WAJIGA SALIIDA LEH IYO SIDA LOO DARYEELO | OILY FACE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • SIDA LOO DARYEELO JIDHKA SALIIDA LEH ( oily skin)
    FADLAN SHARE DHEH OO LA WADAAG ASXAABTAADA.
    MAHADSANID

Комментарии • 192

  • @EngYuyu
    @EngYuyu 2 года назад +10

    Mahadsanid dre. ❤❤❤

  • @randaclaahi7756
    @randaclaahi7756 2 года назад +11

    Mhdsnid Dr wlhi wijiga nbrha wa idhiby wa barobeynaa I.a🥰🙏

  • @NimcoCumar-m6g
    @NimcoCumar-m6g Год назад +6

    Dr aad baan ugu dhibanahay walihi 3biil wajigeyga nadiif maha aad baan u dhibsanaya Aalaha raxmaan ka barya inan arko wajigeyga oo nadiif ah 😭😭😭aad baad u mahadsantahay

    • @ZakariyeCarab76
      @ZakariyeCarab76 2 месяца назад +1

      Ila mid thy is badal ma isku aragty wll

  • @maariishmaxamed6076
    @maariishmaxamed6076 Год назад +3

    Sharaf iyo karaamo dr ❤aad iyo aad ayaad umahadsanthy

  • @fardowsoxxaanshi5579
    @fardowsoxxaanshi5579 Год назад +3

    Thanks dr❤

  • @fatushhassan7655
    @fatushhassan7655 10 месяцев назад +3

    Dr ck thank you very much

  • @IqroMuxumed-w3q
    @IqroMuxumed-w3q Месяц назад

    Thanks ❤

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +29

    Thanks doctor anigu waxaan ku leeyahay wajiga siliida💯

  • @AasiyoAbdullahi-qo8wf
    @AasiyoAbdullahi-qo8wf Год назад +3

    Shukran ❤

  • @XaawoMaxaad-e5f
    @XaawoMaxaad-e5f 3 месяца назад

    جزاك الله خيرا

  • @nasrabare2479
    @nasrabare2479 Год назад +1

    Shukran wllo

  • @بلبا-ح1ي
    @بلبا-ح1ي Год назад +3

    diigtoree aniga ayaa qobo wejii salida le ha watiija wiina insha aallh digto re nabro mmaddamadowo aya igu yaalo wejiig😢

  • @mohamedshurie3173
    @mohamedshurie3173 2 года назад +11

    Masha allah dr aadbaan ugu mahadsan tahay Wax Badan Baan Ka Faa.idnau Dhamaanteen

    • @drck1895
      @drck1895  2 года назад +1

      Allah ku sharfo walaal🙏

  • @HudamahdiDaahir-hk6mh
    @HudamahdiDaahir-hk6mh Год назад +2

    Mahadsanid wall

  • @abdiazizabdirazhid174
    @abdiazizabdirazhid174 Год назад +3

    Dr ponds isticmala noceda kle tas tan camal somaha🤔

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 Год назад +1

    MashaaAllh jazakalahu khyr wllo

  • @ShamsosheekhAli
    @ShamsosheekhAli 4 месяца назад

    Thnks wll

  • @ayanhassan3504
    @ayanhassan3504 2 года назад +6

    Mahdsanid 🙏

  • @fatuushcabdi6735
    @fatuushcabdi6735 Год назад +1

    Shukran❤ustaad

  • @hamzaahmedabdi3928
    @hamzaahmedabdi3928 7 месяцев назад +1

    Waan ka mid ahy-wall❤

  • @ayan-v4h1i
    @ayan-v4h1i Год назад +1

    Thanks salida idhibtay

  • @manQalbi24
    @manQalbi24 2 года назад +3

    Shukran doctor

  • @aazaam112
    @aazaam112 Год назад +2

    Tkt you very much doctor

  • @NimcoNimco-f1p
    @NimcoNimco-f1p 2 месяца назад

    Thnkis doctor ❤aniga saliid yaan kuleyayhyy wajiga😢

  • @FadumoFarah-yw6oo
    @FadumoFarah-yw6oo Год назад +1

    Mahadsanid my brother

  • @AreejDiriye-z1h
    @AreejDiriye-z1h 5 месяцев назад

    Thanks im suprised i understood im learning somali.

  • @AzmiitaApdi
    @AzmiitaApdi Год назад +1

    Mahdzanid dr❤😊

  • @iqramaxamed7015
    @iqramaxamed7015 2 года назад +2

    Mahadsanid dr

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 11 месяцев назад +1

    Thanhs you dr

  • @QueenIlhaam
    @QueenIlhaam Год назад +1

    Walaahi waa run wax.yaabha aan isku arkay waaye

  • @Mohamedsalah-jf9mi
    @Mohamedsalah-jf9mi 2 года назад +4

    Mansha Allah Dr aad bad u ma had santahay

  • @maryancabdule7144
    @maryancabdule7144 Год назад +1

    Team Dr ck aaan gaarsiino dikoorta 1m ok pliz wali ma ardteen dikoor ck oo naga codsanaayo inaan subiskareeb usaarno😢

  • @ayannitta
    @ayannitta 2 года назад +1

    subxanallah Masha Allah sida aad wax utaqano doctors qaar xita uma yaqanan abowe jazakallah kheyr 💖💖💖👍🙌

    • @drck1895
      @drck1895  2 года назад

      Mahadsanid huuno allah ku sharfo 😊🖤

  • @HudamahdiDaahir-hk6mh
    @HudamahdiDaahir-hk6mh Год назад +5

    Maharani wall

  • @safiyasacad2147
    @safiyasacad2147 2 года назад +3

    Waad mhdsnty wllky

  • @faadumoabdirahman1545
    @faadumoabdirahman1545 2 года назад +2

    thank you

  • @najahdarmaan3061
    @najahdarmaan3061 2 года назад +3

    Ponds wa face wash fiicantahay wlhi Cidii leh haaro gudud hur intaba wan ku faaiday alhamdulialah

  • @channatmedia2577
    @channatmedia2577 9 месяцев назад +1

    Sidee loodhaafaa aniga dufanta iyo sheyga lashiilo ayaa marwalbo cunaa sida hilibka geela iyo wixii lahalmaalo

  • @ubaxxasan4057
    @ubaxxasan4057 2 года назад +3

    dr caano kasta miyan iskadaaya mise caanaha qaarkood

  • @cshakuursheikhabdullahi8606
    @cshakuursheikhabdullahi8606 2 года назад +2

    Sxp xey thy manibirsanesd pee

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 2 года назад +1

    Mahadsaniid dr

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 2 года назад +5

    Dr somaalia Maka helayaa face washing ta tan kale finaN baan leeyahay

    • @drck1895
      @drck1895  2 года назад +2

      Haa huno waad ka heli karta

  • @ayaanabdullahiyusuf3226
    @ayaanabdullahiyusuf3226 2 года назад +2

    Dr saboorka majirtaa dawo sax ah oosuuliya

    • @drck1895
      @drck1895  2 года назад +2

      Walaal muuqaal hore ayaan ka sameeyay SANBOORKA iyo Sida loo Daaweeyo ee channel-ka ka baadh.
      Mahadsanid

  • @sheikhmaxamedamiin9
    @sheikhmaxamedamiin9 Год назад +1

    Dr canageelka maa iska ilaliyaa

  • @ShamsoNike
    @ShamsoNike Год назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @aboubakarbilan2767
    @aboubakarbilan2767 2 года назад +3

    Machallah thank you Dr

    • @ayaanmohamed3811
      @ayaanmohamed3811 2 года назад

      dr baraka iyo goodka idhahaha hoostoda galo maxa sbb

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 года назад +7

    Blotting paper halkee lagu hela wllo💯

  • @SaamiyoXasan-e1t
    @SaamiyoXasan-e1t Год назад +1

    Dr 3 maisku istic maali karaa mise 1nooc Leena isticmala

  • @naimaabdullahi9654
    @naimaabdullahi9654 2 года назад +3

    Dr wajigeyga nuuca uu yahay maxan kugaran karaa?

  • @maanafhassan-lm8cf
    @maanafhassan-lm8cf Год назад

    Thanks 6:57

  • @AshaAadanAli-tl1kh
    @AshaAadanAli-tl1kh Год назад +2

    Face wash inte ka hela plz

  • @malyuunmacalin7593
    @malyuunmacalin7593 2 года назад +2

    thnkz dr lkn caanaha ayi caano miyaa mise ku qaar tan kle cunoyinka like met fish lashily ma lacuni karaa miyaa adigo mhdsn dr

    • @drck1895
      @drck1895  2 года назад +1

      Haa walaal gaar ahaan caanaha dufanka leh (Fat Milk),
      Caanaha waxay stimulation ku samaynayaan qanjirka saliida soo saaro ee Sebaceous gland.

  • @AlishaMaxamud
    @AlishaMaxamud 10 месяцев назад +1

    Dr kawaran sabuntan ayurvedic

  • @ABDIMALIKAM
    @ABDIMALIKAM 3 месяца назад

    D, r suugaha ma ku jira cuntada la iska ila linayo

  • @Fatmaqueen5175
    @Fatmaqueen5175 2 года назад +3

    Thanks usaad adaa umahadsantahay

  • @asiyaahmed417
    @asiyaahmed417 2 года назад +2

    Mahadsan Dr

  • @suheebaxmed9107
    @suheebaxmed9107 2 года назад

    Mahdsanid

  • @ugbaadapdilahi8882
    @ugbaadapdilahi8882 2 года назад +2

    Wajig said ku layahy waxn ku nololahy magalo kulo marku kulilku soo galo said salid nuquta hadn kabcdi fiinan yesha mad madu dul dulia hadn qabu imado salido way iga yarns wajigagu waa urajinal maxn samiy wllo

  • @alidhuuxabokor2025
    @alidhuuxabokor2025 9 месяцев назад +1

    Mhdsanid dr

  • @maryanxasan939
    @maryanxasan939 2 года назад +2

    Midii aan huray u isticmaali jiray hadaa iskabadalo OO mid kale isticmaalo Dhib miyee iikeene

  • @faizakadie5732
    @faizakadie5732 2 года назад +2

    Mahadsanid Dr lkn cano la,an dhibato wye inta kle le qadana

    • @drck1895
      @drck1895  2 года назад +1

      Walaal iska yareey ugu yaraan

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 2 года назад +2

    Dr aniga finan baa iga dhamaan la wejigana waxba ma mariyo sidii laygu yidhi wajigaagu waa kii saliida lahaaa

  • @cabdicasiisjamaacaar6416
    @cabdicasiisjamaacaar6416 2 года назад +2

    Markaa dr xaggeen ka helaaa dawadaa

  • @amiirayuusuf8345
    @amiirayuusuf8345 2 года назад +1

    Dr thank u

  • @MahadAhmed-ju7eo
    @MahadAhmed-ju7eo 6 месяцев назад

    Aniga wllo finana ayaa I dhibay wllo maxaan is gaga tirtiraa d

  • @shabcanxariir189
    @shabcanxariir189 2 года назад +2

    Xagee laga helaya dr ma busharoyinka mise meela maqaarka albtod lagu gado

  • @yuucade603
    @yuucade603 2 года назад +1

    Dr aad iyo aad ayaad umahadsan tahay anigabo ponds ayan isticmala

  • @Maryan-qr5hy
    @Maryan-qr5hy Год назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luckyirfe2989
    @luckyirfe2989 2 года назад +3

    ilahay qeer hakusiiiyo

  • @QamarMucalim
    @QamarMucalim 2 месяца назад

    Horta sidee lagu ogaadaa inaan wijiga saliid kuleyahay iyo inaana kulaheyn ifaidey dr😢😢

    • @SaabiriinMahamud-tt7bi
      @SaabiriinMahamud-tt7bi Месяц назад

      Finan hadii uu leeyhy saliida ku badan

    • @DeeqaIbraahim-z9c
      @DeeqaIbraahim-z9c 21 день назад

      Aroorta markad so kacdo qli sanka hareerihisa gacanta mari ka dip hadi wax dufana ka so raco ayaa wajigagu saliid leyhy

  • @ahmedfawzi681
    @ahmedfawzi681 2 года назад +2

    Horey usoco wll

  • @oomaar9682
    @oomaar9682 2 года назад +1

    Dr somalia walaka waayay hada mxaa ku badalanaa

    • @drck1895
      @drck1895  2 года назад +1

      Dhamaan supermarkets waad ka helaysaa hadii aad waysidna isticmaal Oil control face wash

  • @fardowsaabdisalan3965
    @fardowsaabdisalan3965 2 года назад +2

    Wanisticmala oil control mahadsanid ustad

  • @usaamejk656
    @usaamejk656 2 года назад +1

    Reerasaliid..wanidnkamidahy..allh.cafimad hanasiiyo

  • @lagendshiidboy1908
    @lagendshiidboy1908 2 года назад +1

    bariis io baasto maa deenaa doctor😁

  • @AdanAbdilahi-wt9rx
    @AdanAbdilahi-wt9rx Год назад +1

    MHadsNid wllo

  • @ubaxjamacaxmed660
    @ubaxjamacaxmed660 Год назад

    Dr wajiga xasaasiyada leh xataa ma u isticmaali karaa scrubkan

    • @shuubilan9781
      @shuubilan9781 Год назад

      Abayo Ana wajiga xasasiyad ka qaba wanla dhibanahay wlh😢

  • @MaxamaddeeqSheeqcali
    @MaxamaddeeqSheeqcali Год назад

    Sxb waad mahad san tahay wajigeyga xataa waa sas digtor ayaan u tagay dufinta ayaa kuku badan ayu igu dhahay

  • @XamdaCabdilahi-z1e
    @XamdaCabdilahi-z1e Год назад +1

    Side lagu gartaa wajiga saliid leh😢

  • @naciimoali4845
    @naciimoali4845 11 месяцев назад

    Mahadsanid dr fecwoshyadan malaga helaya somalai aniga wajiga dufan iyo nabro badan ku leyahay please iso jawab

    • @AbdikaafiAbuukar
      @AbdikaafiAbuukar 10 месяцев назад

      bonds oil control meel kasto shoobin lagu gado waa ka heli kartaa abaayo

  • @dhangedcade3332
    @dhangedcade3332 2 года назад +1

    D.r cream cetiphil kawaran nosoo sharax

  • @najuum6222
    @najuum6222 2 года назад +2

    Dr caano maba deyn karo 🤔

  • @deeqowcade3001
    @deeqowcade3001 2 года назад +3

    Wajigeyga aad Ayay saliida UGU badanthy. Walwalka ayaa igu Badan madmadow ayaan leeyhay maxaan Ku daweyaa

    • @drck1895
      @drck1895  2 года назад +3

      Muuqaalkaan ayaan ku sharxayaa qaabka loo Daaweeyo ee fadlan dhamayso muuqaalka walaal.
      Mahadsanid

  • @maanmaxamed2983
    @maanmaxamed2983 Год назад +1

    Super marker kasta maka heli karaa

  • @mulkiabdikadir
    @mulkiabdikadir Год назад

    Dr maxaa finanka baabi,ya

  • @AmbiyoAbdiRixman
    @AmbiyoAbdiRixman Год назад

    Wll wajiga aya iga dhintay salid dartid ee mxan saneya

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 2 года назад +4

    Mhdzanit Dr

  • @NasteexoLadan-f1b
    @NasteexoLadan-f1b 6 месяцев назад

    Asc Dr su aal baqaba

  • @shalucoxidig821
    @shalucoxidig821 2 года назад +1

    Dr aniga finanku gudaha ayey iga soo baxaan teeda kleh finka hadaan taabto ama wax igaga dhacaan sidii hore euu kaweynaana cun -cuna wey igu hayaan xal iisheeg bal kaas ka duwan

    • @abdinourallaleh8169
      @abdinourallaleh8169 2 года назад +1

      Dr aad baad u mahad san tahay bulshada soomaliyeed way kugu Ramsey adigana allaha ku xafido

  • @Hamda6
    @Hamda6 2 года назад +1

    Dr adoo mahad san qawadka maxa lagu daweyaa vido naga soo samee

  • @MaxamadSiyaad-be7gn
    @MaxamadSiyaad-be7gn Год назад

    Dulduleelka mxa baa bi iyo

  • @nasrooadam3458
    @nasrooadam3458 7 месяцев назад

    😢😢😢

  • @mohamedxoriye6019
    @mohamedxoriye6019 2 года назад +1

    Ma isticmaali karaa vegetable oil soub

  • @abdifatahalpha
    @abdifatahalpha 2 года назад +3

    Ilaa maalintaan qaan gaadhay ayaan isku arkay ilaa hada way I haystaan madmadow ayey igu reebeen

  • @happy____girl2578
    @happy____girl2578 2 года назад

    Blotting paper wllo kan waqtigee la marsanaa sadexdodaneh ma isku Mar baa la marsanaa

  • @rowdaahmed5232
    @rowdaahmed5232 2 года назад +1

    Ala doctor caanaha saaid ucawaa ani

  • @UbaxMacalin-c4b
    @UbaxMacalin-c4b 4 месяца назад

    mahadsand dhiktor

  • @HassanHussein-u7c
    @HassanHussein-u7c Год назад +1

    Xageejogtaa

  • @yaqin_abdi8074
    @yaqin_abdi8074 2 года назад +1

    Dr waxaan ahay gabdh aan gadhin laabatanka wajigayga waligay ma marin wax kimika ah hadana finan aad uyar yar ayaa ka buuxsamay gaduud wayuu inoqonayaa wajigu mana aqaan waxaan mariyo Dr maxaa udawo ah Adoo mahadsan

  • @faisalainab7029
    @faisalainab7029 Год назад +1

    MahdsNid