DEG DEG: ISRAEL OO DISHAY MAXAMED AL DEIF, AMAANTA NATAN YAHU OO LA ADKEEYAY, IRAN OO WACAD KU

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • DEG DEG: ISRAEL OO DISHAY MAXAMED AL DEIF, AMAANTA NATAN YAHU OO LA ADKEEYAY, IRAN OO WACAD KU MARTAY, XIBSULLAAHI IYO DAGAALKA GAZA...

Комментарии • 29

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
    @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 Месяц назад +5

    Yahuuda Allaha Jabiyo, Aameen Dhaha 😢😢😢

  • @MohamedDhaqaneJabaax
    @MohamedDhaqaneJabaax Месяц назад

    Allaha U Naxariisto C/Ciil Haniya Naclatul Yahuud

  • @XasanGaashe
    @XasanGaashe Месяц назад

    Israeil wa laleyn😢

  • @MukhtaarHaarun
    @MukhtaarHaarun Месяц назад +1

    Alle haunaxariisto ismaciil hania nacdali hakudhacdo israaiil

  • @user-ii2xk8ms6o
    @user-ii2xk8ms6o Месяц назад

    WAA wada geesiyaal falastiin ilaahay Hala jiree waan wada ismacil haniya iyo maxmed aldayf

  • @MohamedDhaqaneJabaax
    @MohamedDhaqaneJabaax Месяц назад

    Allaahu Akbar episode ❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @muusesiciid42414
    @muusesiciid42414 Месяц назад

    Maxamed dayf haddii uu noolyahay cod cadawga ka nixiya ha soo saaro,haddii uu shihiidayna Rabbi naxariistii janno ha waraabiyo

  • @YacinBarreh
    @YacinBarreh Месяц назад

    Allahu akbar 🇵🇸🤝🇮🇷 🇵🇸🤝🇸🇴 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb Месяц назад

    Cadowga ha ka farxin
    Quluubta walaaha ilaali

  • @Abdikaniyousuf
    @Abdikaniyousuf Месяц назад

    Allah ha u naxriisto Ismail haniya

  • @Xafso25
    @Xafso25 Месяц назад

    Ilahoow run haka dhigin maba ahane

  • @cashacutiya2814
    @cashacutiya2814 Месяц назад

    Ilahayow uu naxariso oo muslimka midee

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 Месяц назад

    aac yaa ufududeya helitanka halyeeyada islamka gaalada waxan raba comontiga in aan kusheego xaqiiqo yar waxa ufududeeya dad muslimiin sheegta lakiin gaalo ah oo jinsiyad ah sida kooxaha ushaqeya maraykan eesomaliya kahawl gala ookale &dawladaha ialamka sheegta lakiin mujrimiinta ah ok xalka islaamka waxa weeye in lagu kaco mujrimiintaa oo diyaaradaha ameerikaanka lagu qasbo kucarar kooda sidii afgaanistaan😭

  • @Naazirabdi101
    @Naazirabdi101 Месяц назад +1

    Ma Laga yabaa Inay Iran ka Dabyso Shirqoolka Marxuunka😢🤔

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Месяц назад

    Hadaam nay dilin wuu hadli lahaa wll

  • @AhmednaasirAbwanka
    @AhmednaasirAbwanka Месяц назад

    Wanjog jigjigainaoaro ismacihaneya

  • @mustafecabdi1526
    @mustafecabdi1526 Месяц назад

    Waxan ku odhanlahaa afka Israel inaanad wax ku gudbin title ka waxad u qoraysaa sidii warbaahin Israel ah

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb Месяц назад

    Ka kac kir

  • @hodanmohamed756
    @hodanmohamed756 Месяц назад

    😊😊

  • @user-os7yk2bs2y
    @user-os7yk2bs2y Месяц назад

    ilhow u naxariizo😢

  • @FadxiCali-lp6ix
    @FadxiCali-lp6ix Месяц назад

    Israel waxay rabta Iran iyo xamas inay iska horgayso sababta ayay uga amuseen inay qatan dilka ismciil haniye

  • @FadxiCali-lp6ix
    @FadxiCali-lp6ix Месяц назад

    Allaw ugargar falstin

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km Месяц назад

    hadan la aar gudan wa mid diciif nimo ah wayo iraan ayay albab keda garacday

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Месяц назад

    Xogmaal Med deyf uu noolyahay hadii aatihiin nimankan baraha ka hadlow aqligiinu waa israil baayidhi iyo maraykan ayaa yidhi idinka oo aan ogayn xaqiiAda

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Месяц назад

    Asc waa beentood

  • @AbdunasirMuximed
    @AbdunasirMuximed Месяц назад

    Adiga waxba ma garanaysid iska sax wa sida ay israel shegtay lkin adiga ha u dhihin

  • @cabdirisaqmaxamed2445
    @cabdirisaqmaxamed2445 Месяц назад

    Mahamed deif xamaas wey beenisey lama dilin warkaasa waa been