Legend.aabaa isku meel joognaa Chicago Illinois United States sh abukar aad baan kuu daawadaa very funny c/lahi akuna thanks 😁😁😁 i am from galmudug stete of somalia 👍👍👍
Taliye 2 fikradoood kuhayaa zxp c.lahi takooad 1 Ri ama neef saa utaqano soo qabo dhaqtar gee biro uxidh ku dheh qofka mesha Gabdh ku dheh wiil gayga ayan kugu dRayaa see uAragtaa 😅😅😅😅 walahi
qof imaan leh waxaan kuma kaftamo waa ayaan daro fayuus dartiisa sharaftada inaad ku badalto wan jaclay barnamuj walbo so gudbineao blse hada wa ka naxay nin alle boqolow ka dhigay dumarka iska dhigaya sory sory sory alaha ku hanuuniyo
she is from America 😂 Sidaso tahay ma taqaano miyaa wxd Gashan tahay ciyaarta nagada nio Wacyii galin cml udawada dad waynow jilinkan Quruxda badan leh 😂
Sida quruxda badan ee aa ujileesad super hit waaye🔥🔥
11:8 farta sidee dhahoosaa sumaya lii caato ku daawanaayo 😂😂😂
Sumayo dharbaaxadiisa waa siisey, wiilkaa aragtid oo waxaan sameeynaayo dharbaaxa'dooda u qeybi kkkkkkkk ❤❤❤🎉🎉🎉.
War sxb walaahi qoftu dacad waaye 😂😅😅 lakiin ambaa wan yabay wax an kugu sameeyo ayaan garan laa
Legend.aabaa isku meel joognaa Chicago Illinois United States sh abukar aad baan kuu daawadaa very funny c/lahi akuna thanks 😁😁😁 i am from galmudug stete of somalia 👍👍👍
Bal maxaa shegtay hada😂😂
Dheexaa Xaliimo dhahdaye Hada Xaliimadii Saxda ahayd adaa u ekaaday😂😂😂
Masha allah gabadh legened wllhi allaha xifdiyo
War sxb xariif ayaa tahay walaahi 😅😢😂
Xijaab Hadey xirnaan laheed tintaa banaanka ma imaadeen asna musan u qarni turaaxadee xaalkaba 😮
Marka oodhahy baaba jey barankiga waa la isku sheegi jiray ileen waa run😂😂
Akanuu keep going ❤❤❤❤😂😂😂😂
Taliye 2 fikradoood kuhayaa zxp c.lahi takooad 1
Ri ama neef saa utaqano soo qabo dhaqtar gee biro uxidh ku dheh qofka mesha
Gabdh ku dheh wiil gayga ayan kugu dRayaa see uAragtaa 😅😅😅😅 walahi
Hhhh cabdilaahi akanuu updateka badi zhp0w waa kuu xiisnee 😢
Prank gaan waa leeslabogaa 😂😂😂😂
Sumayo gorme Turkish imàti❤
Marna waa is dajinee marna waa is xanaajinee❤
Mashalaah cabdillaahiyaw markad timaha iskaxiirtay wad quruxbadatay
Ana uhoreeyo bee ❤❤😂😂😂😂😂
Waka aarsatay bentoodii
Diiniyan ma fiicno kulahaa ayadoo tinteeda banaanka taalo 😂😂
U make us laugh and happy ❤
Mashaalah Tabarakallah. She is a very good lady.
Sumeeyo liicato aawey❤❤❤
Wlhi waa garab wangsan hadiiba ay sas ugu gubatay🎉 sharaf iyo karaamo wlh
Tani tii Lii caato ka yaree la yidhaa qabay maanay ahayn?. meelo badana waan ku arkee miyuu furay mise sidanuu ku qabaa?.
I aamin xabadoo aan aqaano kuu maleeyaya😂😂😂
dempibaad samaysay ka dipna waxa ledey wa madadaalo😮😮wxaas markle ha samayn
Allah Allah Allah ❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
We love u bro we alswys with u❤
Nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤
Sumayo maxaa saan ubarariyey 😮 bisinko 0:26
War soobadi niyow dhibkaaga jecelanhay😂😂
Hhhh waad is bedeshay gashateybe ilahay utoobad celi mida kale musigna waad sarate ilahay unoqoplease
Waa kugu denbi waxaas lacagtaad kahesho Viewkaasna waa xaran
😂😂😂😂 aniga agteyda ayaad yaw yaw ku samaynaysaa
Sxbow i aamin jiliinkaaga amazing waaye wlh Aktarnimo maa baratay
War soobadi niyow😂Haha
Gabar fiican masha Allah
Sumayo fanny waye walhi 😂😂😂😂
Wlka lagend marwaan interviue {warbixin} noo soo samee 1 vedio hadaa asxaptda aanahy❤❤
Hhhhhhh Sister and dumaashi kulaha aniga hortayda yayaw haku matalin 😂😂😂😂😂😂😂
Maxaa
Quruxleyaa noqotee😂😂😂😂😂😂
What an amazing and comedy video bro
Abdala akanuu naago badan kayaabise
qof imaan leh waxaan kuma kaftamo waa ayaan daro fayuus dartiisa sharaftada inaad ku badalto wan jaclay barnamuj walbo so gudbineao blse hada wa ka naxay nin alle boqolow ka dhigay dumarka iska dhigaya sory sory sory alaha ku hanuuniyo
Hee hadii lagashto maxaa dhiba
🎉🎉🎉
War xaliimo ayaa ekatay😂😂
walaal anaga mar walbo waan kujecel nahay waana ku taageernaa garabkaaga waan taagan nahay
😅😊😅
Maqsi mukuu😮
Bukuu dheh
Walalkey GuuL iyo Gabanimo Waku Tagera walhi🥲🫶🏻
War ayaddaba xijaabka dhameys tiro dheh
Masha'allah Dumarka somaliyed 🫶❤️
Caadi mashA hhh
❤❤❤❤
11:08
M.a wey ku waaniday
Ilahay kam paqanayso markay taapanayso pila aadampay ka paqanaysa zupxanalah😢😢😢😢😢
Sumeeya Mahdi inaa cali cadde
Sumaya licaato meey aade oo ck meey furte😂
😂😂😂😂😂😂😂
8:40 8:40 8:40 8:40 8:40
Asc walashey iyo walalkey Abdullah saxibow gabrabta waxn aminsanahy inay gabar muslimad tahy marka walashey xijabka qathaa ,so maaraktit waxa as rafat mareysa markas garbasarka kadacaya xijabka xiraaa please Allah aya kasodajii 7 samathot kakoraa😢
Akanuu Turkish_ka inaa barto aarapa pro
Sxbow waxaad maraysay like ta 4999 qofkii 5000 baan noqday qaybta qoraalkana qofkii 114 ee iska soo dir hadiyadayda😂😂.
😂😂😂😂😂😂
Side walaalkeed oo kale ayey jaaga naxdey
So real ❤️
Türkçe bilmiyorum ama Google çeviri ile çevirdim 😄 😅
Ey ey dhalay 😂
Sxb waxaan dadka wax xun kaa aaminayaan🤔
Ha❤❤❤❤
sxb mcn muqaalo prsnk puplic rbnaaa
Nio lii Cato ma kala hadhen horta tan
Halka laga bilaabo dhaqan xumada
waxa qeylinaayo ka bixi
qosolqosolka ninka codka weyn
Waxas wax lagu kaftamo ma ahan
Inaad naag shabahdo dhega xirato Adoo Nin rag ah ceeb iyo xaarinimo
Allah is one ❤
Hadaad kudhimitit ahlu naar aatahay
Sumeyo camerada wey aragtay
😢😢😢😢😢😢😢sorry
Sow Muslim ma tihid ayey tere waa Sax m.a Lkn ayada xijaabkiidii aaway weey dayacday sorry allaha kugu hanuuniyo asturnaanta iyo dhowrsanaanta😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
First comment
Waxaani waa wax ee isla ogyihiin
Nosobadi
Timaheeda uma jeedo miyaaa mar walba maradu kadhaceyso
Seviliyorsub
War soobadi maalin walbo soo dhig niyow
Hadad madadaalo ujeedo wanaag ku madadaali dadka ee haku mada daalin dhaqanka galbeedka
Sxb waanku tagera abdalla akanuu
Kulaheda ano dumara ayaa mid kaliya ii dolosha
she is from America 😂 Sidaso tahay ma taqaano miyaa wxd Gashan tahay ciyaarta nagada nio
Wacyii galin cml udawada dad waynow jilinkan Quruxda badan leh 😂
Dumarka in laysku eekeeyo mabanaano.
Çok iyi olmus
Sumaya ahaa
Sxb wa dambi iskailaali dumarka inad iskuekeyso
She has to cover her head properly.
😂
Hhhu
Kkkkk
Fear Allah and cover yourself sister😮. Why do you always want to show your hair subhanallah😢