SIDA SHARMA BOY U HESS | WAREYSI QOSOL REER JIBUUTI 😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • ▶︎ WELCOME TO MAQAAXIDAYDA 💕
    ▶ ROAD TO 300K SUBSCRIBERS INSHA' ALLAH🙏🙏🙏❤️❤️❤️💪💪💪
    ▶ For business inquiries only, please email me at : omreeyn.prod@gmail.com

Комментарии • 586

  • @M.khadar
    @M.khadar 2 года назад +88

    Reer jabuuti waa dad furfuran walaahi aad ujeclahay from Muqdisho ❤️ walaalnimada ha jirto 🇸🇴

  • @mahadrj8621
    @mahadrj8621 2 года назад +22

    Mudadi aan djibouti 🇩🇯 joogay waxaan kubartay dad aad uwangsan hadaan nahnay reer somalia walalahayo waa idin jecelnahay ❤

  • @wardiMuktar8922
    @wardiMuktar8922 2 года назад +4

    Dad shidan iga dheh reer jabouti hal waa ayaan tagay jabouti waxaan utagay kama soo helin lakiin waa wadan dadkiisu dad dagan oo wanaagsan oo sharaf leh nasiib ayay ii aheed inaan soo arko reer jabouti safar igu qaali ah ayuu ahaa nin ugaas ah waa igu soo dhaweeyay oo reer jabouti ah Mubarak hared galab xitaa waan u abtirin waayo ma hilmaami karo
    Illahay wadan hanii barakeeyo dhibka ha inaga ilaaliyo dowlad wanaagsan hanii dhisan to oo is bad badasho wadan ka dhisto halkaas xaga dowlada dhaliil baa ka jirto way iska saxmi doontaa

  • @salmanuura8543
    @salmanuura8543 2 года назад +9

    Sida rer jabuti jakey xarakey dad xun mba laha m.a been maha 🇩🇯from bosaso deeqa🇸🇴🇸🇱❤ omarey wlhi qosol uga bixin

  • @sihaamosmaan4935
    @sihaamosmaan4935 2 года назад +20

    Rer jabuuti waa dad qalbi furan❤❤from muqdisho🇸🇴💙💙

    • @moussab1539
      @moussab1539 2 года назад +1

      Mahdsanid wllo Qali Wan ku So Dhawaynaya Walashay Qali

    • @moussab1539
      @moussab1539 2 года назад +1

      Ana from Djibouti

  • @kingrasha2773
    @kingrasha2773 2 года назад +49

    Part 2 reer jabuuti we love you ciyaal xamar hadaa nahay 🙌🙌

    • @idilismael1239
      @idilismael1239 2 года назад +2

      Love you too ciyal xamar

    • @abdinurali4414
      @abdinurali4414 2 года назад

      WXY IDINKA JCL YIHIN REER HARGAYSA MESHA KLEYA EE U SO JAWI DOONTAN PROTHER

    • @liaminosyo7609
      @liaminosyo7609 2 года назад

      Jtm ns aussi

  • @fankaluuza860
    @fankaluuza860 2 года назад +9

    Wllhi rer jabuti faniyal waaye Wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣 allow igey jabuuuti

  • @archboolan3035
    @archboolan3035 2 года назад +56

    Reer jabuuti waa jeclahay wllhi jaceylka aan uqabo dartiis gabar baan ka guursan 😅😅

  • @drsnashaadally2493
    @drsnashaadally2493 2 года назад +27

    Rer jabuti qof xanaqsanba lagama helo malaha masha Allah inan Mar imaado waaye insha Allah qalbiga inka jeclhy

    • @ilhandahirahmed4826
      @ilhandahirahmed4826 2 года назад

      😂😂😂😂😂😂

    • @moussab1539
      @moussab1539 2 года назад

      Wan ku So Dhawaynaya wllo Qali Waa Wadan So Dhawaynle Waa Wadnakagi ku So Dhawa

  • @deeqadagan647
    @deeqadagan647 2 года назад +27

    Waligey Muqdisho kama tegin lkn waxan jeclahay markii ugu horeyso oon Muqdisho ka baxayo ina tago reer jabuuti dad wada wacan coming soon insha allah

  • @dhamaystiran7287
    @dhamaystiran7287 2 года назад +25

    🤣🤣🤣Alaa u kufay kulaha
    Wlhi waa Dad Qosol Badan waye my Home Djibouti 🇩🇯❤🥰

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 2 года назад +14

    Reer japuti ilahay ha idin jeclado😊✊

  • @queens5170
    @queens5170 2 года назад +61

    Masha allah dad qosol miiran dada jecalhy reer jibuuti❤
    From muqdisho allaha idin sharfo🥰

    • @soumysmiofficiel6313
      @soumysmiofficiel6313 2 года назад +6

      Waad mahadsantahay walaal walaahi beentaa maaha hadan nahay reer Djibouti sidaa ayaan iskanahay waa dabeecadayada waan ini jecel nahay reer muqdisho walaal inuu macaan yahay ninkii madiya og ❤🇸🇴🇸🇴❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      @@soumysmiofficiel6313 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

    • @zahraabdullahi3008
      @zahraabdullahi3008 2 года назад +1

      @@soumysmiofficiel6313 love you xbbti from puntland

    • @soumysmiofficiel6313
      @soumysmiofficiel6313 2 года назад

      @@zahraabdullahi3008 ANAGUNA SIIDOO KALE WALAALAHAY 🇸🇴🇸🇴❤❤🇩🇯🇩🇯

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 года назад +2

    *Walaalaheen reer jabuuti Legends badan bay haysaa, hadii ismaciil ufuri lahaa hawada way rogi lahaayeen Africa balse odeygaan baa cunoqabateen kuhaaya. Rabi ha idin dhaafsho*

  • @neyruusabdirahmanabdulkadi9645
    @neyruusabdirahmanabdulkadi9645 2 года назад +11

    Woow dad qosol badan m.a wa ni wata reer jabuuti 🥰

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥❤

  • @zahraabdinour
    @zahraabdinour 2 года назад +15

    Allow barakee rer jabouti 🇩🇯❤️❤️🇸🇴

  • @najipyare420
    @najipyare420 2 года назад +20

    Japutiyanku weyga yapiyeen luqadaha ma soo download gareestan carabi ,somali, frances, english 🙏

  • @Shaafie
    @Shaafie 2 года назад +18

    Reer Jabuuti Allaw Barakee, Noolada Reer Jabuuti. Thanks Omreeyn.😍

  • @ismaaciilcabdiismaaciilism6993
    @ismaaciilcabdiismaaciilism6993 2 года назад +26

    Anu waxaan is lahaa reer jibouti omreyn kaliyaa kawaalan show qof miir qabaaba majoogo😂😂

    • @Bilane-gd3dv
      @Bilane-gd3dv 2 года назад

      😂😂😂😂😂

    • @amarehadaweh1278
      @amarehadaweh1278 2 года назад +3

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxb qalbiga ka faraxsanyahiin all reer jabuuti waxas wali lagu taalimamo

    • @barniesaidahmed5148
      @barniesaidahmed5148 2 года назад

      😂😂😂😂astarfiruallah

    • @barniesaidahmed5148
      @barniesaidahmed5148 2 года назад +1

      @@amarehadaweh1278 waa ruun 😂😂😂

    • @dekainaibrahim8750
      @dekainaibrahim8750 2 года назад

      😂😂😂🤣🤣🤣

  • @laylasaydali9163
    @laylasaydali9163 2 года назад +41

    Wlhi rer jabuti 🇩🇯wa funy from xmr cdy😂😂😂😂😂👍❤👏🙋‍♀️

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥ ❤

  • @hudafeizal9472
    @hudafeizal9472 2 года назад +6

    rer jabuuti malin wa idin iman dona🥰dad qalpi wangzn tihin❤️

  • @suweysaxmadsiiq4059
    @suweysaxmadsiiq4059 2 года назад +4

    Love you jabuuti 🇩🇯🇩🇯from gado somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saki7952
    @saki7952 2 года назад +2

    Muqaal cajiib ah weeye. Sidaad wiilka u danbeeya u dhiiro galiseen baan aad ula dhacay. Love❤ from Somalia

  • @fatmanasir2999
    @fatmanasir2999 2 года назад +8

    Allah waa dad wada faraxsan 🥰masha Allah jabuuti waa ina bar soo boqdaa inkasto dad ka aqaanin🤣

  • @salmaabdiraxmaaanmuse5675
    @salmaabdiraxmaaanmuse5675 2 года назад +12

    dad xun laguma arkee woow jabuuti love you from samalia

  • @taliso889
    @taliso889 2 года назад +23

    Ciyal xamar hada nahay wan kugu haysanaa 🥰

  • @Hafsa-Ali1
    @Hafsa-Ali1 2 года назад +11

    Reer Djabuti Waa Another level 😅😅

  • @maryanbashiir9906
    @maryanbashiir9906 2 года назад +6

    Reer jabuuti wan idin jeclahay khaasatan omrayn

  • @xassanrichman7641
    @xassanrichman7641 2 года назад +40

    We want more challenges like this omreyn and also with this black funny man 😅 I think it's difficult for you to read somali language that's why I type you English from borama

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

  • @baxarofficial9886
    @baxarofficial9886 2 года назад +3

    Wakhtigaaga inta waxan Ku liluminaysid cibaado iyo Salad Ku limo fadlan

  • @filkiikaroone938
    @filkiikaroone938 2 года назад +7

    ReeR Djibouti 🇩🇯 Waa Funny 😍 💖
    Wey Naga Waaleen

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 2 года назад +44

    Un petit pays où la paix règne en bonheur Djibouti wanku xisay en plus cette vidéo mérite k'on regarde plusieurs fois trop d'ambiance vive les jeunes djboutiens ou djboutiennes ki s'amusent avk tant de chaleur

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

    • @yousbroido8359
      @yousbroido8359 2 года назад +3

      Le meilleur commentaire 2022

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      @@yousbroido8359 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

    • @yousbroido8359
      @yousbroido8359 2 года назад +1

      @@c.qaadirofficial1106 waan booqote Chanel ka .
      Thks

  • @asmageele4539
    @asmageele4539 2 года назад +6

    Reer jabuuti dad anjeclahay walahi waa funy 🤣

  • @MurtiSomali
    @MurtiSomali 2 года назад +27

    TO THE REX. The legend from Djabouti😎😎😎

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 2 года назад +10

    Omreen joogtaada way yartay wll update ahow from burco

  • @alimrdtiyo6584
    @alimrdtiyo6584 2 года назад +2

    Ilahay wuxu ku siyay hibo cajiba
    je te soutiens toujours lpx keep going pro

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 года назад +8

    ALLOW Barakee dad xun laguma baa arkee dalkeeyga macan🇩🇯🇩🇯❤🇩🇯🇩🇯

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

  • @ladnamaxamed6404
    @ladnamaxamed6404 2 года назад +24

    Waaaaw from somaliland❤️🤍💚I love jaboutian people 💞funny

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

    • @adoonkaalle6347
      @adoonkaalle6347 2 года назад

      Jamuuriyada barakeysan❤️❤️

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 2 года назад +13

    Rer jabuuti Allhow barakey🥰

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 2 года назад +4

    Reer jabuuti caqli miiran waye

  • @muniirmazhkuurtiens7929
    @muniirmazhkuurtiens7929 2 года назад +4

    Nolaada rer jabuuti from somaliland 🥰❤🤟

  • @clipclapsfunnyvideos8550
    @clipclapsfunnyvideos8550 2 года назад +5

    Qosolkii oo dada form burco legends huruusocda omreyn

  • @kingdalla5129
    @kingdalla5129 2 года назад +4

    Love my people Djibouti 🇩🇯 from 🇸🇴❤️🙏🏾❤️🤩

  • @ibnallym_al-djibouti
    @ibnallym_al-djibouti Год назад +2

    L'homme qui a fini le bouteille en 10s il est légendaire il etait le seul 😅😅 jsp si tu lis tt le commentaire surtt ceux des mecs 😅😅mais inchallah continue et performe le micro trottoir avec plusieurs défit et questions qui demande réflexion
    I'm proud to see someone who make something quality like this in youtube and at the same time djiboutian 🤩

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 2 года назад +5

    Jabuuti.walaaladeen.aan.aadujeclahay

    • @Ouzen7
      @Ouzen7 2 года назад

      Mahaadsaniid walashaay

  • @abdoulkaderabdi8238
    @abdoulkaderabdi8238 2 года назад +34

    Cette ambiance me manque trop sérieux Omar rien n'a dire pour cette fabuleux vidéos frérot 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯.

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

  • @mahaddiamond3493
    @mahaddiamond3493 2 года назад +4

    Woow continue comme ça ... ce un bon jeux pour le Djiboutiens ❤et aussi on attend autre vidéo qui est comme ça brother et bon courage 🤝💥💵

  • @mahadabdullahi1021
    @mahadabdullahi1021 2 года назад +3

    Faanki ugu. Danbeeyay waan qaatay from adis ababa asal mogdishaawi

  • @neymarjrskillsproductiontv6053
    @neymarjrskillsproductiontv6053 2 года назад +2

    That last guy🙌🏾🙏🏾#RESPECT 🙏🏾🇩🇯

  • @muslimochannel8065
    @muslimochannel8065 2 года назад +7

    Reer jabuuti caafimad ma jiro miya😂😂😂

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 2 года назад +2

    Ree jabuuti somaliga erayada qaarkood miyey gadaal gadaal u aqriyaan muse anaa u maleeyey, love sweethearts💞💞💞😍😍

  • @zuhaybahmed1644
    @zuhaybahmed1644 2 года назад +1

    Reer Djibouti 🇩🇯 adban u ga hela waaw marun iman 💋💯❤🤗🥰

  • @maxamedaadanapdi8167
    @maxamedaadanapdi8167 2 года назад +1

    Salaaman reer Djibouti 🇩🇯 firm jawhar somaliya

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 2 года назад +2

    Reer jabuuti waa wataa 🤍 jabouti janoyyyy🤎🇩🇯

  • @abdirizakadannur6143
    @abdirizakadannur6143 2 года назад +1

    Commentiga reer jabuuti xabadaaz kama fahmin😅😅
    Omreyn iyo jabutibah nooladah🖐️🖤

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 2 года назад +4

    Waidin.salaamey.walaaladeen.reer.nabuuti❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibramahmoud5605
    @ibramahmoud5605 2 года назад +10

    Quelle ambiance les frérots vous êtes magnifiques bonne continuation ✌️🇩🇯

  • @abdifatahhero1020
    @abdifatahhero1020 2 года назад +2

    Kulahaa Hoo waxad ku guuleysatay waxad faarax lugo baasto kula hadashid🤣🤣🤣

    • @ZAD3451
      @ZAD3451 2 года назад

      Wad garatay

  • @AbdirisakDayib
    @AbdirisakDayib 2 года назад +2

    Socdaalka reer jabuuti waan salaamayaa.

  • @cabdiladifhajji1700
    @cabdiladifhajji1700 2 года назад +4

    Walalo qalbi wanagsan reer jabuti

  • @alisahoch2953
    @alisahoch2953 2 года назад +7

    Wlhi wn joogi wayy qosolka 😄
    Félicitation! Félicitation ! Félicitations mille et une fois

    • @muniirfahim7870
      @muniirfahim7870 2 года назад

      Teacher wen I'm gonna attend ur French class 😂

  • @issapresident1066
    @issapresident1066 2 года назад +5

    Vraiment super continue commence sa frer Machllh TO THE REX

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

  • @youngpoy6174
    @youngpoy6174 2 года назад +4

    WAXKALE WLEE REER JBOUTI WANGAWALEN🙆‍♀️❤❤

  • @kaziim1176
    @kaziim1176 2 года назад +4

    I enjoyed walahi daawashada 👌👌👌 bro I liked your energy keep it ✌️

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 2 года назад +15

    Masha'ALLAH legend les Frérot... quelle ambiance kkkkk vs êtes très rigolo, 🤣🤣😂🤣😅 merci d'avance Frr

  • @ibrahimsagol6129
    @ibrahimsagol6129 2 года назад +4

    Continue comme ça omreeyn
    Parti 2 🇩🇯🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @safadjamahersi2257
    @safadjamahersi2257 2 года назад +3

    Macha allah
    Allah y'a barak nôtre pays Djibouti
    Vous êtes vraiment magnifique Et extraordinaire le vidéo 😍😍😍
    J'aimerais partager le ambiance et rire
    Continuer comme ça
    Je vous aimez toutes mes frères et sœurs
    Vive nôtre pays Djibouti et très long vie

  • @KINGHARIISH
    @KINGHARIISH 2 года назад +1

    OMREEYN WAXA TAHAY JILAA NAXARIS BADAN WAXADNA KU DARSATAY CODKARNIMO IYO DHIRIGALIN SXB BULSHO DHAN OO SOMALI AH AYAAD TUSAALE U TAHAY HORAY USOCO LABTA KA HADLEYSA KEEP UP NEVER COME DOWN FOREVER

  • @abdisamadali8593
    @abdisamadali8593 2 года назад +3

    Reer Djabuti allow brake from burco 🇩🇯❤🟢🔴⚪

  • @omaari155
    @omaari155 2 года назад +3

    Masha allh omareyn dadkaga markasta sida ola faraxsanow

  • @sudaysixuseen6032
    @sudaysixuseen6032 2 года назад +1

    Waxan ahay ree borama waxan jooga djibouti wlhi waa dad fiican oosoo dhaweyn leh iyo martiyeyn

  • @hawamoussa1851
    @hawamoussa1851 2 года назад +8

    RER Djibouti je vous aime beaucoup mes frères ❣️❤️

  • @hamzamahamed5175
    @hamzamahamed5175 2 года назад +46

    Wlhi...j'aimerais que vous continue comme ça à Djibouti......les gens à s'habituer à faire ce genre de challenge dhe....même venez au région parfois dhe....on vs attend mes chères 🤣💘💥

  • @marieelmi3938
    @marieelmi3938 2 года назад +4

    Nin walan 😂🤣legend hore u soco m’y brother 🥰🥰

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

  • @ahmedalimourad1623
    @ahmedalimourad1623 2 года назад +6

    To the hebs, the only legend omreeyn in the bulding, keep going frerot, tu es sans doute notre fierté nationnale.

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

  • @iamnewtone9699
    @iamnewtone9699 2 года назад +2

    Reer Jabuuti Waan Idin Wataa

  • @bashebashka6665
    @bashebashka6665 2 года назад +3

    niyoow xitaa commentigiinaa france markaa seen isu fahmaynaaa FM BURCO

  • @korazkaz4122
    @korazkaz4122 2 года назад +3

    Love you rer Djibouti from mogdisho ❤️

  • @medsamaleh869
    @medsamaleh869 2 года назад +3

    3:51 xageed tagi xalimoo

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 года назад +1

    Jabuti qurbe ayaan moodijirey ee lkn malaha inaka karoon🤣
    Msh allaH farxad kuwaara

  • @kaltunabdullah8953
    @kaltunabdullah8953 2 года назад +3

    Hhhhhh reeer jabuuti wlhi qosol wn ku haysaataa🤣🤣😂😂😂

  • @geedadayg7139
    @geedadayg7139 2 года назад +1

    Reer jabuuti waan idin jeclahay walaalayhay lkn afkaan jinni hhhhhh ee Franciska naga daaya please

  • @DjibWoodProMusic1
    @DjibWoodProMusic1 2 года назад +6

    🤣🤣🤣🤣🤣😂😂 This is really funny 😂 you never fail to entertain us.....

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin

  • @abdallaabdirahmanmohamed112
    @abdallaabdirahmanmohamed112 2 года назад +4

    Omareyn said
    my sister sit on this chair 🪑 with out moving your legs
    Sister ran all the way to the chair 🤣🤣😂😂
    Omareyn Xasbunallah😂😂😂

  • @salmanibnu-
    @salmanibnu- 2 года назад +3

    Mon pays de coeur et de naissance je vous souhaite du bonheur longue durée de vie et de réussite dans la vie les djiboutiens que dieu protège mon pays ❤️❤️🇩🇯💯🌻💯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 je reviens fort inshallah pour te développer

  • @oubaha.mohamed6938
    @oubaha.mohamed6938 2 года назад +30

    Un honneur pour les djiboutiens on ai fières de toi Omreeyn

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

  • @sabrinaalmooni9742
    @sabrinaalmooni9742 2 года назад +2

    🤣🤣🤣wll omeryn fuded bdnda jah moqdishu imaw nh aaa no shactireside plz😄❤❤

  • @abdiraxmandaahir9571
    @abdiraxmandaahir9571 2 года назад +1

    Reer jabuuti waan idin slamay🤣

  • @jacobhassan2069
    @jacobhassan2069 2 года назад +6

    Très bon concept il nous fallait des micro trottoir divertissant et instructif

  • @abdisahal662
    @abdisahal662 2 года назад +2

    Whl ça reste dans le histoire ❤🇩🇯🇩🇯 je manque une telle ambiance omeereny 🙄🤣🤣🙏🙏❤🇩🇯❤🇩🇯🇩🇯

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

  • @mounaelmi6865
    @mounaelmi6865 2 года назад +2

    Je me suis régalé allow top de top dee omreynow iyo mahad poète noire meurtrie,deux jeunes avec un talent fou horey u socda mes petits frères 👌👌👌👏👏👏👏

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 года назад

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥

  • @ayobmahdi1258
    @ayobmahdi1258 2 года назад +1

    Xagee , tagi xaliimo / 🇩🇯 😊

  • @hamzaanzaari6911
    @hamzaanzaari6911 2 года назад +3

    Haa maalinba mowduuc noo keen bro keep going legend 👏 🙌

  • @shucaybSamawde
    @shucaybSamawde 2 года назад +3

    REER JABUUTI ALLOW BARAKEE1🥰👌

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 года назад +5

    Reer jabuuti yoo yoo waa 😂😂😍 fransiis cml udhaqmaaan dhaqanka reer galbeedka cml leeyihiin hhh ayaga dhan waa funny

  • @hichamabdourahman6006
    @hichamabdourahman6006 2 года назад +9

    Les gars jazakoum Allah kher. J'étais joyeux très joyeux en visionnant la vidéo! Bravo infiniment car ce que vous faites est grand

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA 2 года назад +2

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂

  • @yahyeamiir7624
    @yahyeamiir7624 2 года назад

    Rer Jabouti 🇩🇯 Allow barakeee🙏🏾

  • @abdinasirhashi4294
    @abdinasirhashi4294 2 года назад +2

    I love the song allaw barakee jabuutii

  • @princekida6100
    @princekida6100 2 года назад

    Sida reer Djibouti jacqué harakey daad xuun laa guuma arkey allow barakey omreey