Kali Got Talent - Shabeele (Wiil hees anu lahyn sheektay)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    / dalmar_d
    / caweyskadalmar
    Instagram / caweyskadalmar
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram / caweyskadalmar

Комментарии • 119

  • @qadanqueen3478
    @qadanqueen3478 7 лет назад +6

    manahallah wariyuhu waa shaqsi wanagsan wiilka hore muraalka ayuu udhisay

  • @abdifatahabdul31
    @abdifatahabdul31 7 лет назад +5

    maxamed somali wariye jira wlhi

  • @abdirhmnhassa6088
    @abdirhmnhassa6088 8 лет назад +1

    wariyaha waa nin aad u fcn msh allh saasa dadka niyada logu dhisaa

  • @sakiyaali2139
    @sakiyaali2139 7 лет назад +4

    wariyuhu aad buu u mahadsanyahay laakiin labada nin iyo naagta xun saaxiib halaga badalo fataaliinta xun

  • @abdiraxmanhashi9451
    @abdiraxmanhashi9451 8 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk way shidan yahiin reer godey viva godey gacalo prod tu be reergodey

  • @dalmaryare4794
    @dalmaryare4794 8 лет назад +3

    qofka niyada lagama jabiyo ee kali got talent dad wada halaga badalo fadlan

  • @kayseyarkadeutschland1083
    @kayseyarkadeutschland1083 8 лет назад +5

    axmed daahir waaa reer mii walahay Dadka sidaa lagumadhaho

  • @muzjeo641
    @muzjeo641 8 лет назад +1

    war dadkan axmaarta waxay sameyeen ayay koobiyeeyan walaahi ogaaden illaah baa u maqan

  • @fariihagamaal2943
    @fariihagamaal2943 6 лет назад +2

    Wariyah ayaan Ku haysta naagta iigu daran doqontah😪😪

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 6 лет назад

    Xabashiga waa uu Gud bay Wiilasheenana maya war Naga taga uuf Gaalo jeelka waa la idin yaqanaa

  • @aymancadey8612
    @aymancadey8612 6 лет назад

    War ku waan xasisana wlhi dad ka niyada aye ka dilayan qof bila .adan ka niyada lo dhisa wayo wuu da.daalay in badan hada niyada uu dhistan inata dhimana wuu sii da dala masha allh waryaha sii ficn ayuu niyada igu dhisay dhalin yarada sharaf ku nol wll waliga

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 8 лет назад +9

    Hal qof Waa inuu niyada u dhisaa wiilka ogaadeen caqliga futada idinka galaye kkkkk

  • @nimoqalibi934
    @nimoqalibi934 8 лет назад

    dadka ha caayinee sii fiican Ula dhaqaama .salaan from uk

  • @qalbideeqa4974
    @qalbideeqa4974 8 лет назад +2

    axmaradana way gudvinayan somaludana way bahdilayan bal eega

  • @khadarmohamed8858
    @khadarmohamed8858 7 лет назад +6

    only xirsi uunba wax qiimeyn kara yaa igu raacey

  • @chinitochanostar7686
    @chinitochanostar7686 8 лет назад +1

    Xitaa geeraarka horay ayaan umaqlay filinkii man ayaa laguturjumay

  • @abdiwaasacfj8161
    @abdiwaasacfj8161 9 лет назад +1

    Good morning

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 8 лет назад +1

    wariyaha waa rageedi

  • @feestoahmed3172
    @feestoahmed3172 8 лет назад +13

    waar maxaay ahaayeen kuwani cidii masuul uga dhigatay inaay barnaamijka u dhiibtay ayaa ka waalan, qofka bini aadamka ah niyada lagama dilo wax walba dadaal ayaa lagu keena, inakana waxan kula talin lahaa inuu dhanka heesaha iska daayo xaga gobayada iyo abwaanimada ayaa uga fiican

    • @abdisalamfarah9344
      @abdisalamfarah9344 7 лет назад

      Kkkkkkk........
      Ha na la yaabin walaal, la is ku ma digto e, dad diinta doqonniimada haysta ayaa aan nahay e! Ilaahayaga nacasnimada iyo laaqashada ayuun baa aan raalligelinaynnaa!

    • @caddehelper1351
      @caddehelper1351 6 лет назад

      Waa sax garyaqaanka wa inuu cadaalad ahaadaaa wa gudubtay iyo ma gudbin ma aha niyad jibis iyo qaladkaaga laguu sheegay from mugadishu xamar cadeey
      5☆ta somalia guul wacan

  • @jooqle697
    @jooqle697 8 лет назад +1

    xaasidiin weeye

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 8 лет назад +3

    3 daadka gala saraya aygaba ubahan ila saxo

  • @digaalecompany4621
    @digaalecompany4621 6 лет назад +1

    Adunka waxaa ugu daran reer baadiyaal halaga dhigo
    Garsoorayaal
    Sadexduba waxaa weeyaan xaran

  • @geraarajpoeml6087
    @geraarajpoeml6087 8 лет назад +1

    pls iska dhaf

  • @user-ez9hv3zo6r
    @user-ez9hv3zo6r 6 лет назад +1

    walahi dadka qar heestay ayay barteen lkiin xalkedii mahayan

  • @nawalozoon7370
    @nawalozoon7370 8 лет назад +3

    Waxan mey walan yihin

  • @mohametzomalimedia8522
    @mohametzomalimedia8522 6 лет назад +1

    Waxay wxn aanba garanaybaH maamuL walipaH nin iyo naagtaH walpaH izagay kudayanayzaH

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 6 лет назад

    War kan duliisanaa Uuf War ilmaha Niyada ha ka jabin wariyaha idin Dhama Uuf from Godey Gacalo

  • @libanahmed3950
    @libanahmed3950 8 лет назад +4

    wlhi hadaad jahilin rabto kuwan iga dheh

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 8 лет назад +5

    Got Talent bal Af Somalia ku sheega ?

    • @lil_jeke
      @lil_jeke 6 лет назад

      Cadnaan Montolivo *hibeysan*

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 6 лет назад +4

    kkkk kulaha AGAAH KK

  • @abdirashiidhassan994
    @abdirashiidhassan994 7 лет назад

    gabadhaa garsoraha ah address keeda yaa isiinaya

  • @gacalofficial4811
    @gacalofficial4811 7 лет назад

    Www masha hora usocda

  • @abdikafialiabdinour2956
    @abdikafialiabdinour2956 8 лет назад +1

    midka ugu horeeya wuxu dhaho labadaan kale maxaa udhahayaan war dookhaaga adaa leh midka ugu horeeya garsoorayaasha baadiyaa laga keenay wax uu ogyahay maleh

  • @noaha5484
    @noaha5484 8 лет назад

    Waaa sedex doqon, dadka niyada lagama jabiyo lagumana ceeneyo dunida waxaa ku filaan qofka madaan gudbin,

  • @ayyoubinhoayyoubinho1146
    @ayyoubinhoayyoubinho1146 8 лет назад +3

    marka hore nagta laba da non bay kudayani

  • @marwamaxamed8552
    @marwamaxamed8552 8 лет назад +2

    Waa dhalin yar oo sokacayse hakadilina niyadda waxana losameyey bandhign inlagu dhiiri galiyo dhalinta sokacyse iskasaara qabkan idinku hira oo dadka caadi uladhaqma

  • @abdiwalidhabbake
    @abdiwalidhabbake 8 лет назад +2

    kuwa dadka dhex dhexadinaya ma ahan dadki loogu talagalay inay wax dhex dhexadiyan aqoona uma lahanbarnamijkaan oo kale waa inay soofiriyan barnamijyadaan oo kale qaabka loo qabto

  • @amenfaro1140
    @amenfaro1140 3 года назад

    Waar ree jigjiga waawada dhiish caadiya anaa dhaamee 🤣🤣🤣🤣

  • @siciid666
    @siciid666 8 лет назад

    aaad. baan. oga xumahay. dhalinyrada. wadanki in. mustaqbalka la lumiyo 1972 ayay hada joogan

    • @caqliquute2343
      @caqliquute2343 8 лет назад

      Waa la dhisayaaaye miyaa la luminyaa ina ciisa dheeroow

  • @ukrimaali9415
    @ukrimaali9415 6 лет назад +2

    Wlh sorry wariyuhu waa geesi lkn kuwani waa khalas

  • @abdihakimabdinor2932
    @abdihakimabdinor2932 4 года назад

    2 nin iyo naagta waa kuwa xun xun

  • @somaligermanromantic5869
    @somaligermanromantic5869 5 лет назад

    Aaqil Dareen inta tageerto like saara 💖👈👍

  • @mustafeabdi529
    @mustafeabdi529 7 лет назад +1

    lkn best wariye ninrageed qofkaniyaduu udhisayaa sadexdan

  • @samawade2498
    @samawade2498 5 лет назад

    Caruurta niyad jab ayay ku rideen

  • @tekahammedjama6233
    @tekahammedjama6233 8 лет назад +1

    Lol ku waan qatarta iska dhigaayo yaa wax usheega ayagaaba ebar ah

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 6 лет назад +1

    Garsoorayaasha Ayaan ba ka yaabay miyaney ku jirin Mid xataa wax yeela waa maxay is wada raacu

  • @sulaymangalbeed3464
    @sulaymangalbeed3464 8 лет назад

    war yaada heee doqomadan meesha halaga qabto uf sadex caran weeye waxan markay meesha kabadala niyada dadka u dhisa

  • @dadsgirl721
    @dadsgirl721 7 лет назад +2

    xayawaano kuma dhimno kuwaan o kla hda argto aqli nus dhibic xitaa kuma jirto ufff

  • @ahmedjamajowle1222
    @ahmedjamajowle1222 7 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkkk

  • @hassanmuhumed9697
    @hassanmuhumed9697 7 лет назад +1

    war meesha waxba axmaaro aya garsoore laga dhigay xabashidi ayay wY gudben leyihin

  • @najadahmed5664
    @najadahmed5664 8 лет назад

    Qosolkaagi ciyaalbuu noqday

  • @abdisaqyussuf244
    @abdisaqyussuf244 3 года назад

    Xirish Hala badalo

  • @shaariqacumanacaha8120
    @shaariqacumanacaha8120 6 лет назад +1

    Waar naGtu waa reer miyaD wa zidu kasi zhegy kaGa dhgty

  • @apdynajip527
    @apdynajip527 7 лет назад

    Qosol dheh

  • @umadasomaliyed6688
    @umadasomaliyed6688 7 лет назад +1

    wad fiican tiihiin siidaad uuso badhiigteen barnamiiji kaa lkn kaarsoorayasha waxan kula taaliinaya iin ayay qoof kii haadha niiyada uu dhiisan taa labad qof kuu iila uu kaa dhamaysanayo wuxu soo badhiigayo uu daayan aaa qurux badnadan anba haa xuumadan waa iiga taalo

  • @mustafeabdi529
    @mustafeabdi529 7 лет назад

    sadexdan barmaabushka daadihinay Aayaaba 0 eber ah dhalinyarada niyadaa loodhisaaa

  • @abdeshakoregal7347
    @abdeshakoregal7347 7 лет назад +1

    kuwa meshan joga ayagaa u baahan tababar xataa hadaysan sio bixin si niyadda loogu sheega.

  • @ekhwanmata8035
    @ekhwanmata8035 9 лет назад

    kkkkkkk bila macni

  • @hassanmuhumed9697
    @hassanmuhumed9697 7 лет назад

    xabashiga waad gudubtay aya la leeyhy

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 7 лет назад

      Hassan Muhumed de wuu shaqaystY 😂

    • @nagad.indhoa6685
      @nagad.indhoa6685 7 лет назад

      Hassan Muhumed Somalida ajanim jacalka ayay ku canbexeen wll hala yabin waa cadadode

  • @cukasha909
    @cukasha909 6 лет назад +1

    Dansigaaga fican lkiin movkaaga qurxoon waxaas hadaa nin weynku hadla miyaa

  • @liibaanaadan6824
    @liibaanaadan6824 6 лет назад +1

    Hhhhhhh

  • @shaariqacumanacaha8120
    @shaariqacumanacaha8120 6 лет назад

    RaGuna garsorayaal ma noqon karaan

  • @khadarhna6289
    @khadarhna6289 6 лет назад

    Doqmo IGA dheH

  • @awalmohamed6077
    @awalmohamed6077 6 лет назад

    wariyuhu waa nin fcn waa reer magaal walahi waayo labada nin iyo gabadhuba wuu ka khatar sanyhy niyada ayuu udajiyey walahi been mahin lkn seddexdu niyada ayey dadka ka dilayan

  • @abdirashidmohamediye560
    @abdirashidmohamediye560 6 лет назад

    Wariyaha barnamijka. Thumpsup.

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 8 лет назад +3

    wllo sidaaa loolama dhaqmo dadka adba way kugu dhici kartaaye

  • @abdixogsade5172
    @abdixogsade5172 6 лет назад +1

    badawbay wax doorta ku yidhaahdeen idinku is saxa badawyay

  • @adecyare7818
    @adecyare7818 7 лет назад

    kkkkkkkkk wax kale ayuu la imaaday mesha

  • @isahakahmed2948
    @isahakahmed2948 9 лет назад

    First comment

  • @darwiishdarwiish392
    @darwiishdarwiish392 5 лет назад +1

    Hhhhhh wlhi maba naxayo kan sheeganaya heesta uu san lahayn wuuba kusii indho adagyahay

  • @siraajinur2638
    @siraajinur2638 7 лет назад

    kameraqaadahaan aan cagaha dadka duubi karin muxuu ahaa?

  • @waxaro-raacchanale250
    @waxaro-raacchanale250 5 лет назад +1

    Indha cadays. Com

  • @thekolestking5622
    @thekolestking5622 4 года назад

    Sxbky baydhabo

  • @SalmanSalman-yh3pk
    @SalmanSalman-yh3pk 6 лет назад

    j

  • @Waarufmedia188
    @Waarufmedia188 4 года назад

    kaani Garoosor ma ah uu niyaad jabinya dhalinyarada Ahmed daahir

  • @ahmedjamajowle1222
    @ahmedjamajowle1222 7 лет назад

    dadkahaduuaqoon oowax yar kakhaldamo niyadaa loodajiyaa

  • @samirlike1109
    @samirlike1109 8 лет назад

    men their mean dadka ayy niyada kajabinayaan anu waxaa kudhilahaa kuwaan Masha haa laga qabto their mean get ready her

  • @ahmedjamajowle1222
    @ahmedjamajowle1222 7 лет назад

    aqasreerjigjiga mayaqaaniin sidaqofkalooda jiyo

  • @cukash1591
    @cukash1591 8 лет назад

    wllhi wakanaxay maskinka so sorry

  • @adecyare7818
    @adecyare7818 7 лет назад

    kkkk wlhi ninkaan funny boy waye

  • @wiillgarre8294
    @wiillgarre8294 8 лет назад

    HHHHHHHHHHHH

  • @ahmeddjcpra8986
    @ahmeddjcpra8986 8 лет назад

    Kkkkkk

  • @faizalaliowdanbey1597
    @faizalaliowdanbey1597 4 года назад

    HhhHh kulaha agah

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 6 лет назад

    Wiilka koofiyada caadi maah walahy codba ku duugan

    • @naaifjofficial9032
      @naaifjofficial9032 6 лет назад

      somali hana hilaa wlhi hadaan arkay ma ila aragtay
      kuwaan meel kalee ku mashquulsanyihiin

  • @dhijelove4748
    @dhijelove4748 9 лет назад

    kkkkkkkk Agah

  • @abdullahigeedi2106
    @abdullahigeedi2106 7 лет назад +1

    Kuwa kudiga ah wax jiro ma ahan 👎👎👎

  • @hamzahniiv9910
    @hamzahniiv9910 8 лет назад

    Kkkkkkkk

  • @zekeriamuse6055
    @zekeriamuse6055 8 лет назад

    kkkķ

  • @maanochanel2391
    @maanochanel2391 7 лет назад

    waar lkn kuwani waa eber waxay sidani bisinkee

    • @sulkasaad5102
      @sulkasaad5102 7 лет назад

      habeenkaan waan joogay halkaan new police baaba idili gaadhay hhh

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 7 лет назад

      sulka saad hhhhhh walahi waa runta kuwa cawadhin ahba jogay hhhhhh 😂 waan xasusta anba

  • @maanochanel2391
    @maanochanel2391 7 лет назад

    kkkkk anaa samaystaydee

  • @callofdutywarfare1121
    @callofdutywarfare1121 8 лет назад

    wtf

  • @wizdalmar7559
    @wizdalmar7559 8 лет назад

    the worst judges ever

  • @najmaahmed1440
    @najmaahmed1440 8 лет назад

    kkkkk

  • @SalmanSalman-yh3pk
    @SalmanSalman-yh3pk 6 лет назад

    j