Alla ha u naxariisto 2doodaba waa cabdi cali bacalwaan Iyo sahra axmed jaamac waana ereyadii abwaan xasan x.cabdilaahi xasan(xasan_ganay) waxaanay ka mid ahayd riwaayadii Dab Jacayl Kari Waa ee curatay sanadkii 1974kii intii ku jirtay riwaayada badankoodu wey geeriyoodeen xasuustayda wuxuunbaa ka nool abwaan xasan_ganay iyo abwaan maxamed aadan dacar iyo axmed cali cigaal
Sxb heesta caashaqu ogeysiis ma leeyahay oo Original ah dhagaysi ah baan hayaa aana wali ku arag youtube halkeen kuugu soo diraa Adaa originalka aan mar walba kaa dhagaystaaye❤
Thanks caweyska Dalmar nice song. 😇❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅
Walaal adiga muddan
saxophoneka wadnaha igu dhuftay alla muxu cajib yahay guitar basska asna ustaad ba gacanta ku haya bettry drumka kasi dara walee cajip mxan hes wacan dhagestay cawa❤❤🎉🎉 thank you caweyska dalmar
Walaal adiga muddan
Waad ila aragtay khubaro ayaa tumaysaa
@@sangemohammed2057cadi mhn
Nin cilmi ule musicada big greetings
Durbaankaan kahelayba
Alla ha u naxariisto 2doodaba waa cabdi cali bacalwaan Iyo sahra axmed jaamac waana ereyadii abwaan xasan x.cabdilaahi xasan(xasan_ganay) waxaanay ka mid ahayd riwaayadii Dab Jacayl Kari Waa ee curatay sanadkii 1974kii intii ku jirtay riwaayada badankoodu wey geeriyoodeen xasuustayda wuxuunbaa ka nool abwaan xasan_ganay iyo abwaan maxamed aadan dacar iyo axmed cali cigaal
Aamin
merci bcp c'était le beau vieux temps QU'ALLAH leur accorde son paradis éternelle
Heestan waxa Curiyey Abwaan Hassan Xaaji Cabdilaahi Hassan GANNEY 1974 Laxanka wax saaray Cabdi Cali Bacalwaan AHUN Luuqda Cabdi Cali Bacalwaan iyo Khadra Daahir Cigge Ae haw naxariisto Labadaba.
Aamin
May sahra axmed iyo cabdi bacalwan baa heestan orginalkeeda leh coppy weeye khadra daahir
Waa run zxb Khadra waa dambe ayey qaaday @@YOUWILLNEVER
Sahara ahmed iyo bacalwaan weeye heestan markay soo baxday khadra daahir fanaanad ba may ahayn saaaxiib
Sahra ahmed iyo bacalwaan weeye markay heeestani soo baxday khadra daahir fanba kumay jirin camaw original weeye sahra iyo bacalwaan ciyaalo copy dadkii cajalaadaa soo dhagaysan jiraa jooga ukaadi waxaanad aqoon hayska soo qorine
7❤❤❤ 0:28 0:30
Axsan hees riwaayadii Dab jaceyl kariwaa abwaan xasan ganey
Codadkii Aun sahro axmed iyo bacal waan
Hees macaan love you ehlu qaraami ❤️😍
Ereyga "Fiix" maxaa laga wadaa ee micneeya asxbta. Mahadsanidiin
Waa marka meel jidhka kamida sida hungurigu uu cad buurani kaa soo baxo
@@abdirahmanomer9358 fayx baa la dhahaa taas, fiix waa dhuuxa geela. I fiirso nabarkaagi feyx noqoy buu leeyahay. Ee fiix maahan.
Walaal isku lahjad baynaan ahayne fiix waqooyiga waxa looga yaqaan nabar buuran oo qofka cunaha ama lugaha ka soo baxa@@cqanikhamiis2771
Fiixdu waa nooc subaga ka mid ah lkn isagu feex buu kawadaa yacni buro noolaha kasoo baxda oo adag
@@sjg87 waa sidaan u fahmay, waa nabarkii oo sii xumaaday
ALLA HEESTU QAALISANA
WALI QALABKAN MUSIC EE CAJAA IBKA SIDAA HEES LOGUMA TUMIN
dalmar sxb waankusalamay, xaged joogta?
Cws walaal waxaan jooga Michigan USA
Heestan wexey kujirtay Riwaayadii "Dab jaceyl Kari waa" oo uu Curiyey Abwaan Xasan xaaji Cabdullaahi (Xasan Ganey) Waxaa kuwada luqeeyo Cabdi Cali Bacaalweyn iyo Zahra Axmed Jamac
Waxay ka mid tahay heesaha anoo 7 jir ka yar aan hooyaday ka xafiday
Codki iyo laxanki abdi ali bacalwaan golden memory
Allah uwaalanaharisto laabada faananiin
Aamin
Wllhi farshaxan ayaa tumaya intii dhimatay allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 wakhti cajiiba ayuu ahaa
Aamin
Heestan yaa tumaya music ga
Waaberi
❤
Heestan hees ka farshaxan wacan waligay ma dhagaysan
Bacalwaan iyo Sahra... Base ka, Durmaanka. Organks
Allow wada naxariiso
Aamin
Ilaahoow u naxariiso Zahra axmed jaamac
Aamin iyo Cabdi Bacwalwaan Aamin
AlH Unaxarizto poqorada sahro ahmed
Aamin, iyo Bacalwaan labadooda AHUN aamin
0:43
Fardhisaye jacaylkii
so digaa ka fara baxay
❤❤❤😮😮
Alaha unaxaristo
Aamin
Sunday on 22th December 2024 gulu city
Cajiib
JABHAD danbe iyo MUVAARADAD ajnabi ka danbeeyo iyo dawlad lala dagaalamo YAAN LOO NOQON. Waad aragtaan dhibka innagu dhacay. 35 ayaan qax, rafaad iyo jahawareer ku jirnaa.
Riwaayadii Dab jacayl Xasan ganney wiiil Hooog
Cabdi cali bacal wan iyo sahra axmed jamac alayarxama
Aamin
Qaybta bacalwaan
Aad looma fahmayo ereyada baydka hore
Fooraha wajiinaha
Fidhadiisu badantahay
Fasalkiyo daruurtuna
Feedha isku joojeen
Fadka miidhan yeeshee
Fooshee aan diiniyo
Ma faracibaa tahay
Firdhisaye jacaylkii
Soodigaan ka farabaxay
Sxb heesta caashaqu ogeysiis ma leeyahay oo Original ah dhagaysi ah baan hayaa aana wali ku arag youtube halkeen kuugu soo diraa
Adaa originalka aan mar walba kaa dhagaystaaye❤
Walaal mahadsanid, waxaad igu soo dirtaa email kan dalmar46@gmail.com ama api.whatsapp.com/send?phone=17349269523
7
Ax yaa samaan wlhi xasuusta iyo xaalka maantu waa laba baridey kala warla
Faraskaagii laga badi