Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

KHAATUMAY U GAARTAHAY 2016 RAHMA/DALMAR/ALTA/M GUUN OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • ERAYADII: MOHAMED GUUN
    LAXANKII: MOHAMED ALTA
    CODADKII: RAHMA ROSE, DALMAR YARE, M ALTA, M GUUN
    MUSIC BY: A/A NAAJI
    VOCAL RECORDING BY: MOHAMED ALTA
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    Copy Right STUDIO LIIBAAN

Комментарии • 203

  • @yurubmohamed1656
    @yurubmohamed1656 8 лет назад +21

    Khatumo wa geesiyal sayidka ayaa kaa dhashay Waa kuwi gumestahi laa diriray guulle allahayow viva dadkeyga somaliyed Waa wadaniyal Reer khatumo Masha Allah halka kasi wada somali Nimo cidi kaliya ay ku hartay wa Reer khatumo 😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️

    • @jamaljay6095
      @jamaljay6095 8 лет назад

      tnx pretty wll.....yurub cadey

    • @jamaljay6095
      @jamaljay6095 8 лет назад

      ilahay hadaayo khatumo

    • @mounamoussa5343
      @mounamoussa5343 6 лет назад

      Yurub Mohamed subhanallah time suffer maashaallah allah akbr bar

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 8 лет назад +24

    reer Khaatumo State Somali Dhab ah weeye Alloow Dhowr

    • @hamdidakal4787
      @hamdidakal4787 4 года назад +1

      Amin abowe ale hadowro besha darwished

  • @mudugismydna7849
    @mudugismydna7849 8 лет назад +34

    love from galmudug daraawiish baaa lagu xasuuustaaaa khaaatumo

    • @naimachannel925
      @naimachannel925 8 лет назад +4

      waan ka gudonay hadanay shacabka khatumo state of Somalia we love somaliwayn Viva galmudug iyo inta somalinibada jecel

    • @leylaismail5978
      @leylaismail5978 7 лет назад +2

      mudug is my DNA
      haaaaaahay galmudug iyo khaatumo waa mataane ma ogtahay ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @simranabdalaxashi2052
    @simranabdalaxashi2052 8 лет назад +11

    love from juba land walaalahina khaaatuma ♡♡♡♡

  • @umuabdallah9919
    @umuabdallah9919 8 лет назад +5

    geesiyaasha khaatumo❤
    maamulkooda garab qabo❤
    guulee alahayoow amiin 👏

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 8 лет назад +10

    Idoor daba cayuun. Wuu ka naxaa horimarka. Khaatumo. Kanaxow nfta waaa. Idooor. Waa garac ingariiska katagay.

    • @yurimanka5894
      @yurimanka5894 8 лет назад

      hhhh adikana anaa intaan hooyada ka dhalay ka tagay garacaykow Somaliland xiniyo iyo geeainimo Ayaan iskaga sarnay idiinkana isaaq land ayaa idiin gumaysate car iska kaya Saar qudhacyoow oromadu wasta khaaaaakh tufuuuuuu

    • @Allahwayn
      @Allahwayn 8 лет назад +2

      +yuri manka (boyka) hahha jealousy smell darawiish waa dad ka tariikh dheer midakale cuqdada iyo qudhunka kuhaysta orod iska saar then hadal shaqo la,aan haday kuhaysana no sheeg dee war khaatumo waliga ayaadan tariikh gadhin anigu caayi maayo somaliland ama mamuul gobeeledka somaliyeed ee adiga dadka ha sadhayn somaliland aka dhulka somalida waxba kuma oga darawiishtuna waxba kuma ogee lool

    • @yurimanka5894
      @yurimanka5894 8 лет назад

      +mariya ali darwish Ku laha SNM Ayaan ka jcly haday somalinimo Ku gubayso amba Somali Ayaan ahay lkn isku dal ma nihiin isku calana ma nihin ee haday dawlad somaliyeed jirto Maxay noga ilayn dhulkedi Ayaan haysana xaba tihiin wlhi dawladi somaliyeed ee quwada Africa ahayd ayan hooyadod uu egaysinay fahmaysa

    • @yurimanka5894
      @yurimanka5894 8 лет назад

      +mariya ali imikana hadad kharkharafta badisan khatumadad sheegayso iyo wixi idin soo racaba wlhi waxan Ku dhicin tii siyaad bare ayaa idinku dhici ee adu nag ba tahe inad kaba hadashid maha hawlaha ka wawayn

    • @Allahwayn
      @Allahwayn 8 лет назад +1

      +yuri manka (boyka) ilahy haku caafiyo wakhtina laguma haayo ee peace out eydu ha ciyaan safarkuna wuu socda adeer gacaliye.

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 8 лет назад +17

    Khaatumo guul iyo gobanimo daraawiishta

  • @himilopro6861
    @himilopro6861 7 лет назад +2

    Guul dhamaan reer khatumo ilaahay ha idin guuleeyo dadka soomaaliyeed ee ugu sharafta iyo karaamada ayaad tihiin ee ilaahay ha idin la jiro

  • @IsseBiin
    @IsseBiin 8 лет назад +1

    Khaaaatumo viva !! hore u wada socda guuuusha idinka leh dadki Somali ugu horeyay oo cirka laga duqeeyay ama afrika ,waah waah khaaatumo ay gaar tahay !!

  • @fardowsahassan541
    @fardowsahassan541 7 лет назад +3

    guuley allahyow khatumo state one love form puntland allow guul iyo barwaaqo somali o dhan😘😘❤💖👌 hore u socda walaleyal

  • @indhaurooncadey6093
    @indhaurooncadey6093 8 лет назад +3

    viva khaatumo ❤❤❤😘😘 allow dhowr somali oo idil geesiyaal la hubo weeye walee 👏👏👏

  • @jamaljay6095
    @jamaljay6095 8 лет назад +6

    sakiin liq hdad ciil qabto ...viva khatumo

  • @himilopro6861
    @himilopro6861 7 лет назад +7

    Guul iyo gobanimo ku waara dhamaan dadka reer khatumo meel kasta oo aduunka ka joogtaan

  • @munaismail5216
    @munaismail5216 8 лет назад +4

    VIVA KHAATUMO "guul iyo gobonimo "

  • @najmaali161
    @najmaali161 8 лет назад +1

    libintaad ka gadheen gumaystihii shisheyaha geedkii kasoo baxay ee midhihiisi gurateen dadku uma gudboone khaatuumay u garthy thnks guys guuul khatumo state of somaliya waa nasab nasab dhalay waaye dhulbahante somali la hubo ♥..♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @ayaancabdiraxmaan4974
    @ayaancabdiraxmaan4974 6 месяцев назад

    Reer khaatumo waa geesiyaal waa dad goba waa dad midnimada somalia 🇸🇴 jecel ❤

  • @hibocadey1459
    @hibocadey1459 8 лет назад +4

    waxii hadlayaba ha iska hadleene khatumo waa qaran viv khatumo

  • @munabashir2260
    @munabashir2260 8 лет назад +1

    Geesiyaasha khaatumo maamulkooda garab qabo guulee Allahayoow viva khaatumo gobonimo kuwaara fanaaniinta jecel md nimada somaaliyeed guulaysta

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 8 лет назад +3

    #Liibaan #Jama thanks sxb sidaad markasta waxa cusub noogu soo gudbiso

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 8 лет назад +5

    viiiivaaa. khaatumo. my. ilmahega. aa bahod 😍😆♥️

    • @hamdadananinamohamedharago42
      @hamdadananinamohamedharago42 6 лет назад

      Ikraniita Ina Abdikadir Manshallah Dumashi jiraa oo jooga geeesiyed iga dheh❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliabdi22006
    @aliabdi22006 2 дня назад +1

    viva khaatumo

  • @sacdiafagaas6586
    @sacdiafagaas6586 8 лет назад +2

    aamin aamin ilahay guusha ha siiyo khaatumo

  • @yazirolol2251
    @yazirolol2251 8 лет назад +2

    mnsha allaah
    allow dhowr my
    tollkey darwishland

  • @nimcoabdirahman5610
    @nimcoabdirahman5610 Год назад +1

    Thank you still 2023

  • @fardus5305
    @fardus5305 8 лет назад +2

    waaw libaaxyada khaatumo state of soomaaliya guulaysta soomaaliweyn haguulaysato kanaxoow naftawaa... 💕🙌💕🌷🌹

  • @khadraahmed3105
    @khadraahmed3105 8 лет назад +2

    Amiin amiin guulee alahayow khaatumo state iyo mudane madaxwayne professor Galaydh

  • @abdiazizanti-virus5856
    @abdiazizanti-virus5856 8 лет назад +5

    from Elwak mandera kenya praying for you(all somalis) all over th world to get peace wherevere there are i.a and may Allah restore peace in somalia and its environs yearning to see peacful somalia one day one time i.a sorry i am not perfect afsomali thats y i used english

    • @mohamedceegaag7064
      @mohamedceegaag7064 6 лет назад

      AbdiazizAnti-Virus i see your comment you are pray somalia. And also you from elwag you my big brother because you are Somali I'm Somali that's bro

  • @fardus5305
    @fardus5305 8 лет назад +2

    yaa salaam soo dhawaada شباب الخاتمو يا احلئ الفنانين 💕🌷💕

  • @abshirmohamed405
    @abshirmohamed405 8 лет назад +2

    Khatumo Guul iyo gobinimo Amen amen

  • @hamdafarhan6539
    @hamdafarhan6539 8 дней назад

    Who is watching 2024😢❤

  • @abshirmohamed405
    @abshirmohamed405 8 лет назад +1

    Khatumo Guul iyo gobonino Somali lahubo idinka jira guuuulaysta

  • @fathiamuhammad9645
    @fathiamuhammad9645 11 месяцев назад

    Khaatumo oo dawlad ah oo dib usoo laabatay ban soo booqdey hestan❤️🐎

  • @xamdimaxamed8431
    @xamdimaxamed8431 8 лет назад +1

    waaaaaw manshallah guuuul iyo gobanimo amin amin yaa Rabi ya salaaam khatumo ugaartahay

  • @abdinasirmohamedabdi6007
    @abdinasirmohamedabdi6007 8 лет назад +2

    viva khatumo ❤❤❤❤💋💋💋

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 8 лет назад +6

    Allow guule Khaatumo..

  • @Najhenna
    @Najhenna 6 лет назад +2

    Viva khatumo 🇸🇴 viva somali weyn 🇸🇴😍💕🇸🇴

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 5 лет назад +1

    Viva #Darwiish fathers of #Somalia 💪🏾🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁🇸🇴🦁

  • @ahmedyusuf5291
    @ahmedyusuf5291 8 лет назад +1

    guuley lahayo gesiysha khaatumo

  • @saidmohamud3004
    @saidmohamud3004 8 лет назад +1

    khaatumo ugaartahay hh nice

  • @mohamaedkalmoy7077
    @mohamaedkalmoy7077 8 лет назад +1

    msha ally I love reer tolky

  • @AhmedDuale-vx2rz
    @AhmedDuale-vx2rz 8 лет назад +1

    guulaysta Khaatumo state of Somalia
    *********

  • @queenhafsa7564
    @queenhafsa7564 Год назад

    ❤️❤️❤️😍😍😍😍🐎🐎💪 viva khaatumo state of somalia

  • @cabdiaxmed8152
    @cabdiaxmed8152 Год назад

    Guul io gobanimo soomali weyn 🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🔥🔥somali diidow silac u dhimo 👎👎🦴🦴🦴🗣🗣

  • @cherojoyie3984
    @cherojoyie3984 6 лет назад

    awh rer ayeydey allow guley khatumo

  • @adamsabdi8498
    @adamsabdi8498 8 лет назад +1

    khatumo guul

  • @mokhtarade7728
    @mokhtarade7728 8 лет назад

    khaatumo cidna ugama baahna nacnac waaa astaanta Qaranka somaliya hanoolaato

  • @asmoamoore173
    @asmoamoore173 8 лет назад +2

    limintaa kagaarteed gumeysigii shisheeyaha

  • @asmaapdi8701
    @asmaapdi8701 2 года назад

    Guulaysta gacalayaal ♥️♥️♥️

  • @somaligirl2823
    @somaligirl2823 8 лет назад +2

    geesiyasha khaatuumo mamulkoda garab qabo

  • @khadraahmed3105
    @khadraahmed3105 8 лет назад

    Thank you guys lots of of love from rer khaatumo state 💝 💝 💝 👏 🌻 🌻 🌷 💖 💖 👍 👍 🌻 🌹 🌹 🌸 🌹 🌼 🌼 🌼 🌻 🌼 🌹 🌷 🌷 🌷 🌹 🌸,

  • @guruxkoreyewilldarwiish9340
    @guruxkoreyewilldarwiish9340 8 лет назад +1

    khaatumo guul guull

  • @aaminaali5439
    @aaminaali5439 8 лет назад

    masha Allah ilahayow guule khtumo my blood cadawguna cagta hoostiis fananinteena wadaniyiinta jira oo jooga cadaw waxba idinma yeeli karo viva khatumo

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 8 лет назад +1

    alla Hobalada Qarniga Heesan Caadi ahayn Iga mahad celinaynaa Faninta Iyo Abwaankii sameyayba Dhamana aadban usalamaya intaa Noo Muuqata Iyo Intii kle Cameradu Qaban Weydey Sidoo Kle Salaam Mulkilaha studio Libaaan 👌👌✋✋✋

  • @tonyg3609
    @tonyg3609 8 лет назад

    my lovely People guul.....

  • @roodojaamac4853
    @roodojaamac4853 8 лет назад

    mash allh khaatumoya ugartahy ilhow cadowag ka qaabo khaatumo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад

    My god bless you qatumo stete

  • @guzelneha4987
    @guzelneha4987 8 лет назад +2

    Wah Wah khaatumo

  • @bmw3909
    @bmw3909 8 лет назад +1

    KHAATUMO ❤️ SOMALIA

  • @queenanuu
    @queenanuu 8 лет назад

    nice song wad ka baxsaten ish calaa hees

  • @Mamacaanka
    @Mamacaanka 8 лет назад +1

    Khaatumo noolow cadowgaa hajabo

  • @liibaankadiye1140
    @liibaankadiye1140 8 лет назад

    nice song khaatumey ugaar tahay

  • @Hidayah638
    @Hidayah638 8 лет назад

    wooooow khaatumo state of somali jir oo joog waligaa ciil qabow cadaabtagal

  • @inteesannoqoncaan3928
    @inteesannoqoncaan3928 7 лет назад +1

    khatumo viva khatumo

  • @bulhanbulshawibulhanbulsha3932
    @bulhanbulshawibulhanbulsha3932 8 лет назад

    Horta marka hore fananintan halkan ka heesay imay cajbin Dalmar horta waxa uu yahy cid waliba waay garnysa Raxma. Rosen qof aan garnyan way yartahy waxytahy mahmed Alt kasin dumar dhab ah iinu yahy waanu garnyn marka ciyalkinan yar yare ka soo hadlY waxn idin leyhy khatumo ha ku dalina iyo cali khalif ma ku dhacn iny go aan wayo ila ragin maxd lag togany fatlin aydtahn

  • @naimachannel925
    @naimachannel925 8 лет назад

    dadku uma gudboonee khaatumo khaatumay ugaartahay waaaaaw guul geesiyaasha khaatumo mamulkooda garabqabo guulee alahayow

  • @mahamedabdi9738
    @mahamedabdi9738 8 лет назад

    Guuuul khatumo insha allah ishi bugtay kubikacso guuuuuul khatumo

  • @basra20121
    @basra20121 8 лет назад +3

    Alta wan kugu haysta ina ader

  • @jararcadey8300
    @jararcadey8300 8 лет назад

    aamiin guule alahayow

  • @abdiazizanti-virus5856
    @abdiazizanti-virus5856 8 лет назад

    the tune, the voice and the action realy touches me though i dnot fully understand

  • @asmoamoore173
    @asmoamoore173 8 лет назад +2

    waaaw

  • @AhmedDuale-vx2rz
    @AhmedDuale-vx2rz 8 лет назад

    Manshallah
    Guulee allahayow
    khatumo state of Somalia

  • @asiyoabdi3829
    @asiyoabdi3829 7 лет назад

    viva khaatuma

  • @xaalawaatuahmed6540
    @xaalawaatuahmed6540 8 лет назад

    aaaaamiin

  • @AhmedDuale-vx2rz
    @AhmedDuale-vx2rz 8 лет назад

    kuwa kala goa Gaadhka kahaya

  • @municadiomondofficial3581
    @municadiomondofficial3581 4 года назад +1

    Khatumo❤❤🌏

  • @hayatomar5763
    @hayatomar5763 8 лет назад

    www Guul Khatumo😍❤

  • @loulezaco668
    @loulezaco668 8 лет назад +1

    waaooo machallah

  • @aaminaaadan6191
    @aaminaaadan6191 Год назад

    Guul

  • @xaalawaatuahmed6540
    @xaalawaatuahmed6540 8 лет назад

    waaxan ka helay erayada iyo laxankaba

  • @mahamoodyasiin342
    @mahamoodyasiin342 6 лет назад

    Marsha allah guul iyo gubanimo khatumu

  • @burhaanjaamac38
    @burhaanjaamac38 8 лет назад

    Axya hees khaatumo wayjirtaaa

  • @maxamednuurcabdi1491
    @maxamednuurcabdi1491 11 месяцев назад

    Waaaw

  • @Amooreabdiofficial
    @Amooreabdiofficial 8 лет назад

    masha allah sxp

  • @khaliifmahamutt2570
    @khaliifmahamutt2570 5 лет назад +1

    Khaatumo daraawish

  • @bulhanbulshawibulhanbulsha3932
    @bulhanbulshawibulhanbulsha3932 8 лет назад

    Waay hodan cabdiraxman waynag luntay wayo wax nag gursady mid wax uu yahyba la garnyayn ish oo somaliweyn lafta ka gashy

    • @mahamedabdi9738
      @mahamedabdi9738 8 лет назад +1

      Nacasko wuu badan yahay anaka ma wax ayan ku waydinay mise waxad rabtaa wax kulahadla

    • @mariam-vd7xu
      @mariam-vd7xu 8 лет назад +3

      +xamda adam ADIGANA LAFTA WAXAA KAA GASHEY SOMALILAND OO AAN LAGA GARANEYN MEEL ADUUNKA EEY UGA TAAL.

  • @tuumzgigrmay8586
    @tuumzgigrmay8586 8 лет назад

    kaaw ,, meesha tan Max ka ciyaaya ma dad,ba misee waa adhii

  • @asmoamoore173
    @asmoamoore173 8 лет назад

    nice song waaye

  • @masahaallahallowkudahussei471
    @masahaallahallowkudahussei471 8 лет назад +1

    afkina cano geel lagu qabay

  • @vivahannidaahir5712
    @vivahannidaahir5712 6 лет назад

    viva khaatumo 💟💟💟💟💟💟💗💟💟💟💟💟💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👈👈👈👈

  • @nuurohussein2861
    @nuurohussein2861 8 лет назад

    Guule alow khaatuumo

  • @fardus5305
    @fardus5305 8 лет назад

    aboodi cabdala waa runtaa taa waan kugu raacsanahay 🎍

  • @khadramaxamud7880
    @khadramaxamud7880 8 лет назад

    wax khaatumo la idhaa ma jiree niyada ka saara kuwana lacag ay ku heesan and uunbay rabaaan ee yay idin walin oo anay isku keen diri dad wada dhashaynu nahee

    • @dahirbashi6982
      @dahirbashi6982 8 лет назад +3

      are you joking?
      khaatumo state of somalia
      dadka somaliyed oo dhan ajeceel adiga hadaan jeclaan hafiirsaan

    • @naimachannel925
      @naimachannel925 8 лет назад +1

      wayjirtaa wayna jiri doontaa taas haku riyoon Viva khatumo state of Somalia we love khatumo cadawgaa maciilbaxo

    • @naimachannel925
      @naimachannel925 8 лет назад

      wayjirtaa wayna jiri doontaa taas cidi kuwaydiin maysee kaseexo Viva khatumo state of Somalia cadawgaa maciilbaxo

    • @asiyokhadar7161
      @asiyokhadar7161 5 лет назад

      Fuck jeeganta tahay was

  • @mubarakadam7927
    @mubarakadam7927 8 лет назад +1

    kkkkl khatumo wa soo shaacsartenba cajab

    • @yasminkey4812
      @yasminkey4812 8 лет назад +1

      Amiiiiiin amiiiiiin amiiiiiin yaa rab

  • @bulhanbulshawibulhanbulsha3932
    @bulhanbulshawibulhanbulsha3932 8 лет назад +1

    Dhilada yare raxna ee barrarka ka ciyarta iyo labda qarc dalmat iyo alta xarmin waydun iman Somaliland

    • @indhaurooncadey6093
      @indhaurooncadey6093 8 лет назад

      Ma xishoode ha af la gaadeen hobalada somaliyeed i dinkaaga habaaboow aduun ku idin la yaaban yahee khaatumo waxay u taagen tahay somalia maan kaaga na ha ka saarin in aay yihiin guul wadayaasha qaran ka somalia intaan cid kale ba la gaarin ayaga ayaa muslim qaalis ah idin ka dhigaya ee hargaysa ayaa shaar boorleh la fadhidaane oo quree waay nu arkin markii ssc hoogiina kariso

    • @mumtazfarah9138
      @mumtazfarah9138 8 лет назад

      +Indha Uroon Cadey agree u cadey

    • @indhaurooncadey6093
      @indhaurooncadey6093 8 лет назад

      +Mumtaz Farah
      thanks my dear Sister 😘

    • @mumtazfarah9138
      @mumtazfarah9138 8 лет назад

      +Indha Uroon Cadey u wlcm quruxey

    • @fikramalldheere2519
      @fikramalldheere2519 8 лет назад +1

      Xamda Bulashadu waa Cafimad Qabtaye Calool Xanuunka Iyo Maslaxdadan Yare harakoogu Daadhaday Kala Dhex Bax Dhuusad tahee kk Khaatumo & Shacabka sharafta Mudan Dhuusadadu Gaari mayse Kkkkk Is Ciiji kk

  • @hargeisamusic5775
    @hargeisamusic5775 8 лет назад +1

    dadwaynaha wxn waydiyay ninkan dalmar yare ayuunban umaqale magaca abihii maxa la yidhahda mise waa lanbar case garanay yarta midgaantaye&ku reer xamarka ah ee cugdadeysan khatomo wax la yidhahda mahiraan

  • @abdiazizibrahim7260
    @abdiazizibrahim7260 8 лет назад

    Dhulbahanta Sayidkaa laweydiyo
    waxa uu yidhi
    maxaa kenay dad miir qaban kahadlaynee dhulbahante
    ee khatumo maxaa ladhahaa
    ma buhoodle oo tulo ciid cas leh oo bilaa adeeeg dowladeed
    madaxwey nihii xagad lagu dortey
    caqligu haydin shaqeeyo
    oo Dadka wax laqeybsada
    viva somaliland

  • @masahaallahallowkudahussei471
    @masahaallahallowkudahussei471 8 лет назад

    waaw cadawginu cagta hosteda

  • @sadiowarsame
    @sadiowarsame 8 лет назад +1

    xamda adam naa amus doqan yahay dusha sare khaatumo state dagatay daaqada isaaq laan waa laga xirtay kkkkk rahmo roos iyo alta iyo dalmar magrtit cajuuso

  • @bulhanbulshawibulhanbulsha3932
    @bulhanbulshawibulhanbulsha3932 8 лет назад

    Khatumo waliged horumar ma gadhyso han ku nalon inad horumar gadhan madx laydinka togany abhinyo somaliyab cune wax cay laguma khasreye ish

    • @dahirbashi6982
      @dahirbashi6982 8 лет назад +1

      xamda adam
      maskiin atahe waax na
      masaminkartide iska amuus Yan lugugu qusline
      heesta an kaa dhagesane

    • @adnanmohamedismail7155
      @adnanmohamedismail7155 8 лет назад +1

      orodo sakiin soo laq khaatumo sanka ayeey kaqbsatay qadhmuun kiina ee ilinta iska tir waad urteen

    • @khaatumawiboys9262
      @khaatumawiboys9262 8 лет назад +1

      +xamda adam caadi iska dhig huuuno

    • @hiboismail6312
      @hiboismail6312 8 лет назад

      khatumo waxa maxaya

  • @burhaanjaamac38
    @burhaanjaamac38 8 лет назад

    Xamda adan haday yimadaan mxd samyn nacasyahy