Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
C/Lahi sawirada shiikhyadan ka daji meesha fudeydka jooji sawirkii qaldanaa ee ninkii ridwan kulahaa ninkaan ayaa gabadheyda jarmalka ku kufsaday ee sawir nin kale noqday ku waano qaado sug arinta intey lasoo xaqiijinayo maadaama dad kale aad kasoo qaadaneyso adigoon soo baarin wllow fudeydka jooji
Gabadha waxay tiri haddii Qasaaro timado,Lafahaygii baan leeyahay. Haddii kale Faido way leedahay. Adigaa fahmin Cabdullahi. Af Somali bay Gabadhu ku hadlaysaa.
Cabdullahi adi hunguri ku wado yutup lacag ku radine dahir calasow baadso dube yutub no kene Nimanka. Malaik ma aha wax kasto way dhacan wixi run ah(Alllaah yaclsm)
Ma aadan fahmin gabadha warkeeda,ee waxay leedahay business kooda ayey share 10 kun ku darsatay ,sanad walbana faaiidadeeda oo ayey ku leedahay, lafaheeda mar walba way yaalaan ka dib faaiidadii bay ka qariyeen,ka dibna lafaheedii oo 10 kun ahaa ayeyba ka inkireen cajiib
Wuxuuba leeyahay qof culumo ah in la ceebeeyo ma ahan. Marka Fahamkiisa ayuu rabaa inuu nagu qasbo, wuxuuna rabaa inuu gabadha hadalkeed uu ka dhigo been. Wadaadada iyagaaba dadka dhaca si joogto ah
Meel haddii uu khasaara yimaada aadan khasaareyn oo faa'ido kaliya aad sugeysid bal noo soo sheeg dad badan ayaa raadinayaye Alle aan uga baqno waxa aan sheegeyno inkasta oo ay wax walba dhacayaan haddana caqligu waa diiday faa'ido kaliya ayaan sugayaa.
Abdilaahi waxay u jeedaa malaha waxay ku heshiiyeen xitaa haday shirkadu qasaaro in ay leedahay lacagteeda ay san lahayn faa,iido Waxaan filayaa inay sidaa u jeedo Allah knows
Aaad u weyn meeshay joogto sharciya ka jiro yurub waye may gayso haday run sheegayso somalidaan hadad qof fcn tahy o RABIGAYGA SWT haybad ku siiyay luguuma ogolo hadi caay lagu waayo ilkahaga cadeenkisa lagu caynaan xaasidnimo lee may natusto waxay kala saxiixdeen hadaladeeda xitaa iskuma aadna Daahir calasow marku leyahay akhiro danbi malehni anaga o yaa ka cafiyay waxay boobeen cid ka mooryaansan ma soomaliba ka dhalatay
Yarabi gabadha say wax utiri wad badashy hadi faida timado wan leyahy weye hadi qasaro timadona lafahaygan raba weye hadalka gabadha ilahay uga cabso gabadha dhinac bad kararan tahaye
Waxaa lagayaabaa in qasaaro weyn uu dhacay marka anaga hadalka gabadha wan maqalnay but allah ayaa og wax walbo in loosoo wado lagayabaa lacagteda oo dad badan ay lacagtoda dhuntay qof walba in xoolihiisa loo gudo ayuu rabaa saas ayey gabadha lacagteda ku daahday umalenaa kolay anaga wadadadaas uma gafi karno iney soo hadlaan filaa insha allah
Sanadadan dabe waxa sobaxay in lagu xad gudbo culamadi iyo madaxda War ale halaga cabsado o dabiga haliska dhafo waxanaan hubin yanaan galin wayo wax waliba ale ba xog ogaal uah subaxanalha
Ilaahay ka cabso waxaa aanad cilmi u lahayn ha faafin hadaadan sidooda u necbayn oo sidan daacad ku tahay calasaw ninkaaga cuskanaya nin dhaw ma tihid marka waxaan ku leehay xataa haday jirto ma banaana in dadka cirdigooda lagu faakihaysto hadii kale mid taa lamida ama ka daran filo
war ninyahoow gabadhu sida aad wax udhigeyso kama wado, 1. share markaad shirkad amba dad grup ah aad la galeyso kontakt baa lakala sexeexdaa markaa iyadu waxay dhahday waxaan ku heshiiney in 10,000 geyga kun ee dollars la isoo celinaayo lafaheeda haddii ay shirkadu/companygu uu kaco
Waakan Linkiga Manager Filsan Nuur
chat.whatsapp.com/Kl9eUjyGB5CFHf692ZTI5z
Gabadhan waxey tiri shirkadu hadey qasaarto lacagteydii ma qasaarin waan rabaa tobankeygii kun hadii ay faaiidana waan lafaaiidayaa oo lacag faaiida ah ayaan rabaa
Filsan waxa ay dhacdo yaa ka damiin ah??
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
C/Lahi sawirada shiikhyadan ka daji meesha fudeydka jooji sawirkii qaldanaa ee ninkii ridwan kulahaa ninkaan ayaa gabadheyda jarmalka ku kufsaday ee sawir nin kale noqday ku waano qaado sug arinta intey lasoo xaqiijinayo maadaama dad kale aad kasoo qaadaneyso adigoon soo baarin wllow fudeydka jooji
Tuugta dadka halaga barten maxaad u diidaysaa
Gabadha waxay tiri haddii Qasaaro timado,Lafahaygii baan leeyahay. Haddii kale Faido way leedahay.
Adigaa fahmin Cabdullahi. Af Somali bay Gabadhu ku hadlaysaa.
Sax
Ninkaan wax soo gudbinaayo waxmaba sugaayo fahenka ku yer Subhana Allah, war gabadha hadelkeeda fahen she never said Faiido marabo
Wcs wll ,SCW SCW SCW, HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi
Cabdullahi aqliga Allah kuu barakeeyo iyo xaaska ,caruurta ,cafimaadaka
Waxa garad ayaa tahay 😊
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@Abdullah
gabadha hadalkeda waxakujiray hadal muhim ah oo aad katagtay, waxey ledahay iyagii aya iguyiray waxnagudarso haduu ganacsigu faaido waa sidi larabay, haduu qasaaro lafahaagi weykuusoo laabanee. marka qaladka 2da dhinac wuukajiraa hadii aynu isla aadno KITAABUL BAYC faaiida kaliya laguma shirkobo. Allahu Aclam
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
After soomaali af soomaali lagu turjumaayo soomaali RUclipsrs ugu imoow
WEXEY KU HESHIIYEN MAXAA ADIGA KAAGALAY TUUG LAQARIN MAAYO ASXAABTI NINKII QANIIMADA WAX KAQAATAY ANLASIIN BAA LAGU CEEBAYNAYEY IYAGU MEXEEY YIHIIN HESHIISKA QOFKU WAA INUUNA KAGUDBIN SOMALI WAXAASAA ROGEY ADKU HADLEYSO QOFKII QOF DHACA WAA LACEEBAYHAA HAYE أللهم استر عوراتنا وعورات المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات اللهم امين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉
Ha noo Sharaxin Warka Gabadha anagaba Waa Fahmi karnaa,mise Fikradaada ayaad naga Dhaadhicineysaa adigoo meel u Janjeero,NO,NO.
Waxabah.dhicih.kartah.lacagtah
Gabadhah.ee.gashay.shirkadah.
Inlaguh.kenay.xaran.ooy.kubtay
Shirkadih.oo.dhan.babah.lagah
Yabah.
Markah.rabigan.bah.nagah.og.xal
Oo.dhan.ee.khar.akah.kudhanayo
Amiin.🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ninkan af somaliga ku yar gabadha waxey tiri haduu qasaro imado lafahey Leeds leedahay umada ha qaldin billa caleg subhanallah
Hada wasax hadalkisa wayo shirkad marka shere up sameysan hadey qasarto lacagta lafaha ahayd ayaba wax kalumayan faido intan leslagarin
Aamiin Yaa Allah
Asalamu alaykum waraxmatulahi wabarakatu cabdulahi alah ku xifdiyo adiga iyo dhaman reerkaaga xikmadda iyo caqliga alah ku xifdiyo
Aduunka majirto meel faa,iido kaliya lahelo oo hadeey qasaaro timaado aadan shaqo ku laheyn
Alla ka Cabso
Culimada ha ceebeen
Dadka Culimada ceebaynaya Allah baan uga dacwoonay
Kkkkkk kuwaan culumo ma ahan waa 2 bo maafiyo ah oo diinta kaga faaiidaystay
😮@@husseinaden7560
Waxan.adkashegeysid.labadan
Wiil.adigah.akhirah.laguweydin
Duganimadah.adkushegtay
Markah.rabigay.ha.badbadiyo
Abubar.iyo.cumar.bah.amiin
Wlhy culumadaa inlagaa xishodo waay wacantahay
Adiga ma xaqiiqa u heesa wixii also dhigo cadeyn Marka hesho dadka lawadaag lkn markasta culimada aad ku dhagantahy Ka leexo rapi Ka baq
Yaarabii dahar calasowo umada kaqabo ax ax culimada inlacaayo wankaxumahay wllhi 😢😢😢😢sorry sheikh cumar shukran wll cabdala ❤
Aamiin
Amiiin
Faa’iido iyo qasaaro waxaa u dhaxeeyo (Ribo).Maxayeelay,qofka faa’iido u jooga Ah waa ribo cune ee iska ogaada.
Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Subxanalaha waxey shegeyso wabeen ween o kadab ah Allah aya qawan dona ma ficna quf Muslim in lugu xad gudbo sharafkisa wa danbi
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Asc cbdlhi aniga waxaan kuu Sheena wiilasha ninsomali ah ayaa lacag intaas ka baden laga dhacey ninkaas oolahaa maqayada maandeeq ayaa sababtaas lahaa waaruntood
War naga tag waxan mooday maxakamad caadiya in laso tagy inkastoo sharafta qofka in meeloga dhaca xaraanty
Walahiii ambaa mama moxamed amiin UK jogtaaa masuliyintaa qolka umuhatul khaire bey katirsaneyd baa sidaas ooo kaley iku dhacday alxmdulilah lacagteyda wey kayareyd 😢😢😢😢😢
Meel kasta naag xun oo bilaa akhlaaqa ayaa joogta subxaanallah
markee daadircalisoow markee usoodacwooneyso wadankaayjoogto maxkamad la aanmiyaa hadalkeeda beynweeye daadircalisooo munaafaqwaaye hormarkooda ayeekaxunyihiin anaakushahay
Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu
Waxay ku dhahday hadii la qasaaro qasaarada faa'iidada keliya ayay ku kooban tahay macnaha lafaheeda waxba maka nusqamayo
صل الله عليه وسلم
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Afsomaliga maa noo fasire 😂😂😂😂😂 is so funny
اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم صلي وسلم وبارك علية اللهم
Iney khiyantahay ayantan udiray kadib igumasowceliiin anis umbaaa wareysaan jiray jawabteydunaa maaa fiicneyn 😢😢😢😢😢ceyb
Gabadha ma fahansana ganacsiga
Soo lagama yaabo
In ay lacagtii dhuntey
Warkaan war kale aan ku sugaa
Alloow ceebaha islaamka astur
Wllo ilaahay ka cabso adigu xaqiiqo mahaysaa subxanallaah
Saallaallahu caleyhi waasalaam ♥️ MUXAMMED
Meeshuu daahir calasoow kayahey barii(dambilaawe) wadaadana tuugo kayihiin waa sheeko waalan😢
Cabdullahi adi hunguri ku wado yutup lacag ku radine dahir calasow baadso dube yutub no kene Nimanka. Malaik ma aha wax kasto way dhacan wixi run ah(Alllaah yaclsm)
Ma aadan fahmin gabadha warkeeda,ee waxay leedahay business kooda ayey share 10 kun ku darsatay ,sanad walbana faaiidadeeda oo ayey ku leedahay, lafaheeda mar walba way yaalaan ka dib faaiidadii bay ka qariyeen,ka dibna lafaheedii oo 10 kun ahaa ayeyba ka inkireen cajiib
NAA HEEDHE INTEE KAKEEN TAY LACAG TA BEEN WAREEJIS
AMAA LAGU WASAY
Salalahucaleyhi wasalim❤
Subaxanallaah😢🥺🥺
Salalahu caleyhi wasalam ❤
Abdullahi why afsoomaaliga noogu tarjumee 😂😂😂what is wrong with you lat people understand the concept of the story you’re unbelievable abdullahi
Wuxuuba leeyahay qof culumo ah in la ceebeeyo ma ahan. Marka
Fahamkiisa ayuu rabaa inuu nagu qasbo, wuxuuna rabaa inuu gabadha hadalkeed uu ka dhigo been.
Wadaadada iyagaaba dadka dhaca si joogto ah
Adiga ka dhacsan ,wu ka saxan yahay dad fahmenin ayu u fasiraa, maxa kaqaldan kaape
@@zakinice59hakim really afsomali soo kuma hadlooso gabadha what are you talking bout?
Turjimaad khaldan waaye kanga daray
lol Aaf Soomaliga ma iloowday 😅
( يَعْلَمُونَ مَا تَفْعَلُون -كِرَامًا كَاتِبِينَ - وَإِنَّ عَلَيْكُمْ لَحَافِظِينَ َ)
Surat Al-Mudhafifiin
Waxaa idin la socda kuwo ilaalo ah
Oo wax qoraya- oo garanaya waxaad samay naysaan
Hada afsomaligii maad noo turlumaysaa waa yaabee😂😂😂😂
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Deyn ma'ahane waxeyku tìri lacagan kudarsadey hadi faa'iido lawaayo oolaqasaarona lafaheygi baan leeyahey, waalaqasaarey ayey yirahden iyaduna lafihi ayey rabta🤔
Waxba qaldan meshas hadii shirkad lacag kudarsado faa'iidada waan qeybsaneyna hadii laqasaarona waa qasaaro qebsi e maxkamada daahir calasow haloo sheego iyadon waxba lahubsanin ijaafada kadaaya ceeb 😢.
WAAN KUDARSADAY HESHIISKU AHAA HADEEY FAA,IDO TIMAADO WAXBAAN KU LEEYAHAY HADEEY KHSAARAANA LAFAHAYGA MAR WALBA INAAN HELO WAAKU HESHIINEY HADAAN FA,IDO JIRIN LAFAHAYGI ISO CELIYAAN IRI HESHIISKUNA SAASUU AHAA WARKEEDU WAA CADYAHAY MAXAA KALE
سبحان الله العظيم 👍🏻
Salalaahucaleyhiwasalam. Aamiin. Aamiin. Aamiin❤❤❤
Sheka kale kenteen nag lama amino allahu akbar ilahey halaga baqoo
Asc brother TUUGA maxaa u difaaceysa hadalkeeda maxaa ufafireesa waxqy dhahday faa iido haday soo gasho wey leedahay lkn maqasaareyso lacagta waa laguu soo celinaa
Meel haddii uu khasaara yimaada aadan khasaareyn oo faa'ido kaliya aad sugeysid bal noo soo sheeg dad badan ayaa raadinayaye Alle aan uga baqno waxa aan sheegeyno inkasta oo ay wax walba dhacayaan haddana caqligu waa diiday faa'ido kaliya ayaan sugayaa.
❤❤❤❤❤❤❤masha Allah ❤️
Adigana waxaad dhacda Allah kusiiyo hadii lambaraha aad xayeysiineysa ey lacag leeyihiin adaa quudan laheyd oo RUclips kafadhiisan laheyd🤳🤳🤳🤳😖😖
Hadday qasaarto balo ku fahantay.adaaba qAina oo haddalka warwejinayay kuli waa la qasaaray BA dhahaan qasin baa kow qasaaraba saadaaliya marwalba wax qasaaraan
Abdilaahi waxay u jeedaa malaha waxay ku heshiiyeen xitaa haday shirkadu qasaaro in ay leedahay lacagteeda ay san lahayn faa,iido
Waxaan filayaa inay sidaa u jeedo
Allah knows
Waa bented iney magaca ka haleyso ayay rabta
Aaad u weyn meeshay joogto sharciya ka jiro yurub waye may gayso haday run sheegayso somalidaan hadad qof fcn tahy o RABIGAYGA SWT haybad ku siiyay luguuma ogolo hadi caay lagu waayo ilkahaga cadeenkisa lagu caynaan xaasidnimo lee may natusto waxay kala saxiixdeen hadaladeeda xitaa iskuma aadna
Daahir calasow marku leyahay akhiro danbi malehni anaga o yaa ka cafiyay waxay boobeen cid ka mooryaansan ma soomaliba ka dhalatay
Hadii dowladaha yurub leysku dacweeyo qofka waxaa lana rahaa lacagtaas meeshey kasoo gashay iyo sababtey ubixisay canshuur Madagaskar dhiibay iyo wixii lamid ah
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
War Afsoomaaligu waa kaa janjeeraa gabadhu waxay tiri haday khadaaro timaado lafahaygaan rabaa sideedaba wax isku darsigu waa faa’ido iyo khasaaro arintu siday tahay Allahu aclam
Yarabi gabadha say wax utiri wad badashy hadi faida timado wan leyahy weye hadi qasaro timadona lafahaygan raba weye hadalka gabadha ilahay uga cabso gabadha dhinac bad kararan tahaye
Ani waxan u fahmay kontaragga looqoray aya aha, haddan khasaaro rasamaalkaaga ma khasaareesid. Taas bay ku heshiyeen.
Maxkamaddaas tii dajjaalka u ekaa ee culumada caayeeysa. SUBXAANALAAH
Dar ALLE ayaa nagu aamina iyo waxaas ayay lahaayeeen waa hadal khaldan.
Maxkamadiii aaaway
Wiilada masawitkooda meesha ka saar arrintaan weli ma hubtid weliba Abuubakar waxba kama sheegin gabadhu adba ma jeclid in masawirkaaga meel lasaaro
Adiga is wa faji
Amiin yaa Allah jazakallah khair ❤❤
Wll afsomaliga marka ad fasireyso barasho ayu kaga bahan yahay
Gabadha markasta waxaqle sida u dhageyso mahan arintu ee dib ugu noqo hadalaka gabadha
Walaalow qofka muslimka ceebayntiisa waa fisqi ee wallaalkaa hadaa ogthy xataa ceebtiisa inaa faafiso waa wax xun
Eedo wasax hadalkeeda
Waxaajira heshiis faaiido yer
Hadii laqasaaro lacagteedi loo
Soo celiyo. Hadii faaiidada 100/100 eyleedaha.
Hadii laqasaaro waxba maloo soo celinayo.
Dintu waxay sheegeysa hadii bisanisku khadaro wax loo heys to ma jiro bal wadada ha la weydiyo iyadon qof la weydin
Waxaa lagayaabaa in qasaaro weyn uu dhacay marka anaga hadalka gabadha wan maqalnay but allah ayaa og wax walbo in loosoo wado lagayabaa lacagteda oo dad badan ay lacagtoda dhuntay qof walba in xoolihiisa loo gudo ayuu rabaa saas ayey gabadha lacagteda ku daahday umalenaa kolay anaga wadadadaas uma gafi karno iney soo hadlaan filaa insha allah
cabdulaahi hadii ganacsiga la khasaaro wax faido ma lihid lkn lafahaga waad helee hade waa siday ku heshiiyeen marka dhicana kale waa in la maqlaa
10 kun intee ka keentay mase daahor calasow 10 laga rabaa in laga helo ileen mashruuc larabaa daahir lacagta ku aruuriyo
Bal hubiya inantaasi inay nikaa Sheekha ah jeclayd oo uu diiday
Waayo dumarku waa jayd iyo shirqool socdo markaydoonayaa iyagoo ooyaya ayay wax dhagrayaan
Qosolka iyo oohintana waa isugu mid kolbay ka shaqaynaya
Gabadha waxey ka wadaa hadii ay qasaarto shirkada adiga lafahaga ma weyneysit waaye macnaha ee gabadha sikalle warkeda ha u qaadin
Lacagtu waa sixir wadaadkeyba ugu jeceshay in uu ku baashaalo waxa neyrobi saraha jareerta looga dhisanayo xalaal miyaa mise waa xaaraan ma leys weydiiyay
Ninka saas u hadlaya maad leedahay maxkamad baa laga dacweeyey ama maxkamad
Maaha turjumaad ee waa sharaxaad Eileen Measham qodobo ayuu kala dhigdhigayey waxan odhan kara waa fadeexad ay isleeyihiin sheekha ku dhiba
Marka wax la soo dugbinayo labada dhicanba waa la wareystaa markaas baa runta la oganayaa
waa Ben ley gabaada daahir asa a benlow aah waxa aay rabta wilaash in aay cebeyaan.
Nabigena muxamed salalaahu caleyhi wasalam
Arinta ilaa. 2 dhinac lawaraysto. Lama rumaysan Karo dhinac kaliya wayo inwax lahubsadaa waa muhiim from hargaysa somallland
Walahi wiilkan waa nin fiican laakiin hadalka ma taqaanid,gabadhu waxay tidhi waan ku darsaday, haday shirkadufaaiido way faaidaysaa,haday faaidi waydana lacagteedii unbay leedahay.
Sanadadan dabe waxa sobaxay in lagu xad gudbo culamadi iyo madaxda War ale halaga cabsado o dabiga haliska dhafo waxanaan hubin yanaan galin wayo wax waliba ale ba xog ogaal uah subaxanalha
Cabdullaahi saas maaha waxay ka wadaa hadii khasaaro timaado waa inaan lafahagii helaa haday faaiidona wax bay ku leedahay, dabcan faaiiday sugeysey
Wiilasha iyo gabadha midna ma aqaan laakiin waxaad u egtahay inaad wiilasha lajirto
Ilaahay ka cabso waxaa aanad cilmi u lahayn ha faafin hadaadan sidooda u necbayn oo sidan daacad ku tahay calasaw ninkaaga cuskanaya nin dhaw ma tihid marka waxaan ku leehay xataa haday jirto ma banaana in dadka cirdigooda lagu faakihaysto hadii kale mid taa lamida ama ka daran filo
Clhi sxp Sidas maahan e wa hadii ay qasaarto waxad leedahy lafahaagi lkn hadii ay shaqeydo faidada wad leedhy waye sida ad no sheegty adiga
Ilama aha qof towan kun ubaahan ee qaaf rabag
Adigii ayaaba sii faafinaya sawiradoodina keenay meesha wah
ASTAQFURULLAAH RABBI hakabaqaan dadkaan
war ninyahoow gabadhu sida aad wax udhigeyso kama wado, 1. share markaad shirkad amba dad grup ah aad la galeyso kontakt baa lakala sexeexdaa markaa iyadu waxay dhahday waxaan ku heshiiney in 10,000 geyga kun ee dollars la isoo celinaayo lafaheeda haddii ay shirkadu/companygu uu kaco
Wah adaaba wax fahmine
Hdaa qasaarno faa ido malihid e lafaha lee ledahy ayee idheheen ayee tiri wax fahanbl wariye ne wa eheede se cml
Labadan wiil waxay caawiyan shacabka danyarta oo dhaqaale ay siiyaan