansh allaah

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 2 года назад +2

    First person

  • @mariamohamed5489
    @mariamohamed5489 2 года назад +1

    dumaashideen ilba yar😂😂😂

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 2 года назад +1

    MashaAllah ❤❤❤

  • @Mimihxo
    @Mimihxo 2 года назад +2

    MashaAllah nolal farxad leh waligin kunoolada lamanaheyga aan jeclayahay

  • @talisohajji8091
    @talisohajji8091 2 года назад +1

    Haduu sanad socday gabadhi malesia joogty side iskujecleedeen marka?

    • @maamanimcahassangaraad5119
      @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +2

      😂😂😂 Taaas wu Jeclaa Yaa kuyiri Ma sheekadaas iyo Qoftaas waalaneed ayad aamintay😂😂 Maskiin iska aamus suaashaadana La laabo sxp😂😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 года назад

    Masha allaa familiy qux badan 👍🥰🥰🌹

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 2 года назад

    Muchtion ayey mamadu kuu dhigtey Malaysia iyo Naag Afka so duubayey salaamaad waxey isu Qarineysey qabtaa weyna kaa weyn tahey

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 3 месяца назад

    Mnsh allah ❤😊

  • @sahraruun4195
    @sahraruun4195 2 года назад

    Farxad ku wara insha allh

  • @لولومحمد-ح1ت
    @لولومحمد-ح1ت 2 года назад

    Calafkaaa shaqeeeynaayey guuleeesta yaarab

  • @zamzamyuusuf6150
    @zamzamyuusuf6150 2 года назад

    مان شاء الله تبارك الرحمن

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 года назад +1

    Wcs

  • @mkwama5555
    @mkwama5555 2 года назад +2

    Asc muhanad cade iyo dumash
    Waxan rabnaa ina dumashi dadka an kabaranno sas ey taxo wejigeda natusi maserka jooji😂😂😂😍🙏

    • @cabdiyosahalguha7038
      @cabdiyosahalguha7038 2 года назад

      wasas waxlaqariyo quran baajiro inta nago racsan lov sar

    • @hafsomohamed8216
      @hafsomohamed8216 2 года назад +1

      Oo afkeda qarsone qof ka yaqan wagaran kara lkn kadaya reerka tushushka

  • @mahamedabdinasir1191
    @mahamedabdinasir1191 2 года назад

    Maaxay wajiiga uqarsaanesa oohayo

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 2 года назад

    Mashaa allah

  • @nuuneycabdullahiyare5270
    @nuuneycabdullahiyare5270 2 года назад

    Maasha Aallah❤️❤️❤️

  • @zabaadmam4458
    @zabaadmam4458 2 года назад

    M.a isku waara

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 месяца назад

    Oo gabadha somali uma qabine

  • @marwacabdi5399
    @marwacabdi5399 2 года назад

    Oo Islamabad qabtaaye🥵🥵🥵🤣

  • @sadaamcabdi6965
    @sadaamcabdi6965 2 года назад

    Wajiga xiran maxaaa ko qarsan

  • @aslimuusexasan5025
    @aslimuusexasan5025 2 года назад

    Codka dhereeya yaaqy

  • @luulismaciilosman3895
    @luulismaciilosman3895 2 года назад

    Wallee shekedii kamaal ayaa kusocotaa

  • @sadaamcabdi6965
    @sadaamcabdi6965 2 года назад

    Qof weyn ey u egtahay wajigana way qarsatay maxamed buskod iyo kamal yeysan kogo dhicin

  • @fadumomuuse5154
    @fadumomuuse5154 2 года назад +1

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nasragambool2925
    @nasragambool2925 2 года назад

    Soomalia Kuma dhalan miyaa somaliga dhib buu kugu yahay

  • @maryanmohamed939
    @maryanmohamed939 2 года назад

    wasc

  • @safiyajamac4613
    @safiyajamac4613 2 года назад

    👍👍👍👍❤💓❤

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 Год назад

    Kuwygi

  • @alinmohamed5661
    @alinmohamed5661 2 года назад +1

    YAAHUU WAR NIYOW DUG 5 DHAL AH WAAYE KKKK WALAHI TAN ISQARESKEDA HADDII AAN FIIRIYO DHACDADII KAMAL ABDUL AYAA SOO XUSUUSTEY YACNII 9 CARUUR AH AYAA II HEYSAA

    • @maamanimcahassangaraad5119
      @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад

      Waryaa doofaar dhilada kudhashay was maxad karabtaa gabadha Ma dhoocil dubees rabto miya tahay maxad adigo Qof weyn ah UGU Mashquuleysa dadka mideeda kale dunida way socota lkn adiga iyo kuwa kula midka ah waxa laga so Tagay maxad ugu dhagan tihiin mise Qof kuqancisa wesay Yaanan bahalka lagaa Goosan 😂😂

  • @ifraxabdilahi3795
    @ifraxabdilahi3795 2 года назад +6

    war qoftu wxy u egthya tiiii kamal fajida u dhigtay 🤭

  • @bosteyomohamed-sn5zv
    @bosteyomohamed-sn5zv Год назад

    Maasha allaah illaah ha idin barakeeyo

  • @foozia426
    @foozia426 2 года назад

    Maasha allaah

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 2 года назад +4

    Muhad wuu iga qosilyay walhi adiga ma mada ba la hadleyse wax mesha marayo maxa ka rabtay dumashi wa ka nixisay pARt2 please wa qoslay walhi horey usocda

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 года назад +15

    Nabiga ugu kherka badan ugu neh danbeyey waa nabi maxamed صلى الله عليه

  • @shukriali3911
    @shukriali3911 2 года назад +5

    MashaAllah Tabarakallah Allaha idinbarakeeyo idin xafido Ameen Yaa Rabbi Waan taageera lakin marna comenti idinma soqorin tanse waa Duco o aan hawada idin somarinayo Farxad ku waara Ubad kheyr qabana Allaha idinku Bishreyo Farxadiina wa Farxadeena Guuleysta waxa tihiin Lamane kudasha mudan il Insi iyo Jinni Allaha idinka dowro

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 2 года назад +7

    Akfaaan xiiraaan oo la furayniiin like kamaal abdul ma fahmiiin 🤐🫣🫢😵‍💫😷

    • @huhshta
      @huhshta 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @somaya7038
      @somaya7038 2 года назад +3

      Waxeey rabtey sameyn adhiga maxaa kaa galay, xuman intaad raadis ayaa tahay ee ishada xasidka lamanaha quruxda badan ka jeedi

    • @Mimihxo
      @Mimihxo 2 года назад +1

      Hadad caqli leedahay gabar walaasha ah kumad mashqulteen. Mashqul dadka jooji oo nolal sameeyso

    • @maamanimcahassangaraad5119
      @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +1

      Waxa layaableh naag naag kale kumashqulsan Ma Muhanad ba kudaadiyay Mise si kale AYAY uganaysa iyada iyo kuwa Lamidka ah af ayaad leedahay AYAY isaga hadlayaan Qashin kadhamow GABADHA😂😂

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 2 года назад +1

      Qayrka ku mashquul qorshe dhaanta jirtA

  • @AshaAbdulah-t2v
    @AshaAbdulah-t2v 3 месяца назад +2

    Masha allah

  • @guudocismaan4558
    @guudocismaan4558 2 года назад +7

    masha allah

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 2 года назад +6

    Mash Allah wllo ❤ 💖 💓 💕

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 2 года назад +4

    Masha Allah Party2 noso bobsiya🙏🥰😍♥️🌹🌹

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 2 года назад +3

    Wallow gbdhan miskintaa maxa u qasbee neeftaba ku dhagtee ma iska dhaaftid bisinke wey xishonesaa side ila thy afke xiratay cafimad mo oho sane kaligaa lee ma iska dubatido

    • @Mimihxo
      @Mimihxo 2 года назад +2

      Adhigu maxaa nin iyo naagtisa kudax galiyeye

    • @maamanimcahassangaraad5119
      @maamanimcahassangaraad5119 2 года назад +1

      @@Mimihxo 😂😂😂 wlhi jawabteeda siisay Nin xaaskisa qasbaayo Muhanad Ma ahan ee kadhamow rerka Cusub💑🙏🏽

  • @abdirahiinmuse549
    @abdirahiinmuse549 2 года назад +2

    Niyahaw.xaskakada.xadiikale.afkakafur.nagdaxacadabin

  • @susanxared5864
    @susanxared5864 2 года назад +2

    mash allah mamadas thnk u leyhy idinkuna isku waara plz private inaa wixina gashatana isku daya insh allah shukran muhannad iyo faiza❤️❤️

  • @ima6291
    @ima6291 2 года назад +1

    Maxay isla qarinaysa wali malagu gadi rabaa sidii kamaal cabdul hayeey timir lafa ku jirta

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 2 года назад +2

    Mashllah alle ha isku kiin daayo inshllah ubad khyr qaba ha idin kala siiyo

  • @haniadem1859
    @haniadem1859 2 года назад +2

    Lamaanahayga Allah haydin barakeeyo waan idin jeclahay qalbiyan wllhi.
    From hargaysa

  • @fazzuomar156
    @fazzuomar156 2 года назад +3

    masha allah alle haydin xafido