Masha Allaah, walhi ilmaa iga timi marku ka hadlay Jelasha dadka isa Xidhan for wax aan maco lahay. ❤ waa ragan kuwa aan u bahanay inay u hogamiyaan. Ilaahay haku Barakeeyo M Ilig
Asc maxamed abdi ilgow mansha alaa walaa talo fiican baad siisay wasiirka walaa ha laga joojiyo dadka dawada dhacaday iyo raashinka dhacay ee wadanka lakeenayo dadka wax soo dajiya ilahay ha ka yaabaan oo akhiradooda ha u turaan.
Kan okiyaalaha biraha xidhan ee mic 🎤 ku haysta muxuu ahaa? Hadalka iyo ujeedka qofku ha dhamaysto shitt wuxuu muxuu ahaa? Ilig waad ku mahadsantahay fariintaada wll
I’m welcoming every idea brought up however, we have to understand that we aren’t internationally a recognised nation to fulfil everything. I would suggest that everyone should get fair justice and we must suppress personal preferences, tribal treatment and social class.
Waxaa fiican in jeeel walba laga dhexsameeyo dugsiyo iyo qaybo lagu barto xirfadaha noloshooda wax ka badali kara maxamed ilig qodobo muhiim ah ayaad ka hadashay balse waalay xidhay waxwayn hanooga dhigin nin waynbatahaye
Moh illig aniga ayaa ii hadazheyY maanta Wakhti aan maxbuus ahaa wixii I heley ilaa hada ayaa ka zoo kaban danbigeyguna muu aheyn danbi weyn Alle hakaa abaaliyo wll
Runtii wixii Lagu xidhay ma ogi Laakiin nin macquull ah oo diin iyo iimaan leh ayuu yahay Adigaaba hadii laahay ku ogyahay Adiga og oo Aakhira ku marag furi
Inaalilah wa inaa ilayhi rajucuun wasiirkaasi ninkii meel walba hadalka aan macnaha badan lahayn ku hadli jiray miyuna ahayn
Masha Allah tabarakallah Mohamed Ilig wariye culus
Mashallah wariye Maxamed ilig talooyin wanaagasan ayaad bixisay
Ilaahay ha u fududeeyo xilkaa culus wasiirka cusub
Masha Allaah, walhi ilmaa iga timi marku ka hadlay Jelasha dadka isa Xidhan for wax aan maco lahay. ❤ waa ragan kuwa aan u bahanay inay u hogamiyaan. Ilaahay haku Barakeeyo M Ilig
Waa nin rageed maxamed cabdi ilog thanks talo fiican baad bixisay
Asc hooyo illaahay ha ku xifdiyo illaahay waxaan ka baryayaa in uu caqliga cimriga iyo cibaadadaba maxamed rabigay ha kuu barakeeyo
ASC Maanshaa Allah soomalidu waa I ay wax udhiibataaa dadkan OO kale ninkan yari walahi madaxwayne AYUUU istaahilaa
Mashaa Allah wariye maxamed, waa sax, cadaladu ha shaqayso, guuleysta💚🤍❤️
جزاك الله خيرا❤❤❤
Alle ha barakeeyo wariye ilig❤
Waa wada xaqiiqo iyo damqasho dadkii aad soo aragtay ee xaq darada ku xidhnaa aad baanu kuugu mahad celinayaa
Mansha Allh Allle haku xafido
Asc maxamed abdi ilgow mansha alaa walaa talo fiican baad siisay wasiirka walaa ha laga joojiyo dadka dawada dhacaday iyo raashinka dhacay ee wadanka lakeenayo dadka wax soo dajiya ilahay ha ka yaabaan oo akhiradooda ha u turaan.
Nin rageed Mohamed wax badan ayaad ishaary baarakallaahu fiik wll
Mohamed iLig _ Absolutely. Qodobo Muhiim ah Ayaad ka hadashay.
Alle hakaa Abaal mariyo
Absolutely. Waa talo wanaagsan
Masha allah ilig jazakalahu khayr
Maxd ilig waa wariye jira adeer noolow noolow
Absolutely
Asc maxamad ilig aqliga allaah ha kuu siyaadiyo xigmad aqoonba
LIBAAX AGAASIME MOHAMED ILLIG
Walhi waa lagu xidhayaa hadaad akhlaaq yeeelan waydo
Kan okiyaalaha biraha xidhan ee mic 🎤 ku haysta muxuu ahaa? Hadalka iyo ujeedka qofku ha dhamaysto shitt wuxuu muxuu ahaa? Ilig waad ku mahadsantahay fariintaada wll
I’m welcoming every idea brought up however, we have to understand that we aren’t internationally a recognised nation to fulfil everything. I would suggest that everyone should get fair justice and we must suppress personal preferences, tribal treatment and social class.
WA RUN TI WAN😢😢😢OOYAY MAHAMED ILIG ILAAHAY HA KU XAFIDO WAR DAD KAS ILAAHAY HA LA AGO
Ilig waxaan cod salaa in loo maga caabo daryel ka maxabis ta
Dadku runta weyneb yihiin beel eeg xidhiidhiyuhu siduu u sugu Kari laayahy
Mahamed ilig waa geesi naxariisbadan waa runtime dadka hoos hallo eego
Waxaa fiican in jeeel walba laga dhexsameeyo dugsiyo iyo qaybo lagu barto xirfadaha noloshooda wax ka badali kara maxamed ilig qodobo muhiim ah ayaad ka hadashay balse waalay xidhay waxwayn hanooga dhigin nin waynbatahaye
Cadaaladeey BA’ ma cid kaloo reerkaa ka waayay Cirro, wuxuu ka mid ahaa kuwii ugu beenta badnaa wadani
War talo kaagama baahna ee taada u tali
Moh illig aniga ayaa ii hadazheyY maanta
Wakhti aan maxbuus ahaa wixii I heley ilaa hada ayaa ka zoo kaban danbigeyguna muu aheyn danbi weyn
Alle hakaa abaaliyo wll
Xaqiiq Weeye Arimaha Aad Sheegtay Oo Dhani
War aamu wixii aad faafinaysY oo beenta ah ayaa lagugu xidhay ee orod taageer huwanta farmaajo
Adigu aamus wasakhyahow ilig nin culus oo qaaliya weeye oo cadaalad jecel runtuu sheegaayo baad diidaysa muuse biixi iyo dulmigiisii ilaahay baa na dhaafiyay alxamdulilaah
Waa runteed ilig dulmi laguma xidhin been bufafinayey
Runtii wixii Lagu xidhay ma ogi Laakiin nin macquull ah oo diin iyo iimaan leh ayuu yahay Adigaaba hadii laahay ku ogyahay Adiga og oo Aakhira ku marag furi
In lix sanno lagu xidho ayaad ku fiicneyd ilmaha tuuga ah waa la qabanayaa caacda yareyso
Aduunka yuhuuda ayaa laga helaa keliya wadan caruurta xabsiyo,13 jir todobo sano xiran mobil keliya u xiran ,muse 8inuu yuhuud ahaa ayaa cad
Qodobo muhiim ah ayaad la wadaagtay
𝖬𝖺𝗌𝗁𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖺𝗁 𝗆𝖺𝗌𝗁𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖺𝗁𝖻
𝗐𝖺𝗅𝖺𝗅 𝗊𝖺𝗅𝖻𝗂 𝗐𝖺𝗇𝖺𝖺𝗀𝗌𝖺𝗇
𝗇𝖺𝗑𝖺𝗋𝗂𝗂𝗌 𝖻𝖺𝖽𝖺𝗇 𝖺𝗅𝗅𝖾 𝗁𝖺 𝗄𝗎 𝖽𝗁𝖺𝗐𝗋𝗈