Kumuu Ahaa Kirishbooygii Madaxweynaha Noqday Ee Xukuumadiisu Saxeexday Is Afgaradkii Murankii...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 8

  • @abdikariinhassan8621
    @abdikariinhassan8621 2 года назад +2

    Mohamed boosh keep going wariyaha qudha ee aan saab tv ka taageero

  • @abibakarmawliid9111
    @abibakarmawliid9111 2 года назад +1

    Hormar wanagsan wariye

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 5 месяцев назад

    Nin qunyar socod ah walee Xassan Sheikh ma ahan balaayo kula safar badnaate 😎

  • @ibnuqoobey9339
    @ibnuqoobey9339 2 года назад +1

    Warkaaga waa mid la fahmi karo boosh

  • @wacaysmaxamuud7595
    @wacaysmaxamuud7595 2 года назад

    Waa wariyiyaha kaliya aqoonta kurdhiya

  • @mahdiali8874
    @mahdiali8874 2 года назад

    Aan ku saxo. Lacagta kenya waa lagu sawiray. Anagaa Nairobi joogna na weeydii.
    Waryaha warka inta uusan sheegin ha iska hubiyo aqbaarta. Hadii kale ceebtaan oo kale aa kugu dhaceysa.

    • @user-dw6qy9ev1m
      @user-dw6qy9ev1m 24 дня назад

      Waligay ma arag lacag u kusawiranyhy madaxweyne kibaki waxuna aha madaxweyne wanagsan on sidedisi sanaba jogay

  • @siciidcabdiwahaab3401
    @siciidcabdiwahaab3401 2 года назад

    Lacagta iska hubi