Kufsi Kooxeedkii Qorshaysnaa Ee Safi Sheikh Caamir Cumar, Qaybtii 1-aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #Kufsi #Kooxeed #Somalia

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  3 года назад +72

    Fadlan Subscribe
    Somali Women Global Network & RUclips-ka
    ruclips.net/video/YchFg4am0CM/видео.html
    Cidii taqaana ninkaas Candullahi Goof Joog, Cidii gaarsiinkarta inuu sheekadiisa isaguna dhankiisa hanala soo xidhiidho!
    WhatsApp numberkan
    587) 566-9161

    • @nurhawa646
      @nurhawa646 3 года назад +4

      We will stand with you Sofia

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 3 года назад +2

      CANADA HADOOW JOOGO AANKASOO QABSANO

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 3 года назад +5

      I do believe you sister but it is been long time and is going to be hard the guy live in Canada 🇨🇦 file a case

    • @salebanomar76
      @salebanomar76 3 года назад +3

      Walaaloow furaha nomberkaga ii soo sheeg aan kusoo wacee all anaa aqana gabadha leicester ayay nala jogtaa plzz nomberka ii soo qor plzzz

    • @omhassbint-om8559
      @omhassbint-om8559 3 года назад +6

      Waxa fiicned in Nimankan, La Raadiyo oo Marka la ogaado meesha ayjogan, ladacweyo.
      Lakin hada haday Somaliya udhuuntaan Markay shekadan Maqlan, Yaa soo qabanaaya.
      Somaliya gabdhaha ayaa qaladka lasaaraa markasta ,Cid usoo qabanaysa maleh.

  • @somalidream4567
    @somalidream4567 3 года назад +153

    Caawa inbadan baan ooyay waxaan urajeynayaa in ay cadaalad hesho

    • @hassanmohamuud1081
      @hassanmohamuud1081 3 года назад +4

      Cagmadhigaani maal maahan suuqa waa shidan yahee maxaa idinku dhacay soo tawiya xanta muna laga erye kooxda xujo bos bas baa xanaaqe oo isna ka baxay abukar mhdi baa furka tuurte oo yiri waa lai rikaateye bos baas baa xanaaqe oo isfiilito isku ride abwaan abdi hamiid baa live soo gale RUclips ka oo yiri siro bdn baan ka haayaa 😂🤣 wllee talent baan leeyahay ee boos shaqo isiiya

    • @susuumoha6879
      @susuumoha6879 3 года назад +1

      My love cagmadhigaaniiii waaku salaamay😁

    • @susuumoha6879
      @susuumoha6879 3 года назад +1

      @@hassanmohamuud1081 kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ayanosman2485
      @ayanosman2485 3 года назад +2

      Cagmadhigaani adaan kaasoo arkay arintaan ar xan jecliyaa 🤣

    • @armaan3468
      @armaan3468 3 года назад +2

      @@ayanosman2485 its not xan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад +146

    habalaha somaliyeed weliga nin ha raacin weligaa gurigiisa ha tegin weliga meel qarsoon ha la tegin ilahay talo saaro ilahay ka mgan gal ragan cadowga ah

    • @mohamedhassan-xl7lf
      @mohamedhassan-xl7lf 3 года назад +3

      Ilahay caqliga hakuu siyaadiyo ishaad ka ridey

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 3 года назад +4

      Sidra Sirad, whhy nin Looraaciwaaye Oo Kujaban?Why Gurigiisa Loogu Tagiwaaye Ayagaba Intaas Weey Yimaddaan? Maxaa Kujaban Haddii Meel Qarsoon Lala Istaago? Waxa Aad Faafineeyso Waa Un Dhaqankii Guracnaa Ee Odayaasha Sameeysteen Oo Aheeyd In Naagaha Lagadhigo Hilib Meelyaalo Nibankana Ee Dhurwaa Kadhigaan. Wax Run Ah Ma Ahan. Waa Bahdil Iyo Dulmi Cad Dumarka Soomaaliyeed Waligoodba Lagusoohaaye. Nibanka Soomaaliyeed Maxaa Loogabaqin Waxu Miyeeynan Aheeyn Addoomo Xunxunoo Xaaraan? Aqlaaqddii Iyo Tarabiyaddii Baaloogasoo Ciyaaray Barigeey Yaryarayeen Dhaxalkeeddii Wataas Saqiir Iyo Kabiirba Ee Kufsanaayaan.

    • @justsaywow766
      @justsaywow766 3 года назад +3

      @@maryamadahir1199 adeereey anigu markii aan yaraa wlhy at the age of 8-9 gabdhaha xaafada joogay iyo shaqaalaha lakeeno anoo ilma yar ah baay i khasbi jireen ama i dhihi jireen kaalay intay dharka iska bixiyaan oo is qaawiyaan markaas anigaa yaraa o xubinkayguna ma adkayn lknse dumarku hadii aay raga la xoog ahaan lahaayeen ma dhaafi lahaayeen baay kula tahay mise waay kufsan lahaayeen? Tan labaad nin ajinebi kaa ah gurigiisa maxaad ka doonaysaa amase meel cidlo ah ula tegeysaa adigoo og inaad muslim tahay shaydaan baa idin soo dhex galaaya adigu waad gudan tahay oo dareen ma lihid waadna iska xakamayn kartaa asagu isma xakamayn karo islaam baa tahayo diintu kuuma ogola inaad sino ku dhacdo markaad diido waay u badan tahay in lagu kufsado.
      Anigoo wiil soomaaliyeed oo dhalinyaro ah baa kuleh dumarku waxay nabad qabaan intay nin ajinebi ah ka fogaanayso

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 года назад

      Somaalidu wa badow .waa layska raaxaystaa .wasmo la.aan

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 года назад +2

      umu fadumo sahra ma islantii gaaladaa ahayd ee fadumo la soo bixi jirtay baad tahay naa kuwa keligooda isku mashquula maba guursadan weligood waa damiinin isku mashquulka yaad ku guumoobine orod guurso maad tidhahdid ha guursadan guurkaba ajarna u socoda raxadoodana helaayane

  • @amalibrahim7991
    @amalibrahim7991 3 года назад +147

    We hear you and believe you and standing with you ❤️

    • @safiswisdom9369
      @safiswisdom9369 3 года назад +1

      Allaah ya izaak abaayo

    • @faizam523
      @faizam523 3 года назад +4

      Absolutely! Safiya we believe in you and stand behind you not only 100% but 200%. May Allah give you strength and I'm so grateful for your bravery and courage to speak about it in order to give voice to the other victims out there. You are all Somali girls HERO! God bless you and your family.❤❤❤❤💐

    • @dhagaweyne61
      @dhagaweyne61 3 года назад

      Ninkaas soo ogaaw xitaa haduu somalia joogo dacwadaada dowlad ma jirto laakiin shabaabkaa lagu dacweynaayaa oo xaqeeda see tahay loo iqaabaa ninka naagaha xoogo

    • @abdiyarow7395
      @abdiyarow7395 3 года назад

      Adi iyo fatxiyawo sharmuutooyin aya tihiin

    • @khadijaali9045
      @khadijaali9045 2 года назад

      That beautiful words walaalo MashAllah.👍🏽

  • @amalibrahim7991
    @amalibrahim7991 3 года назад +34

    May Allah almighty heal your heart sister, just remember that Allah is all knowing and seeing, you are very brave and your story is helping a lot of victims!

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 3 года назад +13

    Nimaan badan u gabdho yaryar so kufsadaay 12-18) Somalia , Kenya , Ethiopia iyo Hargeysa (Somaliland) nimaanyasha hadeer galbeed bay wada joogan, anigu bar gabadhahas kamid ah ban garanaya lakiin nimaanka hadeer qaba aya ogoleen arintas inay ka hadlaan hablahas. Waxan u rajaynaya Safi geesinimo ayey mujisaay oo waxa Aan wada qaarineyna aye ku dhiiraatay in ayshegto oo dhibada keento. Well done Safi👏👏👏👏👏

  • @abdalla9583
    @abdalla9583 3 года назад +117

    Balan waxa kaga qadaa ano masul ah inaan ninkan hadu somali joga xaqaaga ina heshid

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 года назад +9

      I wish your words are truthful. I hate Somali men😡

    • @mustihaji97
      @mustihaji97 3 года назад +2

      Canada ayu joga

    • @saidali7233
      @saidali7233 3 года назад +2

      asc ninkan waa in la soo qabtaa maxakamad la saara waa ma naxe xabsi la dhigaa

    • @saidali7233
      @saidali7233 3 года назад +6

      Somalia waxay u degi weyday waa dulmi

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 года назад +4

      @@saidali7233. Weliba dulmi dulmi dhaafay weeye.

  • @marwaabdi5706
    @marwaabdi5706 3 года назад +27

    I can’t sleep tonight I’m crying 😭
    We are stand your shoulder sister

  • @nadia9163
    @nadia9163 3 года назад +8

    I don’t think you are lying saafi, we believe you. I personally believes you. I support you 💯, and Thank you for sharing with us. You are strong women. May Allah make you stronger everyday. Fathia thank you for giving her this chance to interview her. It will be nice if you do A book tour . I’m sure a lot of sisters want to meet you and give you hugs. We love you fathia and saafi❤️

  • @anisaguled7469
    @anisaguled7469 3 года назад +31

    Alla Farxiyaad maxaad dulmi badan soo quftey I like you walaal. Xaqii baa dilaacay
    Ilaahay xaqeeda ha u qaado intey nooshahay waa qof qaaliya oo geesiyad ah

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 года назад +1

      Farxiya laftigeeda waa la kufsaday macalinkii quraanka

  • @farahabdi6344
    @farahabdi6344 3 года назад +20

    Allah (SWT) was caadil isagaana ka abaal marin doona kuwii aad walaalaha u haysatay ee adigoo curdan ah ku fara xumeeyay kuuna gaystay dhaawaca aad 30 sanao kadib weli la ilmaynaysid. Waad heli xaqaaga if iyo aakhiro kii ay noqotaba. Samir walaal waayo Allah (SWT) ayaa ina faray samirka " ina laaha maca saabiriin". Waxaan ahay aabe Alle ku irsaaqay awlaad wiilal iyo hablaba aad bayna ii taabatay qisadaadu.

  • @fowsiyacookingfood3058
    @fowsiyacookingfood3058 3 года назад +8

    Wallaahi Waan Ka Xumahay Dhibka Kuugu Dhacay Abaayo Macaan 😭, Inkaar Iyo Nacalad Allaha 🤲 Ku Rido Dhiladii Ku Shirqooshay Iyo Ragii Ku Xoogay, Allah Ciil Iyo Calool Xumo Badnaa 😭😭😭😭😭😭😭

  • @misspamba1
    @misspamba1 3 года назад +3

    I stand with our women and Girls 💪🏽 and thank you soo much for your strength to tell your stories🥰 thank you a lot walalo I feel so emotional 😭

  • @samiyaali8425
    @samiyaali8425 3 года назад +33

    Mms markii ugu horeesay kufsi sheegtay waa layabeeseen lkiin maanta waata gabdhihii ka wada hadlaya kufsi ku dhacay kuwana waa god bay lageleen😭😭

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 3 года назад +3

      lala mayabin ee ragi wax isku oga bala dagalamay

    • @hodanhassan8361
      @hodanhassan8361 3 года назад

      Haa wlahi😭😭😭

    • @abayoistarali5364
      @abayoistarali5364 3 года назад

      @@warismohamud8888 abayo wan ka xumahay waxa ku dhacay gabar walba o la kufsado iyago gabdho ah o tolan jilbaha iyo xusulada dhulka loogu dhuftay inta haben madaw meel lala tagay la goo goostay walhi wan nacay ragii somalida

  • @imanhassan6488
    @imanhassan6488 3 года назад +14

    This is so sad, no wonder somalia is suffering big time. I am sure same things still happening, even worse now after the war. I am sorry for what happened to you habo but I am glad you speak up. My Allah give you justice in this world and hereafter 🙏❤️

    • @kush833
      @kush833 3 года назад

      Everyone should held accountable for their crime.

  • @istarabdirahman3636
    @istarabdirahman3636 3 года назад +52

    Hbo buugaah markuu soo baxo nala soo socodsii
    Iyo meelaha laga heli karo
    Alle ha idin sharfee

  • @Ikrina
    @Ikrina 3 года назад +10

    Omg😱 I can’t stop crying wlhi sorry mama I know it’s really painful what you been through mama but inshaallah he will get what he deserves
    stay strong mama❤️❤️

  • @abdihfahtahmohamed7381
    @abdihfahtahmohamed7381 3 года назад +76

    Tol beelayeey videogan meel walba ha lagu share gareyo si predator ka bulshada ay u ogaato logana so dhex qabto. Reer Toronto xil aya idin saaran ninkaas meel nogu sheega

    • @lula383
      @lula383 3 года назад +2

      You right walaale wiilasha reer Canada waa in ninkaan maxkamad u saaran ninkaan. Oo gabadha. Maanata loo hiiliyaa

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 3 года назад

      @@iskufilan174 masocoto waxa ninku balu hadi yahay waa danbileh u yare majirto waa la dacweyn inchallah

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 3 года назад

      @@iskufilan174 isaga aya shegi inta kaleh isaga waa ina dacweyna

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 3 года назад

      @@qisasduniya1053 waa sax

    • @aidarussyussuf4028
      @aidarussyussuf4028 3 года назад +3

      Abdullahi waa wiil afgaaban oo xishod badan lkn isagay anfacee waa sue garaynayaa and I'm gonna fill that case

  • @princehabiib8756
    @princehabiib8756 3 года назад +58

    Abdulahi goof toronto uujoogaa godkiisa aa biyo ugusoo galeeyn video gaan waxa ugeynayaa wlh police ka good luck goof lawyer diyarso sxb

    • @jijobashi695
      @jijobashi695 3 года назад +1

      Doqon baa tahay police ka Canada ma waxaad mooday she says he says in lagu xiraayo war heedhe xishoo

    • @princehabiib8756
      @princehabiib8756 3 года назад +15

      Waxatahay adigana dambiile hadaaba tagereysid daalimkaas

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 3 года назад +1

      @@jijobashi695 abaayo xisaab alla u tirsan maxkamadiisa mid baaqaneyso maaha.(aakhiro ).

    • @ubaxmohamed4223
      @ubaxmohamed4223 3 года назад +6

      @@jijobashi695
      Ogoow boolis
      Waxaa kadaran
      Ilaahay iyo cuqubada
      Ilmihiisa uu ubeeray
      Ilaahow ilmaheeyga noo
      Caas haka dhigin kuduceeso

    • @wacanmohamed8788
      @wacanmohamed8788 3 года назад +3

      U gee wllo khasiska xun illahay balayo ha ku dhacde.

  • @AminaminF
    @AminaminF 3 года назад +13

    I really believe you sister Saafiyey, because it happened to every woman in our community.

    • @engmohamedyusuf9222
      @engmohamedyusuf9222 3 года назад

      Wlhi raga jooga Canada waxaan leeyahay ninkaas hala takooro , hala weydiiyo waxa ka jira arinkaas madama aan Cadeyn loo heyn qaraabadiisa waxaan leeyahay ninkaas weydiiya waxaas waxa ka jira

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 года назад

      @@engmohamedyusuf9222 wa runted haday shegi lahayd wala si dhibi laha ani waxan markhati ka aha labo arin o sidan ino yar o afgoye ku jira xiligi kacanka askar bibi o gabdho ba xerada jogay mid qurux badan ba la shir qolay mid la shaqaynaysay ba shirqoshay mar kale 91 islan daris ila ah edona igu adanayd 6 ba saf ka gashay xafadi wa layga waday ani

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 3 года назад +5

    Fathia ha ujoojin dad wuxuu leeyahay kaliya hubso horana u soco waayo haweenkeenu intooda badan waa ladulmiyay waayo walaashaan iyo ninkaa dulmiyay dhib qofkuu ku dhacay dhabankuu kuyaal waayo isaga wali wuu is dhalin yaraynayaa ayadana way degdeg tay illaah xaqeeda hasoo iftiinsho Aamiin yaarabi

  • @samrasamra4700
    @samrasamra4700 3 года назад +20

    Sister take a deep breath you are strong ! Don't be afraid or terrified. Or hurt because of that evils men and don't worry about their future lies and evils plans. Allah is witness what they done to you and what you going through all these years and allah is with you, allah will never leave you along, allah will take revenge on them, trust allah ,you are survived, you brave, let not their speech grieve you indeed all power and honor belongs to allah entirely, he' is the hearing and knowing. Your blood and pain it's not going to be nothing, they will get what they deserve here and here after in shaa Allah

    • @fabu2526
      @fabu2526 3 года назад

      Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah.

  • @axmedmaxamed7340
    @axmedmaxamed7340 3 года назад +10

    Alxamdulillaah waligay Gabadh soomaaliyeed xaq iyo xaqdarraba kuma aan luflufin.

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 3 года назад +19

    This is happening now xataa marqaati ayaan ka ahay dhibkan inuu gabadhaha somaliyeed 100/80 ilaahow noo hiili yaa rabi laba mar aan fiirsaday I feel what she feel walahi

  • @simansiman4640
    @simansiman4640 3 года назад +3

    Walahi oo bilaahi golay waan ku aaminay waayo waayo somaliya waligeed cadal ma jirin balse waxan allh kaga baryayaa in uu janadiisa kugu marti qaado oo xanuun ka aad aduun la soo dhibatootay in uu kugu badalo janadul wardowsa my sister you touch me I believe you

  • @hindacaydiid3340
    @hindacaydiid3340 3 года назад +23

    Ohinta waa iga dhamaan wayday Somali wxay la dagi ladahay waa cuqubada haweenka illahay baynu leenahay hbleheena iyo Nafaheen aynu ilaalino

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 года назад +4

    Safi Omar Ceebmalihid Gacaliso 😢
    We Are with you..Don’t worry about who Will Say Something About you now !
    You are a winner Safi Omar🤗😘👸🏼

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 3 года назад +3

    Thank you for sharing this us hooyo macan wana ku xumahay falka foosha xun. Thank you for being a voice for the voiceless 💔😭😞

  • @nourali6478
    @nourali6478 3 года назад +4

    Masha allah Quruxley ,dhibku quruxdeedaas bu kaso raacay,I think in loo heshiiyy si loo foolxumeeyo ,naagaha qaarba xanuun ka qaada saad u egtahay intaan wax kalaba laysla gaadhin Allaha ku caafiyo mama saafi 😚

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад +29

    wlaal wan ka xumahay waxa kugu dhacay lakiin ninkaas ha ka hadhin dacweee oo ragaasna ha soo saaro waxay ahayeen

  • @arawelloali5815
    @arawelloali5815 3 года назад +1

    This story is truely painful and heart breaking.
    Fathia you're great journalist I'm glad Saafi is finally interviewed by a female reporter that understands the sensitivity of this subject and the trauma and pain rape victims face years after the sexual assault.
    I hope Saafi gets the long over due justice she deserves. She is incredibly courageous and brave for telling her story.

  • @istarabdirahman3636
    @istarabdirahman3636 3 года назад +20

    Subxanallah
    😢😢😢
    hbo mcn
    Aad ban uga xumahay wllhy

  • @standalone2112
    @standalone2112 3 года назад +2

    Wey iga oo hisiisey qisada😥😭 walaasheen boqoradeen 💟saafi💔
    Balse waxaan ku faxay inay wali cagaheeda ku taagantahay thanks 🙏abaayo xaqaaqa wuu soo bixi inshaa Allah ...
    Mahadsanid 💟FATHIA ABSIE 💔🙏🙏

  • @lifewithnadia2228
    @lifewithnadia2228 3 года назад +4

    ASC this sister may Allah heal her and this story is true because this type of thing happens a lot in moggudishu before the war I remember group of men did to a girl the same thing and that family are going through hardships so Allah brought revenge to him the man that this to you his wife or daughter or grandchildren will go through it you are very brave I’m very proud of you 👍 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️😭😭😭

  • @xaruntacuntadacafimatka
    @xaruntacuntadacafimatka 3 года назад +8

    May Allah heal you mama and gives you justice duniya and hereafter 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedhirsi8436
    @mohamedhirsi8436 3 года назад +12

    She's very strong woman, I am sorry that happened to her, and still happing.

  • @hasanbare9229
    @hasanbare9229 3 года назад +2

    Asc fathia absia fadlan stints saafi arinta ku dhacday waan ka xumahay balan ayan ka qaaday mudo dhaw ineey ma qaasho aritii ku sameeyey c/laahi goof qabiilkiisa Waa murusade foolow ogadeen inta Bugatti soo bixin inaan walaashey Arin ay ku ciil baxdo na qashoinsha Alaah Aniga iyo Asaga ila italia isla joogney torino walaashey samar inta Aan taga Tornto mana weynayo

  • @Huda_cadey122
    @Huda_cadey122 3 года назад +3

    You are beautiful and strong women mashallah may Allah protect you it’s very sad may Allah heal you it happens everyday in our community habo stay strong 😍😍😍

  • @ayaandhemanxeri4316
    @ayaandhemanxeri4316 3 года назад +6

    Waan kaxumahay wixii kugu dhahay habo safia
    Waan kagamahadcelinaya sida aad noola wadagtay ood ugu dhiiratay inaad noosheegto runta waxeeytahay
    Waxaan allaah awooda usaaxiiba aan kuuweydiinaya inuu calaama aan umadu qabin kasoo bixiyo dhammantoot
    Ceebmalidid aayo macaan guuleyso

  • @fahima6186
    @fahima6186 3 года назад +4

    I just feel like crying wllhi we are with you sister so Allh SWT be with you Insha Allh😥 Allha kuu booga dhayo adigayo inta kula midka ah. Wallhi is ma celin karo oohin😭😭

  • @shugrishacni8376
    @shugrishacni8376 3 года назад +51

    Ana Hadan isxoraynaya dhibkaygana sobandhigayaaa aduunkuna wuugariiri wlhi intanqarsada kabadan

    • @yasminmohamed5885
      @yasminmohamed5885 3 года назад

      Hadal abaayo ha aamusin

    • @jamilamuse9362
      @jamilamuse9362 3 года назад +1

      Shugri shacni haa qariin ee nafis walalo wanu ku dhageysaneyna

    • @farhiyonoornageye1558
      @farhiyonoornageye1558 3 года назад +2

      Abaayo xanuunka hala noolaan ee hadal

    • @sabirinamohamed5380
      @sabirinamohamed5380 3 года назад +2

      Walashay waa sax waan hadlayna intan noolnahay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 года назад +2

      Sorry walalo hadaad garanayso halkuu joogo soo qabo hooyaan ahoow hablahayga ayaan udigayaa

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 года назад +13

    Please publish your book different languages as soon as possible.

  • @naciimonalka9203
    @naciimonalka9203 3 года назад +4

    Wadankeenii wuxuu la degi la yahay saanaa gabdhaha loo dulmiyeey loona kufsadey ilaa maantana waa jiraa kufsigii iyo waliba dil goowrac. Walaahi waan ooyeey oon calool xumaadey Ilaaheey xaqaaga ha ku siiyo abaayo macaan 😭😭😭😭😭

  • @almaba755529
    @almaba755529 3 года назад +6

    My heart is broken 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 can’t stop crying 😢

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 3 года назад +18

    Subxaanalaah, Abaayo ALaaha u Boogo Dhayo, Qalbigana u Qaboojiyo.

  • @canabwarsame189
    @canabwarsame189 3 года назад +27

    sorry waa qiso aan laga seexan karin mar hore inaad sheegtid bn k jeclaa kaas Allah ha facsharo

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل

    Raga qaar kood waa cadow walahi xasuus foolxun Baan galay markan arintaan gabadhan maqlay illahaybaan u dacwoonay illahay xaqeenana hanoogasoo dhiciyo hadaan dumar nahay daacad Baan nahay lkin raga qaarkood waa bahalo wlal gabadhaa waxan ushegi lahaa inay illahay u dacwooto rabi baa kuu dhicin xaqaaga😭😭😭💔💔

  • @asmasaha2084
    @asmasaha2084 3 года назад +5

    thank u safia , we love u and believe u .

  • @xamiida20
    @xamiida20 3 года назад +1

    Salaam sister Saafi, your aays all about you , you are saafi about anything bad....qof wanaagaan baad tahay waan ku aaminay abaayo waanu ku iecel nahay ...waana kaaga mahad celineynaa qisada xanuunka leh ee aad nala wadaagtay abaayo macaan...geesiyad baad tahay abaayo macaan..dabi malihid ...ninkii saas kuu galay baa danbiile wasaq ah illahay haka soo if bixiyo dhibkuu kuu geeyay hana ka abaal mariyo abaayo...walahi abaayo aad quruxd badan aad tahay walahi maansha Allah we love you sister and we stand with you ❤❤❤❤❤❤

  • @shiffohassan4186
    @shiffohassan4186 3 года назад +6

    Subxaanallah! illaahay Naarta Bilaash Uma Samayn, Xaqsoori Alle 😢😢😢

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 3 года назад +47

    Uqubada ay nimanka somaliyed ka galeen dumarka somaliyed waa waxay l maanta dhaandhaanka la yihin

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 3 года назад

      Waa been abaayo yuu kufsan karaa hada meeshan sharci baayaasho

    • @kimkiz5207
      @kimkiz5207 3 года назад +3

      Beenta maha walahi cuquba wada hayssa

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 3 года назад +1

      Waxaa Dhaandhaan unoqdeen RAGGA soomaaliyeed miyaa ? 🤣🤣🤣🤣
      Waa aniga yaabey, maxaa dhaandhaan kawada dhigey rageena Soomaaliyeed, ileen sabab ayaa jirey 🤔🤔🤔

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад +17

    qof walaba o korinaaya ilmo ducada caruurta ku akhri mida kale bara ubadkiina sida uu isu ilalaiyo ama kugu sheegi karo waxa ku dhacay odhan inay ka baqan kula noqdan saxiib mida kale inay amiinin cidna bara

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud333 3 года назад +6

    Yaa allah walaahi waa arin xanuun badan allah ayeey agtiisa xaqsoorku yaalaa allaha kuu boogo dhayo

  • @hubanehubane9477
    @hubanehubane9477 3 года назад +3

    Rabi Waxaan ugu baryaayaa in uu xaqaada kaaga soo saaro.. Amiin yaa Rabi😭😭😭

  • @deeqaarush9107
    @deeqaarush9107 3 года назад +6

    Subhanallah illahay ayaa kaabaalmarin adun iyo aaqiro

  • @anabissefarah8928
    @anabissefarah8928 3 года назад +3

    Subxaanalah gabadhani xaafadey ka hadleyso waa xaafadayadii, gabadhaha ay magacowdayna qaarkood waan xasuustaa. Subxaanalah. Allah ayaa ka abaal marinaaya kuwaass😭😭😭

    • @lajecleey1617
      @lajecleey1617 3 года назад

      hadii ay sheegi laheeyd xanuun ma ku hayn laheeyn sorry sorry wlhi waa oyaay sorry Safiii

  • @aniisamahamoud8597
    @aniisamahamoud8597 3 года назад +38

    I love this woman i would love to share mine. Was not the some but ppl need to hear sister contact me. Our society has victimized women for generations. Lets change this buy voicing our stories.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  3 года назад +6

      SA Anisa, hope all is well! Send me an email
      Fathiaabsienetwork@gmail.com
      Let’s give the shame to its rightful owners, the criminals

    • @amanijama9597
      @amanijama9597 3 года назад +4

      I hope u heal sis, ❤️❤️

    • @aniisamahamoud8597
      @aniisamahamoud8597 3 года назад +1

      Inshallah sister i will. Look out for my email inshallah.

    • @lula383
      @lula383 3 года назад +1

      You are right sister 💯 imagine there's bppl saying wayba ceebaysan. She's shaming her children. Why she's telling now what's the point. I do believe some Somali men hate there women to put through horrible crime such like this one

  • @samsamahmed6892
    @samsamahmed6892 3 года назад +4

    Wlh waan ilmeyey waxqariska dhibka weyn majiro kan kudhibaateyey iyo kuwii kale Allah haku tuso Aduunka iyo Aakhiro

  • @ishwaaqabdi3428
    @ishwaaqabdi3428 3 года назад +2

    Inaalilaahi wa ina ilaahi rajucuun ilaah xaqafa ha soo saaro maamo waan calool xumaaday anoo waxqtigaa man jogin adunka dadkii dagaladi dhashaan ahay lkn ilaah naftateena ha xafudo iyo owylaadeena amiin

  • @Nabeelluth
    @Nabeelluth 3 года назад +41

    Imagine being traumatized for over 30 years, I’ve no doubt this woman has faced shameful life and atrocities in all her life otherwise there’s no way Somali woman would expose herself this way on You-Tube

    • @lula383
      @lula383 3 года назад +6

      💯. She's victim and he and his friends are criminals. May Allah SWT make easy sister saafi

    • @Nabeelluth
      @Nabeelluth 3 года назад

      @@lula383 aamiin walal

    • @lula383
      @lula383 3 года назад +2

      Imaging she saw him Italy after many years later and she had huge shock and end up psychiatric hospital.

    • @aniisamahamoud8597
      @aniisamahamoud8597 3 года назад +2

      Sad but true we are quite victims of our society.

    • @faizam523
      @faizam523 3 года назад

      @@aniisamahamoud8597 So true!

  • @hodonawil2591
    @hodonawil2591 3 года назад +1

    Subaxana alllah ilaahay shantaa shaydaaamo ilaahay ifka haku ciqaabo hana soqabto aakhirana ilaahay abaalkooda hamariyo hooyadaa somasliyeena ilaaahay haw booya dhayo qalbigan haw qBoojiyo 💟💟💟💞💞💞💞💞👏👏👏👏👏👏👏

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 года назад +5

    Gabarkasta oo la xoogo soomalidu waxey tiraahdaa ayadaa keensatay aad baan ooga xumahsy dhibaatadaan iyo kuwo badan oo soomaaliya ka dhacay dadkii la dhibaateeyeyna aan xaqoodii helin allow adaa weyn

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 года назад +2

    Ax Subxaanallah ilaahay Calaamo haka ifiyo Wixii umada Dhib u geysta aamiin yaarabi Ayaa Waduud Subxanallah Subxaanallah 😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Hubi_haji
    @Hubi_haji 3 года назад +3

    So sad wallahi Ilahay aduunka ha ku imtixaamo ceebtoodana ilahay ma asturo aamiin aamiin

  • @sadiashoble7817
    @sadiashoble7817 3 года назад +1

    Asalama caleykum sister waan ka xumahay dhibka kusoo gaaray allaah ayaa ka awaal marinaa aduun ii aqiro qof biniaadan dulmiyo allaah ajaa kajasinaa you are strong woman alxamdulillaah alle awoodiisa iyo kartidada adaa ku hormari doontaa nimankaan wax kufsan jireen waan maqli jiray in la dhigi jiray ciyaal facali oo ahayeen wiilasha qaar ka mit ah reer kooda dalaca lagu koriyay ama walit kooda power sheegan jireen xata waan yara waan maqli jiray Gabdhaha markey gufsada kadib ka gilin jireen battery xaga dumarka iney wadankii dhibaato badan ugeeysan jireen waxeyna geeysan jireen madiina juqda kadanbeeyo xataa raga saalad subax markey kasoo baxaan ayee intee qafaaltaan ayee ku cayaari jireen iney dhahaay gabadhaan. Korteena ku xumee hadii kale waalagu dilaa iyo waxyaalo fara badan aniga waan is yaraa lakiin wan mqli jiray waana cabsan jiray habeenkii laakin maanta inaa ku maqlay dhibkaas iney kusoo gaareen waanka xumahay waana soo xasuusta shekadi markaas illaahey. Xaqaada hakaga soo qaado waxaan. Weli weysocdaa cit gabdhaha xaqooda sinayo majiri aniga raga qaarkoo ma aha kuwaan aqoini waan kacabsadaa waxaan niyada ka dhahaa talow maragii wax sokufsaday iyo kuwiiw wax dilay iyo kuwii wax dhacay taloo amuuw yahay waan waan is weydiyaa aaway ragaas soo kuwaan kuma dhexjiraa walaahi waxaan marwalba ku fikiraa ahadaan wadankii siijoogi lahay amaan kamit nowolahay waayo gabdhaha soomaaliyeed 80/ wey dhibanyeen dhanwaliba yaaarab ugargaar gabdhaheena kuwa dalka jooga oo xuquuqdooda ii xaqooda belenin amiin amiin yaarab adigana waxaan ku leeyahay keep going allaah kuu fudeseeyow wacya galaintaada jizaakallaah Qeeri sida aday noloshada oonala qeebsatay 🙏🙏🙏😢

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 3 года назад +5

    Ax aadban ugaxumahay xanunka intaas le eg ee kugaaray adiga iyo kuwo badano kulamida ilahay hakuuboogodhayo geesiyad baatahay ogoow kalmadkastod sheegtayna qalbiga ayay taabanaysay sidii inan arkayo xanunka kugudhacay rabigay waxaan kabaryaya xaqaaga inuusoosaro afkoodana aykasoobaxdo dhibtaas anagaa gaysanay aduunka hadadankuhelin cadaalad akhiro ilahay hortiisan ku kalsoonahay inaad kuhelaysid cadaalad tan ugu saraysa ilahay haku ilaliyo qalbigagana hakuu dhayo ilahay hakuu hiiliyo ayaan kuleyahay walaasheey

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 года назад +1

    Subxana allah, rabbiyow dadka waxaas u gaystay gabadhaas soo qabo oo xaqeeda banaanka keen yaa rabbi. Wallahi waa xannuun. Xasbiya allah

  • @amalahmed562
    @amalahmed562 3 года назад +4

    لا حوة لا قوة الاباالله على عظيم حسبي ياالله ونعم وكيل فيك 🙏😭

  • @shankarooninamaxamed7339
    @shankarooninamaxamed7339 3 года назад +1

    waan xasuusta somalia gabadh aan aqaano àa iyadoo cajiin doonaysa aa niman gaari wataa la carareen waxay maqnayd iyaamo gabadhii maalmo ka bacdi gurigooda meel u dhow ay kasoo tuureen reerkoda markay ogaadeen in la kufsaday family gabdhii waxaa la dhahay ma sheegi gartid hana ceeben waligay ma iloobin aad baan u yaraa gabadha hada europe bay joogtaa miskiin nin ajnabi aan somali ahayn ay iyadoo wayn guursatay gabdhaha dulmi badan aa lagu hayaa kufsiga waxaba ka daran markii lagu dhaho aamus 😭😭😭this is heartbreaking 💔

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 3 года назад +14

    Nimanka Somaliyeed wa argagixiso, dadqalato hablaha dubta
    please hadaba Caqliga aanka shaqeysiino oo xal raadino ma ooyin unban aduunka ujoogeynaa

    • @saidali7233
      @saidali7233 3 года назад +2

      Safi waa in account loo furaa kadibna maxakamed la soo taagaa ninkaa waa dhibane hooyadan allah baan ku dhaartay video gan waa ka xumaaday sabab too ah waxan ahay aabe gabdho dhalay

  • @yasminmohamed8946
    @yasminmohamed8946 3 года назад +1

    Sis we believe you . You are very strong. I wish I can hug you. 🤗🤗🤗Please sis name and shame him. You haven't done anything wrong. I am very very proud of you❤️❤️❤️

  • @hindawarsame9634
    @hindawarsame9634 3 года назад +5

    I cannot stop crying .

  • @JA00071
    @JA00071 3 года назад +2

    Abaayo, ilaahay xaqaaga ha ka so saaro nimankas amiin. I really believe your story 😭😭

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 3 года назад +8

    إنا لله وإنا إليه راجعون 😭😭😭😭 wllahay calooshaa i xanuuntay ilaahay calaami idinka ifi

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 3 года назад +2

    Illaah wixii ku soo maray hakaa shaafiyo xaqii lagaa kalayna Allah soo iftiinsho Aamiin yaarabi

  • @Brownsugar-cd2ix
    @Brownsugar-cd2ix 3 года назад +8

    Warning extremely gruesome story.... my sincerity sympathy for this poor lady

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 3 года назад +2

    Subhanallah, ala maxa ku dhacay dadkeena? Walal, wan kugu raacsanahay awareness in ad samaynayso. You are very brave and strong.

  • @samsamali1430
    @samsamali1430 3 года назад +8

    Kugsiga Dumarka waxaa kordhinaya Aamusinta, iyo ku ceebeynta, waa inaynu taageernaa

  • @imanmohamud5626
    @imanmohamud5626 3 года назад

    Subxanalah wey iska soo daba dhacayan xaqa hadii afka laga xidho feedhaha ayuu ka qarxaa waa kas dulmigii dumarka lagugala kacaye ee la lahaa qariya kufsiga ha sheegine ilaahayow somali xaqa ku soo celi amiin amiin ya rabi 😭😭😭

  • @bella-xb1ug
    @bella-xb1ug 3 года назад +8

    Sodon sano kohorna ma waxbaad kufsaneyseen
    Cuquubo idinku dhacday raga soomaaliyeedoow
    Wlhi waa qalbi xanuun😭💔💔💔

  • @AnfacD
    @AnfacD 3 года назад +2

    Allow Gabdhaha somaliyeed u gargaar saafi Allow xaqaaga ku soo ifi Fathiya mahadsan abaayo.

  • @sirayahmed8310
    @sirayahmed8310 3 года назад +3

    Subxanallah Ilhay ifka iyo akhiro haku cadabo qofku qof dumar ah dulmiya wax qarinta iyo somalida dhibato wayn ba kala haysta wixii la qariyo Waa qudhun cadeysta dhibkina dumarow😢

  • @asmasaha2084
    @asmasaha2084 3 года назад +1

    alla ilahow mucjisadaada nagu tuso o calaamo dag dag ka muuji ya allah nimankaaaa , wlhi wan kula xanuunsaday habo macaan . thank u for telling your story we appreciate your courage .

  • @lula383
    @lula383 3 года назад +16

    Waa. Nin. Caana. Oo la yaqaan .... Ilaahay xaqeeda iyo kuwa
    qarsoonba ilaahay iniga soo saar

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 3 года назад

      Mad taqaan abayo

    • @lula383
      @lula383 3 года назад

      @@zahrahussein2703
      Qof ahaan ma aqaan you tube Ka uu Ku jiraa. Waa heesaa

    • @saakiyaroble9991
      @saakiyaroble9991 3 года назад +1

      @@lula383 maxa ugu qoran masibo ku dhacday

  • @udugland
    @udugland 3 года назад +2

    Waan kugu raacsanahay kaagana hanbalyeynayaa in aad soo bandhigtay dhibkan baaxada leh. Dhibtan waa mid ay kulla wadaagaan gabdho baddan oo soomaaliyeed, waxaadse uga duwantahay in aad soo bandhigtay oo aad daaha ka qaaday. Gabdhaha soomaaliyeed yeysan qarsan dhibta ay kala kulmaan qurmuunayaasha rag is moodka ah.

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 3 года назад +3

    Sorry habo Mcn wlhi your story made me cry may allah swt reward you justice 😭😭😭

  • @ilhan7759
    @ilhan7759 2 года назад

    Nacalaaa dhaqankaaan somaliyeed kuyaaal waliba odayaaasha somaliyeed ooo ninku hadu gabar kufsado usii doodaayo oo utaaga wlhi ragu qalbi malahan . after i watch this video i can't breathe i can't stop my tears tbh inaan somali kadhashto anoo walibo gabar sii ah aad baan uga xumahay 🥺😭 raga somaliyed qalbi dam qado malah ilahey na calaf iguma daro nin somali ah 😣 😭

  • @salwatali7869
    @salwatali7869 3 года назад +4

    Wan ka xumahay wlhi mama Allha aya ka Abaal marinayo insha Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @safiahirey
    @safiahirey 3 года назад +1

    Xaqaada allah kuuso ifbixiyo, hadad aduun kuwaydana aakhiro ayaa ah meelan waxba la ilaabin allana asaa ah xaqsooro’yaasha midka ugu fiican

  • @umu-khali5772
    @umu-khali5772 3 года назад +11

    I believed you mama safi😭😭😭 illahey ba xaqsora

  • @kafally741
    @kafally741 3 года назад +2

    You are very brave smart LADY Abdulqadir joog joog ADDUNKA silic u dhimo, aakhiran naarta ku waar.

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 3 года назад +3

    Walaaleey anaa aqaano dhaman iyo gabarti eey saxiibka la eheeyd ee itaan kasoo wacaa leicester aan joogaa saxibtedna intey nala jogtaa

    • @kalilrage8873
      @kalilrage8873 3 года назад

      Fathia absiye kor bay ku soo qortay

  • @queen_handaa6969
    @queen_handaa6969 3 года назад +2

    Waa markii labaad oo an qisadan dhagaysanayo waxana daremayaa inay hada igu cusub tahay waan la,ilmeeyay😭 ilaahay xaqaaga ha ka so if bixiyo ninkaas arag xumada ka muuqata ban arkay balayada qalalan inkaar ha ku dhacdee

  • @umualisha4012
    @umualisha4012 3 года назад +4

    😭😭😭😭😭😭Yarabi ku was adunka korkisa ku iqab adigana abayo illahay qalbigaga ha ku ad keyo

  • @imanabdikarin51
    @imanabdikarin51 3 года назад

    Waku maqalnay hooyo ma istaahilin in sidaa laguula dhaqmo mana istaahilno hadaan dumar nahay ilahey easy hakaga dhigo waxaad dareemeysid ama aad soo dareente masahlana we love you mahadsanid farthia cabsiiye 👏

  • @haakiyofarah9613
    @haakiyofarah9613 3 года назад +3

    Walaal aad ayaan uga xumahay ninka Toronto jooga dacwee xataa lacagta looyarka waa la arurinaa caawo calooshaa ixanuunaysa ciil daraadeed

  • @naya8710
    @naya8710 3 года назад +1

    Walaahi waa arin aad iyo aad aan uga xumadey 😭 dhibaatadii laguu geestay markaan fiirsadey video gaan. Waliba adoo gabar yar oo so kaceeso ah. Inshallaah xaqaaga waad helaysaa.

  • @aminahodancali1048
    @aminahodancali1048 3 года назад +1

    cabdilaahi goof ala ku ceebee aakhiriyo aduunba

  • @lula383
    @lula383 3 года назад +9

    Subxa Allah. Waa in maxkamad la soo saaraa ninkaa iyo kuwii la socday.... BAL Ka waran hadii gabadhuhuu. Dhalay nin SAAS Ku sameeyo suu dareemi lahaa. Inaa lillahi wa inaa illahi rasjucuun. 😭😭😭😭😭

  • @halimaanab6401
    @halimaanab6401 2 года назад

    Fathie illhay khayr ha kusiiyo e walaashan dhibanaha ah qalbiga ayay nagilgishay. walaahi ilmada waan ceshan waayay sidii oo jidhu ii damqaday. cakue nin xun oo edeb dadaran. Illahay Ciqaaqtey marseyee walaashen mid kadaran ha marsio. Amiin