Wll waad mahadsantahay, waan dhowahay in aynu kala faaiidaysanaa waa waxa halkan aynu iskugu nimi wll, Anigana xagxagasho iyo xangaruufo igama ahee waa lawadaagid inta aan ka aqaano ama looga yaqaano deegaanka aan ku barbaaray, marlabaad mahadsani wll.
Rag qiimo badan ayaa is helay boqortoyo wan idin salamay
Sami weyan ee zNi mahn ha khaldine
Samadoon Calanside tiisa ayaa ugu daawasho badan, waxaa ka badan un Muxyidiin Shaahiid.
War qashin ka kawada meesha
Saani ii maqla waa sifiican idhagayso
Sani waa sifican ìi mqala
Ka dhima abwaanka iyo fanaanka waad ku dhegteene saani waa un si wngsn iimaqla
Halkaan falanqeyntiina waan dhaliiley 100%, mana ahan in meeshii daawada loo raadinayey aad far bugta kugodaan.
Zaanik waaye qofka sineysta, balse saani waa si buuxda iimaqla abwaane.
Keep gonig my brother
Waawareey wlhi dhantadan waa idaba martay saan usugaayay iyo seey iidaba martay ismalahan abwaanka iyo cukaash salaan gobeeyd 🙏
Saani ii maqal waxay lamacnatahay sinadiif ah iimaqla
Saani imaqla waa siwanaagsan iimaqla weeye
Abwaan Saani iimaqley waxaa lagawadaa siwey iimaqley ok Abwaan
Abwaan tabiye waxad ahyd seegaan dhaadhi maxaa kugu dhacay abwaanku waxa ulajeedaa misaan ha.iimaqlo aan ereyada aan dhaadhaco
sani iimaqla waxaa laga WADA sifiican cml
Ayuuw kawadaa
Safi imaqla weyan
M,a
Kkkk
Wlhi maanta waan qoslay saani macsilow ayaan u aqaanaa ee waaxay waxani kulahaa abwaan tabiye!
Ereyga ama kelmeda: saani waxay lamacno iyo miisaanba tahay kelmeda ama ereyga caadi,
Saani iyo caadi waa isku macno isku miisaan,
Saani marka ay macsilow tahay waa carabi, soomaali macnokale ayuu kuleeyahay macsilowgu,
Horta wall lahajad iyo luuqad wey Kala yihiin sidas darteed saani waxaad dhahday caadi ayey lamicno tahay wayahay caadi lafteedu iney carabi tahay sow ma,ogid
Wll carabi waa (عادة) waana kala macno inta aan ka aqaano abwaane, adiga ayuunbaa inoo kala saafidoona wll
Bile waa muhiim inaan Kala FAA iideysano afsoomaligana ma cadadna soodhawoow 🙏
Wll waad mahadsantahay, waan dhowahay in aynu kala faaiidaysanaa waa waxa halkan aynu iskugu nimi wll,
Anigana xagxagasho iyo xangaruufo igama ahee waa lawadaagid inta aan ka aqaano ama looga yaqaano deegaanka aan ku barbaaray, marlabaad mahadsani wll.
Wa simtag san i maqla
Abwaan adigii ayaaba ciyaal sey walahi noqdey saani waxaa laga wadaa toos imaqla
saani : waa tuus ii maqla
Fcn ii maqla weeye
War abwaan dhaantada cali dhaqan iyo muna bilan noo falaqeya
saani ii maqla waxay lamid tahay
sifiican ii maqla
sifiican ii dhageysta
Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk
Sifican ii maqla weeye
Kkkkkkkkkkk
🇸🇴👏👏👌👌🇸🇴
Hhhh cukash cawo laxanka ayuu var kuso qabtay
Calanside cod macaan caadil kugu beer
Kkkkk war abwaanka iyo fananka xaal mariya tol hada nahay🤣🤣🤣
Abwaan sodhawow qudhigaaga👁️
Sidiiran iimaqla