gabdhihi isoweydiyay nolosha mombasa iyo nairobi ayan usojawabey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024
  • fadlan subscribe like share

Комментарии • 36

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 месяца назад +2

    Mahadsanid❤

  • @maymunabdullahi33
    @maymunabdullahi33 Год назад +2

    Masha allah abayo qayr alah hakusiyo wad mahad santahay

  • @KhadraCalixasan-c7s
    @KhadraCalixasan-c7s 2 месяца назад

    Wall.hargaysa. ayaan jooga waxan Raabaa nayroobi nolsheed.inaad.igawaraanto gobolaad

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Год назад +1

    اللهم اشفي مرضانا ومرضى المسلمين اللهم آمين يارب العالمين

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Год назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Год назад +1

    Allha cafiyo inshallh

  • @gouledyahya
    @gouledyahya 6 месяцев назад

    Asc wllo mcn

  • @hanixasancadow
    @hanixasancadow 2 месяца назад

    Mobbasa ee la boor maledahay

  • @om.hosm2023
    @om.hosm2023 Год назад +2

    سلام عليكم ورحمه الله وبركاته بالتوفيق والنجاح الدائم يارب العالمين والصلاه والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم 👍😀😀😀🙏🎉

    • @nahyaansomalichannel2212
      @nahyaansomalichannel2212  Год назад +1

      وعليكم سلام ورحمةالله وبركاته صلى الله عليه وسلم

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza Год назад +1

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza Год назад +1

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Год назад

    Asc mashallh Allha gulinshallah

  • @gouledyahya
    @gouledyahya 6 месяцев назад

    Wllo mobassa ayaan raba inan imando fadlan bal wax ika sheig inyar ok hahfahina

  • @SumeeyoCimi
    @SumeeyoCimi Год назад +1

    Asc abayo waxad ishegta kirada labada qol iyo fadhiga isodir lambarkaga

    • @nahyaansomalichannel2212
      @nahyaansomalichannel2212  Год назад

      Wcs abayo 25 ila 30 guryaha cusub wa kuhele lkn ani hada mombasa majogi

    • @nadiammmohamuud749
      @nadiammmohamuud749 10 месяцев назад +1

      Abaayo lambar what's up maledahay aniga mumbasa 2003-2010 ayan daganaa hada waxbadan isbadalay ayaan filaya inaa usoo laabta qorsheenaya aniga iyo karuurteyda turkiga kasogurayaa hadaa igu caawineyso lambar what's upkaaga mahadsanid qali

  • @hawasalah6632
    @hawasalah6632 9 месяцев назад

    Qofka ka ligis ah ka wrn abyo shaqana ma helayaa isoo jawab

    • @nahyaansomalichannel2212
      @nahyaansomalichannel2212  9 месяцев назад

      Abayo shaqada qofba sidu uhelo ayey ku xirantahay shaqo wahele kuma dhihi karo

  • @maymunabdullahi33
    @maymunabdullahi33 Год назад +1

    Abayo adiga ma waxad dagantahay babasa mise nayrobi

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Год назад

    Asgarta sida Nairobi dadka ma qabataa o bila sharci ah abaayo

  • @CaboGabood
    @CaboGabood Год назад

    abayo mcn somaliyan joga shan boqol hadan qato iguma fila miya qol iyo fadhi

    • @nahyaansomalichannel2212
      @nahyaansomalichannel2212  Год назад +1

      Abayo hadi ay caruur wax barasho garen kujogan kuguma filno

    • @janno4217
      @janno4217 Год назад

      Uso gur wlh somalia way dhaanta ani mara jogay wa ubogay mida kale qol iyo fadhi 10-15k aa ku hele

  • @ilwaadqurux726
    @ilwaadqurux726 Год назад

    Abyo mombasa qof joogo rabi lahaa oo numberkisa isiiso anako famil ah rabnay Inan uso guurno pls information dheerad ah rabay

    • @nahyaansomalichannel2212
      @nahyaansomalichannel2212  Год назад +1

      Abayo anaga wakaso guurnay mombasa qof an kukalsonahay o an numberless kusin karo ma aqani

    • @janno4217
      @janno4217 Год назад +1

      Xage kaso guraysa wall