@@ashoelmi3185 masha Allah asha mar hadaynu meel uu furay now in wadankii la ado baa ficaan weliba masha Allah Muqdisho waa barwaqqo dhimatay macayshada Ma ka heshay walal? Thanks ❤️❤️
Mansha Allah wad mahadsantahay lakiin walaal u sheeg gabadha reer nayrobi u sheeg guri jaban doono dheh si ay lacag kale u save gareyso thank you walaal 🙏
Ws wr wb, Macanto Nairobi sidan maqlay noloshedi waa qaali garowday, guryihii weliba. $500 lacag yar ma ahaa lakiin waxay ku xidhantahay mesha degtid, cuntada iyo ilmaha school İnay adaan iyo in kale. $500 way kugu yaran adi iyo sadex caruura hada kiiro bixinayso. Is qiyaas macanto dadka warayso. Biilka ma lagu kordhin karaa kiiro ma bixinaysa? Dad Miya la degin? War bixin ficaan heel xabibti. Allah ha ku fududeyo ❤️❤️❤️
May lacag ta intaaleg wa tasaruf wllo lacag eed ubadan ayey qasarinayan xata 100 agomaha ay uqorta ficnahayd sadaqa jariya lakin 550 kiro wllo ilahay haloga cabsado nimcda dadka masakinta ha ilaabina nolosha maha qasaro wa aduunyo beri akhiro xasuusta dadka liita
Macanto qof kasta siduu rabo buu uu nolada, Waa run sadaqa waa muhim aday ku anficin, masakinta in wax la siiyo waa wajiib. Meshii Kenya qaali noqotay lakiin in meel raqiis oo safe ah la radiyo waa fican tahay. Thanks ❤️❤️
Ws wr wb, Macanto Hana ma aqaano family jamacad ilmuhu uu gadheen oo joga somaliland, usually dadka aqaano ilmuhu waa yaryar or school adan not jamacad. Adi hada taqano ila soo share garee. Mida kale only wixi la ila share gareeyo ama la ii ogolado ban idinla qaybsada. Thanks love ❤️❤️
Mahadsanid walashey Nadia insh'allah haddi aan arko wankula soo xidhidhi doona❤❤❤Hore u soco dumar badan waad dhistey oon anigu u horeeyo runti jazakallah khayr
Mashaallah ❤❤❤❤
Shukran habibti❤️❤️
Masha allah ❤❤❤❤
Shukran my love❤️❤️
Msha Allah
Shurkan habibti❤️
True wlh hargeisa saas bay qaali utay hadana family kan kirona kuma jiran waxbarashana loma aado sida muuqata
Haa macanto guriga iyaga leh caruurtuna waa yaryar yihiin, dad baa dhowr kun ku baxdda. Thanks ❤️❤️
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 waa run xbbt nin iyo jeebkisa
Waa khaali muqdisho ugu kharash yar see kuula wadaagaa abyo save ga
Hargeisa Aad bay Muqdisho uga qalisan tahay, Nairobi iyana wax kasta qaali noqdeen dadkii oo dhan baa uu guray. Muqdisho waa masha Allah waa idin imanayna Insha Allah. Thanks love
Abayo macan soo dhawow dadka usoo guray anka midahay
@@ashoelmi3185 masha Allah asha mar hadaynu meel uu furay now in wadankii la ado baa ficaan weliba masha Allah Muqdisho waa barwaqqo dhimatay macayshada Ma ka heshay walal? Thanks ❤️❤️
Masha allah guuleyso
Shukran macanto sidoo kale adna. ❤️❤️
Mansha Allah wad mahadsantahay lakiin walaal u sheeg gabadha reer nayrobi u sheeg guri jaban doono dheh si ay lacag kale u save gareyso thank you walaal 🙏
Macanto Haa waa rubta guriga waa qaali, dadka waxa lacagta inta badan ka qataa waa guryaha, dadkenuna guryo qaali ah degaan. Thanks ❤️
Qaaliyey attachment ahaan inoo soodhig plz budget paper ka plz
Ok walal I will try Insha Allah. Thanks ❤️
❤❤
Shukran habibti❤️❤️
Asc walshey waxaan ubaahnaa inaad iga caawisid talo ahaan hoyo haysata 3caruuroo yaryar bilna qaadata 500$ ma dagi kartaa nayrobi
Ws wr wb,
Macanto Nairobi sidan maqlay noloshedi waa qaali garowday, guryihii weliba. $500 lacag yar ma ahaa lakiin waxay ku xidhantahay mesha degtid, cuntada iyo ilmaha school İnay adaan iyo in kale. $500 way kugu yaran adi iyo sadex caruura hada kiiro bixinayso. Is qiyaas macanto dadka warayso. Biilka ma lagu kordhin karaa kiiro ma bixinaysa? Dad Miya la degin? War bixin ficaan heel xabibti. Allah ha ku fududeyo ❤️❤️❤️
Haa xaafad guryaha jaban yihiin ayaan ku sheegaya abaayo hada u bahan tahay hada
May lacag ta intaaleg wa tasaruf wllo lacag eed ubadan ayey qasarinayan xata 100 agomaha ay uqorta ficnahayd sadaqa jariya lakin 550 kiro wllo ilahay haloga cabsado nimcda dadka masakinta ha ilaabina nolosha maha qasaro wa aduunyo beri akhiro xasuusta dadka liita
Macanto qof kasta siduu rabo buu uu nolada, Waa run sadaqa waa muhim aday ku anficin, masakinta in wax la siiyo waa wajiib. Meshii Kenya qaali noqotay lakiin in meel raqiis oo safe ah la radiyo waa fican tahay. Thanks ❤️❤️
Asc wll mash'allah waxbadan wanka faidey balse waxad kaso hadasha family somaliland deggan awlaadna skuul u tegayan illa jamacad
Ws wr wb,
Macanto Hana ma aqaano family jamacad ilmuhu uu gadheen oo joga somaliland, usually dadka aqaano ilmuhu waa yaryar or school adan not jamacad. Adi hada taqano ila soo share garee. Mida kale only wixi la ila share gareeyo ama la ii ogolado ban idinla qaybsada. Thanks love ❤️❤️
Mahadsanid walashey Nadia insh'allah haddi aan arko wankula soo xidhidhi doona❤❤❤Hore u soco dumar badan waad dhistey oon anigu u horeeyo runti jazakallah khayr
@@HanaXadi-ub5lk Ok masha Allah walashay qaali Allah ha inala garab galo Aduun iyo akhiiro macanto. Thanks ❤️❤️
ASc abayo iso qor whatsup kaga ama meela kala so xirira
Ws wr wb,
Macanto Snapchat iga soo message garee Insha Allah. Snapchat waa Naturally Nadia. Thanks love