Saliid Acshab Saliid Cusub timahaga wax badan ka badali donto timo cafimad leh o badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 114

  • @umyusuf5466
    @umyusuf5466 Год назад +8

    روزميري كركديه حبةرشاد سدر بذور كتان لافندر قرنفل حبة السوداء
    Rosemery Karkade
    Shanfax Qoondar Xabadsowda dhagayare lavendar
    Sidir Ama Qasil

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 Год назад +4

    Maasha alah tabaaraka lah xabiibti ilaahey haku xifdiyo sida qiimaha leh ee aad waqtigada noogu hurtay shugran ❤⚘👍

  • @NasraSayid-ro4uv
    @NasraSayid-ro4uv 11 месяцев назад

    Mashaallah tabarakallah illahay gacmahaaga hakuu barakeeyo sida hangar la.aantaa eed dumarka somaliyeed wax fiican uugu soo gudbisid❤

  • @nastanasta8925
    @nastanasta8925 3 месяца назад

    maanshallah tabaaraka raxmaan ukhtii ubaxa ugu danbeeyaa magaciiii ukhtiii

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 Год назад +2

    MashaAllah tabarakallah mahadsanid abayo jazakallah kheir ❤❤❤❤❤❤

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 Год назад +1

    MashaAllah abayo ilahay gacantada haku barakeyo ameen❤

  • @amiiraadan5474
    @amiiraadan5474 Год назад

    Xbbti wad mahadsanthy su'aal ban raba inan ku wadiiyo, ka waran hadaan daily u mariyo oo anaan ka maydhin maxa dhicikara ? Qali Iga so jawaab fadlan

  • @ElhanHussien
    @ElhanHussien 10 месяцев назад

    Abyo mcn timahygu waxaay ahaan jireen Timo dhumuc le hadane zaid ayay igadadan waxay noqdeen khafif wayna gagabteen abyo plz icawi kher allaha kusiyee

  • @fardowsoadan7584
    @fardowsoadan7584 Год назад

    Masha allh abayo wax bdn ka faidey Thank you🙏🥰

  • @riyaaqxaji7458
    @riyaaqxaji7458 Год назад

    Asc abyo usbuci markn isticmalo halmar ayama kale a isticmali kara macsaro xinaha timaha lamariyana kaso hadl aby

  • @bahgadjibouti5128
    @bahgadjibouti5128 Год назад

    Mashalah hada haben ku seexdo ka warane barina iska meedho??

  • @raxmocali-wi1dz
    @raxmocali-wi1dz Год назад

    ماشاءالله تبارك الله الله يحفطك

  • @deqoabshir8400
    @deqoabshir8400 Год назад

    Mshllh allha ku barkeeyo abyo

  • @umyusuf5466
    @umyusuf5466 Год назад

    Masha Allah Faiza Allaha ku barakeeyo Shukran Xbbti

  • @NasteexoAxmed-x8i
    @NasteexoAxmed-x8i 10 месяцев назад

    Alaah yubaarik fiiks

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 Год назад +1

    MashaAllah wllo mahadsanid jazakallah kheir 💗💗💗

    • @deeqaalii
      @deeqaalii Год назад

      masha laah xabiiti alaha kubarakeyo inten kahelaa gaadaa dhamaan tod qar Bana garage xabiibti

  • @yasminabdi2995
    @yasminabdi2995 Год назад +1

    Asc abayo markahore wan kusalaamayaa salaan qiimo leh adban kaga mahad celin intii an ku soo biiray janankan gabdha heeyga timahooda wey is badaleen wankulajoogi doonaa haduu ale idmo

  • @madinaabdi6644
    @madinaabdi6644 Год назад +1

    Walaalo Faisa saliid qunbo ok miya haddii aan ku badalo thanks sis

  • @mssbiriya4271
    @mssbiriya4271 Год назад

    Abay mahadsannid
    Xb ty maalin wlba hadaa marsado kwrn dhib miyay iikeeni sida saliid caadi ah u isticmaalo

  • @RamluushInaYusuf
    @RamluushInaYusuf 2 месяца назад

    Abayo maalinkasta hadaa marsado mexee dhibee😊

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Год назад +1

    MashaAllah tabarakaAllah

  • @FadxiMaxamad-n8g
    @FadxiMaxamad-n8g 6 месяцев назад

    Asc qali intaa oo cilan lagu daray mask ahan maa u isticmali kara❤

  • @MahdiMuxumed-d6i
    @MahdiMuxumed-d6i Месяц назад

    Abaayo intaa lagahelikara ❤❤❤❤

  • @RidwaanMohamedhusein
    @RidwaanMohamedhusein Год назад

    Mcny kwrn hdn intaan sameeyo ka sii ganacsado see waye please iso jwb

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Год назад

    Mansha allh alle khyr haku siiyo wllo mcn waan tijaabinaya❤

  • @nasrafarahchannel5312
    @nasrafarahchannel5312 Год назад

    Mahadsanid walashey

  • @fadumoyusuf8051
    @fadumoyusuf8051 Год назад

    Asc wll waa mahadsan thy, marka labaad wll waxaad iga caawisaa adoo raaliya timahaa ku dhibanahy qalayl saaid ah oo baarka ah wax kasta hadan marsho waxba kama tarayaan waaa qaleel saaid ah sbbtuna waa inaa mar hore colour marin jiray lkn mudo laba sano ah ma marin waan ka daayey sameynta ayuu igaga tegay adoo raaliya iga caawi waxan ku daweeyo.
    Mahadsanid

    • @Natura22314
      @Natura22314 Год назад

      Shea shampoo and condition ma.isticimaashey abyo

  • @hiboabdi1571
    @hiboabdi1571 8 месяцев назад

    Abayo ubaxa magaciisa ma ii sheegi kartaa

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 Год назад

    Masha allah wad mahad santhy

  • @naimanayrus2200
    @naimanayrus2200 Год назад

    Qusaha powderka mku bdln kara lavender ma iska dhaliyan karaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Haa wa ku badalan karta lavender ka hadi a heleynin wa iska dhafi karta

  • @dekalul3979
    @dekalul3979 Год назад +2

    Abyo gacntada allaha ku barakeyo
    Salid aa so galisey aan fiirsadey baa marsadaa kaala iska arag

  • @Aragsan-o5f
    @Aragsan-o5f Год назад

    masha allah xabiibti shukran ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoaziiz-wh7uk
    @fadumoaziiz-wh7uk Год назад

    Abaayo salida malin kasta mala marsanaa malagu daaya mase walaga dhaqaa isoo jawaab qaali

  • @hodannutritionistgirl8226
    @hodannutritionistgirl8226 Год назад

    Plz hapo mcn halkeen kala soo xidhiidha waan ku baahanye

  • @hafsobesaani5872
    @hafsobesaani5872 Год назад

    زجاجات زيت فارغه xageen kahelaa somaliya hadan kawaayo dhalooyinka maran abyo insha'allh isoo jawaab mahadsanid

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Dhaloyinka cadiga o cuntoyinka ka dhamadan sida malmalatada a u isticmali karta abyo

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 Год назад +1

    Abyo wa mahadsantahay, waxaan ku weydinaa saliidaan maalinkasto mala isticmali karo miyaa anoon iska dhaqin.

  • @axmedcilmi6290
    @axmedcilmi6290 9 месяцев назад

    Masha Allaah

  • @khadrazuhaana1145
    @khadrazuhaana1145 Год назад

    Caleenta hadaanan hysan isagoo shiidan ma. Ku darsan karaa

  • @IqroNalka
    @IqroNalka Год назад

    Saliid loos ama salida falagsida maku darsan kara wll

  • @saadamxd75
    @saadamxd75 Год назад

    abaaayo faisa waa kusalaamy huuuno dhagayarha Markaan kubuufiyo ma ka dhaqaa missa shanlada lee kubuufiyaa pls jwb

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад +1

      Dhagayaraha marka ku bufisid sacado badan haku marsanado ka dib ka dhaq

    • @saadamxd75
      @saadamxd75 Год назад

      @@Faizasworldbeauty shukran mcnto

  • @xamdicrashid5264
    @xamdicrashid5264 Год назад

    Abyo saliida Dhagyaraha aan samaystay ayadaan isticmalaha hada salidan ma isticmali karaa?

  • @siman388
    @siman388 Год назад

    Mashallaah mcnto shukran ❤😊😊😊

  • @AdanSheikh-q9i
    @AdanSheikh-q9i Год назад

    M a Kwrn abayo ubaxa hatanwayaa

  • @hannanabdulkadirmohamed1805
    @hannanabdulkadirmohamed1805 Год назад

    Waxaan aad isticmaleysid, Sawirkooda noo sogali wlle si an kaga faa“iiidno

  • @saynabmuhumad8034
    @saynabmuhumad8034 Год назад

    Abaayo faiysa alle hakubarakeeyo

  • @saarahbarshed4257
    @saarahbarshed4257 Год назад +1

    السلام عليكم
    ممكن نستخدام لاطفال
    ❤❤
    ما شاء الله. بتوفيقق اسستمري

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад +1

      وعليكم السلام حبيبتي لا ما ينفع للاطفال يعتبر ثقيل ع شعرهم 💗💗

    • @saarahbarshed4257
      @saarahbarshed4257 Год назад

      @@Faizasworldbeauty اوك ششكرا جزيلا لك حبيبتي

  • @samiramohamed8702
    @samiramohamed8702 Год назад

    waxyabaha kle dhn wan hestaa lkn qasilka shidn mku bedeln kraaa tn kle ubxa karkadeygii miyaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад +1

      Maya ubaxa karakadega ma aha hadi a heysan ubaxa karakade ga wa ku badalan karta

  • @drssucaadsharif
    @drssucaadsharif Год назад

    Jazakallah ❤

  • @uqbaadahmed4004
    @uqbaadahmed4004 Год назад +1

    habo timahayga wax wlbo waa mariyaa mask saliido fcn lkn maba baxaayaan

  • @baqsagaming6970
    @baqsagaming6970 5 месяцев назад +1

    Abaayo waa Ku Arya salivas ilmaha yar yar sosamey

  • @samiramohamed8702
    @samiramohamed8702 Год назад

    salid sidn cml eh wn sugaayey runtii

  • @amiraziad6089
    @amiraziad6089 Год назад

    MashaAllah tabarakallah ❤️🌹

  • @hannanabdulkadirmohamed1805
    @hannanabdulkadirmohamed1805 Год назад

    Shanfax maxaa ladhahaa wllo

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Год назад

    Masha Allah🎉🎉🎉

  • @hawah.a3315
    @hawah.a3315 Год назад

    Mcnt ilaah hakaa abaal mariyo ❤❤❤❤

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 Год назад

    Faiza abayo ubaxa hadi a heleynin maka marmi karaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Haa abyo wa ka marmi karta

    • @hiboabdi1571
      @hiboabdi1571 Год назад

      Ascww Abayo mahadsanid magaca ubaxa English maxaa lagu dhahaa

    • @bosman9209
      @bosman9209 Год назад

      ​@@hiboabdi1571HIBISCUS baa la yidha wllo

  • @farxiyomaxamed6161
    @farxiyomaxamed6161 Год назад

    Xabbti adigoo mahadsan lafander maxaa soomaali lagu dhahaa

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 Год назад

    جزاك الله خيرا ❤❤❤❤❤❤

  • @ramloaxmed-tc7mx
    @ramloaxmed-tc7mx Год назад

    Abaayo saliida hadanan madaxa kadhaqin oo labo ama sadax malin kuhesto dhib miyaa ka imanaa abwe

  • @meeyloowkacaanka
    @meeyloowkacaanka Год назад +1

    Abaayo salida intee kadalbanaa

  • @aasiyaqurux5733
    @aasiyaqurux5733 Год назад

    Abaayo dhirtan somalia malaga helaaa

  • @nafisasheikh4828
    @nafisasheikh4828 Год назад

    Markan marsado waxan darema cuncun maxa kena cuncunka

  • @HaniAbdulahi-d8q
    @HaniAbdulahi-d8q Год назад

    Abayo qasilka caleen teesa qasilka botarka maku badali karaa

  • @waarunabdullahi6400
    @waarunabdullahi6400 4 месяца назад

    Dhirtaan malaha magacyakale bn u aqaan yaab

  • @faadumosahra1515
    @faadumosahra1515 Год назад

    ❤❤❤❤

  • @ramloaxmed-tc7mx
    @ramloaxmed-tc7mx Год назад

  • @rahimaadwe1681
    @rahimaadwe1681 Год назад

    Lavender maxaan ku bedelan karaa mcny

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Hadi a heleynin lavanderka wa ka maranta inta kale a ku shqeyneyso

  • @maxamedyare3493
    @maxamedyare3493 8 месяцев назад

    Xagge Laga helaa wall

  • @nadamuuse4439
    @nadamuuse4439 Год назад

    Aniga Waan suga video yadaa Faiza lkn cirada soo dag dagtay oon badnana ma binaysa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад +1

      Xabad sodada a cirada u fican InshaAllah wa so sameyna spray timaha cirada madobeyo

  • @AyaanXuseen-b8q
    @AyaanXuseen-b8q Год назад

    Qusaha boodar ma isticmali karaa abyo

  • @SalmoMohmud
    @SalmoMohmud 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤z3yffioohzmc bjjmccxuko❤❤❤❤❤❤❤❤llllllll❤lfrfffj8daszz gi❤❤❤❤❤❤

  • @ceyniabdullahishsiidow278
    @ceyniabdullahishsiidow278 Год назад

    Shanfax english ahan maxa la dhahaa

  • @FarxiyoFarxiyo-h3t
    @FarxiyoFarxiyo-h3t Год назад

    tina jilaciso marasan malamarikara

  • @asli1087
    @asli1087 7 месяцев назад

    Maasha Allaah

  • @farahfaaraharab3269
    @farahfaaraharab3269 Год назад

    ❤❤❤❤

  • @farahfaaraharab3269
    @farahfaaraharab3269 Год назад

    ❤❤❤