ILHAAN CUMAR O DHABARKA LAGA TOOGTAY IYO TARXIILKEEDA ARIN YAAB LEH😱

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025

Комментарии • 892

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  Год назад +15

    Fadlan Linkigaan Hoose Soo Raac O Lasoo Xiriir Manager Sacdiya Xirsi👇🏻
    chat.whatsapp.com/BMfFOOiFoC44rtSnDrjWDl

    • @HooyoMcn-sg9hn
      @HooyoMcn-sg9hn Год назад +2

      Waaba samalilan waa yahuud ayga yiray israail aan nahay

    • @AbdiMadar-sx5vu
      @AbdiMadar-sx5vu Год назад +2

      G 21 baa ka dhex hadlayey iyagu ha dhiibaan raalligelin ma aha miskiintan iyagay dhibane u tahay !

    • @Araweelodayo-hl2zy
      @Araweelodayo-hl2zy Год назад +1

      Ciil u dhimo muxuu wiil isaaq kaa dhaansaday😂😂😂

    • @awilmohamed8473
      @awilmohamed8473 Год назад +2

      Adeer Somaliland nin soo doontey oo ka guulaystey lama arag,
      Libaax lama shuqeeyee sidee loo lug go'ay maanta.

    • @awilmohamed8473
      @awilmohamed8473 Год назад

      Shacabka Somaliland dadkii doortey bay ka mid ahaayeen iyadoo inan Soomaaliyeed loo haystey laakiin noqon weydey.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Год назад +8

    Ilahaan Waa runteed, waxdhibaatana maysan sheegin, lakin Cadow badanbay leedahay, ee Cadowgeeda Allaha kaqabto, amiin

    • @King-lp1my
      @King-lp1my Год назад +1

      Naag gaal qabo oo qoomu luuda o Maxa cadow lagaga noqon adeer iyadu nikii somaliga ahaa iyo ciyaalkeedi hala midowdo intay bad ka hadlayso

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +1

      iska daa waa walaasheede oohintay ceshan kariwayday🥺😂😂😂😂😂😂 shalay anagaa kursiga kufadhiisiinay lkn waxay noqotay waalid caasi anaguna dabadaanu kalaadnay o tigidhkaanu ujarnay@@King-lp1my

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 Год назад +8

    Lakiin ilhan wadhi iyo qac baa ka yeedhay shoolada isaaq qofkii isku doontaa isagaa ka shalaya ee taa hala ogaado👍👍🇹🇯👏🏾

    • @fuaadabdalle7331
      @fuaadabdalle7331 Год назад

      Kuwaas ad xayeysineysid anagu 200km ayan ordisana!😂😂

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 Год назад +10

    Isaaq waa dadka somali ugu asalsan uguna caqligzz as badan cid somalinimo kaga horaysaana aanay jirin❤❤

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Год назад

      Walaahi waa dadka ugu doqonsan caqli iyo Ayaga ugu doqonsan

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p Год назад

      Sowtii nala cunay ee ilaa hada nala cunaayo waa isaaq iyo Soomaali oo dhan

    • @kalidmed5272
      @kalidmed5272 Год назад

      Lkn isaaq waa oromo mahin daad somali yed ogow taas somali afka ka daa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p Год назад

      @@kalidmed5272 daaroodna waa jareer jabrti kk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p Год назад

      @@kalidmed5272 darood waxa ka mida catoosh yare maslaxo waad igu ciyaarooysaa kk

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Год назад +19

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw Год назад +18

    Walhi calanka toxidka leha ciiyaar maha reer Somaliland ciidi afka la gaasha guuuuulisan mayan nagtan horta qanisinti xuuriyeada ma u heshi

    • @FarhiaAdan-lz3yu
      @FarhiaAdan-lz3yu Год назад +1

      Qaniisnimada idikaba abaarso ufurtayee towxiidka idin qaby

    • @safiyoahmed5864
      @safiyoahmed5864 Год назад +1

      @@FarhiaAdan-lz3yu calanka towxiidka ka xishoo nayaa qumayayahay foosha xun ee uqdadeysan

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي Год назад +1

      Ma oromadii baa baa jooji isku dirka soomaali mid

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 Год назад +1

      Abaheed oo aroos lagu dhex tusaya congess kii dhexdiisi ilhan qaaxo

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад

      miyaad ooyaysa o kululaatay🥺😂 Adeer shalay anagaa kursiga kufadhiisiinay lkn magaranaysa waxay noqotay? waxay noqotay waalid caasi anaguna dabadaanu kalaadnay o waanu tarxiilayna🤏 e dakadiini garacad ee aad kudul lulooteen buulyar uga qotomiya oo oohinta kabii walaasha ilhaan qowmuluud, hana ilaawina inaad ku cibro qaadataan😂👊
      @@FarhiaAdan-lz3yu

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 Год назад +3

    ilhan omar she is hero woman for Somalia keep going girl❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

    • @abdirizakabdiahmed7667
      @abdirizakabdiahmed7667 Год назад

      Waa habar jaahilad ah oo qaxoontiga kusoo wareersan oo wareersan iyadoo age Kaa jiray ayay ayay leedahay dabada halayga dubeeyo

    • @MohammedAli-rr2bw
      @MohammedAli-rr2bw Год назад

      Hero for xarood 😂😂😂

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 Год назад +1

    Ilhaan omar guul guul💪somali dhab ah waye🩸💉from🇩🇯

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk Год назад +10

    Ilhaan galka ayguursatahay xaqdarada aykaheshay ninkeedii caruurta ayudhashay ilaahbaa kajaaseyay

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Год назад +8

    Mashalla Tabaraka illahay ha xafido wallee waa fariiid Caqli badan mashalla way ku saxsantay allow u gargaar ❤❤😅👍

    • @Mullaaxo
      @Mullaaxo Год назад

      Baga Aleylehe

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +1

      waxaanu ahayn kuwii kursiga kufadiisiyay lkn waxay noqotay mgaranaysa? wxy noqotay waalid caasi o way kibirtay anaguna laadbaanu kaga saarnay😂 e inaadeerta ilhaan khaniisad oohinta katir tir buulna uga diyaari dakadiinii garacad ee lagu dul lulooday ee ay cidiba kusoo xidhan wayday😂😂😂

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 Год назад

      @@Mo_Daud adeer adiga ayaa lagu tarxiilayaa meel aado mahaystaa gooje cade lagaa qaad SSC ayaa ku awood sheegayay

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 Год назад +4

    Ilmo somalia khaniisada wax u sheega haddii kale anagaa naqaan sida wax loogu sheego jaahiliinta 😅 .awooda ❤SOMALILAND ❤ ma aragteen 😂😂

  • @w410921
    @w410921 Год назад +1

    Ilhan way u dhamaatay, afkeeda ayay eeday.
    Awelba way odhan jirtay Somali baan congrress ka ugu jiraa iyo wax lamida cidinna may ogayn oo looma turjumi jiri n gaalo, iyadoo weliba la ogaa doorkay ku lahay dagaalkii Laascaanood.
    Waxaa laga raacay dad Somali sheegtay
    Somaliland is not easy

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 Год назад +1

    Waar hana nabin annagu khaniisad uma codeynee 😅 Somalilandnimo ❤❤❤

  • @nimcomahamedliban4758
    @nimcomahamedliban4758 Год назад +3

    Masha Allah guuul iyo gobanimo somaland Allah xafido libax libax dhashayi wallshay qali 💚🤍❤️🇭🇺🇭🇺🇭🇺🏆🏆🏆🚀🚀🚀🇭🇺🇭🇺🇭🇺😍🥰🥰🤩✍️✍️✍️👍👍👍💚🤍🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇭🇺🇭🇺😍🏆🏆🏆🏆🏆🏆🇪🇹🇪🇹🇪🇹🚀🚀🚀🌴🌴🌴🌹🌹🌹💚🤍❤️

  • @ibraahimjamaal-zj8zr
    @ibraahimjamaal-zj8zr Год назад +12

    اللھم صل على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Год назад +1

    Somaliland don't need her apology, this isn't the first tìme that she crossed Somaliland. Is she muslim & sametime Campain and spoke for LGTH.

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q Год назад +31

    Somaliland people don't need apologies from someone as don't have self confidence...
    Somaliland SOCOTAY 🟢⚪🔴

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Год назад +4

      From Muqdisho viva. Soomaaliland ❤

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي Год назад

      Ma oromadii baa baa oo reer muqdisho iska dhigaysa soomaali mid dhulkeeda badeeda mid calankeeda mid

    • @abdirizakhassan6979
      @abdirizakhassan6979 Год назад

      Waan ka xumahay in aad falwyso arrin difaac dal iyo dad

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Год назад

      Walaahi doqomo hadaad maqashey waa somaliland

  • @mohamedosman2522
    @mohamedosman2522 Год назад

    Soomaaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @w410921
    @w410921 Год назад +1

    Divisive women, some people in the Somali community are still supporting her because of tribe affiliation.
    This is America and it’s over for her, Mark my word.

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 Год назад +10

    she must apologise to reer somaliland 9:22

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 Год назад +9

    Viva Ilhan Allaah ha xiftiyo ilxumi kuma aragto ❤

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Год назад +2

    Majeerteen waligiisba Naago iyo been bay ayuu u adeegsadaa siyaasada ,laakiin Cida biyo kaga shubtaa waa somaliland ,halkay galaana waxa ka saara somaliland ,naagtaas xunta ah ee Diinta iyo dhaqankaba ku gaftay waxay kala garan wayday Garoowe iyo USA .
    In badan bay majeerteenya somalida dhib ku ahayd laakiin hada waa la Edbinayaa .

  • @faisalahmed168
    @faisalahmed168 Год назад +4

    Scw ilham Omar waa gabadh badaxa aadna u caqli badan tramp bay meel saartay dadkalena uma joojin doonto jaaliyada somaliyed ee dooratayna waxay u badanyihiin reerka aykasoo jeedo oo Amerika 🇺🇸 ugu badan salaama

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +1

      maya waxay ahaayeen jaaliyada somaliland balse way kibirtay anguna abaalkeedaanu kamarinay

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 Год назад +1

    Maasha Allah 🇸🇴 ❤️ Hambalyo Ilhaan Cumar waa Gabadha Geesiyad.ah laakiin mida ay leedahey dadka Soomaalida sheeganayo waa Qalad

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +1

      shalay anagaa kursiga kufadhiisiinay lkn magaranaysa waxay noqotay? waxay noqotay waalid caasi anaguna dabadaanu kalaadnay o waanu tarxiilayna🤏 e dakadiini garacad ee aad kudul lulooteen buulyar uga qotomiya oo oohinta kabii walaasha ilhaan qowmuluud, hana ilaawina inaad ku cibro qaadataan😂👊

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 Год назад +12

    WAXBA MA TARAYSO RAALI GELIN AY HADDA BIXISAA WAAYO RA YIGEEDU WAA KII HORE EE AY SII DAYSAY HAY BIXISO RAALI GELIN HADA WAA CODSI AMA WAA CULAYSKA FUULAY MARKAA WAXBA MA TARAYO

    • @nuurmunye2075
      @nuurmunye2075 Год назад

      Looma baahna raaliganteeda somaliland waa dhaladkii somali

  • @siciidyare4185
    @siciidyare4185 Год назад +3

    Dadka Somaliland xataa iyagoo dowladii Somalia ka go'ay hadana kamay tegin magacii somali waxay la baxeen SOMALILAND, lkn qofka badooda gala ma mahdiyo waana taariikh hore u dhacday

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Год назад +7

    Welcome back home ilhan Omar, and contest as the governor of puntland after Dani. Sister ilhan, you dailed the wrong number when you talked of somaliland. The untouchable,spiritual and blessed, people in every aspect who are 100 steps ahead of you in every aspect and diplomacy. By the way, baby wish you the best, we the people of somaliland are not sick and utterly amoral with envy and hate like the rest of other somalis and that's why we're prosperous in life and no body wins against us !!! 😂

  • @CanabCaydiid-s8h
    @CanabCaydiid-s8h Год назад +4

    Allaahuma Salli wasllim calaa abiyinaa muxamad

  • @seed3966
    @seed3966 Год назад +5

    Asc 😮😮😮 wararka hala iska hubiyo ilhan waa geesiyad labo xixiniyod cid wax ku sameyn garta majirto runtii ilhaam layidhi yahuuday necebtahay mucaaradku ku kacay 🎉 waa hadal run ah yeey sheegtey cadowga somaliyed waa cadowga somaliya ha niicleeyeyn 😮 dhinbiil ku noqdey cadowgii somaliya

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Год назад +4

      Dee meesha caqli kuma hayside ninka cad ee dubeeya mataqaan asalkiisa runtii waa yahuudi xagee ayuu Yahuud nacayb usoo maray qoodhahay ujaqdaaye

    • @seed3966
      @seed3966 Год назад +1

      @@Abdirahman-1020
      Adigaa caqli foorara leh gabadhan somali badeeda la iibsan. Maayo tidhi anagaana halgan ujoogna itopiyana marna qaadan meyso ayadaa dal nagaga maqantahay wey kaniixisey cadowga etopiyaanka labo qolo ku gacsan gooni u goosadka somaliya iyo kuwa jamhuuriga ayada mucaaradka u ah dadkani reer galbeedka ah afkey wax walba iska dhahaan xattaa madaxweynahoda cayan wax ka sheegaan

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +2

      miyaad ooyaysa🥺😂 Adeer shalay anagaa kursiga kufadhiisiinay lkn magaranaysa waxay noqotay? waxay noqotay waalid caasi anaguna dabadaanu kalaadnay o waanu tarxiilayna🤏 e dakadiini garacad ee aad kudul lulooteen buulyar uga qotomiya oo oohinta kabii walaasha ilhaan qowmuluud, hana ilaawina inaad ku cibro qaadataan😂👊

    • @seed3966
      @seed3966 Год назад

      @@Mo_Daud
      Beenaale yaad tahay cuqdad qabe ah Danbiilayaasha daba dhilifka ah dabada kaga dhejisey dhanbiil oohin ka wareegeyn dhamantod uf yaad tahay cabaadaya ee lasoo afjarey been toodii reer nafti nagaa ordoo aada kanisadaha itopiya ee horjogihiinu hoos fadhiyey o ilamada iska duwa 👉 ilhan cumar runta ey sheegtey cid wax kabadeli garta ma jirto aan allaah aheyn ✅

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 Год назад +2

    SOMALI KALADUWAN EVERY DAY WEXEYDHAHAN. INTA SOMALI SHEGATA ,INTA SOMALIGA KUHADASHA,INTA SOMALI ISKADHIGTA ,INTA SOMALI ISUMALEYSA, MARKA WAXAAWAYE BOOG AYAA LADHAHAY MEESHA DAQNANEYSO AYADAA'OG
    ILHAAN CUMAR CADOWGEEDA
    ALLAAH SUBXAANAHU WATACAALA HAJABIYO AMMIIN YARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 VIVA ILHAAN CUMAR HORRAY USOCO
    SISTER IIDOOR CIILBUU NOLOSHIISA KUDHA MAYSAN DOONAA BAL 'AN'ARAGNO AKHLAAQ XUMADA IYO INDHA LA'AANTU MEESHEY GEYSO IIDOOR DHAKH, DHAKH, DHAKH
    IIDOORKU MAGEEDBEY KUXIRNAAN JIREEN MAXAY JAAHIL INDHA LA CAMAL UGUDHAQMAAN SUBXAAN ALLAAH IT IS 20/24 MEELAY WAXKA RAADIYAAN AYEY LAYIHIIN

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +2

      waayo ka ciilku hayo?😂 shalay anagaa kursiga kufadhiisiinay lkn magaranaysa waxay noqotay? waxay noqotay waalid caasi anaguna dabadaanu kalaadnay o waanu tarxiilayna🤏 e dakadiini garacad ee aad kudul lulooteen buulyar uga qotomiya oo oohinta kabii walaasha ilhaan qowmuluud, hana ilaawina inaad ku cibro qaadataan😂👊

    • @nuraweyteh3164
      @nuraweyteh3164 Год назад

      Faqaash ma rabno. UFF, UFF, qadhmuun DAAR-OOD Khasab maaha jaceylku. Sadexdi dalqadood waa lagu siiyay ee ka shub

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh Год назад +3

    Ilaahan waysaxantahay waana wadniyad siday utiri qaada kaleexisen laakin ilhaan haculiso Marar kale oo sii adkaynaso

  • @faisaj5072
    @faisaj5072 Год назад +7

    الله يحفظكم ياأهل أرض الصومال الحبيبه من كل شر وسوء يارب العالمين مسكينه الهام لا تلعبي مع اهل الجمهوريه المباركه ❤

    • @safacismaan2045
      @safacismaan2045 Год назад

      ھل تدعونا ام تدع ھڈہ الامرا فاسق لیست مسلمہ

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Год назад +1

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉🎉

  • @nooraliade8996
    @nooraliade8996 Год назад +36

    Ilham xasid nimadeedaa iyada is dishay. Xaasid ma aflaxo

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Год назад +1

      Xaasid aflaxay lama arag waayo soomalidu markay reebtay dalka dhan

    • @mohamedmohamud4316
      @mohamedmohamud4316 Год назад +2

      Runta ayey SEEGAY lkn CNN ayaa laga difaacaya dawo qaali

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 Год назад

      @@mohamedmohamud4316 RUNTI BAAYE SHEEGTE HAA KAA SAARTO KKKKK

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي Год назад +3

      Xaasid iyo dabadhilifba waxaa ah wixii oromo daba fadhiistay ilhaam wadankeeda ayay difaacday

    • @Emi92546
      @Emi92546 Год назад

      Dalkey ku difaceysa waxey ka xasidey ma arko

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 Год назад

    Warye issaq nasabka somalie ugu saraysa inay yiihin somalie oo dhan ba taaqan ee midgan daarod ah sinsibar ka tiimid iyo midgihi yeeman adhiika ka qaalayey waxba kama bedeli kardo issaq💪💪💪💪

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Год назад +1

    Ilhan ninki somaliga ahaa iyo ubadkeedii gaal cad iyo eygiisii ayey ka doorataye somalinimada ay kahadlaysa waa maxay reer somalilnow ka adeegta duqdaa afkeeday haydan weydee

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 Год назад

    I llaheyba wax ka qaadi kara ilhaan no one waxba kama qaadi karo❤❤❤❤

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Год назад +5

    ISLAANTA QOOMALUUDKA U DOODA EE EYGA WADATAA HADAY AWOOD LEDAY DADKEEDA 2024 AYAA ITOOBIYA GUMAYSATA OO KIINIYA GUMAYSATA REER QAXAAYE MAY WAX U TARTO INTAY DADKALE KU MASHQUULAYSO

  • @mohamedsuleiman4153
    @mohamedsuleiman4153 Год назад +2

    Cagtii joogsan waydaa marbay ceeb la kulantaa ilhan Cumar adigaa is qawracay yartaay

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 Год назад +3

    Waaxayi ku haa dashii feekerki lagaso kooriyayi Ilhan Cumar 😢

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Год назад +6

    ILHAN OMAR WAXA AY KU SHEEGTEY MAAMULKA JIRA IYO WAXA AY KU KACEY MAHA SOMALI DHAB AH. WAA SIDA AWOOWADEY NO SHEEGEYN SOMALIMA KUWA IIBGANAYA DHULKEENA.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p Год назад

      Maxaad qortay bal hortay qoraalka soo baro

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Год назад

      @@TogdheerBurco-x3p WAXAN QOREY WAA AF SOMALI 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 WAXA AKHRINKA
      DADKA SOMALIDA U DHASHEY KALIYA
      MA AKHRIN KARO QOF ISKU DAYAYA IN U ISKA DHIGO AMA KU HADLO AMA QORO SOMALI LAGUGIMA TALA GALIN
      SAASNA SOMALI LAGUMA NOQDO.
      SOMALIYA SOMALI BAA ISKA LEH
      WAA DHAXAL AWOOWEYASHEEN AUN
      KULIGOOG IYO WARIDIINTEEN
      SOMALI DALKEENA WAA INAN
      U ISTAAGNA INSHA ALLAH.

    • @nuurmunye2075
      @nuurmunye2075 Год назад

      Somaliland hanoolaato waxa leh dhaladka somali ee abdillahi suldaan timo cade iyo cali sugule

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p Год назад

      @@nuurmunye2075geesiyadii Somaliland ka dhintay Alle haw naxariisto

    • @cabdixasandube4359
      @cabdixasandube4359 Год назад

      ​@@nuurmunye2075ilhan hanolto ❤kuwii shetty LAFTINAGAA WADANKA HANIGA BEXEN NO ETHOPIYA

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Год назад +3

    WAA RUN UN AND AMERICA WAA INAY AY MAQSHA CUDKA IYO KURUGADA HEYSATA DADKA SOMALIYEED.
    WAA RUN QOF SOMALI AH MARNA MA IIBINAYO BADDA SOMALIYA.
    IYAGA YIRI OROMA ISLA DHASHEYN.

    • @nuraweyteh3164
      @nuraweyteh3164 Год назад

      Badda Somaliland weye... get it through your thick skull

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn Год назад +1

    ma islaantan ilhaan baa tidhi somaalilaan soaali maaha iyada iyo cidyi ka soo jeedo ayaan soomaali ahayiin waana la ubaa lixdan sano ayaa magca la siiyeyi

  • @Kingmama1234King
    @Kingmama1234King Год назад +4

    Allow iixafid shacbiga Somalian allow nabadgalyo si aamin yea allah

  • @hiboabdi1620
    @hiboabdi1620 Год назад +4

    Anigu yaabaye horta magacan simali ma maradan buluuga mise waa dhalasho oo waaloo dhasha somalinimada yaab somaliland ayaa ah somalida dhabta ah xaqiiqdii soo baadh taariikhda

  • @kaafitaairo8209
    @kaafitaairo8209 Год назад

    Guul somaliland❤ guulayso adna sxb

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Год назад +3

    Abdulahi mucalim xuseen wan ku salamay wllo naagtan waxay ismoday waxanay ahayn lk n kuli shay in yarjicu ilaa aslihii wa la tarxilaya somaliland na wa loogu dhawaqaya aqoonsigeda ay xaqa uledahay ❤❤❤

  • @aichaaichaboulo1071
    @aichaaichaboulo1071 Год назад +3

    This guy had a smiling face so sympatic

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Год назад +2

    Mnsha allah guul somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤

  • @SagalOmarmohammad
    @SagalOmarmohammad Год назад

    Dunida waxa xukuma shacabaka somalilan guul ilahan maxaye tahaye guul somalilan❤❤❤❤😊

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 Год назад +9

    Adeer, Siyaasadda America waxba kama taqaaniin, naagtan waxba kama qaadi karto Ilhan, oo ka tirsan xisbiga talada haya, tan hadleysana waa xusbigii talada waayey oo wax khalad loo tarjumey waana ay qaraareysaa.wbt

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +1

      miyaad ooyaysa🥺😂 Adeer shalay anagaa kursiga kufadhiisiinay lkn magaranaysa waxay noqotay? waxay noqotay waalid caasi anaguna dabadaanu kalaadnay o waanu tarxiilayna🤏 e dakadiini garacad ee aad kudul lulooteen buulyar uga qotomiya oo oohinta kabii walaasha ilhaan qowmuluud, hana ilaawina inaad ku cibro qaadataan😂👊

  • @shaaficiabshir9400
    @shaaficiabshir9400 Год назад +5

    Sxb Abdulahi waxaan kugutiriyaa dadka kooban ee youtu layda ah ee fahansan lkn seewaaye aniga ilhan meel udhowban daganahy waxan waxbakama jiraan waa cunsuriyiintii trump oo ciilkii uqaba wali ilhan dagaalkii dhexmary trump iyo ilhan waayo kooxahan wayka adkaatay hadii laturjuman qaldo iyo hadiikalaba waxba lagama qaadi karo waayo wax sharci ah mayna jabin kanaso taas Abdulaahi

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +1

      miyaad ooyaysa🥺😂 Adeer shalay anagaa kursiga kufadhiisiinay lkn magaranaysa waxay noqotay? waxay noqotay waalid caasi anaguna dabadaanu kalaadnay o waanu tarxiilayna🤏 e dakadiini garacad ee aad kudul lulooteen buulyar uga qotomiya oo oohinta kabii walaasha ilhaan qowmuluud, hana ilaawina inaad ku cibro qaadataan😂👊

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 Год назад

      @@Mo_Daud adeer maxaa la ooyeysaa

  • @BouhSaadEgueh
    @BouhSaadEgueh Год назад +4

    Elle n'a jamais niée son americanité si on veut pas déformée ses propos . Chez nous on dit que la parole est un cou on peut le faire tourner à 180 degré

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 Год назад +2

    Waa fariid Allaah haxiftiyo amiin❤

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 Год назад +10

    ANIGU MAGACAN AY WAD WADAAN EE
    ILHANTA WAAN KA WIS WISAABA WIXII QANIISKA RABTAY SOWMAHA SIWTII LABAYD CARUURTA NAGUHU HA ISKA RIDAN MAHA EE LAGU XIDHAY TAASI SOO MALI IYO ISLAAMBA WAY CEBEYSAY KUWA TIRSADAAN LAYAABA IYADA IYO FICILKEEDUBA WAA WAX LAGU WIS WISO

  • @CabdiCabdi-j8n
    @CabdiCabdi-j8n Год назад

    Ilhaan waa alisabet somaaliyeed haku Qaldamin ❤❤❤boQorada❤somaaliween❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mareykan ❤haogaado❤❤❤wadankeeda ❤❤❤macdan❤❤❤batrool❤❤❤❤❤

  • @ayaanleAxmed-jq2pg
    @ayaanleAxmed-jq2pg Год назад

    Reer somaliland ha odhan wll anagu isaaq waxba laba qabno reer somaliland waan nahay fikir ahaana waan ku taageersanahay

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Год назад +1

    WAX AY RAADINEYSA ILHAN OMAR
    DANTA SOMALI IYO DADKA KU DHIBSADEY HADALKAS MAHA SOMALI.

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 Год назад +4

    Reer cabaad weyn ayagaa aduunka kulahaa somaali ma nihin laakiin haday hadalka ilhaan isku aqoon sadeen oo dalkooda dhinac ka raaca yaan waan soo dhaway naynaa kkkkkk

    • @maryanruunmmi9214
      @maryanruunmmi9214 Год назад +1

      Warun ayagoo somali neceb leen ogaayee maxaa isbedalay
      Ilhaan omar shaqo ficaney qabatay wallhi waa in loomahad celiyaa 🎉😂😂❤

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +1

      o miyaad ooyaysa🥺😂 Adeer shalay anagaa kursiga kufadhiisiinay lkn magaranaysa waxay noqotay? waxay noqotay waalid caasi anaguna dabadaanu kalaadnay o waanu tarxiilayna🤏 e dakadiini garacad ee aad kudul lulooteen buulyar uga qotomiya oo oohinta kabii walaasha ilhaan qowmuluud, hana ilaawina inaad ku cibro qaadataan😂👊

    • @abdiqanihuseen1414
      @abdiqanihuseen1414 Год назад

      Dadkaaga dhinac karaac ha noqon ileen doqoni meel kama kacdee daamankay meer meerisaa Somalia 🇸🇴waa mid midnimo waa muqadas hurdada ka kaca waa hargalaye

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +1

      @@abdiqanihuseen1414 waxay waxan aad kasheekaynayso miyaad caadi ahayn😂 yaynu raacna ma jupland ma puntland galmudug mise kenya😂 Adeer xamartiina yar iska ilaashada

    • @abdiqanihuseen1414
      @abdiqanihuseen1414 Год назад

      Ileen doqoni meel kama kacdee daamankay meer meerisaa midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴 Wake up it's noon

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n Год назад

    نحن الإساق اشرف الناس واحسن الناس والأصل الحقيقي للعرق الصومالي 😢😢

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 Год назад +4

    ASC Suxufiga Soomaaliyeed Cabdullaahi Macalin, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Meel Fiican Baad Dhigtay Allaha Ku Barakeeyo , Guuleyso

  • @Helenebakers
    @Helenebakers Год назад

    Ilhan cumar she is right on her speech viva Ilhan cumar

  • @QadanOsman-j7s
    @QadanOsman-j7s Год назад

    Subhanallah dad Dhan bay ku xadgudubtay inshallAh laga tura wadanka hadi anay ka rali Galinay

  • @cabdixasandube4359
    @cabdixasandube4359 Год назад

    Ilahaan cumar waa muwadinad go aan adagle waxaan leyahay hore usoco
    Dadka soo maalida sheganayaa
    AY ILAHAN SHEGTAY WAA KUWA BADII SOMALIYED IBINAAYA OYO INTA RALIDA KAGA AH INAY ETHIOPIA QADATO KUWASII MELA SOMALI KAMASOGALAN QAYLIYA AMA HAQAYLININA TIMACADE IYO DADKII XALASHA AHAA WAXAA MAYELEN KUWANI WAA LAFTA NAGAA DAD LA HAYBA O AFKA SOMILAGA LABARAY SOMALIYA WAA MID CABAADKA JOOJA ILHAN BARTAA UGA HAY SOMALINIMO THANKS

  • @skysomali101
    @skysomali101 Год назад +1

    Anaga oo somaliland ah ayaa taageersan waxanina waa xag xagasho ilaahay uunbaa wax ka qaadi kara tarxiil daaye xita xilka lagama qaadi karo somaliland hadaanu nahay somali ayaanu nahay somali ka carar oo xabashi u carar ma jirto waa dano shaqsi waxaasi waxaana kuu cadaynaysa magaca horta ma turjuntay somaliland ?
    waa dhulkii somali ee maaha lafti nagaa😂😂😂😂

    • @A.risaaqCumar
      @A.risaaqCumar Год назад

      Somaliland matihide faqash ayaad tahay daaroodkaad unacamlaysaan waakaase yusra harti kuubixiyee halkeed aadi bal siyaasad baad moodaysaa malaha marka jinsiyadaada lacaayo inaad taageerto qofkii jinsiyadaad caaya

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 Год назад

    Ilhan omar wxy ka hadashy wa danaha somali iyo qof kasto somali ah daan tiisa lkn ilhaan kamaay hadal lafti naga wana sax💪guul guul ilhaan omar❤

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h Год назад +2

    Ilaha qoxoti gii aya ubahantahay halaceliyo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Год назад

    ILHAM CUMAR IS SOMALI AMERICAN SHE HAS RIGHT IN AY KA HADASHO ARIMAHA SOMALIA SIDEEDANA WAQOOYI QAABILO AYA LEH SIDA KONFURTA WAA GOBOLO AWDAL STATE ,KHAATUMO STATE ,MAKHIIR STATE MAHA QAABIL IN UU DHUULKAAN LAYAHEEY JOOJIYA BEENTA

  • @IbaroozAhmed
    @IbaroozAhmed Год назад

    Viva ilhan omar ilhan wa gabar gesiyda cidi kaxuna iyadey utaal ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiCabdi-j8n
    @CabdiCabdi-j8n Год назад

    Ilhaanguul guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @whome4851
    @whome4851 Год назад +3

    Ilhan Omar Hadii lasoo tarxiilo Somalia ayeey dhisi

    • @DalmerFarah
      @DalmerFarah Год назад

      MAXAY DHISI SOMALIDII BAABAY KALA QAYBISEE

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t Год назад

    Cid wax ka qaadi karta malahan boqorad ilhaan❤ Aalatahay.

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Год назад +1

    Qof waliba wuxuu galo waa wax meel u sii yaal, duqda hilhaan Omar waa cunsuriyada, waxay istaahishaa in Garowe laga dejiyo, waan abaalkeda

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Год назад +1

    WAXAA IS WAYDIIN LEH WAXA SOMALIA BADAHA AY BIXINAYSO EE AY WALIBA BILashka ku BIXINAYSO LOOGA DIIRI WAAYAY EE TAN SOMALILAND LOOGA OOYAAYO???? Fadlan isoo jawaaba

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 Год назад +5

    Maxaa ka danbeeyey dhashii timi cade..waxay oran karaan badayadaan aqoonsi kaga bedelanay. Idinkaa yiri oramaan nahaye yaad kugelaysaan

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p Год назад +1

      Maxxkaa galay waxaanu noqnayno tima cadena waa adeer kaya

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +2

      miyaad ooyaysa🥺😂 Adeer shalay anagaa kursiga kufadhiisiinay lkn magaranaysa waxay noqotay? waxay noqotay waalid caasi anaguna dabadaanu kalaadnay o waanu tarxiilayna🤏 e dakadiini garacad ee aad kudul lulooteen buulyar uga qotomiya oo oohinta kabii walaasha ilhaan qowmuluud, hana ilaawina inaad ku cibro qaadataan😂👊

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 Год назад +2

    😢Ilhaan ka raali geli walaalahaa .Bidhu admiga waa qaldamaa ilaahay un baa qaldamin. Culeys ma jiro insha Alaah wey ka raali bixin.

  • @Xo01w
    @Xo01w Год назад

    Iidoor maba ku noola America daaroodbaa dagan waxna ka qaadimayan viva ilhan❤

  • @mohammedkeinan8040
    @mohammedkeinan8040 Год назад +2

    ilhaan cimar haddi lasootarxiilo waxbo lagamaqaadaayo wayo allah ayaawaxmaamula ee kongaresku wax ma maamula

    • @mohamedaliahmed3950
      @mohamedaliahmed3950 Год назад

      Xagay ku noolaan hadii ay dalka timaado sabab qaniusuinta ayay tageertaa gaalna waa la sxb Alle ayaa tan u cadhoidee waxba hadaaficin

  • @امعادلشيخ
    @امعادلشيخ Год назад +15

    اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آله ابراهيم إنك حميد مجيد اللهم احفظ بلادن وبلاد المسلمين اللهم امين 🤲❤❤❤

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 Год назад +2

    runtey kahadasheyb iidoor hadii somali yahiin Maxey ugadanaya badi somali odhan kadhaxeysay?ictiraaf aanjirin ayey 40 sannayey aduunyo iyo aaqiraba kuseegeen.waxey usoojeesteen iney beeciyaan qeeyb kamida dhulka eey jiilal badan eey iskadhaxlan.!!!!.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Год назад +1

      Adeerka xaarmaajo marku afrta dakadood gadanayay miyaad ooydid ilmo xaarood xaar ba iniga buuxa💩💩💩

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +1

      miyaad ooyaysa🥺😂 Adeer shalay anagaa kursiga kufadhiisiinay lkn magaranaysa waxay noqotay? waxay noqotay waalid caasi anaguna dabadaanu kalaadnay o waanu tarxiilayna🤏 e dakadiini garacad ee aad kudul lulooteen buulyar uga qotomiya oo oohinta kabii walaasha ilhaan qowmuluud, hana ilaawina inaad ku cibro qaadataan😂👊

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Год назад +1

    ILHAM OMAR, WAXAY MATASHA SOMALIDA GOBALKA MINNESOTA JOOGA KUWAS OO KU XIRAN KUWA JOOGA SOMALI IYAGO WAKWAL IYO CABSI SO FOD SAARTEY.
    ILHAN OMAR INTA UU BLINK YIRI BEY TIRI MANA JIRITANKA IYO XORNIMADA SOMALIYA LAGUMA XAD GUDBI KARO DOWLADA
    AMERICA IYO UN HADALKOODI
    SOMALIYA IYADA LEH BADDEDA

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 Год назад

      Ilhaan Darood baay matasha waa tii willkii yer hg diiday waa qoomo luug

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Год назад

      @@fardusali5547 ilhan Omar waa Somali American, waxay matasha DAD badan aad ku jirto umaleyn.
      Qoomalut iyaga dalka America maamula
      Xita school KG Caruurta 4 jirka ogudhiga
      Hadi aadan jecleeyn dalka oo Baxa.
      ILHAN OMAR, Badda iyo dhulka Somaliya Somali baa leh bey tiri waa sida runta ah.
      Qof Somali dhab ah MA iib ganayo
      Dhulkiisa AWOOWADEY DHULKA NA DHINTEY BAA NO SHEEGAY
      KUWI KU KACANA SOMALI MAHA 😒
      WAA OROMA , KU FAAN ORONIMADA.

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 Год назад +1

    Somaliland sow iyaga dhaha somali ma Nihon ee somaliland baa nahay

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 Год назад +1

    VIVA ilhan ❤❤🇺🇸
    Your a hero💯💪🇺🇿🇸🇴

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 Год назад

    Mashaa Allah gabsdhaasi halkeedii ayeydhigtay🌷💐🌺

  • @moallim1000
    @moallim1000 Год назад

    Yuhuudda ku jirta Baarlamaanka iyo Dawladda Maraykanku waxay hiil iyo hooba la garab taagan yihiin Gumaysiga Yuhuuda ee xasuuqaya Dumarka iyo caruurta reer falasyiin. Maxaa u diidaya Ilhaan in ay difaacdo dhulkeedii Hooyo.???

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq Год назад

    Congress woman hon ilhan omar is right for saying she is supporting somali coastline, but she could not interfear with somaliland issues. President hani and president Abbey were talking on the interest of there country of the 20km coastline they gave to Ethiopia. It was not stolen but it was negotiation between Ethiopia and somaliland. But no body she be annoyed because she is entitled to her own opinion.

  • @Araweelodayo-hl2zy
    @Araweelodayo-hl2zy Год назад +1

    Dadkiina cuqdada iyo nacaybka reer Somaliland ka buuxo, ee meeshan ku hunqaacayow. Waxba naga qaadimaysaan nacaybkiina ayaydun la dhiman. Viva Republic of Somaliland ❤️❤️❤️❤️

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 Год назад

    Ilhan ma umalenayo inay somaliland ka wada waa dadka bada raba inuu dhibo sida muse iyo kuwa kale oo badan. Somaliland waa somali 🇸🇴

  • @hassanabdi7062
    @hassanabdi7062 Год назад +4

    Raali galin way ku khasbantahy balse americanka had hadlayan waxbo ka qaadi maayan runtii se laga yaabaa doorashada danbe inay ku adkeysan codka

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud Год назад +1

      yaa kuyidhi raaligalin😂 yuu ku khaldin wax raaligalina lagama dalban ee waa la tarxiilaya😂

  • @CaliSandheere-x7r
    @CaliSandheere-x7r Год назад

    Marna Oromo Ayaad Sheegataan Marna Soomaali Sheegta Oromadana Waa Dir Idinkaa Yiri

  • @abdirahmanarale6770
    @abdirahmanarale6770 Год назад

    Ilhan Omar has got wrong what she said about Somaliland as whole nation . Simply she expose her nomadic culture and tribalism and hate but the fact is that despite her success in America politics but her behaviour, culture and beliefs, is not to the standard of congress woman, unfortunately

  • @jasminali374
    @jasminali374 Год назад

    Masha allah guul iyo gobonimo somaliland cadawaga hajabo inshalla

  • @CaliSandheere-x7r
    @CaliSandheere-x7r Год назад

    Nayaa Idinkaa Yiri Waxaan Nahay Oromo Hargeysana Ku Soo Dhoweeyey Oromo Nafti Nageye

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 Год назад

    Walaalow wiil somaaliyeed oo fiican baad ayaan jirtaye goormay ilhaan tiri horta qofkasta Rabi baa ka danbeeya

  • @fardusqawdhan5100
    @fardusqawdhan5100 Год назад +2

    Isaaq way ka shisheyan wayna ka sokoyan

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Год назад

    Ilhaan waxba kama qaadayaan Jaaliyada Somaliland waayo ayagaa Citraaf uga
    Cararayay Soomaali oo sheeganayay Yuhuud iyo Oromo 🙄

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 Год назад

    Reer somaliland iyagaa laga bartay somali manihin qadaadweyn dadka af somaliga ku hadla intaba reer somaliland baa laga bartaye mahadeey kanoqdeen ilhaan waxba laga qaadi maayo

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Год назад +1

    ILHAN OMAR DOWN

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Год назад +5

    Horta waan ka xumahay in latarxilo lakin guxedaa wey kaa dhereysey way illoday in ay xilhuwantay waxay uu dharatay maraykan

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 Год назад +1

      Yaala tarxilaya haday ilhan tahay. Ilhan waa xildhaban waana american citizen like everybody else

    • @AhmettMuhumed
      @AhmettMuhumed Год назад

      Kkkkkkkkk adiga ma fahantay sheekada mise mawduuc ka bax ayaad wadaa wllle

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 Год назад +1

      @@AhmettMuhumed Adiga malaha ma fahmin ilhan hala tarxilo. Mida kale ilhan waxay ka wada dad aan somali aheen siday ila tahay aniga waxay ila tahay inay ka wado dadka bada bixiyey ka mid ah muse. Haday arinta tahay inay somalind u gartay waa inay raali galisa. Somalida waa dad xumanta jecel hadaladan lixiyan dhankooda xun

    • @ZahraIbrahim-vp2ez
      @ZahraIbrahim-vp2ez Год назад

      Anigo kof masulaa uumaad kaladuween matachaa sideedi u may haadlin ilhan

  • @ibrahimismail1113
    @ibrahimismail1113 Год назад +3

    Ilhan Omer has forgotten who she is! She came to America as a Refugee. After she has finiheted so School. She was elected by all the Somalis in Minisota. she told the Somalis, those in who claim Somaiis are giving away the Somali sea. She claims she represents Somalia Not United States and it's Constitution. The American govenment should know, Ilhan Omer represents her Tribe called Majeertan who started the war in Lasanood. She also participated the financing the war in Lasanood. She Works against the interest of the United States, and the Understanding between Enhiopia and Somaliland.She is not fit to be a member of congress.