Waa wax lala yaabo hadal Maxamed Cabdi waare wuxuuna qiil u sameeyay faragalinta qaawan ee la rabo in lugu qaato dhulka soomaalida wuxuuna ka dhigay codsigii dowladda Soomaaliya in masar iskeed fara galinta u wado
Hadalkaan waan canbaareeyay odaga miyaa la sixray? Nin kugu soo duulay iyo nin waligii kugu soo duulin oo kalmo ku fidaya markad waydiisato miyaa lasimi karaa?
Itobiyo maxey u tartey somaliya an aheyn qayano iyo hagardamo maser ila 60 an aqliyeysey waxey ino fidin jirtey taclinta an u bahnen dugsiga dhexe ila dugsiga sare ee somaliya kenen maclimiin masari aha jamacadna dalkeda u dhofin jirtey ardey marku jogey madaxweynihii hore maxamed siyad barre hubna wey ku tageri jirtey ila somaliya ciidamadoda logu magac darey libaxyada isbitallo iskullo wey dhisen masar itobiyo maxey dhistey an aheyn iney qayano iyo argagixiso ku berid somaliya haddana itobiyo waxey ka careysan yihiin in somaliya xoog leh la as asso iyo in somali midowdo lo helin si somali galbed lo xoreyn iyo in ciidamadoda mushahar la'an u noqon oo maser lagu bedelin wa intas cudur boranaha hayo itobiyo waxeyna rabta in laga tumo
Caasimada goday ❤
Fadlan ka waantooba warka aan wanaagsanayn ee ah SOMALILAND. WAA GOBOLADDA WAQOOYI EE SOOMAALIYA
Riyada ka kac 2024 aya lagu jira somaliland wa dalka geeska africa qasay😂
Waa wax lala yaabo hadal Maxamed Cabdi waare wuxuuna qiil u sameeyay faragalinta qaawan ee la rabo in lugu qaato dhulka soomaalida wuxuuna ka dhigay codsigii dowladda Soomaaliya in masar iskeed fara galinta u wado
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
Kkkk wasaaraddii Gaashaandhigga mawaxaa afhayeen u ah Xiddigle,Afhayeen waa inuu lajawaabikaraa dhanka Ciidanka Dhuka,Cirka iyo Badda
hanoon warkaa soodà
MOWLIID. NINKAAN. WARKA. SOO TABINAYA. MARDANBE. YUUSAN. KASOO. HADLIN. JANALKAAGAN. PLEASE. 🙏. WAXAAN. AHAY. TAAGEERAHAAGA. UGU. WEYN. ???
Good somalia midnimo
Hi
diyaar nahay
waxaa. kentay tala xumada xasan shiiq qabiilo hubee kuwo hubka iyo ciidanka kaqqd
Majiro urur hada kadagalama o jira waa Kay xeroden ma adna qaten
Maogali.manaogolaandoono..jiritaanka.jiritaanka umada. DDS.inlakaladaadiyo
Kkkk cawaantaan dadka muqdisho kubaaranaya jeebkooda,dhulkooda iyo hantidooda waa Gardarro iyo doqonimada xasan shiikh wax lareebe.
Ina Waare waa cawaan fulay ah itoobiya waxay rabtaa inay Somaliya kaqaadato Bad iyo Berri iyo dadka daggan,Masar-na waxaa noogeeyey cabsida aanu kaqabno damaca iyo doqonimada Abasinya
Aad ayan uga xumahay hadalka waare ninka kiteystay ayu u ekyajy
Nooma Sina o walahy ah nin damacsan in u dhulkeena badena la wareego iyo cidkale
@@qardho7720
Bada anigaa leh waanan kireynayaa
Hadaan doonana bilaashbaan ku
Bixinba go,aankeedu waa mid
Soomaliland uyaala adinka tiinaa
Idin culsleysee maxaa idin kadeedey
Soomaali maxaakaqaldan masar iyo itoobiya laysmasiisto oomasarbaawanaagsan wamare waadadislaana markle mandheyd bay kuimaanaysaa waynakubaxaysa markaxig mawadato naagaheedii iyocaruurtii itoobiya waadaldoon waxalaale waxlagafaaiidaayo malahan itoobiya waanaqaane balkuwaana aanbarano ileeniskuma filnin yaan meelkale waxlaga eegin soomaali dhooylaay horaymawsocznaa
Hadalkaan waan canbaareeyay odaga miyaa la sixray?
Nin kugu soo duulay iyo nin waligii kugu soo duulin oo kalmo ku fidaya markad waydiisato miyaa lasimi karaa?
Waare waa oday ukun tuurey oo silhouette haddlo aan aqoonin.
Itobiyo maxey u tartey somaliya an aheyn qayano iyo hagardamo maser ila 60 an aqliyeysey waxey ino fidin jirtey taclinta an u bahnen dugsiga dhexe ila dugsiga sare ee somaliya kenen maclimiin masari aha jamacadna dalkeda u dhofin jirtey ardey marku jogey madaxweynihii hore maxamed siyad barre hubna wey ku tageri jirtey ila somaliya ciidamadoda logu magac darey libaxyada isbitallo iskullo wey dhisen masar itobiyo maxey dhistey an aheyn iney qayano iyo argagixiso ku berid somaliya haddana itobiyo waxey ka careysan yihiin in somaliya xoog leh la as asso iyo in somali midowdo lo helin si somali galbed lo xoreyn iyo in ciidamadoda mushahar la'an u noqon oo maser lagu bedelin wa intas cudur boranaha hayo itobiyo waxeyna rabta in laga tumo
Xagu joga horta inuu sheego wuxu a hubin magaran karo inu saxafada laso fadhiisto wuxuna hubin ninkani
G
H
Olf ma matasho umada somali galbeed iyaga ah somali kala qaybin. Dhulki somaliyeed aya ula bexen magac qabiil they're traitors
Adiga keenay gobolkaga yakusodiray xamsa buri shabab masar waa shabaab afkaga inujogo oona adiga ogtahay jabuti gogosha masar dhistay intaa jideysid weeykujidayaan