XASAN SHEEKH OO SI ADAG MAR KALE UGA HADLAY DAMACA ITOOBIYA EE BADDA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 сен 2024
  • XASAN SHEEKH OO SI ADAG MAR KALE UGA HADLAY DAMACA ITOOBIYA EE BADDA

Комментарии • 125

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 месяцев назад +6

    🥺🥺..🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* .
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay

    • @hamdi-qg6ht
      @hamdi-qg6ht 8 месяцев назад

      Illahow dhibka ka dul qaad. Walal astaqfarta iyo saliga nabiga akhri is bedel bad arki inshallah

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 8 месяцев назад +2

    Mashaa Allaah tabaarakallaah xafidullaah Madaxweynaha umada soomaaliyeed mudane Xasan Sheekh Mohamud guul guul gobonimo ❤❤❤

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 8 месяцев назад +3

    Guul guul somaliaya huruda ka kac somaliaye xabshid naga sara ma doonen guul guul guul inshaal allah💙💙💙👊✊️

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 8 месяцев назад

      😂😂😂 Xaasidiin wxa kaliyee ku midaysan tihiin waa nacaybka somaliland cuqdad u dhinta 👈

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 8 месяцев назад +3

    ❤❤ MAANSHALAAH MY DANE. XASAN SHEEKH MAXAMUUD. MADAXWEYNAHA. SOOMALIYA. GEESI. HORE. USOCO. ANAGAA. KUGARABTAAGAN. INSHALAAH. SOOMAALI OODHAN. BAA. KUGARABTQQGAN. MADAXWEYNE. NOOLOW ALA HAWSHA AADHEYSO. HAKUUFUDUDEEYO. ALAAHU MA AAMIIN ALAAHU ACLAM WTOWFIIQ GUUL ❤❤SLND IYO. SOOMAALIA. DHAMAANTIINBA.

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 8 месяцев назад +1

    Wallahi aniga ku nool Switzerland 🇨🇭 Waaana Meel aaad u Qurxoon oo waliba ku wanagsan dhanka Nolosha macaan aa ka jirto mushaaar fiican aaan ku Shaqeeyaa Alx

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 8 месяцев назад

    Xasan day iga maaweeli Somalia oo khiyaaligaa ugu sheekee ana hawshayda waan wataaye GUUL SOMALILAND 🎉

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 8 месяцев назад +1

    Madaxweyne Xasan Sheekh hadalka aad kula hadashay waa hadalka dhabtaa waana in ay fahamtaa Ethiopia, ummad Soomaaliyeed baa been lagu qaatay dhulkii Soomaaliyeed maanta ee Ethiopia waxaa ku socda boobo mana dooneyno in ay nagu dhacdo sidaa oo kale . dalkaan adigaa ka madaxweyne ka ah go'aankaagu wa uu fiican yahay marna ha uga fuqin sidaa. Hageysa ayaan kaa soo salaamayaa.

  • @haania2495
    @haania2495 8 месяцев назад +1

    Irsaaqada meel kale ayaa alle Naga siinaayo ee hana soo dhax gelinin Itopia wax maqal please 😭

  • @hamzahamud6227
    @hamzahamud6227 8 месяцев назад

    Masha alaah mudane madaxweyne la ahadal xabash ka xun guul iyo gobo nimo

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 8 месяцев назад +1

    Guul madaxweyne hassan sheekh

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 8 месяцев назад

    Masha allaah madax wayne guul guul.

  • @ismailljama2205
    @ismailljama2205 8 месяцев назад

    Maanshaa alaaah 100% waa aad ku saxanthay Hassan sheekh taako kamid ah dhulka Kana tanaazulayno usheek

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 8 месяцев назад

    Masha alĺah madaxweyne usheg mirka ha usoo noqdo abii ibliis apola gaisna hakabixio

  • @BicireyAgency-ge7ts
    @BicireyAgency-ge7ts 8 месяцев назад

    Aad iyo aad dalkaan dadoow leeyahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alinoor735
    @alinoor735 8 месяцев назад +1

    Madaxweyne xasan wax Canaagsan ayuu ka hadlay

  • @AbdirahmanMuhamud-lz4tu
    @AbdirahmanMuhamud-lz4tu 8 месяцев назад

    Wow 👍👍👍👍👍

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 8 месяцев назад

    Mahadsanid mudane madaxweyne si fiican ayaad u dhigtay ❤❤❤

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 8 месяцев назад

    Xasan xoreeyey geesinimadaas ayaan kaa rabna soomaalia ha noolaato

  • @shiine111
    @shiine111 8 месяцев назад

    Ilaahow anagiyo Ethiopia colaadanasa gas kushub

  • @Calicabdilaah-qe4di
    @Calicabdilaah-qe4di 8 месяцев назад +1

    Keep going madaxweyn

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 8 месяцев назад

    Guul iyo gobanimo madaxweyne xasan shiikh itoobiya waxaa ka dhahdid ayaa noo dhahan.

  • @shiine111
    @shiine111 8 месяцев назад

    Ethiopia waxan u jabnay markii somalidu katanaasushay somaligalbeed waxan somalida ku guubaabinayaa inay hurdada katoosaan oo aynu baadi doonaa
    ogaden region

  • @Asadhaji663
    @Asadhaji663 8 месяцев назад

    Soft topic Hasan

  • @haania2495
    @haania2495 8 месяцев назад

    Marka aad reeer waqooyiga ka hadleysid ku dhawaaq gobalka hargaysa don’t say Somaliland

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 8 месяцев назад

    Nafyay calwahanoqon nasiibkana how cadhoon haduucalafka ceshaday somaliland waytagtee ogow haa haa waytagtee ogow 😭😭ilmada ilmada ceshoban ku idhii cawanaa cawnaa cawanaa tasho ban ku idhii nafyay calafkeedulumee xusuus ku casuumanee cidlada wahelmoodaysaa haa haa cidlada wehel moodaysaa ilmada cesho ban ku idhii😭😭

  • @selenafan786
    @selenafan786 8 месяцев назад

    Waa hileec ee xuduuda noo xir waa damac wali ah

  • @justincasecase4367
    @justincasecase4367 8 месяцев назад +1

    Ciirtada dhama Cayidad Yaqan Siyaad Iska Daa

  • @cabdiqaadirjaamac4559
    @cabdiqaadirjaamac4559 8 месяцев назад

    Guul soomaaliland

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 8 месяцев назад

    bismillah asc xasan sh mw kadaciifsan caalimka somamarin waxan layabay adunka xagee lagu arkay mw kalikii iskasocda owiliba istuudiyaasha luguhiisa kutagaa ewareeysi muuqaala laga qaadaa mw xafiiskiisa ama hoteel wareeysi lagula qaataan arkijirnay waxan kaxumahay sumcadaraduu noosojiiday heshiikaas xataa badeena kumasiikartid biixi iyo itobiya adaa kaxun waxa kaloo intiinaas nooga halisbadan imaaraadka uujeebka kuwato xasan sh wakasar waana kahortageynaa insha allah

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 8 месяцев назад

      😂😂😂 rer somalia xasidiin wxa kaliyee ay ku midaysan yihiin waa nacaybka rer somaliland hoydiin cuqdada kawasa bad aany lahayn bay marmarsiiyo ka dhiganyaan hada wxy is lahayeen aad idinku itoobiya noqotaan kuwa ku guulysta inay dekedahoodu u adeegaan suuqa kaliyee isku haystaan dekadaha geesku markaasuu Muuse Biixi beerka ka laagay oo ka dhex qaaday somalia eritariya 😂😂 sidaa ku ogaada inaad tihiin xasidiin kolba illhy fashilinayo munafiqiin , Viva Muuse Biixi Geesiga cawda u jaray cadawgii 👈

  • @hibo7569
    @hibo7569 8 месяцев назад

    Monsieur le président pose la question aux peuple de somalien ❓️❓️oui vous êtes bien le président et responsable le pays mais décisions appartient aux peuple on n'a le doit respecter, ☝️☝️☝️☝️🫢🫢🫢🫢🤔🤔🤔😢😢😢😢⚠️⚠️⚠️⚠️

  • @dhaqandhowrsomaali8746
    @dhaqandhowrsomaali8746 8 месяцев назад

    Madaxweyne hadalka waamaxay, sh.Axmed Gurey Jihaadkiisa Miyaa balaayo ku tilmaameysaa, iyo wax xun, waxaan kaa muuqdo dabac. Maxaa naga dhexaayo, ithopia.

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 8 месяцев назад

    Xasan hadalkaagu Wali waa jilicsanyahay

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 8 месяцев назад

    Mahadsanid mowliid

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 8 месяцев назад

    Maalinba sinoockale ah hauhadlo xassan sheekh falaadhi gilgilasho kaagama hadho

  • @AminaHussein-m6z
    @AminaHussein-m6z 8 месяцев назад

    Tolow xasan wejiyo badana
    Wararkisu isbedel badana 😱😱

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 8 месяцев назад

    Ma dhacayso midnimo dambe ee ku dhawaaq adigu hadii kale na nabad geli , oo taad joogto cafaalad wax ugu qabo

  • @AhmedSadiiq-ue4om
    @AhmedSadiiq-ue4om 8 месяцев назад

    2006 _2009AYA TAARIIKHDA DAGAAL SOOGAARTAY

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 8 месяцев назад

    😂😂 Rer Somalia hoydiin xsdka timaha idinka daadiyay kwsa , wlhi illhy ba mrwlba fashiliya ncybka cuqdada xsdka ad ldba socotaan rer Somaliland sidaa nooga dba taaha sida bisadaha ilaa qiyamaha sidaas banu mrwlba idiinka guulay-sanynaa , wxa kaliyee ad ku midysntihiin waa ncybka xsdka cuqdada aad u qbtaan rer Somaliland waana sababta mrwlba illhy idiin fashiliyo wyo xasidiinta illhy baa neceb 👈

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 8 месяцев назад

    The failed state of Somalia has nothing to do with mou between somaliland and Ethiopia.

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 8 месяцев назад

    Runwaye ethopia waxey hormartey marki Somalia dawladeedi dhacdey😒
    ethopia gumaad dhaqaale ay ku heysa Somalia ,waxba nooma ogola, maxaa badeena u siineyna?!

  • @hassanhiir9969
    @hassanhiir9969 8 месяцев назад

    Waa anigu an kireyo un ee adigu maxad u kiraysay....haa bada....maha lexejeclo iyo dhulban ilalinaya yahuu...imanka ilahay ka qaad

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 8 месяцев назад

    Nin liita

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp 8 месяцев назад

    Dhulka samaroon iyo ciise leh. Dawlada somali waa dawladeyadii.hadal waxbo ta maayo.

  • @laylatulqadrismail8040
    @laylatulqadrismail8040 8 месяцев назад

    Dream on

  • @Cabdi-q1n
    @Cabdi-q1n 8 месяцев назад

    Wadidhacsantahay oo waaba gaalo cida adunka uguhorumarsani Muslim kudhaqmaha kitabka iyo sunaha nabiga slc

  • @shiine111
    @shiine111 8 месяцев назад

    Shidaalka inagaa leh ogaden is not Ethiopia

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 8 месяцев назад

    Madaxwaynuhu wuu ku khaldan yahay in uu jihaadkii aabayaasheen taarikh foolxun ku yilmaamo gaalo madow naga tag maahane aan walaalowno ma yaqaan

  • @fmg63772
    @fmg63772 8 месяцев назад

    Adeer xasanoow tiro badanidaa al jaziira na so adiga warkale kashegay yaa allaah

  • @saidnour8864
    @saidnour8864 8 месяцев назад

    Adigaa qaldan Madaxdayadu ma qaldana shaqoyeelo

  • @NaimaMaxamed-e6l
    @NaimaMaxamed-e6l 8 месяцев назад

    Dagaalka iska daya dad walaal ah batihiine

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 8 месяцев назад

    Waa nin dillaal doon ah lkn aan diidanayn badda in la siiyo ethiopia
    Ashahaadda beenta ah ma aqbalo ilaahay
    Somalinimo been ah wallaahi ma kaa aqbali doonno ee haddaad awooddo bal kaalay cagaha soo dhig Somaliland miskiin
    Aabbahay wuxuu 1988 u dhintay Somaliland si uu uga kiciyo cadawgii aannu walaalka moodnay
    Maantana anaa u diyaar ah inaan wixii aabahay u dhintay inaan difaaco oo aan naf iyo maalba u huro kuna tababaro ubadka aan dhalay si ay aniga dabaday isaga kiin difaacaan
    88kii 9 ciyaal ah bay hooyaday la qaxday oo ethiopia la gashay mid naga mid ahi xataa awood uu hooyo ku caawiyo maannu lahayn waa wada yar yarayn cidda aannu gabbaad iyo caawin ka helnay waxay ahayd ethiopia
    Markaa ninka doonaya inuu iga dhaadhiciyo inuu nasteex ii wado muxuu inaan noolaado oo aannu sinnaano uu u ogalaan waayey
    5 tii Somaliyeed labaa midoobay oo Somaliland baa sabab u ahayd midawgaas ma qori iyo qasab baad nagu keen teen maxaa maanta qasabka iyo af lagaadada keenay
    Caqligiinnu waa kaas taagan Xasan uu leeyahay annaga maxay noo soo mari waayeen
    Kuwayagii ethiopia la xaajoodayna ka dhigaya kuwo bad iibshay oo xaramkii gubay
    Reer Somalia yaaw caqli keena oo cadaawadda iska dhaafa

  • @zakshire7817
    @zakshire7817 8 месяцев назад

    Madaxweynaha Somalia 🇸🇴 Mudane Hassan Sh. Ma’ u quuri weeyday inaad dhahdo ama title kadhigto

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 8 месяцев назад

    Marka hore abologais haka bixiyo damacisi udamaciyey dad iyo bad iyo dhulba

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 8 месяцев назад +1

    Bad gatow beenta naga daa, kaliya waxaa aad biixi isku heesatiin waa un anaa saxiixaayo iyo anaa saxiixaayo.

  • @haania2495
    @haania2495 8 месяцев назад

    Madaxwaryne ama ha la haato ama yeesan lahayn allah uma samaynin bad ee haka hadlin ee u sheeg in ay San nagu soo xad gudbin si buu hadalkada u jilic San yahay

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 8 месяцев назад

    Taariiqdaas Ma Dhamaanin Mw Xasan Ethiopia Wali Dhul ayay Naga Haysataaa

  • @FadumoCumar-tk7bo
    @FadumoCumar-tk7bo 8 месяцев назад

    Madaxwynaha hdalkiisa wasax wllhi

  • @ittihadusuufiyya
    @ittihadusuufiyya 8 месяцев назад +1

    Madaxweyne nolow

  • @readwithrahma
    @readwithrahma 8 месяцев назад

    Woow madaxweyne allaha no kadaayo barigi doorashada wan kaso horjeday lakiin manatay meel weyn a iga so baxday dalka cadowga noga diifaac itobiyey hadaa u malaysay somali in ay hurdayso wali wan so jeednaa kena maqan iyo kena joogo

  • @khada917
    @khada917 8 месяцев назад

    Waa qiiq isku qaris iyo maa welin isaga dhabarka ku watay ninki saxiixay hadana safiirki itopianka iyo ciidankodiba vilada u dhex fadhiyan.

    • @Hardyironman
      @Hardyironman 8 месяцев назад

      Ciidanka itoibiya miya vilada dhex fadhiya sheekadaas goorma laiskala tagy 🤣🤣🤣

  • @maxamuudcali4445
    @maxamuudcali4445 8 месяцев назад

    Warninkani Waa nin waalan daldhan madax wayne ka ah lacag buuraadinayaa damiirna malaha tuugkhaa ina

  • @hudeifiabdihakin7731
    @hudeifiabdihakin7731 8 месяцев назад

    Ethiopia bad an dad lahayn bay aragtay oo ayaga is neceb oo qabiilku soon u noqday

  • @sucadsharbaale244
    @sucadsharbaale244 8 месяцев назад

    Iska hadle anagaa somaliland badayada dhulkayga xor baan u nahay tiina ka tali oo is maamymula

  • @MohamedMohamed-eb6nt
    @MohamedMohamed-eb6nt 8 месяцев назад

    Wlhi ninkan aqli gisa aan layabay ma waxu muda dadka ino ka aqli badan yahqy sow adiga laha bada uma didanin bada ma adiga leh dalka markad Ethiopia sineysid tariqda aa ku segi donto

  • @JibriirCabdi
    @JibriirCabdi 8 месяцев назад

  • @خلودمحمدعلي-ح6غ
    @خلودمحمدعلي-ح6غ 8 месяцев назад

    Xasan sheeq weli faraa kuu kodan shacabkana waa qiyaantey bada buxinya muuse biixi uuw bixiyey waa la ogeed waana soo bixi doontaa adiga iyo cismaaciil cumar geele iyo muuse biixi waa is ogeenee weli kama dhicin qiyaqno tan ka ween in aay ka dhacdo soomaaliya taariiqdaa xusi doonta

  • @xamseozil1307
    @xamseozil1307 8 месяцев назад

    Walhi. Hadlakaga. Siduu uqurx badan yahay. Waxa ficinan. Lahaa. Ficilkaga. Oo sidas. U qaba fican. Kolay. Maxada in la Cayo ma ficna. Lakin. Hanalaga. Dhafo. Af macaneynataa

  • @Mohamed-i9j2y
    @Mohamed-i9j2y 8 месяцев назад

    Somaila somail.yale way ruunti

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 8 месяцев назад

    Xasan dhiiqo markuu somaliga ku hadlo iyo markuu English ku hadlayo waa laba qof kkkk

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 8 месяцев назад

    3:53 3:56

  • @adenhusseinmohamed2980
    @adenhusseinmohamed2980 8 месяцев назад

    Madaxweyne saad uhadleyso shacabkaa saas uhadla. Ee uhadal sidii hogaamiye qarankiisa duulaan qarankale kusooqaaday hada waxaad tuseysaa itobiya kuqabsadeedii iney kuheshey in wadahadal lagalagalo

  • @Somfox1
    @Somfox1 8 месяцев назад +1

    Adeer Turkey Heshiis Milateri la soo gal oo difaac badeena. Imaaraad baa kuwaalaye!

  • @zahrahaji622
    @zahrahaji622 8 месяцев назад

    Walee madaxweyne xasan iyo muse kala wanagsan oo kala wadini yeeysan oo kala cilmi badan oo kala aragti fog

  • @sufyannuuradin5890
    @sufyannuuradin5890 8 месяцев назад

    The problem is not Ethiopia problem but it is Somalia problem 32 in a misery Solve your misery and be a nation like any others nation in this world, Abyia Ahmed said if I don't get sea access my secand generation will secure if you don't wake up and somalia Remains like this for another 10 years what do you think Ethiopia will do

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 8 месяцев назад

    madaxda somalida arimaha gudaha dalkoda ma xaliyan wax kama qabtaan macana lamaleh markii la doorto dibada ku cararan maxaa ka jira dalal shishaya adoon wax kuu dhisnayn

  • @sakariyeciise9592
    @sakariyeciise9592 8 месяцев назад +2

    Cabaadka iyo calaacalka joojiyo 😂there is no coming back somalia is failed state and there is nothing that you can do about the mou between somaliland and Ethiopia ❤

  • @asliabdi8150
    @asliabdi8150 8 месяцев назад

    Cilaaqaadka u jaree baryootanka daa

  • @sakariyeciise9592
    @sakariyeciise9592 8 месяцев назад +2

    Xaasid nimo iyo colaad aad haysan somaliland badana waar waxuu maxay ahayeen viva Ethiopia❤viva somaliland

    • @Qaali12
      @Qaali12 8 месяцев назад

      Aamus oromo warkeda marabnee aad dalkaga iyo rerahaga

    • @Foos-abdi143
      @Foos-abdi143 8 месяцев назад

      Caac kaalay qaado dhul soomaliyeed adeer baqbaq loma bahnee

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 месяцев назад

      Car haduu ninyahay hala joojiyo dalka dariska ah caaaaaac sii baa ka dhamaatay faqash dhuusawaynayaal meeshii is tasgana wuu cabaadayaa

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 8 месяцев назад

    Xasan sheikh your are dreaming somaliland is not part of somalia ha walanin somaliland muse Bixi aya ka madax wayne ah Guul somaliland

  • @Foos-abdi143
    @Foos-abdi143 8 месяцев назад

    Dad ka qaar baa leh xasan xeebihiisuu la rabaa ethiopia adeer iskaashiga calamka dhan baa ku wada noool iyo mal kashiga lkn dhulkaagaan qadanaa anaa lahaanaayo bal wayahay kalay qaata fardo la isku haayo ma la isku faanshee malkashi marabaan wayo somaliya ayey faido ugu jirtaa wayo faiidada somaliada dhibtaba dadkaas 😂

  • @malhassanjama1314
    @malhassanjama1314 8 месяцев назад

    Xasanow ka daa ummadaada beenta runtu hortooday imane
    Wax badana waad ogtahay oo aad ogolayde intaasi raad gadasho kuugu filane

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 8 месяцев назад

    HSM Been ha isku maaweelin

  • @AbdiDaahiye-s3j
    @AbdiDaahiye-s3j 8 месяцев назад

    Inkastoo dad badan oo wanaagsan somaliland jiran hadana waxad moodaa in jaahiliintu ku badan tahay bal arag qaar ba leh xasan soomaliland buu udiidan yahay

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 8 месяцев назад

    Warshadhab

  • @biriknoor655
    @biriknoor655 8 месяцев назад

    Aniga mafahmi warkaan

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 8 месяцев назад

    Maxaad Ugu diidi muuse adigaba waad u ogoshahay

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 8 месяцев назад

    Waxaanu rabnaa cod dheer kuugu sheegno annagu walawayn xabishi baanu ka jecelnahay ee na dhaafa
    Anaga afwayne iyo adigu waxaad noo tohiiin isku mid

    • @mjhashi
      @mjhashi 8 месяцев назад

      Sxb waxaad ku soo aruurteen hargeysa iyo burco kaliya, maantana dagaal ayaa ka socda, dhul soomaaliyeedna xabashi qaadan mayso, ama jeclaaw ama ha jeclaan, Somalia soomali baa leh

    • @hersijama6905
      @hersijama6905 8 месяцев назад

      nagau maad matashid doqon caqli wasaqeysan baadna tahay

  • @AxmedMuxumedMagan
    @AxmedMuxumedMagan 8 месяцев назад

    Xasan coofle.dhiiqo.gurguurte....xaar dareershe .sidaad jaziira uga hadlaysay ha badalin dadka sacabka iska tumaya beente ka daa car dhul ka sheego itoobiya haday run kaa tahay tuug yohow

  • @abdigouled8967
    @abdigouled8967 8 месяцев назад

    Xassan tuug ayan lagu wasin somaliland waxba ka tihid somalia wa cadowga somaliland dhiladi ku dhashay uu sheeg Ethiopia welcome somaliland

  • @24Sevendays
    @24Sevendays 8 месяцев назад

    Kan horta yuu madaxweyne u yahay. Meeshan aad sheeganayso maad aadid. Xasan dhiiqo. Kani waa kii uugu musuqa badnaa. Useless.

  • @dowlad123
    @dowlad123 8 месяцев назад +1

    Ninkaan wuxuu kaxunyahay somaaliland .ayaa kagahormartay saxiixa.intaas buu.kaxunyahay.kaliya waxkale oomacno leh mahayo lacag bas.ayuu.rabaa ethopia waxba kama qaadi karo soomaalilandna sodoo.kale. yaahuu katag neesha warkaa ba.ye

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 8 месяцев назад

    hassan fartaag oow
    cadaab ayaa kuu taala
    somaliland afkaaga qadmoon ha ku soo taagin
    Somaliland way tegtay nacasoow

  • @MuseMusebidar-lq8np
    @MuseMusebidar-lq8np 8 месяцев назад

    Xaasidnimo ayaa ka hadlinaysa faqash faqash

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 8 месяцев назад

    😂😂😂😂 Sowdigii lahaa itoobiya bada waanu siineynaa ee hana soo maraan bal caqliga gurguurte hadalkiisa iyo hadalkii Al jaziira uu siiyay

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 8 месяцев назад

    Kkkkkk maanaan diidin kuye

  • @axmedgaaciyekismaayo
    @axmedgaaciyekismaayo 8 месяцев назад +1

    Tuug tuugis intad badda somaliya itoobia u saxiixday bad rabta inad hadal khiyaali ah no sheegtay siyaad barre waxu qabtay adiga iyo waxi kula mid ahba ma qaban karan

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 8 месяцев назад

    War badan malihide beentan aadla wareegeso cidi kaa qorimeyso

  • @IbraahimDaahir-s9b
    @IbraahimDaahir-s9b 8 месяцев назад +1

    Nacas nacas dhalay kaalay gacanta ka qabo dee Etjiopia naga siine

    • @Dagan721
      @Dagan721 8 месяцев назад

      Ada nacas ah Madaxweyne Hassan Sheekh nolow wax laga qadaya maleh

    • @Qaali12
      @Qaali12 8 месяцев назад

      Adiga nacas’ah aad rerahaga iyo dalkagi oromo cid wax sinaysa majidhe aamus

    • @Jamaalabdiow
      @Jamaalabdiow 8 месяцев назад

      African baa illaaliya markaasuu bad ka hadlayaa shalay muxuu lahaa​@@Dagan721

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 месяцев назад

      ​@@Qaali12
      Oromasnu ehelnajau iyagasna na xiga dhiigayaga may xalaalaysan Viva Somaliland and Ethiopia caaaaac daas uun haya iyo oromo ayaatahay ka Waran haduu oromku walalkay tahay oonu kas jecelahay maxuu samaynkartaa kuwaa garoowe oo hargaysa umuuqataa caf suu dhigikarine waliba waa markii labaad uu madaxwayne noqday isagoon cagsoo dhigin buu ka dhamaaday wakhtigii hadana sidaasuu kaga dhamaan

    • @Qaali12
      @Qaali12 8 месяцев назад

      @@HindaAbdulle-fl2jj oromo afka somaliga bartay inad tahy way cadahaye ima qaldi kartide rerahina qabo yaa oroma

  • @oosman2414
    @oosman2414 8 месяцев назад

    Hadalka Madaxweynaha Ma Fadhiyo. Waa isku dhax Karis

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 8 месяцев назад

    Garguurte wa 9wajiile benaalo tuug Dawodhilif Bakhti usajude inkar khabe garguurte 70jir iyo Dokhon nimo

    • @Dagan721
      @Dagan721 8 месяцев назад

      Xishoo haduu doqon yahay ma adaa xilka u dhibay Hasan shekh 70 wanagsan anaga ku raxeysana hadalkisa skiing laq

    • @mohammedabdul5923
      @mohammedabdul5923 8 месяцев назад

      Xoyadaadu ba udhibty moryaan yaxoow 2dolr kunaxe tuug tuug dhaly bthy