XASAN SHEEKH LACAG LAGUMA AAMINI KARO, MARAYKANKA OO JOOJIYAY DHAQAALIHII UU SIIN JIRAY, FADEEXAD...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 60

  • @sabahabdi3815
    @sabahabdi3815 10 дней назад +6

    Alaxamadulilah in laga joojiyo xasan wuu naceebeyey hala arko xasan wuxuu yahay waan ku faraxay in lacagata lagajaro xasan ileen somaliy lacagatas ma arakato❤❤❤❤

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 10 дней назад

    Masha allaaaah
    Aad baan usoo dhoweynaynnaa.
    Xasan munaafaq ilaahay ummadda iyo dalka haka qabto
    Qofkan gaajo ku korga ah.

  • @LahuwoAxmed
    @LahuwoAxmed 10 дней назад

    Run badane cabdulaahi balwaan ❤

  • @Raho339
    @Raho339 10 дней назад +1

    Wariye Rugcadaaya oon JeClahay❤️🤙🏾

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 10 дней назад +1

    Sax MashAllaah halaga joojiyo, Xasan Madherge, shilin yaan lasiinin 👍

  • @Ahmed99-p9x
    @Ahmed99-p9x 10 дней назад +5

    Xabaala iiba subxaan Alla

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 10 дней назад +2

    Thank you Mr . Aftahan Production , ( Balwaan )

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 10 дней назад +3

    Soomaaliya God dheer bay ku dhacday

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 10 дней назад +2

    Tuug illaaha kashifaya shuran yaa rabii🥹

  • @sabahabdi3815
    @sabahabdi3815 10 дней назад +5

    Hawiye waa nacebeyey somaliy oodhan ceeb baan meelkasta lajoogiweyeney ilaahay baa xasan ceebeyey alaxamadulilah umadii buu dhibay habarki baa kudhacay Dadki uu bobay

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 10 дней назад

      Na hawiye iuma cebeynin e xasan abglow.aya ku cebeyey

    • @REMSleepandrelaxation
      @REMSleepandrelaxation 10 дней назад

      Hawiye waa dad badan, only shaqsiga fiiri...aniga waxaa ahay Darood laaking Mw Hassan Sh waxa uu fiiriya qof ahaan not qabiil ahaan

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 10 дней назад +2

    Warkas hadu sax yahay wa wax lagu farxo umada somaliyed ina magocoda lagutuugsado hadana waxba lagasiin wa khalad

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 11 дней назад +7

    Ceebadanaa nin waxaan oo eed ah loo jeedinayo oo aan dan ka lahayn muxuu yahay?😢😢😢.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 10 дней назад +4

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run dowlada America 🇺🇸 beesha calamika qarimadabe madabe wey diidey lagac dhaqalaha ayey sini jirdey wa laga jarey faderal argixisada damajid oo hogaminayo odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban wlkn abdulahi balwan war ba hada so dhacey dowlada yurub ee beesha calamika qarimadabe madabe wey jojisey dhaqalhi iyo lagacti ayey sini jirdey wey ka jojisey dowlada federal oo hogaminayo odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 10 дней назад +3

    SOMALIA 🇸🇴 WA DHIMATAY #SWISS ACCOUNT KI BA LAGA XIRAY HASSAN DHOQO. SOMALILAND manta fursad bay heshay xata in la aqonsado

  • @normomin3790
    @normomin3790 10 дней назад +2

    Guul guul guul

  • @mahamedyusuf5234
    @mahamedyusuf5234 10 дней назад

    Subxanallah

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 10 дней назад +2

    asagana hala soo xiro dalkii waa xaalufiyay dadkii qabyaalad ayuu dhax dhigay iskuna diray ayagana waakaas ay isdilayaan ileyn waa iska cawaane .

  • @habibamohamed5590
    @habibamohamed5590 10 дней назад

    Ku soco

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 10 дней назад

    Tuug tuug dhalay xasan dhiiqo 😢😢

  • @MaxamedCabdilahi-q6y
    @MaxamedCabdilahi-q6y 10 дней назад +2

    Xasan waa moryan

  • @kaafitaairo8209
    @kaafitaairo8209 10 дней назад +1

    Mansha allh

  • @imthecaptainnow6446
    @imthecaptainnow6446 10 дней назад

    Subxanallah 😂

  • @Umo580
    @Umo580 10 дней назад +2

    Saxan madherge daawada reer muqdisho iyo umada SOOMALIYED

  • @AaminoCabduqadir-w8n
    @AaminoCabduqadir-w8n 10 дней назад +1

    Maa madax baan lenahay illahay baa noo madaxaa cuna qabatayn buu nasaray illahaay waa cuna qabataynayaa dawlada soomaaliyaa

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 10 дней назад

    Oky

  • @360masters9
    @360masters9 10 дней назад

    Soomaaliyawaatuugo

  • @AbdallaJama
    @AbdallaJama 10 дней назад +2

    War ninku xalaasha iyo xaaranta miyaanu kala aqoon? Mayee kuwii lahaa Hassan Hawiye waa yee oo waa la caayayaa kuwi lahaa ha arkeen kuwii difaacayey.

  • @snw9257
    @snw9257 10 дней назад +1

    ASC Cabdulaahi wadani Maraykanka ma daaroba toloow? Dadki laha Hawiye iyo Daarod aya Xasan lo bartilmamedsanaya

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 10 дней назад

    Wixii khaa’in waddan ah Allaha naga qabto. Khaa’in Qabiil malaha.

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 11 дней назад

  • @AbshirCabdala-r9s
    @AbshirCabdala-r9s 10 дней назад

    Asc

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 11 дней назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💔🇸🇴💔🇸🇴💔🇸🇴💔🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏😭

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 дней назад

    Awalba wax lagu qaban jiray ma jirto
    Lacagaha meel walba ka imaato

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 9 дней назад

    Ilaahoow xasan xaraash qaran balaayo kugu dhacday soomaaliya waa ceebeeyay duli ileen ceeb looma dhinto

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 10 дней назад

    Waa maya xasen xollo xayaewankas foshaxun nacladas tukgas dilla kujihada nacladas 😂😂🎉😂

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 9 дней назад

    Waxan maqli jiray ayax teg eela reeb xasan hadu tagana ayax buu ka tegaya waxanba arkayay jihan iyo kuwo famligada o siday u hajebayan iyo in ay dorashada ay xamar ka filin donan mj iyo og mocna u jojin mayne dan haday u taha nin walbo dadkisa dhinaca haka racan ki harana uma xanibnan mayno

  • @Barokimistari
    @Barokimistari 10 дней назад

    Adiga alay waxaad noo sheegtay in xasan sheekh lacag uu akoono ku shubtay laga xayiray. Hadda waxaad noo sgeegaysaa in la agtii lagu kabi jiray dowladda la joojiyay ma xalay baad saxnay mise caawa ayaad saxan tahay?

  • @nafisohussein3204
    @nafisohussein3204 10 дней назад

    😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 10 дней назад

    Abgaal danbe yan dalkan xil lo doran bahahinka

  • @MohamedAli-qm8ic
    @MohamedAli-qm8ic 10 дней назад

    Neef caal weyn ba tahaye.
    Trump shaqdiisa waaye qaxootigi maxu u jojiyay. Ukraine must xuxuu uga goostay. Ha'adaha muxu uga goostay sida WHO ,UNDP, UNICEF muxu uga goistay xolata hay. Kuwi qalas ku baray ma iska gadee??

  • @AxmedSiciid-x4e
    @AxmedSiciid-x4e 10 дней назад

    Somali waa ceebeeyay caalamka oodhan somali tuugo ayaa looks yaqaan

  • @360masters9
    @360masters9 10 дней назад

    Sax

  • @ahmednour-t1w
    @ahmednour-t1w 10 дней назад

    damiir ad ku difaaci lahayd xagu kamaray dadkaga iyo dalkaga xasan sheikh waa adeerka xoolo

    • @abdifatahaways2388
      @abdifatahaways2388 10 дней назад +2

      Ma adeer tuuk ah ayuu tuugnimada ku tagera mataqana sawabta turkiga ethobia ugu wecday marku bilkasta uu kabayo miisaniyadada ame somlia luga heeda ku is taak taa
      Wuxu dhibane laxado adeerka naarta muu lagala

    • @sabahabdi3815
      @sabahabdi3815 10 дней назад +1

      Hadu aderkis yahay ma moryanimad ayu kutaageera war kaxishod wiliika damir malihid cebta uusameyey aderkin eegah wale somaliy waa udhamatay

    • @sabahabdi3815
      @sabahabdi3815 10 дней назад

      War ader ader len umad dhan ayuu metalah aderka xooleheniy somaliy oodhan buu carurtis ku qoray orod dhegeyso calamak. Aderka ba lahadal haya alkucebey😂

    • @sabahabdi3815
      @sabahabdi3815 10 дней назад +1

      Bal walalow muxuu kudifa aderka ma inuu wax boob oo adunki kashekeyan war isku xishod oo eeg xaqiqada meeshan ader majirto umad ayuu matela anog dhan baa laxisabtameysa

  • @sabahabdi3815
    @sabahabdi3815 10 дней назад

    War haeiyow waad ceebowden oo caado waad daafeceysan hawiye wuxu mooday madaxweyenanimad inay tahay boob dhac mooryan 34sano baa waxas ku jirten xishoda

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 10 дней назад

      Caacda jooji hawiye.asagaba.ku dulman xasan hawiye unbu canshura barakiciya meedkoda qufta.darood.canshurna kama qado mana barkicin e.amus hawiye necebka yanlaga.daremin

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 10 дней назад

      Abgaal moye xasan hawiyaha kale.wakundulman yihin

  • @ahmednour-t1w
    @ahmednour-t1w 10 дней назад

    Nin dadkisa caaya waligay ma arag adi horta xaga wariyayasha kale dadkoda ay difaacaan dhiigmalihiid cabdilahu xoolo

    • @sabahabdi3815
      @sabahabdi3815 10 дней назад +1

      Ma waxad rabta inu kudifaco tuuganimo iyo boob mise xaq balwan muxuu difacy aderkis xaqdaro ilaa uu arkay wuxuu yahay balwan waa waad it ee qabil ba adigah kuwalay

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 10 дней назад

    Nin yahow ilahey maad ka cabsatid dowlada mareykanka wadamo somali ku jirtaa laga wada jaray adunko dhan adiguna waxa u badashay sheko kale

    • @sabahabdi3815
      @sabahabdi3815 10 дней назад

      War indhah hayskatir waa rutis balwan gaajo ayey tuugadiy udhimanayan ba eg wax lacag laga xayaray 260 malyan waa lacagatiy somaliyed jebkisa kushubtay halaga jaro faa ido isaga kuqabay iyo familkiisa