RAHMA HASSAN - DANBI ANIGA LAY SAAR OFFICIAL MUSIC 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • HEESTA DANBI ANIGA LAY SAAR
    Eraydi Shaafici Yusuf Abdule
    Laxanki Nabiil Bulle
    Music By Ayuub Haruun
    Vocal Rec Haabne Studio
    Afro Waqal Furinle Production

Комментарии • 509

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Год назад +376

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Год назад +148

    Hadii Had artiye magac Allah like sare ❤❤❤

  • @ayuubdaahir7253
    @ayuubdaahir7253 6 месяцев назад +5

    Inta heestaan dib usoobooqatay 2024 like iisaara ❤❤❤

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 Год назад +49

    Wala janada allaha ha nugu kulimeya dhamanten walaalahen Alle ha so hanuuniyo 🤲🏻 especially adi🤍

  • @suxufikoke5379
    @suxufikoke5379 Год назад +63

    Waan Salaamayaa Inta Dusha Laga Saaray Danbi Aanay Lahayn Si Looga Tago.🙋‍♂️

  • @EdnaZuliemanKariye-uv9tw
    @EdnaZuliemanKariye-uv9tw Год назад +39

    Wll waa runteed si lagag fogaado 😢khalad aadan lahyn ma lagu saaray dhibkaasi waa ka I heysty lkn wan ka tashaday 😊farxadbanan rajeynayaa

    • @NoloshaMaanta-rq6os
      @NoloshaMaanta-rq6os Год назад +1

      Dulqaadka iyo Samirka Waa Wax Lagu Tanaado Farxad Baan Kuurajeynayaa From Ethiopian Boy Wiil Hooyadiis thy soomaali

    • @naimaabdi8782
      @naimaabdi8782 11 месяцев назад

      ​@@NoloshaMaanta-rq6os❤

  • @XaliimoMohamed-jl1gf
    @XaliimoMohamed-jl1gf Год назад +14

    Heestan gabadh yar oo tiktok kuso arkay Anna waaba jeclday ❤️🥺😫

  • @Jarmalka1251
    @Jarmalka1251 Год назад +5

    Raxma Xasan iyo Qamar Suugani hadii aanay Fanaan ahaan lahayn sidee ayuu noqon lahaa fanka dambe!

  • @hiboahmed3892
    @hiboahmed3892 Год назад +53

    Waanag la iska dondon ruunta la isku didid wixi aniga ii daraan dadku igula yabyab😢 Jacayl waa warane inti isku faraxsan illahy haa u rumeyo riyoyinkoda intii la dhawacayna Allha qalbiga ha Uu dhayo 😢🥺

  • @FaysaZiciid-ep8me
    @FaysaZiciid-ep8me Год назад +15

    Mashallah Qurux Iyo Cod ayay isku darsatay Alle Haku Xifdiyo Qurux Dumarey 💕👸

  • @ahmedmahamoudaden4429
    @ahmedmahamoudaden4429 Год назад +2

    Heestan wey iga gadan thy aniga waxan oran kara wa song of the year 2023 viva RAHMA HASSAN🥰🥰🥰🥰

  • @Moxumad
    @Moxumad 2 месяца назад +1

    Hestan gabar sudan 🇸🇩 aha ku maqalay wan ka helay❤❤

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 Год назад +69

    Me, my family,my neighbors and the entire community approved this song and voted RAHMA HASSAN as the female artist of the year 2023 ❤❤❤

  • @djhaniahmed7943
    @djhaniahmed7943 Год назад +2

    muudaba waan kuu waatay queen laakina haada waaxad taa baatay meelo loo baahanyaahay duumarka soomaliyedna qaasab waay kuu waatan gaabadh somaliyed big love from swedan

  • @Nina2019
    @Nina2019 Год назад +12

    Qurux style iyo codba waa 100%

  • @nastexoxashi7780
    @nastexoxashi7780 Год назад +3

    Heestan gabadhaha araga la, ayaa ibartay😢😢 allaha caafio

  • @NimcoDheer
    @NimcoDheer Год назад +7

    Duur aniga ly gee dabin lay qool qool sidi aan dabshida ahy dagdag aniga lay dabar❤
    Rinti ani jacayl layguma dhawicin balse si kle aya qalbiga layga dily waxanan ahy qof nool hadana aan wax qimo ah lahyn waxa ku ducaysta inan nolosha aan ku jiro mar uun ka baxo rajona kama lihi wallky ama walashy ii soo duceya inuu alle ii aqbalo ducadyda ina soo duceya waxan ahy walshiin

    • @Safiyosaid
      @Safiyosaid Год назад

      Abayo Istaqfarta iyo saliga nabiga scw badi Insha Allah wad ka bixin

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 Год назад +3

    Yaasalam Nabiil bulle iyo rahma is 🎉helay

  • @ahmeddeka4677
    @ahmeddeka4677 Год назад +5

    Rahma hassan my sister machallah 🥰wn ku salamaya Boqorada qurxda Djibouti aad aya ku jeclahay walashy qali🥰

  • @somtechvision7588
    @somtechvision7588 Год назад +35

    Vive l Artiste Djiboutien Rahma Hassan 💯👌

  • @Hargeisaawi
    @Hargeisaawi Год назад +10

    Xasuuso Nebiga Csw

  • @hasandeedee97
    @hasandeedee97 Год назад +2

    Team waqal studio
    Video 💯
    Erayo super 💯
    Music 💯
    Codka rahma hazzan
    🇧🇷📸🤳

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 Год назад +2

    Stumped!!!!
    May this May end success!!!
    2023 very complicated year for me.
    I hope it wouldn't end this way.
    👌👌👌Best of May so far.🎵🎶🎵🎶🎶

  • @maryamoxuseen5998
    @maryamoxuseen5998 Год назад +10

    Waxaan aaminay jaceyl xaasid ma waayo rewr dhan maahan qabiil dhan mahan waa somali oodhan😅 maxamudkeyga waanba sii jecladaa wxa leegula yaabo😮 dartiina uguurssnaa ❤ Xamaasad baa iigu sii yeshan wiilka ina abti qaali dhaxdena cidna ma qado🎉

    • @anzhaxwiilbari3280
      @anzhaxwiilbari3280 Год назад

      Kuwaas idinku dhex jira xay ahaayeen😂😂😂😂

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 Год назад

      Maxamudkaaga iyo adigu isku waara 😂

    • @Biriho
      @Biriho 9 месяцев назад

      Maxamudaaga Allaha kuu dhaafo walal

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 9 месяцев назад

      Naaa maxamud ma is hesheen geel hesho 😂😂😂 jaceylku ha waro

  • @hooyomcnto2902
    @hooyomcnto2902 Год назад +9

    Waqtigeda eesobaxdey heestan 😢😢😢😢😢oo aaniga aan taagna my kuwin raxmo xasan guuleso mcnto 😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @nasrinali1744
    @nasrinali1744 Год назад +6

    İnta kaso aragtay Tiktoka xaley 😍

  • @muqtaar1782
    @muqtaar1782 Год назад +10

    Nice song from waqal studio ❤❤❤❤

  • @theabdullahifamily7233
    @theabdullahifamily7233 Год назад +2

    Gabadan souhaib a lo so cesho hadi kale hessuhu makala joogsanayan❤❤❤ jaceyl ba haya yarta wadno is jecel makala amusan marka souhaib waxan dihi laha gabadha Hess jaceyla uso qad

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Год назад +1

    ❤🎵💯🔥waqal🔥team good work on fire 🔥💫🎵🎵🎵💉

  • @user-tl1hm8nj8e
    @user-tl1hm8nj8e Год назад +5

    Mashallah rahma hassan l'artiste Djiboutien ❤🇩🇯🇩🇯

  • @habooncali3450
    @habooncali3450 Месяц назад

    Heestan hees itaabatay 2023 ax 😢😢

  • @asmaadenabdi6647
    @asmaadenabdi6647 Год назад +3

    Wanaag layska doon doon ruunta laysku diid diid wixi aniga idaran dadku igula yaab yaab...✌️

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Год назад +1

    Oyoyooy🎉

  • @raxmoqadarmaxamedraxmoqadarmax
    @raxmoqadarmaxamedraxmoqadarmax Год назад +3

    Qurx badan ina hasan❤❤❤❤😊😊🎉🎉

  • @hzzanckrim8090
    @hzzanckrim8090 Год назад +4

    rahma hazzan gapadha kaliyee aan dumarka fanaanita ka tageeero❤❤❤

  • @zacki001
    @zacki001 Год назад +1

    Ax hees iyo bar foreal

  • @fatxa832
    @fatxa832 Год назад +3

    Wow rahma xasan eshcala cod duubista waqal🎉😮

  • @user-nc3od7se5o
    @user-nc3od7se5o Год назад +1

    Fashion rahma hazzan ❤😊mashallha to rahma ❤❤❤

  • @NimcoDheer
    @NimcoDheer Год назад +6

    Heestan waxba lagama qaban karo way hees dhafty lo 😍 ❤ 😘

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Год назад +4

    Waqal studio ❤❤

  • @inahaybe1152
    @inahaybe1152 Год назад +12

    Raxma xasan codkii dahabka ahaa 😢❤

  • @asiyamahamed6522
    @asiyamahamed6522 Год назад +4

    Raxma maalmahan heeso shidin ayey qaadaysaa my sis soo wad midba mida kle ka mcn ❤❤❤❤😊

  • @abdirahmanas326
    @abdirahmanas326 5 дней назад

    Rahma unstoppable and clinical amazing voice 🎉❤

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 9 месяцев назад +1

    Waaaw 💯💯💯💯🌹🙏waxkale

  • @ahmedbouni3148
    @ahmedbouni3148 Год назад +2

    High quality video wlhi Rahma Hassan waqal studio Legend

  • @cali2119
    @cali2119 Год назад +2

    Raxmahassan gabadha fanaanada ujeclhy keep going sister ❤

  • @dekasaban4904
    @dekasaban4904 Год назад

    Rahma qali ada ka saren dad ka wlh hada la dadu wa run wayo sii lagaga fogado khalad ba lagu sari Ha uu jabin queen sister

  • @aaminaabdi460
    @aaminaabdi460 Год назад +3

    waaaw hees iyo bar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadijoabdi5902
    @khadijoabdi5902 Год назад +4

    Wanaag la iska dooon doon runta la isku diiid diiid iga gadan❤

  • @suxufikoke5379
    @suxufikoke5379 Год назад +7

    In Badan Ayaan Dambi Dusha Ka Saaray Si Aan Uga Tago.☹️

  • @daauushassan2932
    @daauushassan2932 Год назад +1

    hada hesta so araky gabdh tiktok kaso arkay like dhac kusii

  • @fatouokiye1679
    @fatouokiye1679 Год назад +3

    Hambalyo iyo salan sare habibtii qaali kurux badan ❤❤❤

  • @ugbaadtarwale6924
    @ugbaadtarwale6924 Год назад +2

    Boqorada codka soomaaliyeed maxaa loo guddoonsiin waayay raxmo cod baa ku dhammaaday❤❤😊😊😊

  • @hasandeedee97
    @hasandeedee97 Год назад +3

    Waanag la iska dodon ruunta laisku diidid😍
    Wixi aniga ii daraan dadku igul yabyab😩
    ..........🇧🇷📸🤳

  • @leamsii20
    @leamsii20 Год назад +19

    En 10 jrs 4 chansons bravo l'ARTISTE N°1

  • @choukrinouraqurux3035
    @choukrinouraqurux3035 Год назад +3

    Rahma hassan warsame waxba laga qaadi maayo habarna lagugu karimaayo ha u joojin cadawgaaga ha ujabin nacabkaaga horay usoco cod dablay fanaandii garniga

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +1

    Wstudio another level markasta wan kula socda❤

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 9 месяцев назад +1

    Guleyso 👍👍👍👍

  • @user-bh5rj8wu4p
    @user-bh5rj8wu4p Год назад +2

    Horo u soco❤

  • @Azhraf2245-tk5jd
    @Azhraf2245-tk5jd Год назад

    nabil bulle wlhi wa nin hibo ilahey siyay laxamiste hesuhu laxameyo wa heeso fadhiyo good jop

  • @MssBarni
    @MssBarni Год назад +26

    normalize avoiding people who aren't good for your mental health.
    Raxma xasan ❤

  • @aadanabdinurabdikadir4966
    @aadanabdinurabdikadir4966 Год назад

    Heestaan shaki igama jiro in areyada aay ka yimaadan abwaan ama abwaanad Djibouti 🇩🇯 codka waa 100%

  • @ApthoulaHi_AhmeT6
    @ApthoulaHi_AhmeT6 Год назад +1

    Rahma hassan full support ✨️😍

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Год назад +3

    Maashaa allaah qofta iyo heestuba cadimaho

  • @housseinmoudboulaleh5212
    @housseinmoudboulaleh5212 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤Ramah hassan vive 🎉🎉🎉okra 🎉🎉🎉

  • @chamarosa6892
    @chamarosa6892 Год назад +7

    Let's go rahma❤

  • @mohammedsuleyman-ib4ex
    @mohammedsuleyman-ib4ex Год назад +9

    Rahma Hasan beautiful voice
    Noolow inta nolol jirto

  • @cadnaanofficiall7685
    @cadnaanofficiall7685 Год назад +1

    Best song

  • @khadraosman9425
    @khadraosman9425 Год назад +1

    Waaw raxma xasan

  • @fatouokiye1679
    @fatouokiye1679 Год назад +2

    Macha allah walashey qaali rahma hassan horey u socoo

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 7 месяцев назад +1

    Dood aniga lay geli
    Hadal aniga la ii diid
    Sidii aan dekano gelay
    Dembi aniga lay saar
    Dulmi caashaq awgii
    Dadku badi is yeel yeel
    Doqon aniga lay arag
    Wanaag layska doon doon
    Runta laysku diid
    Wixii aniga ii daran
    Dadku igula yaab
    Duur aniga la i gee
    Debin aniga la ii qool
    Sidii aan dab shide ah
    Deg deg aniga lay dabar
    Dedaal caashaq awgii
    Dagaal laygu qaad qaad
    Dakhar aniga lay damac
    Wanaag layska doon doon
    Runta laysku diid diid
    Wixii aniga ii daran
    Dadku igula yaab yaab

  • @fatimamohamed5345
    @fatimamohamed5345 Год назад +15

    Rahma Hassan you have amazing voice mash Allah ❤❤❤

  • @Nalkakoryeeri-fs1qr
    @Nalkakoryeeri-fs1qr Год назад +3

    Woow ❤❤ raxaman masha Allah ❤

  • @Mourabacboy
    @Mourabacboy Год назад +2

    Allah haa kusiyado ma sœur Rahma Hassan Mahamoud warsam ❤

  • @OsmanKhadra-gu9pr
    @OsmanKhadra-gu9pr Год назад +5

    ❤❤ rahma hassan aya garteyda u donna gabadh lagama ooyiso jaceylku labadi isla qaday ayuunba cog runtu siday tahay indha garaad noqda labada qof iskuso ceysha amba eeda kadaya mid un la saarayo midna souhaib hadi aad waax garad aad tahay u jaceylku si daabca ku helay soo durug ee cannata kaada soit l homme qui supporte tout cherie là comme il se doit ne t arrete pas au premier obstacle car l amour a des different gout parfois il devient amere parfois bon gout comme le miel soyez raisonable vous deux nous sommes les perdus dans cette rupture souvenez vous les bon moments que vous avez partagé pendant toutes ces années passé on dit que les femmes n ont jamais tord

    • @quruxbadan4333
      @quruxbadan4333 Год назад

      Oo heestu ma iyaday kahadlysa wll

    • @OsmanKhadra-gu9pr
      @OsmanKhadra-gu9pr Год назад

      ​@@quruxbadan4333 ?????? Siida runta anigaa raackeygi noqooy

  • @robleharman3740
    @robleharman3740 Год назад +5

    Mashallah rahma Hassan keep going my sister ❤❤❤❤❤

    • @suuldana
      @suuldana Год назад

      Mashallah ilhayii ha udayo sharftedaa ok

  • @NajiipApdi-hl2jq
    @NajiipApdi-hl2jq 3 месяца назад

    Raxma xasan waan ku wadah macan farxad igu nolow

  • @queennasro-he4hu
    @queennasro-he4hu Год назад +4

    Rahma Hassan is not easy

  • @mustaffargax9668
    @mustaffargax9668 Год назад

    Boqorkii laxamada legend nabiil bulle hees iyo badh

  • @munohassan1675
    @munohassan1675 7 месяцев назад

    Wixii aniga idaran Dadku igula yaab yaab Hadii aad wax jaclaato Doqon bay dadku kumodan xitaa qofka jaceshahay😭😭😭😭

  • @majidhanadcaalim5270
    @majidhanadcaalim5270 Год назад +2

    Qoftan waa fananad iyo bar ❤❤❤

  • @user-ci4je1mx8q
    @user-ci4je1mx8q 6 месяцев назад

    Walaashay raxma tank yuo

  • @CamanoAbdi
    @CamanoAbdi Год назад +2

    ANY ONE TIKTOK?❤

  • @AbdifataaxMohamoud-qt5ti
    @AbdifataaxMohamoud-qt5ti Год назад +1

    Rahma hassan sidee la yeelosaa🥰

  • @mustafehassan559
    @mustafehassan559 Год назад +13

    The song of the year we agree already ❤❤❤

  • @abdishakoursalebaan4414
    @abdishakoursalebaan4414 Год назад +1

    Inta raxma jacayl uhaysaa like ha saaro

  • @zadkasabrie4868
    @zadkasabrie4868 Год назад +1

    Rahma hassan iyo waqal layaàb layaab❣

  • @bashanowofficials502
    @bashanowofficials502 8 месяцев назад

    Best song ever

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 Год назад +1

    Heetaan tiktok gawadh codka macaan ee indhaha qurxoon ayaa I jecleysiise codkeeda eey la qadeyso macaan

  • @jasminedjibouti395
    @jasminedjibouti395 Год назад +2

    Masha Allah ❤🇩🇯

  • @user-bq6jb2gs3d
    @user-bq6jb2gs3d Год назад

    Mesh allh taxman horay usoco

  • @naimahasan7882
    @naimahasan7882 Год назад +14

    bon chanson , bon style. You are so beautiful and very excellent 😘👍

  • @NawaalAdan-br5wr
    @NawaalAdan-br5wr Год назад +1

    Boqordayda rahma tan hees way dhaaftay love you

  • @hafsakapahafsakapa9073
    @hafsakapahafsakapa9073 Год назад +4

    MarkEy Heesta 1m Gaadho ii so xasuusta😢

  • @maryamoxuseen5998
    @maryamoxuseen5998 Год назад

    Been mhn hesta ani iyo noloshyda Naga hadlee xaafad dhan ilaa familkisa Nala daba tagan xuman yaab wxesan nagubdameyn mlhan daqar aniga Leela damac doodna Nala galiyy sidii aan dakane galay
    😢😢😢❤ dulmi caashaq awgii

  • @bashanowofficials502
    @bashanowofficials502 8 месяцев назад

    I love this songs

  • @aminaboudin8204
    @aminaboudin8204 Год назад +4

    Avance ma cherie rahma hassan💗

  • @c.qaadirc.c.c3928
    @c.qaadirc.c.c3928 Год назад +2

    Mashaa allaah beauty girl wlhi heez maaha lkn quruxdeeda ayaa ka helay

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Год назад +3

    Any one tiktok ❤

  • @user-ht5cf8sf4d
    @user-ht5cf8sf4d Год назад +1

    Dooqa aniga la ii arag😢😢😢