Mansha allah Farxad wayn ayay ii tahay Markan arko tacabkii iyo Juhdi gi an jidkan galiyay Shacabka Soomaliyeed oo ku raaxaysanay aad ayn ugu farxay runti Hada waxan gacanta ku haynaa jidka mOgdisho- baalcad Insha allah Inagana dhawaan umada soomaliyeed waaa ku raaxaysan doonan
Oo BajaajKana ma ka zhaqo bilaabey xamar ilaa AfgooYe....2014 ogaa Bas uun ka shaqeyn jirey ama Hoomey saa u Taqaano......hada waxaan idinka soo salaamayaa GooBtii daraawizhta 🥰🥰🥰🥰❤❤😘👈
Www masha allaah kamal wadada aad mareso hal hal ayaan u aqana wlhi hada ayaan adi karaa damashad ❤❤❤❤🤲🤲🤲wan ku faraxsanhy wadan keyga hoyo yaaa ilaa mid heeeee ok
Kamaal aadaa ugu mahad santahy soo ban dhigista Horumarka iyo Quruxda wadankeenna, jazakalah
Inta muqalkan kuraxeysate like ta sar 💖💥🙏
Inta tiktok ka soo aragtey inuu kamal joogo muqdisho is muujiya🥰🥰
Afgooye meel aan ku dhashay sanadkasta booqdaa alxamdulilaah hadii wadii ladhisay sankaan raaxo tagaayaa I love Afgooye ♥ ❤ 💖
Thnks sxb waxay lamid tahay anigoo afgooye ka baxay xamar tagay waanaga haqab tirtay mar lawad thnks
Thanks my brother inta uu muqalka socday halmarxitaa Mel kale mafirinin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
Maasha'Allah,
Waxase wax laga xumaado ah in dadkii u dhashey burburiyaan, dad aan u dhalanna dhisaan una dhintaan. 😢😢
Waxa dhisanaayo waa somali cidna Uma dhiseyso
Kamaal my brother keep going My Brother
Wwwww cajiib heesta wada qurux badanaa afgooye igadheh xawataako xafaeena masha alah🥰🥰🥰♥️🙏🙏♥️
Mansha allah
Farxad wayn ayay ii tahay
Markan arko tacabkii iyo Juhdi gi an jidkan galiyay Shacabka Soomaliyeed oo ku raaxaysanay aad ayn ugu farxay runti
Hada waxan gacanta ku haynaa jidka mOgdisho- baalcad Insha allah
Inagana dhawaan umada soomaliyeed waaa ku raaxaysan doonan
Heesahaa iga gadan, waxaan dib u xasuustey sideedtamaadkii xiligii aan dhalinyarada ahaa. Thanks
Muqdisho cade Masha allah jiri oo joog Xamareey
Aamiin aamiin
Firste coment yaa iga horeeyay kamaaloow waan ku taageeraa kamaaloow
Oo BajaajKana ma ka zhaqo bilaabey xamar ilaa AfgooYe....2014 ogaa Bas uun ka shaqeyn jirey ama Hoomey saa u Taqaano......hada waxaan idinka soo salaamayaa GooBtii daraawizhta 🥰🥰🥰🥰❤❤😘👈
haa way isku dhowyihiin lknawal kama shaqayn jirin oo waddad burbur sanayd hada waa ladhisay wax yar bay usoconaysa
Hadaa reer dhafar tahay like ta❤😅✌
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲p
Midka saxda ah miyaa
wlhy waxaan ku miyir qabaa dhalin yarada wadankii videoyada ka soo duubaya mar hore baan waalan lahaa. i miss my country🥺
WAAD KU MAHADSANTAHAY SIDA QURUXDA BADA AAD NOOGU SOO BANDHIGTO QURUXDA WADANKA. ALAHA KU BARAKEEYO ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Afgooye 3 years moogahay wn u xiisay 💜💜
Masha laah
Mashalh abwemcn Ali hakuxafido inshallha wankusalamey wankuwata
Alxamdulilaah maasha Allah meeqaan sugeeynay aloow noo badi muuqaalada qurxoon....
Kamal real enjoa call prank ku samey
1k wAx yar iga dhiman ii saara team kamaal
Mahdsanid walhi qurxda dalkeena noosoo gudbisi walhi
Kamaal apowe carbizka halmalin imaaw Afgoye io carbizka waxba izkuma jiranee🥰🥰🥰
Walaal waad mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad noogu soo duubtay lkn waxa ka sii wanaagsaneyd inaad xaafad kasto oo wadada ku sii mareyso aad magaceeda nala wadaagtid
Msha allh afgoi wn uxiisay allow inuu daa
Thanks bro
Intaan kusoobiiray chanalkaada wax badan ayaan kafaaiiday anigoo jooga Jigjiga
Wooow mashalllh waaladhisay wadada
#AlmuzamilMedia
Wn ku faraxsanhy zhp muqal wlbo aas ledahay inan dawado weli anigo rajeynaya inan mar un ka so muqdo meshaan i fil like shere out
cinoosir
cinoosir
Alla aboowe mootadaan qatar waaye wlhi videoka markaa arky wlhi kanaxy marka abowe mootadaan halis waaye wlalkey kudhinty saas darteed kuudhahaayaa abowe
Faatima from moqdisho deynile ❤❤❤❤❤brother waaidintaageeraa
Abowe allah ku xafido muqal soo jiidasho leh ayuu aha
Guul somaliya gobanimo guul manash manashala alaxamdulilaah
Intii kamaal qosolkiisa jecel ismuujiya
0:58kamaal hadhihin wlalalka waxano kale please
First comment please liketa ha Ila dhafin wll 👋💯
Wow aad bay u qurux badan tahay alha idinku nabad yreelo habo🤲
Hada so maray wadadan alxamdulilaah 🥰
Masha allah 4sano kahor wadadan siday ahyd iyo hada Xaqiiq dii ferqi weyn baa udhaxeya wadenka waxa uu ubahan yahay madax daacad ah
Mashal mashal alaha ku barakeeyo edo waxan kuso
Celasha ujedaa✌Reer celsha waan idin salamy
LEGEND 👑
Well done a Turkish speaking Somali congratulation
Masha’allh qrx illahey a nabad buuxta hanooka yeelo baladka io dhman wadanka inaa qrxseeno shaki kuma jireee
Masha allaah bro kusoco aad baan ku taageraa hormarkaan macal inoso gudbe
Inta sugayso arooskii kamaal
Zxp muuqaalkaaga waa icajabgaliye Bro horay usoco❤❤
Allah inta dhiman kheyr
Maxaan wadaan u xiisay 😍😍😥😥😥 afgooye carbiska xawo cabdi lafoole celasha biyah midnimo siinka dheer kal kal alberi tareedisho macaani garsabasley all of them
Am the first inta kamaal baqbaqdiisa uxiistay like dhac isaga siiya✌one love guys
m.a walahi ad iyo ayay u qorux badantahay wadada keep going kamal hormar wacan
Masha allah kamaal muqdisho to afgooye
Thnks pro kamaal
kamaal see cml wdada lee noogu dhamese
Kamal abdula enjoy brother Keep going 🌹❤️🌷
Mashallah Pakistan ki sari😍😍😍
Alxamdulilah marba hadey no fasexen wada wanba ku dhibdhonay warege
Good job thank you my brother so 👍 👍👍⭐️⭐️⭐️💕💕💕❤️❤️❤️🌹🌹🌹👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Www masha allaah kamal wadada aad mareso hal hal ayaan u aqana wlhi hada ayaan adi karaa damashad ❤❤❤❤🤲🤲🤲wan ku faraxsanhy wadan keyga hoyo yaaa ilaa mid heeeee ok
Calanka somaliyeed hala sahro geesaha wadada
maasha allaah waad kumagadsan tahay
First viewer
Meeqo geeseyal a nafta u waysay lamiigan. Magacyadooda wa in lagu so qora Insha allah. Allah ya raxma
Well done
Waa wax lagu farxo horumarka dalka
Keep going and display more
Thank you
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🥰🥰🥰🥰
🥺🖤Fast inaa ahay rajeynaya😔🖤🖤🥀
Kamaalow hadii mogdisho aad jogto sharma boy no soo qabo
Sharma no so qabo wll pls
Somalia my city muqdisho
mnsha allah xamar bada joogta somah 😍😍😍
Maasha allaah hormar wacan ayaan idinrajeynayaaa 💚💚💚💚💚💚👌👌👌👌👌👌👌👌
First pro big fun kamaal
Rer ceelasha biyaha ismuujiya 🏡🏡🖐
Mansha allaha nabad iyo nolol farmajo allaha daayo oo dib usoo celiyo, wadanka dhan buu saas ka dhigi ahaa.
Maasha allaah tabaarakallaah Illaahay haxafido dadkeena, diinteena iyo dalkeena.
Aamiin Aamiin yaa rabi.
Bas waxaa ka maqan in loo sameeyo meel dadku maraan,
(zebra cross)
Mashallah was qurux badatahay xamar wllhi 😁😁😁😁😁😁
Xamar cadeey ilaa afgooyo waan u xiisay wlh
Masha’allah keep going my legend
Kkkk
Keep going LEGENDS
M.a wlalkygah kamal Abdul kip going prother
Haa wan aragnay wadada wey qurux badan tahay
Ado iso boqan karo walalal istag hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏
Kamal Abdul keep going bro
thanks bro
kamaal xaaafadaha afgooye iyo xamar udhaxeyo maxaa waaye
MASHA ALLAH
Mashallah ❤❤
Ala kamaal xafadeena ahaaa meeshan Al biri m.a
Waaaaw geesiyaasha guul 💚💚💚💚💚💚💚💚💚
Mashallaah shukran 🤲🇸🇴👍😁🙋♂️🙄😆🥇
What’s the name of this song?
4:25 celasha waan uxiisay hawo xasiloon wdada dhisitnkeda ugu guurnay😍
Reer ceelasha ismuujiya hee🥰🥰🥰👍👍👍
MashaAllah dhulkeyga Hooyo
Waa muqal qurxoon laakiin mooto hadaad wado waa inaad kofiyadeeda xidhataa iyo dharka loogu tala galay si aanu dhaawac kuusoo gaadhin ama madaxu ku xanuunin
Masha allah allow dalka iyo dadka noo ha,gaaji
Noo soo badi sxb
Masha Allah guulayso
Shaqo wacan Friend
Saln sare
Wcs ......
Maasha allaah