QOSOL IYO WARAYSI ISKUFILAN & CABDIJIBAAR GACALIYE BARNAAMIJKA KADISKA FANAANIINTA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

Комментарии • 228

  • @shadiamychannel5782
    @shadiamychannel5782 5 лет назад +42

    Allaw nabada iyo horomarka iyo aqoonta iyo stylka iyo murtida iyo quruxda iyo kala danbeynta ayaanu inta afsomaliga kuhadasha dheerne no siyaadi

  • @mahamudqarazta5821
    @mahamudqarazta5821 5 лет назад +76

    Ninkaaan cod Buu Leeyahy Wlha Bwe KeeP Going ☺☺☺
    Hdaad thy Taagero Gacaliye Like izaaR

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 5 лет назад +169

    awey cidaydii
    awey somalilanderkii la yaqaaney ROOBKII da ye iigu hiiliya liketa😓😓😰😓😰😓😰😓😰😓😰😓😰😰😰😓😰😓😓😰😰👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😓😰😓😰😓😰😓👍🏽😰👍🏽😰👍🏽😰😓😰😓😰👍🏽😰😓😰

    • @ayaankare3293
      @ayaankare3293 5 лет назад +1

      War somaliland ma nihin waana kuu saraynaa qabiil kaa cararye

    • @rmmd1025
      @rmmd1025 5 лет назад +1

      Qoraalkan wxn ku arkay meelo badan Xitaa Wacdi shiikh jeedinaya Post ba lagu dhahay 90 Copy dhahaysa hase ahate aniga oo S.land ahayn ba like ku siiyay...✌✌✌✌

  • @eng-apdizalansaleban8337
    @eng-apdizalansaleban8337 5 лет назад +81

    Inti barnaamijka isku filan iyo Abdi jipaaR 💋💋❤️❤️gacaliye ka heshay like ta dhac ku siiya 👍👍
    Waa zulthankiye😀😀

  • @luulabdikariim9733
    @luulabdikariim9733 5 лет назад +8

    Inta quranka. Jecl like taa sara

  • @muhaajir5731
    @muhaajir5731 5 лет назад +11

    Waxan Sami ku yeelan hargisa samir keda midigta laga siyo waa Hoyga barashda Cusub wax Cusub from hargisa Cadey ❤️💯

  • @naztexomohamed196
    @naztexomohamed196 5 лет назад +6

    masha AllaH shaw apdijibar macawista wd ku qurux badantaHy md mr wlpa macawis xidhatiD

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 5 лет назад +2

    Hadan ku arkobo waan iska qoslaa wlhii iskufilan io abdijibar hore usoco

  • @Mmmmmm-gm9dq
    @Mmmmmm-gm9dq 5 лет назад +14

    Hada waa heesta jaceyl maniga ku jecel mise adaa I jecel inta igu raacsan like igu daraa

  • @SuhaybAOsman
    @SuhaybAOsman 5 лет назад +9

    Abdijibaar gacaLiYe fanaan aan tageero Hore uzoco zxp

  • @zalmanhashiboy2746
    @zalmanhashiboy2746 5 лет назад +15

    fanankaan taageerihisa koobaad baan ahay cod ilahay wu siiyay
    hore usoco libah

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee7951 5 лет назад +9

    waanu kaa qaadnay c/jabaar adeero from Switzerland

  • @khaalidibnusoofadhiiste5289
    @khaalidibnusoofadhiiste5289 5 лет назад +22

    Hhhhhh mazha allah
    Apdi qani isku filan oo weriye noqady aad iyo aad u hambyliy

  • @zakariyaahmed8286
    @zakariyaahmed8286 5 лет назад +7

    Fanaaan ku lahaa Isku filan wllee waaa qatar😆😆😆😆🙆🙆🙆🙆

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 5 лет назад +32

    weligaY 30 like MaGaadHin waar QayrkaY idhaaFiya😂😂😃

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 5 лет назад +11

    Hadad gadar sikina waydo gudha warwarto dareenta 💔💔❤❤❤

  • @abdirahimabdilahi3971
    @abdirahimabdilahi3971 5 лет назад +10

    😂😂😂izku filan wlHi si daacadu iiga qosliYa ku LaHaa Nio FanaaN EY
    Ah paad TahaY😂😂😂😂😂

  • @umalkhayryaasinxasan4101
    @umalkhayryaasinxasan4101 4 года назад +2

    Inta daawanay 2020 liketa dhac kusii

  • @Abdirahmanadam426
    @Abdirahmanadam426 5 лет назад +16

    Dadku waxay yiraahdaan, raadso dad fiican oo ka tag kuwa xun laakiin waa inay noqotaa, "ka dhex raadi wanaagga dadka dhexdooda, xumaantane iska diid" balse xusuusnow majiro duunkaan ruux dhameystiran,

  • @xamdaqalimaxamed6579
    @xamdaqalimaxamed6579 5 лет назад +1

    ♥♥♠💋💋💋💋💋❤👅💘👄👄👄👄asxpta ku xidhan barnaamujkan isku falan iyo c/jibaar gacaliye waan salaamayaa waan idin jeclahay reer Somaliland haa noolaato aaamiiin codkiisaa ideeqayba wllhi wiilkan mashallah mashallah il iyo cawrib laow ninka raga ugu qurxoon fanaan shidan noolow intay nololi jirto wllo cadow gaaga u noolow wllo mcn

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 лет назад +2

    Fanaan jiitay abdijibar gacaliye &isku filan 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 5 лет назад +2

    Cabdi Jibar mashallhu ku qurxoon macwista iyo goo sharks ah 😍

  • @FluffPetsTV
    @FluffPetsTV 5 лет назад +7

    Fanan #Ayba tahay Hada waraysi😂😂👏#IskuFilan Waa Habaar
    Laxan yasaray Aniga ( Hada waad wayso Qabta) 😂👆 Halka dib ugu noqo weye!

  • @sahraabdirahman8386
    @sahraabdirahman8386 5 лет назад +12

    hhhhh
    isku filaan Caadi maaha
    Tageero isaga iyo gacaliye

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад +10

    ree awawgay ree somalilnd iinoolaada yaakhey waan idin jeclahay

  • @entertainmentshortshd9026
    @entertainmentshortshd9026 5 лет назад +14

    alfanan gacaliye inta taagerta like isara🤑👍👍👍🙏

  • @caaliyaofficial7838
    @caaliyaofficial7838 5 лет назад +1

    Wiilku qurux badanaaa maansha allaah keep going my brother

  • @theaweilpulshaawi9658
    @theaweilpulshaawi9658 4 года назад +2

    Updy_jiPaar GacaLiyEh ______ Dadk!!! VaNka LaHaa ❤️❤️

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 лет назад +2

    Isgu filan oo wax waraysanay
    Abdijibaar gacaliye waa fanan8nta
    Tadad yar een ugu jecelay

  • @asmaabokor889
    @asmaabokor889 5 лет назад +2

    Decoretionka ayanban ka helay wlhi iskufilan go forward ♥️💯

  • @mulkijabuuti1621
    @mulkijabuuti1621 5 лет назад +3

    Allha bisinka majajiliste qosalka badnaay ooh wariye noqday hhhhhhhh caadi ma ahan

  • @abdirisakfaras127
    @abdirisakfaras127 5 лет назад +4

    Ilahy ha so hanunsho oo xaaq ha tuuso . Codlka macan walal quraanka ku akhri oo dadka ku wacadi.insha alha

  • @improfessionalsocailworker5037
    @improfessionalsocailworker5037 5 лет назад +7

    Nio fanan ayah ayaad tahay 😂👸❤️

  • @qurayshaaxmed5700
    @qurayshaaxmed5700 5 лет назад +4

    2libaaah noloshu idima xumayso isku filan and gacaliye

  • @eng-apdizalansaleban8337
    @eng-apdizalansaleban8337 5 лет назад +5

    Isku filan 😀😀😀😀fanprojkaaa daashady😂😂😂😂😂😂

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +3

    🥰qof laba nafoodleh😥🤴🏽❤

  • @asmahamze2032
    @asmahamze2032 5 лет назад +13

    Hor ilaahay ayaan utaageera mr isku filan

  • @boqortoyogscumar2933
    @boqortoyogscumar2933 5 лет назад +3

    Isku filan snolow indr🌱👌👏

  • @qadanmohamed2547
    @qadanmohamed2547 5 лет назад +3

    Waaaaw kallay kaaalay 💕💕

  • @abdifatahsergio9511
    @abdifatahsergio9511 5 лет назад +1

    Wr wleh kani waa fanaann prda hry socd if allah say ❤😘

  • @abdirahmanadan6117
    @abdirahmanadan6117 4 года назад

    mashaalah abdijabaar taagera buxa ayaan kuu haya walal inbadan

  • @mohamedibrahim-yn1to
    @mohamedibrahim-yn1to 5 лет назад +3

    c qani yaa illah hula caalam wad iga qoslisay adiyo c jabaar nin Aana tageero

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 5 лет назад +4

    isku filan wax wln jaagad suud io macmuus la isku wataa😂😁

  • @SuradTV1
    @SuradTV1 5 лет назад +4

    Madoo qudha i jecel taasi hees maha wlhi abdijibaar ayuunba cod ku macaneyey abwaan eber ah ayaa sameyey yaa ila arkay ?

  • @maariginahassan6214
    @maariginahassan6214 4 года назад +1

    Ma allh wllky Apdi jibeer

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 лет назад +1

    Jiliinkq hore ayaaba qadar ah✅😊😊😊😊

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 лет назад +2

    Jihaaney Wariyanimada haku cariirin wariyayasha meel baad saarte

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher 5 лет назад +6

    haykal photography alle gcanta ha kuu barakeey0

  • @amiiraaragzan487
    @amiiraaragzan487 3 года назад

    Waa habeenkii uu cabdijibaar Gacaliye jacaylka ii sheeganayey😂😂😂

  • @Mmmmmm-gm9dq
    @Mmmmmm-gm9dq 5 лет назад +1

    Gacliye waan taa geeraa laakiin ereyadu sxdii maahaan laxnku wuu shidan yahay

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal6408 5 лет назад +4

    Imisa saac ayuu kagag imadaa laxanku qarac isku filan 🤣🤣🤣😓🤣🤣

  • @MohamedAhmed-gq4xy
    @MohamedAhmed-gq4xy 5 лет назад

    Apdiqani isku filan oo wariye noqday 👏👏👏aadban u bogadinayaa

  • @Zack_Apthul.
    @Zack_Apthul. 4 года назад +1

    Fanan ay yapa tahy kulaha isku filan____😂😂😂😂

  • @ahmedsaedabdullah9183
    @ahmedsaedabdullah9183 5 лет назад +4

    Janadii waraabe haka waraabiyo Tolow halkaY ku taala 😅😅 u fiirso 27:20

  • @henokmedia4944
    @henokmedia4944 5 лет назад +1

    Hawraar team ful respect idin hya👏👏

  • @hodanmahamed9304
    @hodanmahamed9304 5 лет назад

    Alfanaan gacaliye sigaara ayaan utageraa hore usoco wll gacaliye

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 8 месяцев назад

    Two legends keep going

  • @xamdaqalimaxamed6579
    @xamdaqalimaxamed6579 5 лет назад

    Kkkkkkkkk mashallah c/jibaar gacaliye dakhar baad tahay wllhi fanaan shidan

  • @mawliidyare5310
    @mawliidyare5310 5 лет назад +2

    Wllo gacaliye ku soco

  • @guuledguleed1608
    @guuledguleed1608 5 лет назад +2

    soomaliland waaw$

  • @hanaahabi4995
    @hanaahabi4995 5 лет назад +2

    Isku filan nin jira iga dheh wuu iga qosliyaa walee😆😆😆😆😆😆😆😆😆

  • @edebsanabdimahad2597
    @edebsanabdimahad2597 5 лет назад +1

    Wxn mahad celinynaa Amal Beauty kulahaa ma makeup by idiin soo marysy hawshaas hablahaa lagu yaqaanaye🤔

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 5 лет назад +13

    Isku filan waa indho qurux badan yahay haba iska af dheeraade

  • @hannynaturalbeauty7750
    @hannynaturalbeauty7750 5 лет назад +1

    Masha allah nolow

  • @hanankadar1078
    @hanankadar1078 5 лет назад +3

    Asc walalayaal ee inanka ii soo qabta inanka cabdi jibar walhi inbadan ayaan isku deyey inan soo qabto lkin wey i noqo weydey ee walalayaal igu cawiya inan ka cabdi jibar isoo qabataa waxan ahay inaan aad u jaclatey ilaa xad ee
    Igu soo cawiya 😢😢😢😢😢😢👈

  • @abdullaahiqarandoon2197
    @abdullaahiqarandoon2197 5 лет назад +8

    Isku filan afka biro gashatay

  • @umalkhairahmet508
    @umalkhairahmet508 4 года назад

    maalintiih koowaad waad idhaaftay mlintiih lapaadna Aanaa ku dhaafay 😂😂wlhi qosol iguma hadhin 😂isku filan keep going pro

  • @inaalihajicazka340
    @inaalihajicazka340 5 лет назад +5

    isku filan ninki u horeyay like ii saar

  • @azmajojo1465
    @azmajojo1465 5 лет назад +1

    cl qani duze sxb qliya inbadan wakhti zoo wada qaadanay ku sxb qliya fanaankeyga cl jipaar waan ku wataaa

  • @zultancade8k379
    @zultancade8k379 5 лет назад +1

    Isagoo inta xidhan aa dhakhtarka wayn ag maraya aa arkey

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 лет назад +2

    Isku filan wLhli wax XArab miyarn 🤣🤣
    Cabdi jibar gacaliye 🎶🔥

    • @sagalb9780
      @sagalb9780 5 лет назад

      Wwwwwwwww walalahayga qaliga ah aad baa idiin salamayaah c qani iyo c gacaliye kal iyo laab l love you 🙌🙌💋💋💋💋💋💋👐👐👐👐👐👌👌

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 5 лет назад

      @@sagalb9780 anigad reply iso gashy wll 🤣

  • @halimamohamuud6433
    @halimamohamuud6433 5 лет назад +1

    Maalintii koowaad anaa ku dhaafay tii labaadna adaa I dhaafay 😂😂😂 iskufilan

  • @asmahussen3562
    @asmahussen3562 5 лет назад +3

    Isku filan shaqadaadii maaha tani walahi wariyaha shaqadooda udaa

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 5 лет назад +1

    Wariye apdi Qani iyo Apdi jibaar gacaliye hore u zocda

  • @abdijibarabdilahiosman9209
    @abdijibarabdilahiosman9209 5 лет назад +4

    Ninka kaliya ee ila magaca ah c.jibaar

  • @mohoharred2532
    @mohoharred2532 4 года назад

    Isky filan
    Asc sxb
    All
    Brother
    Asc

  • @ahmedyare4916
    @ahmedyare4916 5 лет назад +1

    What iskufilan did he say “kuwas labadaba” 10:06 it means like lyrics and melody

  • @aidyoriginaltv7293
    @aidyoriginaltv7293 5 лет назад +6

    Isku Filan Caan Caaan Caaan Caan Dhalay 😂😂😂

  • @princesssawsan2048
    @princesssawsan2048 5 лет назад +2

    Xabibi gacaliyee anaa dheer ee ilasoco

  • @santana_show185
    @santana_show185 5 лет назад +4

    cabdi qani iyo xafadii kilalka maxanu wakhti soowada qadanay nolow bro iskufilan

  • @samiirtiitaanimohbiixi8296
    @samiirtiitaanimohbiixi8296 5 лет назад +9

    Hees qaamus la dhaho awal
    Yurub geenyo
    Manay qaadi jirin🤔😂

  • @safiyokhayre4870
    @safiyokhayre4870 5 лет назад +4

    Hhh wax baa kadhacay wariye waalan kulahaa

  • @rooblefagaase2526
    @rooblefagaase2526 5 лет назад +2

    Waxa Badan ayaya ka hadli doona marka uu 300k

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 5 лет назад +4

    Isku filian iyo abdijibar 💋💋

  • @officail9389
    @officail9389 5 лет назад +4

    😂😂😂 isku filan nin wayn

  • @qalanjohaween6898
    @qalanjohaween6898 5 лет назад +4

    waar shaw isku filan wuu qurux badan yahay ???

  • @hudaabdulahi5704
    @hudaabdulahi5704 5 лет назад +1

    Wad wayso Qabta hadaa yaa ila arkaa😁😁

  • @xariirfaarax8161
    @xariirfaarax8161 5 лет назад +1

    GacaliYeh nin jira

  • @ubahhayaan9829
    @ubahhayaan9829 5 лет назад +1

    Wiilasheena 😍

  • @lonegirl1550
    @lonegirl1550 5 лет назад +2

    Isku filan iyo mid halkan jogo la idha sadiq mohamed ibrahm kahn isu indho eka bisinkee

  • @nasteexoahmadey763
    @nasteexoahmadey763 5 лет назад

    Wariye igdhe isku filan hhhhh iyo
    Fanan gacliye hore usco

  • @muhsinmohamedyosuf4756
    @muhsinmohamedyosuf4756 5 лет назад

    Fanan cod iyo luuqba isku helay Cabdijibar Gacaliye iyo isku filan fankad nolaysen

  • @mccabaaye5591
    @mccabaaye5591 5 лет назад +3

    Isku filanaa caadi ma ahan

  • @djsadiiq2349
    @djsadiiq2349 5 лет назад +9

    isku Filan😂😂😂

  • @stayblue759
    @stayblue759 5 лет назад +5

    HaDiii AaD I jeceshahay MxaaD igu JeclaTo DadKa igA jeceshahay??? ✌️✌️✌️✌️
    AlfanaaN GaCaLiYe Nin Wyno Gobolki Raga Ka YiMiD. 👍✌️

  • @ilkacaseabdi6933
    @ilkacaseabdi6933 5 лет назад +2

    Go for ward prothares ♥️

  • @Ibrahimhozny
    @Ibrahimhozny 5 лет назад +1

    Aar iskufiLan wariye kuma soo baxaYo oo walHaYa

  • @curad
    @curad 5 лет назад +1

    Heeso iga dheh

  • @hadiahadia6521
    @hadiahadia6521 5 лет назад +2

    isku filan caadi ma ahan🖐👍👏❤❤❤

  • @jaamacxirsi4682
    @jaamacxirsi4682 4 года назад

    Fanan jira