Waynu xukuman nahay dhammaanteen | lama yaqaan khasaaraha iyo guusha!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Marka waagu uu beryo, ee la soo kaa kaco, dhammaanteen, dhammaanteen, inta aynnu ka tiro le'eg nahay, waxa aynnu hurdada uga toosnaa waajihidda loollan ay mahuraan tahay in aynnu galno, ha yaraado, ha weynaado, ha waallaado, ha miyir qabo, qof kasta oo aadame ah oo nooli, waxa uu u toosaa si uu u waajaho loollan sugaya oo aan gafaynin, aan sugaynin oo aanu waqti kale u dibdhiganayn, ee ay mahuraan tahay imminkadaas uu joogo in uu loollankaas ku kacaa, qofka bini aadmiga ah waxa maqaamkiisa iyo karaamadiisa kor u qaadaya ama dhulka la simaya, amaba waxa kala caddaynaya in uu yahay insaan aadame ah ama xayawaan nool oo xoolaha ka mid ahi, waa nooca loollanka uu ku jiro iyo sida uu u waajahayo, ama niyadda uu ka leeyahay
    Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Twitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.

Комментарии • 118

  • @halimaHussain_
    @halimaHussain_ 2 года назад +19

    Xaqiiqdii Aadanoow waxaad u qalantaa 1M sabar oo dadaal muuji waad gaari doontaa Eebe idinkii. 😊

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 2 года назад +12

    adan runtii markan waqtigayga xisaabiyay intan dhagayso banamijkaada waa 11 sacado runtii wax badan ayan kafaaiday sida buuga antikharistos
    saxibiday qar kami ah waxa igu oranayyaan markasto wiilkaan ayaa dhagasane maa hooyadaada kuu dhashay
    جزاك لله وجعلنا من أصحاب الجنة آمين

  • @Haykal5
    @Haykal5 2 года назад +13

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @clraxamaankhadar4184
    @clraxamaankhadar4184 2 года назад +5

    Ugu horeen waxa aan salaamayaa bahda sahanka xogaha
    Waad ku mahadsantahay xaqiiqdaa aad noosheegtay
    Alle ha abaalmariyo aadan sahan

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 2 года назад +6

    waxa ahay qof dhibani ahay Allahow dhibka iga sara i duceeya please

  • @faadumoabdilaahi6072
    @faadumoabdilaahi6072 2 года назад +6

    Wllo maskaxda iyo cilmigaba alle Haku barakeeyo 🥰🥰

  • @DAARU.ISLAAM
    @DAARU.ISLAAM 2 года назад +10

    Kusali nabiga scw

  • @Mr.Hoiwa123
    @Mr.Hoiwa123 2 года назад +6

    Ilaahy haka abaaliyo wallo aadan khadar cali rooble miisanka xasanadkana hakuuku daro sida wacn eed noo gu soo gud biso xogaha calamka thanks

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @hassanmahamud6764
    @hassanmahamud6764 2 года назад +8

    The best person ever The most knowledge able and The
    most shine all created prophet muhammad❤

  • @nasirqasaali
    @nasirqasaali 2 года назад +12

    Aadan caawa waxaa badashay fikir aan kaheystay wadada isbadalka insha Allaah marwalba kama daali doono isku dayga Adigana Allaah kuxafido

  • @dekayoussoufdeka5967
    @dekayoussoufdeka5967 2 года назад +3

    Allah miisaaka xasanaadka hakuugu daro wax badanoo daboolnaa waad fayday runtii hno⚘

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 2 года назад +4

    Islaamka aloow kor kayeel aamiin

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @zakariyekoofi4150
    @zakariyekoofi4150 2 года назад +3

    M.a waa ciwaan aad umihiim ah runti oo nolosha dhabteyda taabanaya aad baan uga helay waana ku nafisay runti🥰

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 года назад +5

    Masha Allah

  • @abdinooran67
    @abdinooran67 2 года назад +1

    Masha Allah masha Allah jazak Allah qeer waa xasuusin loo baahanyahay.

  • @caishasheekoxariiro1792
    @caishasheekoxariiro1792 2 года назад +5

    Asxàbti hablahaygii iyo caruurtoodtii igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda

  • @Ganey.1
    @Ganey.1 2 года назад +2

    Mahadsanid mclin 🙏

  • @jidkaxaqa7725
    @jidkaxaqa7725 2 года назад +1

    Khayr allaah haku siiyo walalkay aadan sahan

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 2 года назад +3

    macalin adan waa kusalaamay aniga waxaan oranlahaa daka waxaa uloolantaan janada iyo barwaaqeheeda
    وفي ذلك فليتنافس المتنافسون

  • @cabdiraxmanilkacase4792
    @cabdiraxmanilkacase4792 2 года назад +1

    Mahadsanid walal sahanka xogaha

  • @abdirasakahmed4405
    @abdirasakahmed4405 2 года назад +1

    Ustaad gacanta aya igaga dhacday ano wax kale raba inan dawado,,, lkn jasakalahu khayr wllo….. anu loolan cidna kulama jiro ee waxan leyahay rabiyow swt qulubtena haysku furo… kuwi darti isku jecelna haynaga dhigo

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 2 года назад +1

    Mahadsanid macalin

  • @cabdicasiis5241
    @cabdicasiis5241 2 года назад +1

    Allaha inagu toosiyo waddada toosan.
    Mahadsanid ustaad

  • @fadimoomar8453
    @fadimoomar8453 2 года назад +1

    Mahadsanid ustaad

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 2 года назад +1

    Aadan khadar cali guuleyso laba daaroodba wll 🥰🤍❤

  • @ismaanyare4179
    @ismaanyare4179 2 года назад

    masha allaah jazakallahu qeyr yaa aqii.

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 2 года назад +1

    M.allh wllky waa runta 👍

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 года назад +2

    Scw

  • @cabdiraxmaancabdinaasir6079
    @cabdiraxmaancabdinaasir6079 2 года назад +1

    300k coming soon

  • @alliqaasim2943
    @alliqaasim2943 2 года назад

    Wad mahadsanthy ustaad

  • @abuziyaad2296
    @abuziyaad2296 2 года назад +2

    Caaqil aden sharafi korkaada ha ahaate

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 2 года назад +1

    Mahadsanid wll

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 2 года назад +2

    First comment
    Walaalayaal aan salaadda ilaalino
    Oo kahadlaaya salaadda

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @akm9447
    @akm9447 2 года назад

    Dhiirragalin caqli ku saleysan!! shukran ustaad

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 2 года назад +4

    Asc wll ku saliya nabigeena muxamad

  • @horncabdilahicabdikarim7525
    @horncabdilahicabdikarim7525 2 года назад

    Ustaad aadanow waan ku salaamay. Waxaan ahay saxibada kugu xidhan. Waxaan kaa codsan lahaa inaad noo soo diyaarisid taarikhda Gobolka weyn ee ay isku hayaan Azerbaijan 🇦🇿 iyo Armenia 🇦🇲 ee nogorno karabakh

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde2453 Год назад

    Mahadsanid walaal aadaan

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 2 года назад

    Masha allah sxb.

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne 2 года назад +1

    Wll Aadan Waa Mowduc Muhim Ah Alle Ha inagu Anfaco Adigana Allaha Ka Abaal Mariyo🖒

  • @somalianopinion
    @somalianopinion 2 года назад

    Fadlan ka soo hadal taariikhdii ayatulaah khumeyni. mahadsanid

  • @mohamoudabdinour3199
    @mohamoudabdinour3199 2 года назад +1

    Waa Fikrad Qurux badan oo Aan kaga Nasan Karno dhawrkii bari ee Ad siyaasad nagu Arqisay (kaftan)
    POV: ustad Dib noogu soo celi Barnamijyada noocan Ah

  • @real2839
    @real2839 2 года назад

    M a wlkay allaha ha ku sharfo oo danbigaya hadhafo maskx danada iyo man kanagaba wad korisay❤

  • @c.wahaabshop4191
    @c.wahaabshop4191 2 года назад +1

    In ta aan comentiga soo galo waa dhif iyo naadir
    Lkn waxaan kuu rajaynayaa guul insha allah

  • @najmaxaamud2365
    @najmaxaamud2365 2 года назад +1

    300k ma foga👏

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 года назад

    Adan sahan # ma ogataahay iyo barnaamij waa kuma miyey dhamaaden kkk kkk

  • @zalmonuro3569
    @zalmonuro3569 2 года назад

    Fv RUclipsr

  • @murtiiyomadadaalo5898
    @murtiiyomadadaalo5898 2 года назад

    Today 300k insha allah

  • @carafaadnuur5051
    @carafaadnuur5051 2 года назад +1

    M a wllky

  • @cumarcabdinasir6580
    @cumarcabdinasir6580 2 года назад

    Waa runtaa

  • @ahmedrocky9403
    @ahmedrocky9403 2 года назад

    Sax waqtigu qimaha uleyahy wan darami karna zhp

  • @cabdixakiinmaxamuud6029
    @cabdixakiinmaxamuud6029 2 года назад +1

    Asc Walaal ilaahay dartii ayaan kuujeclahay

  • @guleedabdirisak8720
    @guleedabdirisak8720 2 года назад

    300k coming soon zxp

  • @muslim1692
    @muslim1692 2 года назад

    Thanks

  • @amancrn8715
    @amancrn8715 2 года назад

    300k coming soon adan I.A

  • @dekaahmed2006
    @dekaahmed2006 2 года назад

    Waa kuwa aan casharadaydii Ku illaaway iyo kuwo badanoo kale

  • @waddaqore9088
    @waddaqore9088 2 года назад +1

    Warun mudane mahadsanid guusha ayaa ino balana e kabax

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @abdirishidhuzzein7121
    @abdirishidhuzzein7121 2 года назад

    300k hambalYo ku leyahY

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 2 года назад

    300K coming soon😏.

  • @dekaahmed2006
    @dekaahmed2006 2 года назад

    Aadanoow walaale hadaan is dhahaba RUclips soo gal adi ,ogaansho ,waaberi ,sheekh mustafe ,طارق

  • @cabdinuurcaabi7573
    @cabdinuurcaabi7573 2 года назад

    First person pro

  • @AhmedqadarAhmedqadar
    @AhmedqadarAhmedqadar 2 года назад

    Teacher

  • @ismailjamal9330
    @ismailjamal9330 2 года назад +1

    Lipaax casherkaan waa laqay wllhi si kal iyo laab ah

  • @abdimuxsiin1610
    @abdimuxsiin1610 2 года назад

    Wa runta wll ilahay Xaqa haynagu sugu jazakalahu kheyr barakalahu fiik

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @sacdioosman9400
    @sacdioosman9400 2 года назад +3

    Plz iiso duceeya intiina aragta coment kayga in ilaahay ii fududeeyo inaan wadadiisa raaco plz plz

    • @ruwaydamohamed8774
      @ruwaydamohamed8774 2 года назад

      Alle hakuufududeeyo wixi ku anfacaya aakhiro iyo aduunba wadada

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 года назад

    Alxmdllh

  • @Badarmedia24
    @Badarmedia24 2 года назад +1

    M.a

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @mankaachannel3953
    @mankaachannel3953 Год назад

    Wax lalan keyga ugujiraa waxa xun enaa iskagoyo scb

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 года назад +1

    Wcs

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @Lifeashadiyooz
    @Lifeashadiyooz 2 года назад

    انتخريستوس ٢
    Soo turjum wll

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 года назад

    👏

  • @khalidjabuuti2557
    @khalidjabuuti2557 2 года назад

    Waxasomalida kadilaya wa mamul goboledyada iyo madaxdoda o ushaqeya xabashi iyo balayo

  • @jijimusayu352
    @jijimusayu352 Год назад

    👌👌👌👌👌👌

  • @sahankamedia7289
    @sahankamedia7289 2 года назад

    Aadan keep going bro

  • @upduladifsaed6482
    @upduladifsaed6482 2 года назад

    Antikhiristoos 2 kasoo Hadal ustaad

  • @mustaphemohamed6282
    @mustaphemohamed6282 2 года назад

    Keep going pr0

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 2 года назад

    Human development center cilmiga bugtaa iyo beenta ayaan u aqaanaa anuu wana cilmi bilaa aqoonsiya sida ay sheegeen daraasado badan oo la sameeyay

  • @maxamedibraahim1386
    @maxamedibraahim1386 2 года назад

    M.a nin karmeed

  • @aragti6702
    @aragti6702 2 года назад

    Xaqiq waye video gan ani lkn waxaa lolan kula jiro naftayda waye sbbtana waaa inan Cadoyin xun iskaa dhafo guulaha kuhaminayo inaan gaaro

  • @UBDALLE
    @UBDALLE 2 года назад +1

    Adan sahan aadban kusalmya libah

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @maxmedsiciidcali1386
    @maxmedsiciidcali1386 2 года назад

    Adanow badan barnamijyadadu waxy ubanyihiin arimah dibada bal xagal self development xooga kuuso dar

  • @naswarcabdi3968
    @naswarcabdi3968 2 года назад

    Aad wllky wana kaga mahadinaya wankuduceyay sxb

  • @maalikhaype
    @maalikhaype 2 года назад

    M.a lpx

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 года назад +1

    Mahad sanid sxb

  • @Liban169
    @Liban169 2 года назад +1

    Sxb iiraan kasooo hadal plz

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @sacdiyacabdilaahigurxan2787
    @sacdiyacabdilaahigurxan2787 2 года назад

    Wall waxad ka so hadasha islantii boqarada ku shegayeen o dhimatay iyo madax weynaha somaliya o yey😕

  • @y.m.a.kochin1200
    @y.m.a.kochin1200 2 года назад

    Podcast ka hadlaya sida lo sameyo tarjumada. Ayaan ka sugayna haday suurtagal haday tahay.

  • @umuraxma1714
    @umuraxma1714 2 года назад

    First comanti

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @buzhraahmet3040
    @buzhraahmet3040 2 года назад

    Asc ustad Aadan
    Waxan ku waydiinya su aal
    Waxan rajeenyaa inaad iga so jawaabtid
    Sidee caadifadu isku si uqaadi karta inanta wax bartay iyo inanta aan waxba baran
    Jawaab baan ka sugyaa ustad

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 года назад

      Gabdhihii ugu qatarsanaa aduunka
      ruclips.net/video/hQEk0SCiyTk/видео.html

  • @kulucmaxamuud3843
    @kulucmaxamuud3843 2 года назад +1

    Masha allah

  • @ahmedrocky9403
    @ahmedrocky9403 2 года назад

    Sax waqtigu qimaha uleyahy wan darami karna zhp

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 года назад

    👏

  • @upduladifsaed6482
    @upduladifsaed6482 2 года назад

    Antikhiristoos 2 kasoo Hadal ustaad

  • @haaneedtube2123
    @haaneedtube2123 2 года назад

    Masha Allah