Jabhadii Gacan Libaax iyo kuwii magta ka bixiyayba waa danbiilayaal waana laga daba tagayaa muuse….

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 40

  • @ahmedali-nu7ye
    @ahmedali-nu7ye День назад

    Subhanallah
    Allah ha idiin shaafiyo
    Ogaada Risiq Rabbi kuu diidey kaa durugsanaa nin uu
    duunyo Siiyeyna
    Dadaga ugu dhawa
    Taa waxaa u daliil
    Mujaahid Muuse
    Wakaas ah Madaxwayne Jamuuriyada Barakeysan ee ahna
    Biladun Khery Somaliland
    Subhanallah
    Cirona Wakaas seexanaya ilaa mar kii uu ahaa baarlamaanka
    Astagfirullah kana jawaabikari su aalaha laweydiiyo
    Kursigu maaha meel lagu seexdu ama ah wax leyka doonu
    Horaa looyidhi hee Baqal fardo ladaaqfa Faras bey is moodaa Kanaxow Naftawaa
    Horaa looyidhi hee
    KAB IYO XAARKEED
    Waa les ku tooraa
    Mit walbuu Muuse
    Runtaba usheego
    Waxuu ku biiraa
    Ururka Wadka Wadanka
    Ahan Munaafaqiintii
    Somaliland iyo
    Cadow dhamaan somali
    Ma sha Allah,
    Allahuma barik
    Umatul khery Somaliland
    Allah humma Amiin
    Allah wateen hee wehel uma baahnee
    Dhamaantinba intiina Xanuunsaneysa
    Ahna Wadka Wadanka
    Allah hadiin shaafiyo Aamiin yaa Rabbi

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 День назад

    SUBHAANALLAH WAR MADAX WAYNE WA U WA SHAY. KULMIYA WA IS KU DIRA KULMIYA WA KALA DIRA.

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 День назад

    XISBIGA wadaani iyo kaah waa HUWANTA cadowaga Somaliland. XISBIGA KULMIYE ayan Doronayan Somaliland guul guul guul guul guul

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 День назад +1

    Ninkaan wuu waashay waxaba lagama qoro

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 День назад

    Muuse waa wareerey maalinba meel ayuu isku qaadayaa marku hadlaba wuu isgawracaaya

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 День назад

    Ilaahay daalimiinta haynaga soo gaadho

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq День назад

    SubxanaAllh kuwaa laga heshii lkn kuwii nolaa ee lascanood ku xiidhna iin laga wada hadlay ahayde maah ahayn madaxwayne muse inu ka hadlo may ahayn yaaa Allah na badbaadi waar halo codeeyo ucud kasa bilaa buqe waay na dhibeen kulmiye iyo wadani waay isku kaayo duul eryanayaan ilahayoow kii no khaira nagu hagaji oo shartooda naga badbaadi yaa waduuuud

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 День назад

    basaroow adaa isla saxsan waar heesuhu waa kuwa hagaajinaya wadanka

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu День назад

    Ana ma jecleyn heesaha markase kulmiye ku ololeynayo difaaca qaranka kuna faano soomaha in lalanaaqisho difaac qaranka

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 13 часов назад

    Hooyadaa siilkeedii was iyo ciidankaba , ciidanka sowtii futada lagaga wada wasay goojacade

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 День назад

    Inantii hooyadeed dhalada baratay dhiidhiibso oo aamus is cadee nooma dhuuman kareysid

  • @mohamednoah3118
    @mohamednoah3118 День назад

    Sharciga dawladnimo waa qalad wixii halkaa ka dhacay iyo wixii laga falayba

  • @calisidiiqomaralisidiiqomar
    @calisidiiqomaralisidiiqomar День назад

    Nin daad qaaday xunbo cuskay waxbaa lo qaban maayo madaxwaynaha waayo waa rafashadii udambaysay

  • @Wista140
    @Wista140 14 часов назад

    Waa hadal wadkii galay😂😂

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 День назад

    Waadigan se liitee leexadu ku sidatee hadba laan cuskanayee maxaa luray naftaadii.qarankan way kaaga dhamaatay aad hoga kuriday.

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 День назад

    Adigu kuwii aad leysay ee caruurt yaryar aheyd ee booliskagu ku toogteen inta ka dhex leg hargeisa ilaa ceerigaabo

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 День назад

    Mdxwaynaha waa runti

  • @Nuuro-s9s
    @Nuuro-s9s 20 часов назад

    Huwnta munfqada weye kulmiye odaywashy

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs День назад

    Wuu waalan rabaa odaygu 😅

  • @AliAbdi-z6h
    @AliAbdi-z6h День назад

    Wuu waashay

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 День назад

    Mussa fasheluu wuxx yedhi wadani wuxxu yedhee wa markene wayan kasuna wa hadal hore muse meal ku qabadoo ma hayoo marka hadalaa bela mecna bo kohadlyya.

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi День назад

    Inaader kay qaali in an kagiibad tahay

  • @Nuuro-s9s
    @Nuuro-s9s 20 часов назад

    Jahdii ayaa kaluntay madxwyni

  • @Haashimyuusuf-y3d
    @Haashimyuusuf-y3d День назад

    Gudigu iyaguba waykabexeen dhex dhexaadnimadii waxaynoqdeen wadani

  • @xogdoonkawarka
    @xogdoonkawarka День назад

    Xukunku wuxuu ahaa xukun aan meel haysan

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 День назад

    Xoolahaa halkuu ku ag yahay

  • @mohamednoah3118
    @mohamednoah3118 День назад

    Falka halkaa ka dhacay waa fal aan dhamaad lahayn oo inoo horseedaya in nin kastaa markuu doono uu la bixi doono ciidan cid kasta iska celiso. Markaa fawdadaas ayaad rabtaan in ay sii socoto oo aan la is dhegaysan

  • @HassanAli-z6o3z
    @HassanAli-z6o3z 15 часов назад

    Boog taasi waligii haku taalo qabriguu latagayaaye muusow bye bye

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 День назад

    Somaliland maxay kala soctaa waxa ka socda. Xamare? Mogadiscio waxaa ka wcda qorshe halis ku ah Somaliland, sirdoonkoonku fadhiga ha ka kaco

  • @hirsiwarasama3117
    @hirsiwarasama3117 13 часов назад

    kani waa dhuuni qaate dib lagu dhagaysan mayno

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 18 часов назад

    oofwareen waa in latoogtaa

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 14 часов назад

      Lagugu furay ma awoodaa oromooy qabta dhulkiinii

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 День назад +2

    ILAAHAY MUUSA HA NAGA SO GADHO

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj День назад +1

      Faqash uun baa ka ducaysatay

    • @june6206
      @june6206 День назад

      @@HindaAbdulle-fl2jjAna wallahi faqash u taqanan wallahi muuse Dani boogie jirta wa mideeye ssc buu mideeyey soomali Wuxi midayn soomaliland muuse min ahayn oo diminutive Kara Ma jiro

  • @ZaynabMoh-s2z
    @ZaynabMoh-s2z 34 секунды назад

    Waarunataa wall

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam День назад

    Waxba kama xumaynayo Tii qarankuu ka hadley ee tii beeleed waa fushay

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu День назад

    Fidno ayuu wada M/weyne Muuse waana galgalashadii kulmiye ugu dambeysey