As xabibti aad ayaad u mahadsan tahay taloyinkada faiidada badan. Waxaan Rabaaa in aan ku waydiiyo waxaan qabaa bahasha uurka la isaga celiyo waxaana rabaa in aan iska saaro oon ilmo dhalo haduu ilahay isiiyo insha Allah maxaad igula talin laheed. Bahasha aan qabo ee uurka la iskaga celiyo waxaan maqlay in marka la Iska saaro xogaa la sugo si eey Sunta ooga baxdo jidhka???
Abaayo 10 sano laga maqanaa bishii koowaada la ii imaaday dhiiga iga so daahay xiligii ii imaani jirey wuu dhaafay in uur leeyahay umaleynay dhiiga socoda ii imaaday Marla aabaayo kaniinkaas Ma isticmaali karaaa hadii an isticmaalo aniga iyo asag ma wada isticmaalaynaa mise aniga kaligeyga abaaayo jwb kaa sugaa weligeyga waa ku dawani jire wax kuma so qorin marka abaayo jwb kaa sugaaa❤❤❤❤❤❤
@@sahrakoow288abayo kaninkan dhaqtara iso qoray aniga kaligey dhig qafifa isku arkay oo hal malina 14 beriya laga joga cada dana waqtigedi wala dhafay uurna naga tifa la i dhahy wan ya banahy
Abayo mcnto ninkega mawada nolin Inabadan ur maqdin Hada aya buro layga qalay ugxansidaha Maxa isticmala kininka wan dalbaday ad sogalisay iso jawab abayo❤
Asc abayo hada ka hor ayaa waxa istimcaaley shoroobo iyo kaniini la isku cayilinayo hada wan guursadey marka daawada aan hore usoo istimcaaley dhibaato maa ii keeni kartaa dhanka awlaada korka xita I jeex jeexmey🥺😪😪 jawab ayan kaa sugaaya I.a
@@ilovemyf ma waxaad ula jeedaa Dawada lagu siiyey ayaan ahayn mid dheeli tiran xaga hoormoonka... suaasha aan qabo maad famin ayaan umalaynayaa , Hadaan si kale maxaa sobabi kara inuu dhiigu (xaydku) iga maqnaan karo hal sano iyo wixii kabadan ??? Maxaase lagu dawayn karaa...Allah Mahad leh.
mida nujintana aniga ano nujinaayo uur qaaaday wa walece waliba sidi cadiga eheyd len ahaa waxan ahay dadka walac saaid ku ah caduf matag labolabo shib iskadeh afar bil iyo bar cadufta bash
@@fartunfartun4824 wax hadey kigu tagaan bes waaye maa ileedahy kkkkkkkk iney wx igu yagina kudadaaalaa sug ee nuujinta maba lawalaco aa ladhaahey maxaa waaye caloosha marke so baxdo le la arka😂
Gabdho saan maxaa waaye aawi like tii iyo Share gareen tii
Xbbti waxn Raba inan kula hadlo xake kalso hada
Abayo qaayaasiman hooyo qalin ku dhashey gormey galamo samey kartaa
Abyo lanbarkaada maheli karaa inaan kulahadlaan rabaaye bles
ASC abayo anigu aad ayaan ugu bahnay lambar kaga adoo raliyaa
Abyo kaniiniga malinti bis maan cunayaa caadada baa hada ii imaadee
Ku saliya rasuulka scw scw scw ❤
Gabadhan taladeeda waa lagu faaiidaa dumarow alle lakaashada❤❤❤ thnks qaliyay
Asc gabdhaha urka radinayow sir ayaan idin shegaya wlh mudo 8 Sano reer laha kadib waxan sameyay arinkan tasbixda iyo saliga nabiga scw ayaan badiyay iyo salatulaylka marwalbo tukado rabi ayan ushegan jiray waligay ano uur radinayo dhaqtar ma tagin markan baryada alle badiyay mudo bil gudahedba uur Ku yeshay alxm hda hooyo noqday vitamine isticmala wlh alle wuu idin sinaya xanuunkina wan daremaya
Wcs mahadsanid abayo ILAAAHAY hakuu barakeeeyo annagana ILAAAHAY hana siiyo yaa RABBI
@@aishamohamed1522 amiin abyo
Allw nagu arsaaq abaayo saas uraadiyaa awlaad baariya
Allah haku barakeeyo anagana hanaga farxiyo
Sax abaayo taxbiixda iyo saliga nebiga SCW SCW❤❤❤❤❤
Ilmo kaliyaan haystaa marwalbana idhaha hooyo nuune rabbaa allow siii kuwo ay is weheshadaan aamiin ii dhaha😢
Amin Amin Amin quruxey
Abayo ciwan kega kale wo iga halaway Filsan chenal aa igu qornay
Isku mid nahy qali alle hainsiyo intawheysan ne alle hasiiyo
@@Abyan-qv1np aamiin aamiin kuwo degdega oo khyr qaba alle waydiisan maalmihii khyrka lahaa lagu jiraayr
aamiin ilaahay haku siiyo
Alxm alle waa isiiyay uur shali iskabari inta hesan allow sii ana ii adkee ❤❤❤❤
ameen ya rabi ❤
Amiin yarabi
Intaan owlaad haysan allaha siiiyo saliga nabiga badsada hblo waayo dhakhtar iyo dawo waxtar maleh
Scw scw scw
aniga 21 bari uu dhiiga iga maqan yhy alxm manta iska heley uur allow intaan heesanin sii anagana noo adkee❤
wax maa dareemeysay abyo ilaahey hakuu adkeeyo
ManshaAllah hamblayo abyo ilahey haku adkeeeyo anaga neh ilahey hana siiiyo ❤
Maa shaa Allah 🎉mabruuk abaayo Allah kuu barakeeyo anagana Allah noo fududeeyo
Masha Allah abyo Allah ku adkeeyo❤❤ ankana Allah nugu arsaaaqo
Dhiig miya iska qaday mise kadi
Allaahimma Salli wasllim calaa nabiyinaa muxamad
Alx illahay waa igu guleeyay dhagayarahana cadi maahan alx
Masha Allah abyo alle haku adkeyo See u isticmashay
Masha Allah ilahy haku siyadiiyo sede u isticmashy
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis thy
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Asc walashey qaali mudo madan waan kamaqnaa wax fiirsashada korimo ayaan kujiray alle ajir ha kaasiyo sided gabdhaha ugu fa ideyneyso
Abyo yaal iduceeya inu ilaahey owlaad baari isiiyo😢
Abaayo I.a saliga ibraahimiyada io astaqfaarta badso waan hubaa inaat heleeyso I.a❤❤
owlaad qeer qabto ilhey hakusiyo Allahuma Amiin 🤲🤲
Thank you walashay macaney ❤️🙏🤲
Asc wall mudo 3 sono Ayaan rer leyahy wax dawana wan qadan plz waxan istiicmala taalo ii sii🙏🙏🙏
Amin amin amin wan rabi uuduceye
LEE iyaa, mashaaaaalah tabaarakalah tii laga sooo dhawaystoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey iyoiyo qaasatan Absuttlyyyy saxsax Runrun hadihi Nicmaturabi Nicmaturabi
Dhagayara ha iyo giniinga mala isku isticmalai karaa
Abaayo iso duceyaa aniga ina ur qada raba ninkeyga wax yar ayu ila joga 5 sana xaas ahay
الله يرزقك ذرية صالحة
واكثر الدعاء في السجود
Shukran xppti ninkeyga wa ila jogaa waxaa rabaa uur inaa qaado mudo 4sano ma dhalin maxaa igula talihee
Wll saliga nabiga SCW insha Allah badi iyo isticfaarta rabi haku siiyo awlaad saalixiina walhi alxm saliga nabiga waaku faaiday
Suratul baqra neh ku dar
Masha Allah mahadsanid qali ❤️❤️❤️❤️❤️
Asc. abaayo ii soo duceya dhaamantii in ilaahay ilmo kher qabo inu igu irsaqo
Aamiin aamiin aamiin
Alle hakugu arsaqo abyo anigana sido kale allahuma aamiin
Alle hakugu ardaaqo abyo
ilahayow naga farxi 😢
Wllö Ale khayrhaku siiyo icaawi ninkayga imanaya wa markilabad wax aan cuno oon uur kuqado isheeg ilahay idamkii bilis iso Jawa
ماشاء الله شكرا حبيبتي جزاك الله خيرا ❤
Iso duceya wallahay in alle isiyo ilmo khyr qabo insha allah
Abayo iga caawi xaajigeyga 2bil kadib imna insha allh anigana waxn rawa inaa uur qaado insha allh
As xabibti aad ayaad u mahadsan tahay taloyinkada faiidada badan. Waxaan Rabaaa in aan ku waydiiyo waxaan qabaa bahasha uurka la isaga celiyo waxaana rabaa in aan iska saaro oon ilmo dhalo haduu ilahay isiiyo insha Allah maxaad igula talin laheed. Bahasha aan qabo ee uurka la iskaga celiyo waxaan maqlay in marka la Iska saaro xogaa la sugo si eey Sunta ooga baxdo jidhka???
Waa nasib ani hada ka hor xirtay isla bishii waa uureestay. Lkn markii labad dhib badan aa ku arkay 1 sano aa raadinaya wali maqadin allaha noo sahlo
Fadlan ii jawaaba kiniinka masii qaadan karaa bil kahor Isagoo xaajiga ila joogin bil kadib buu ii imane i sha aalh
Abaayo Video maanta so dhigaayo ayaa ku quseyaa
Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤ Waa Gabar fican who ka faa ideesatah
Aabaayo 33week Ayaan ahay waxan kuweydina gorme socod labilaba gabar yar ayan ahay Wana uurki igu horayey iso jibaw
Qali isgoo jogin lama cuni karo sowkii laylahaa qali miyaan isticmalaa kakhyr ilahaya haku siyee
Dhaga yaraha ma dumarka basa ayaa isticmaalay masa Ragan wuu uroonyahay
qaaya anu waxan isticmaalay sisinta iyo dhagayaraha oon isku shiiday caadada oo iga soo daahday wuu iisaxay insha alh waxn rajeynayaa khayr badan
Mashaa allah abaayo Allaha kaa farxiyo
@@qaayasiman4545
Qaaya siman hada ka hor waan ku su'aalay Adiga cafimaadka miyaa soo baratay abaayo maxaad nogu sheegi la dahay ilaa hada noma aaday sheegin taa
Wllo anigu waxan gashay caag ur lay isag ilaliyo hadan iska saray waxan ka qaday cada warer ila hada ur ma yelan
Abaya waxan ku waydinayadhaga Yamaha afartan Bari oo isku xiga ama Wan Kala goyna
Asc Adigu ma’cafimaadka baad ka shaqaystaan?
Xbbti xagen kala soo xidhidha si dhaqso ah ayaan kugu bahanahay abayo khyr Allah ku siyo
Asc abaayo mudo 3 bil ayaa dhiiga Cadada.igamaqan yahay
Maxa samey iilatali.dhaqtar ayaa u tagay kanini.cadada saxo.ayuuw isoqoray wa qatay mudo 2 bil aya cunay waigu dhacesay Cadada. Markow idhamaday kaniniga cadad wa istagtay abaayo.plz icawi
Waxas aniga ayaa igudha ad lakin hada xal ayaa ugelY
Xalka nosheeg wllo
Mashaa allah shukran xppti
Masha Allah ❤❤❤❤ waa mahadsanid
Abayo cafar sano ayaa liiiqabaa wali na ale wax imasiiinin marka cadadana masahano isbitaal meel laataginmalahan eeemaxaa igulatali lexeed
Asc abaayo si qaas ah inan kula hadla rapa lambarkaga iso qor adigu mhdsn
Mashallh Liea yarise waa Laga qaaday dheh ❤❤ abayo adigana shukran
Asc wll qaaya waxaan rabaa in aan qaas kulahadlo ee labarkaaga isii wll
MachaAllah 🎉❤❤
Asc abayo qofka cadada kaqaldan ma istimaalikaara cadada ayaa iga qaldane horena wa ucuney manakuguley sanin
Asxabye soduceya ina ilhya isiiyo awilada bariyo ocafimada qabatah isoduceya wllllya
Qaaya wllo nin keega hormoonka caanaha ayaa badan maxaa ufiican oon siiyaa iiga soo jawaab biliis wllo
Qaya abayo ig warn kaninkan fertilimax
waxaan rabaa inaan kula hadlo laakiin ma garanayo meel aan ku hadlo
Maashaallh
Aaaamiin yaaa rabbi
Qaaya siman aniga 1 sano 7 bil jirta ii joogto marka dhiigaa iga qaldan marka dhaqtar in aan aadaaraabaa in sha allh iso duceeya in alle ii saxo
dhaqtar ha aadin dhiig kuuma saxayo anaa kuwareeray dhir isticmaal markiiba wukuu saxmayaa
Maxaaa waye dhirta@@HindoCadeshire
Asc walayaal, naagtaan dhaqtar ma ahan dhaqtsr u taga.
As, Familyyyyyy Systems yartaanaa tanaaa qiimobadan qaayobadan yariiseey bahbahbah bahbahyareey minyaroooy SEEn istaahilaaba dumaar Naago haween dumar waan uwataa yartayarta iyaaa iyaaa waa tEE yartaan cadceeddumaroo murwodumaroo samsamEey lagufarxeeeey yarta
Masha alah
Masha allaah allaha kubarakeyo abaayo
Asc abaayo ugxaanta haday kaadhamato dhigamakugudhacayaah
Abayo qaya siman dhaga yaraha qarer waye marka la karkariyo ee siden u isticmala
Wan kusalami hn qali lakin man kahela qolkaga garka ah waxn qaba sualo barefada
Abaayo waan kusalaamy abaayo 2 canug ayaa iijokto 3sano kasoowree gatay
Caado wareerka maxa ufcn abaayo labo bil iga maqantahy
Abaayo 10 sano laga maqanaa bishii koowaada la ii imaaday dhiiga iga so daahay xiligii ii imaani jirey wuu dhaafay in uur leeyahay umaleynay dhiiga socoda ii imaaday Marla aabaayo kaniinkaas Ma isticmaali karaaa hadii an isticmaalo aniga iyo asag ma wada isticmaalaynaa mise aniga kaligeyga abaaayo jwb kaa sugaa weligeyga waa ku dawani jire wax kuma so qorin marka abaayo jwb kaa sugaaa❤❤❤❤❤❤
Asc abayo waxaan ku waydiinaa uur ma iska baartay waxaa dhici karto dhiig uurka la socdo implantation bleeding waa dhiig qafiif ah 3 maalin ayuu ugu badnaan socdaa ee iska hubi kaniiniga ninka iyo naagta labadaba waa qaadan kartaan xattaa haduu uur jiro wax ma dhibayo waa faaiido bilaha hore kheyr inshaallaah 10 sano samirtay.
@@sahrakoow288 abaayo waa iska baaray uurka marka an wayay dhiiga waqtigiis negativity iso baxaday
@@sahrakoow288abayo kaninkan dhaqtara iso qoray aniga kaligey dhig qafifa isku arkay oo hal malina 14 beriya laga joga cada dana waqtigedi wala dhafay uurna naga tifa la i dhahy wan ya banahy
Abayo qaf uur inta hada qadaa hadii raba maisticmali karaa
Masha alii ha❤❤
Naya cod dherida umad hurudan kugu shiday waba naxay 😂😂😂😂 bisinka m.a
Mashallha abayo allha ku barkeeyo
Asc abyo xagee kala soo xiriraa please 🙏
Asc.abaayo.hadii caado.ada.waydo.maku.caawinayaa.dadadii.magaari.cadada.tagijidhay
Siman abayo waxab imatarin 3 bil ayan qatay
Maa linkii 1xabo laqaataa ka niinkaan
Abayo mcnto ninkega mawada nolin
Inabadan ur maqdin
Hada aya buro layga qalay ugxansidaha
Maxa isticmala kininka wan dalbaday ad sogalisay iso jawab abayo❤
Abayo
Iisoojaba
asc abyo wxan ku weydiina
Abayo ninkayga ojogo macabikara
Asc abayo hada ka hor ayaa waxa istimcaaley shoroobo iyo kaniini la isku cayilinayo hada wan guursadey marka daawada aan hore usoo istimcaaley dhibaato maa ii keeni kartaa dhanka awlaada korka xita I jeex jeexmey🥺😪😪 jawab ayan kaa sugaaya I.a
Anaa kulmaid ahaa sanad iyo badh maan dhalin😢
Midka ninka iyo nagta ku sawiran o trying for baby cadi muya
Masha allha 🎉🎉🎉❤❤❤
Abaayo labo sano madhalin taloisii
Asc wllo waan halkeen kala sooxiriraa
Kaninigaan naagta kaliyh mala qadan karto
Abayo mcn kininku wuu igu jojiyay dhigi uura malihi iso jawab qli
Wllsehy waxan kusheka ninkeygah
Abyo kaniiniga malinti keliya miyaan cunayaa
Hooyo uur yar leh macabikartaa dhegayaraha
Maya wa sorida
Ameen
Masha Allah ❤
😮mahadsanid marka hore ....Takale waxaan qabaa suaal ...haddii aan caadada waaye muda dhan sanad...kolkaa maxaa sameeyaa
Hadaa tahay qof ka yar 40 iyo kawayn DR aad
@@ilovemyf hadaan ka yarahay 40 aad sheegtay...maxaan sameeyaa oo aanan wali arag mudada 1 Sano ah maxa sameeyaa ila tali haddii aad wax uun kataqaano... Allah mahad leh
@@AllaaaminMaiisho-wx6kd Dr aad waxaa dhici karto hormanka kaaga in uu isku dheeli tireen dawo ay ku siinayan
@@ilovemyf ma waxaad ula jeedaa Dawada lagu siiyey ayaan ahayn mid dheeli tiran xaga hoormoonka... suaasha aan qabo maad famin ayaan umalaynayaa , Hadaan si kale maxaa sobabi kara inuu dhiigu (xaydku) iga maqnaan karo hal sano iyo wixii kabadan ??? Maxaase lagu dawayn karaa...Allah Mahad leh.
@@AllaaaminMaiisho-wx6kd abaay diis maynan is fahmi waxaa tiri caada iga maqan 1 sano anaa waxa ku dhahay hormankaga iska check garee lkn dawaa u qatay madan dhihin. Hadadse qadatay already dawo waxbana ku tarin mudawad kuwa dhanka dumarka ah raadso insha allah
Qaaya abyo snap ila soxarer ayad idahdi Maiga sojawabiset maxa abyo
Xabb buro biyood maxaa Dawood u ah
anigo nuujinaayo o biyaha bananka kudadinayo uur maqaadikaraa walacne maladareema marki lanuujinaayo haduu uur imaado suaalahas iiga jwba bls biyaha leska ilalinayo malagu kalsonankaraa?
kkk waxan malagu kalsonankaro abyo ani gabar walashey ah aya gabar saxibo yihin igutiri saas ayey samen jirty hadana wukutagay labo carur sas kudashay calacal maxan sameya deheysay qalin ayey eheyd miskinta
mida nujintana aniga ano nujinaayo uur qaaaday wa walece waliba sidi cadiga eheyd len ahaa waxan ahay dadka walac saaid ku ah caduf matag labolabo shib iskadeh afar bil iyo bar cadufta bash
@@fartunfartun4824 wax hadey kigu tagaan bes waaye maa ileedahy kkkkkkkk iney wx igu yagina kudadaaalaa sug ee nuujinta maba lawalaco aa ladhaahey maxaa waaye caloosha marke so baxdo le la arka😂
wax makajiro xita cunuga wu xarxaarah jawigisa wuisbadalah macaney iska raxeyso dalmo ilahay bahaayo odegana hadibin wayo marke biyaha sobaxayan raxoo aad ubadan ayu darema bal hadad dahdho bixii inuba kunoco maqluul sistarey
@@fartunfartun4824 nuune 10bil jira hesta kalakori isleyhy lkn ilahey hakuu qoro cid macelinkarto
Conseive yaa isticmaaley hablo oo kufaaidey
❤❤❤❤❤❤❤❤
Abaayo Cadada 7bilood ayuuigamaqantahay maxaa ufiican
Malintada 1 xabo waaye
Lambarkada Abayo
Wllo dhiig yarida maxaa lagu daweyaan
Biyo badan caab drc aad wall
Abayo sidankuhela
Abayo aniga coil aya igujuray hadana waniskasobixiyey almost 5 month hadana Urr ayan raba inta an qadaa mxa igacawini karaa
EEEEEE shib istatE Iyaaa. Yartayarta dumaar waan uwataa shahshahlEEy yariisEEy dagan fariidad qaasatan facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses shib istatE .iyaaaaaaa lEE ttttttt.