ABUUKAR: 'DFS WAY OGAYD HISHIISK BADDA EE ITOOBIYA | SOMALILAND'

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 сен 2024
  • IFIYE: USTAAD ABUUKAR CARMAN OO SOO BANDHIGAY XOG FARA BADAN IYO XAALADDA UU DALKU KU SUGAN YAHAY ( KIISKA BADDA )
    • ABUUKAR: 'DFS WAY OGAY...
    North under siege: Rockets cause hospitals to nix procedures, schools and beaches to close
    ‘Most people live in stress and worry,’ one Safed resident says with cities on war footing; ‘My blood pressure goes up every time I hear a siren’ .
    IDF: All 24 rockets launched by Hezbollah at northern Israel overnight were intercepted
    IDF: All 24 rockets launched by Hezbollah at northern Israel overnight were intercepted
    By Emanuel Fabian
    According to the IDF’s latest assessments, Hezbollah only managed to launch 24 rockets at northern Israel overnight, all of which were intercepted by air defenses.
    Large pieces of shrapnel fell in the Jezreel Valley following the interceptions, causing damage to a barn in one area and slightly wounding a man in another. The IDF says there were no direct rocket impacts in the attacks, claimed by Hezbollah.
    14 Killed, Over 450 Wounded in New Hezbollah-targeted Radio Device Explosions, Lebanon Says.
    95 wounded from Lebanon transferred to Iran for treatment
    The Iranian Red Crescent reported that 95 people who were wounded from the explosions of communication devices on Tuesday and Wednesday in Lebanon have been transferred to Iran to receive treatment, according to reporting by the Saudi news channel Al-Haddad.
    Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
    Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
    Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
    One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
    With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

Комментарии • 43

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 5 часов назад +3

    🇸🇴 IYO 🇵🇸 ISU EKAA ‼️ ‼️

  • @mohamedsodalabshiir
    @mohamedsodalabshiir 4 часа назад +3

    Mr abuukar wuu sax san yahay wayoo somalidu ha u midoowdo danahooda qabyaalada qurunka ah eeynu iska dhaafno eeynu is cafino dhamaanteen

    • @mohamedibrahim-ns3mk
      @mohamedibrahim-ns3mk 3 часа назад

      qabyalad ma dhamaneeso bro ha is daalin wadanka waxaa leh wa hawiye kaliya hawiye kaliya muwaadin ah

  • @Salugla
    @Salugla 4 часа назад +2

    Abukar Arman waa macdan nadadir ah waxaase ka horaysa caqligii looga faaiidaysan lahaa isagoo kale meeyay Somali dadka ugu liita ayaa safka hore taagan

  • @FA-by8wp
    @FA-by8wp 2 часа назад

    Manshaa Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul baan lee yahay dhaan soomali weey waxaan u bahan nahay inaan helno aqoon yahanadan oo kali in ey na hogaamiyaan, laskiin waxeey ka mid tahay nasiib darada inagu habsatay maanta . Guul soomaaliweyn 🇸🇴❤️

  • @Asad-h1q
    @Asad-h1q 57 секунд назад +1

    Waxaan Jeclaa in uu Mudane Abukar cadeeyn keeno in Madaxweeyne Xasan Sheikh ogyahay Saxiixa Bada٠
    Wax badan ayaan maqalay shekadan Conspiracy aan yaqiin ku saleeysneyn

  • @historypublishers
    @historypublishers Час назад +1

    💪🏿🇸🇴💪🏿

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 4 часа назад

    Haday isla ogaayeen maxaa badalay intaa maxaad noogu faahfaahin weyday

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 4 часа назад +1

    Wlhy C/xaafid waxaan sheegey isla maalintii uu soo saxiixey Muse Biiixi baan dhahay walawada ogyahay ee maaha wax hada aan maqlayo bro 😎 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 4 часа назад

    Tviga isagaa u shaqeeya amxaarda Kan uu waraysanayaa waa soo for itoobiya ha ku khaldmna dadka noocan ah

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 4 часа назад

    Madaxweynahah haduu la ogaa ethopia hore u sheegi lahayd bal day waxaad naga dhaadhacsiinaysid

  • @Fawaaz57
    @Fawaaz57 10 часов назад +2

    Meqo daqiiqo ayaa dhiman

    • @khalidqawdhan3265
      @khalidqawdhan3265 6 часов назад

      Meeqo oromada tirahda ma oromo Ayaad tahay

    • @Ubax114
      @Ubax114 5 часов назад +1

      @@khalidqawdhan3265 Oromada ayaa somalida ka baratay eraygaas luqada Somalia Africa oo dhan erayo aya laga helaa 😂 sida darted dadka Ina kopi gareyay somalida luqadod ha u dayan, mise adaaba Oromo somali baratay ah😂😂😂

  • @ilyas4616
    @ilyas4616 3 часа назад

    It’s very sad qof aqoonyahan sheeganayo in misleading intaan la eg in u sameeyo

  • @mohamudmohamed7543
    @mohamudmohamed7543 4 часа назад

    Adigaba waxaad aaminsantahay sidaaa uhadlayso inuuu Dowlada Somalia Itoobiya kaaga fiicantah jaajuusiinta Somali isaga kaayadhigaya Adeerkaa Soomali maahid Adigayo kuwakula midkaaa maalin maalmaha kamidana waa ognahay

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 Час назад

    Xasan Sh. Maxamuud wuu ogaa heshiiska Abiye & Biixi, kharashkii loo balan qaadey ayaa looga baxay kedibna wuu boodey.
    Ninkani Dan kama laha dhul, gobanimo, midnimo iyo qaranimada Somaaliya (waxaa minimum u ah jeebkiisa)

  • @Wanaaga
    @Wanaaga 4 часа назад

    War odoyashan asasaqa ah edeerow adaa keente sumcadada u turo tv xaqiiq dhexdhexad ma ihid waana ku ognahay ku soco sidan keen sida inginerka lkn waxa kale ka fiirso waana laga tashan

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 Час назад

    Runtu wa khadaadh

  • @muqtarmohamed1179
    @muqtarmohamed1179 15 минут назад

    Bal odagaan munaafaqa ah waxow ku hadlaa arka ninkaan cabdi xaafida odayasha waal waalan soomalida u diidan nabada ayow waraystaa nin yahaow umada caafimaad qabta dadka wax anfca u sheegaa ino keen hadii kali cadyso warkaaga

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 4 часа назад

    Abdixafidow odayaashan aad wareysanayso hadaada ka maarmeen at least labada dhinac keen meesha kuwan kaliya dadk33y niyid jibinayaan oday walboo xil loo diiday namaca kale ayaa iska taagayaa zilkana soomali oo dhan ma deeqo

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 3 часа назад

    Aamus joqorayahow jaahilka ahi

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 4 часа назад

    Mahadsant walaalkey cabdixafit adiga iyo ninka odiga ah scw ❤❤❤

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 часа назад

    Maxay been sheegtay ma heshiis.nuu caas ah ama dawladeed miyaa la inkiri karaa yaa loo sheegayaa warkaas mw ama rw ama wasiir ama ku xegeen unbaa la sheegaaye ma nin aqoon yahan iska ah miyaa gali kara heshiis kasta waaba kuwo ree baadiyaa ayad 5ihiin ankee adiga wariyaha sheeganaaya oo ka qaadaya waraysiga oo soo daynaaya qashin

  • @gulledsaid4138
    @gulledsaid4138 2 часа назад

    Hadaad ninkii loo baah naa waraysatay ee fadlan noosoo badali abuukar waa nin aqoonle oo dhalintu ubaahan tahay!!

  • @mohamedabukar9561
    @mohamedabukar9561 4 часа назад

    Odaygaan hala geeyo cilaaj ma Waxaad rabtaa in aad naga dhadhiciso mw xassan sheikh in uu wax ka ogaa biixi ceeji ayuu ku dili lahaay haduuba ogaan lahaa in uu sidaas oo dhan saqajaan u yahay

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 4 часа назад

    Asc ,Cabdicaafid odayaasha xanuunsan oo beenta kaliya u taagan xageed kasoo aruurisaa. waa kuwa lagu shaqeeysto baan filaayaa ,Allaah kabaqa su,aal baa idin sugeeysa

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 2 часа назад

    Beenawaas baad tahay ma Adigaa haldoor soomaaliyeed waraysta dad dhinac Ah oo adigu Aad soo diyaarsatay Ayaad waraysataa

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 2 часа назад

    Waa beentaa

  • @fosiali263
    @fosiali263 5 часов назад +1

    Bada jamuuriyada somaliland ma hoyadiin ayaa leh why aad ugu tasbiixsanaysaan kaaga sanka weynle

    • @abdirahmanalimohamed437
      @abdirahmanalimohamed437 4 часа назад

      Waxaan ahay nin Oromo goor dhow Hargaysa iyo Buurco Borama.Garoowe bosaaso goor dhaw anaga ayaa idin xukuni donno. Qorshahaan waxaan soo wadnaa 70 Sano ka badan .

    • @abdirahmanalimohamed437
      @abdirahmanalimohamed437 4 часа назад

      Hoyadaa iyo walashaa iyo Somali o dhan anaa qadan doono .

    • @saja9892
      @saja9892 2 часа назад

      Bada ciise iyo gadobiirsey baa ilaahay ku beeray masa isaaq barbara bay degen yihiin

  • @AhmedNoor-h7i
    @AhmedNoor-h7i 4 часа назад

    Dadka qaar waxey ubaahanyihiin in wadaniyadda la baro. Qof weyn oo been sheegaayo oo aan isku xishooneyn.

    • @saja9892
      @saja9892 2 часа назад

      Xasan isaga beentiisa iyo munaafaqadiisu waa xaq miyaa

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 5 часов назад

    Ninkan odayalkii tigreega iyo Amxaarada jaa juuska u ahan jiray um bu wareysta asaga miya jaa juus Ethopia u shaqeya ah soomaalia waxa qari bay dad nala midab ah oo soomaali ah oo shisheye u wada shaqeeyo dowlada soomaalia wa in cadowga gudaha iyo midka dibada is ku si ula dagalam taa waliba kuwa Hogamiya kooxeed yada ciidamada wada sameyste shaati qabiil wada xiran wa in la bur buriya wayo dowlad kasta oo timado madaxweyne walba imado caqabad ayay ku yihiin kaliya halo ogolado police 👮 kaliya maxay tahay Gobola dan wada malatariga wada sameyste taa wa qaladka ogu weyn dalka wa hal hal madaxweyne na wa uu le yahay waxa inta u dhaceeyo wa un illa meereyso

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr Час назад

    Maxaa kaalay c xaafidoow Adiga iyo inta Aad soo xulataaba heshiiska slnd iyo Ethiopia,soomaaliya,soomaaliya waad ku qarwaysaan Ama waad ku riyoonaysaan in wax soomaaliya la yidhaahdo Ay jiraan mar buu magacani dhadhan lahaa waatii la dilay dhadhankii iyo sharafkii,mar baa waagu dadkaba ugu baryi jirey maalmaha dabaaldega si Aanay u dhaafin waxaan ka mid Ahaa dhalinyaradii mari jirtey,dabaaldega,waxaas hore Ayaa loo cunay waa wax Aan soo noqonayn ka baxa riyada,magacaasi wuu idin daayey soomaaliya la yidhaahdaa,sawirkii xiliyada qaar Aan soo tilmaamay,sida dareenka dadku Ahaa,maanta ma jiro Calankii xiligaa ila quruxda badnaa iminka markaan Arko waxaan idhaahdaa waar wuxu ma sidanuu u foolxumaa waa marxalad la gaadho ka baxa riyada intiina sii wada joogtaa maanta goldaloolada iska Awda,iyadoon waxba faraha idiinku jirin dal tegey daba orodkiisa waxa idiin dhaanta inaad intiina isku hadhay wax noqotaan?

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 Час назад

      Isaaq awalna waaloo talinjirey hadaan waalootalinayaa intaas kuseexda oo kusootoosa calanku haduu fool xunyaheyiyo haduu quruxbadan yaheyba Somali isagaa laguyaqaan

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 4 часа назад

    Awood ma lihin,
    Wan isku dhex daadsan nahay,
    Ciidan ma haysano iyo wax la mid ah ,waa is liidid mana wanaagsana,
    Mar hadii aad hesho hub,
    Naftuna kugu jirto, wax kaa maqan ma jirto,
    Shacabka isma khilaafsana ee hogaamiye kooxeedyada baa is khilaafsan,
    Cadawga ethoipia hadii ay arkaan waa mid.

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 Час назад

      Shacabku qabyaalada Hassan weyneceen dowladna majirto bey kuleeyihiin waanarun
      Dani&Axmed madoobe& Hassan shiikh madaxooda allaha kashubo