Deg Deg Kulanka Xasan Sh & Xisbiga Wadani, Macron Oo DF Dacweeyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 янв 2025

Комментарии • 24

  • @AbdikadirRashid-t8w
    @AbdikadirRashid-t8w 18 дней назад +7

    Somaliya Oo heshiis ah haddii lahelo dantooda iyoaayaha dalkooda iyodadkooda ka fakara, hal qofoo somali sabool ah lama arkeen sida carabta ayaan malyndheer wada noqon leheen africana anagaa utalinleheen. Allahayow ummada somalida cudirkaan halista ah ee cancerka ah ee qabiilka ah ,alahayow maskaxdooda iyomaankoodaba ka saar. Amiin ila dhaha walalaayaal.

  • @MohamoudAliShire-n7l
    @MohamoudAliShire-n7l 11 дней назад +1

    Asc

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 18 дней назад +6

    Warka aad umada ushegaysaaan hubiya

  • @Idil-f6h
    @Idil-f6h 18 дней назад +1

    Haaaa waaa sidaaas

  • @rocky4066
    @rocky4066 18 дней назад

    Sheekh shariif kama suuroobikarto waxad ku sheegeysaan. Ee
    allaah ha laga baqo

  • @Sarta100
    @Sarta100 18 дней назад +1

    Falagle waa in sheriif maxkamad la fuulaa si uu u cadeeyo in sheriif amray haduuse leryahay wa ku heyb waa gef iyo dembi.uu sheriif ka galay.

  • @Abdullahi-y5r
    @Abdullahi-y5r 18 дней назад

    Kismaayo waa inaad imataan axmed moryaan nadhaafiya shacab majiro wallahi waa baabiiyey ilahay handhaafiyo shisheeye kaal kaalka xasadka ah wallahi waa adeerkey waa iga horyimi hankiissuba magaalada kismaayo uuuf xabashka madow

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 18 дней назад

    Dhacdada ceelbaraf waxay argagax ku abuurtay Shariif shiikh axmed. Shariif wuxuu bixiyay falcelin xad dhaaf ah oo ka duwan Siyaasiyiinta kale.

  • @Sarta100
    @Sarta100 18 дней назад +1

    Cirro isbedel iyo horumar ayaa laga rajeynaa iyo guulo wa,x ku ool ah siyaasada isdiidan ee lagu hoobtay in uu kala furdaamiyo.,uu ka wanasgsanasdo muuse iyo kooxdiisa oo soomaaliland geliyay mssiibooyin wasweyn oo lala ysabay. Iyo madax adeeg.

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 18 дней назад

    Shaaydaan woolmuur faaraansiiska baa maan taa naaloo hoosaasiinaayaah.

  • @sainabwarsame9112
    @sainabwarsame9112 18 дней назад

    Misinka sheeq shariif waa ninka kaliya oo dameeraha oo dhan ugu xalaalsan caliga dameeraha ha noo kiinin 😂😂😂

  • @cusmaansheekh1911
    @cusmaansheekh1911 18 дней назад

    Waxaa loogu yeeray Jabuuti waxa kamid ah in Jabuuti uu lahadlay madaxweynaha Faransiiska si somaliya badeeda loo kala tuurto Itoobiyana qaybteeda qaadato

  • @Sarta100
    @Sarta100 18 дней назад +1

    Askarta la dilay wa in baaritaan lagu sameeyaa si loo helo falkaas cida ka dsmbeysay waa in aan la siyaasadeyn cida fulisay waa in lagula xisaabtamas.

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 18 дней назад

      Waa runtaa laaakin waxaa loo dilay nin walaalihiis horey loo dilay ayaa u aar guday sidee kula tahay hadi ay iskaga dili jireen Hal doorka Somalidu

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 18 дней назад

    In dalka uu ka hirgalo barnaamijka qof iyo cod.
    Dowladda xassan sheekh ma taqaan barnaamijka qof iyo cod?
    Qof iyo cod ah shhegto dowladda xassan sheekh waxay u taqaan inta villa somali ka shaqaysa iyo wasiiradda la saaxiibka ah

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 18 дней назад

    Waar sh.Shariif waxaas iskuma quuro,waa sheekadii midkii Ciise riyoole warkiisiim

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 18 дней назад

    Xasan gurguurte iyo kooxdiisu ayaa ka dambeeya dagaalada sokeeye ee wadanka ka socda oo xasan gurguurte dagaal ka bilaabay kismasyo

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 18 дней назад

    yaamog shiiq sharif inulug kuleeya hay dagal xawaadle iyo abgaal isaga karadi naayo jaanis diyasaded wali katana sulin shabab

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 18 дней назад

    Futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane duur joogo xasan Kirsten am xasan dhiiqo beenlow bahane

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 18 дней назад

    Beenaale