Deg Deg Dawlada Itoobiya Oo Mar Kale Heshiiska Aqoonsiga Somaliland U Soo Bandhigtay Dunida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Deg Deg Dawlada Itoobiya Oo Mar Kale Heshiiska Aqoonsiga Somaliland U Soo Bandhigtay Dunida
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Комментарии • 27

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 23 часа назад +4

    Mashaa Allah somaliland guuuuul guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 23 часа назад +2

    Guule somaliland from Djibouti ❤❤❤🇩🇯🇩🇯🎉🎉👍🎉🎉🎉🇮🇷💪🏼🇮🇷💪🏼🇪🇹💪🏼🇮🇷💪🏼🇪🇹❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 23 часа назад +1

    GUUL IYO GOBONIIMO SOMALILAND ❤❤

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 День назад +1

    Guul iyo gobanimo jamhuuriyada somaliland ❤

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 День назад +1

    Guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 23 часа назад +1

    MASHA'ALLAH ❤❤MMBC MARKALE ❤❤❤

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 10 часов назад

    Asc. Mudane Madaxw. Muuse Biixi Cabdi xildiid. Salaan Sare. Ilaahow. Caafimaadka Ku siyaadi alaah maa aamin guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta. Iyo itoobiya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DavidEndurance-m1i
    @DavidEndurance-m1i 21 час назад

    I never see Somaliland but that's where my dad originally come from hargesa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraubax8142
    @sahraubax8142 23 часа назад

    Guuuuul guuuuuuul iyo gobanimo 🎉❤🎉❤

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 20 часов назад

    Waa ila meerayso xaalka itoobiya ee hirgalinta heshiiska badda

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 23 часа назад

    Ethiopia Mou calamka odhan waa Ka dhaadhicisay Wlee
    Bixi bulshada waa waaninyey Wlee

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 15 часов назад

    Waa in la xidho kuwa umada isku diraya ee social media ilaahay ayaa SWT yidhi fidnada ayaa ka daran dilka
    Haday taladaa madaxwaynaha qaadan waayaan waa in gacanta wax lagaga qabto waayo ilaahay ayaa quraankiisa kaga hadlay fidnooñayaasha

  • @iidaxmaad-bh5lq
    @iidaxmaad-bh5lq День назад

    Horay kuugu egayb mudane go aaga kaqaado

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 19 часов назад

    Ma afkaa layastaa itoobiya maxay ugu dhawaaqi la'day aqoonsiga ...maxay u jeedaan ma mashruucii faanoolaa heshiiska baddu .....

  • @camellion5329
    @camellion5329 23 часа назад

    Somaliland meel ma gaarayso inta ay Ethiopia u qabto dawlad qiimo badan!
    Maah-maah ayaa tiraahda "if you want to know someone ask his neighbors" Ethiopia neighbors 7 countries, 3 are now enemies (Eritrea, Sudan, and Somalia)
    Remaining 4 are barely friends.

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 22 часа назад

    Cadawgii ninka jabiyay ee dhinaciisa dhulka ladhigayn ee geeska africa kaga qaylisiiyay wlhi waa muuse waa geesi aaan gaban ninka badali doona muuse waa ina kaahin wa raga gacan laga taagay ilahow cimrigiina dheere

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse 23 часа назад

    Muuse maxaa caalamka ka so xidhay e u u tagi waayay

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 День назад +2

    Kalmada dhawaan baan nacay waanu daalay sidaan u sugaynay

    • @bur3aawik141
      @bur3aawik141 23 часа назад

      😂😂😂

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 12 часов назад

      Adoo faqashta daslay ka bax meesha adiga wax ba kuuma yaalaanqabro sii qodo qaracan Baan u ewasla

    • @nimasahal8599
      @nimasahal8599 10 часов назад

      @@HindaAbdulle-fl2jj MA IHI FAQASH WAXAAN JELAY IN WAXAAN U BAAHANAY AAN HELNO INTAADAN CAYTAMIN WAX HUBSO

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 10 часов назад

      @@nimasahal8599
      Madaslasn Somalilanderku waxa ubalana in ay sidaa kuwadaa inta aduunku soii baaqiyahay mana rabaan in xalane laga xukumo oo gafuur culus giumaysato waayeen meesha Somaliland dhaanta ee lagu badashaan faqash oo kaliya ayaa dhashay oon maqlikarin nolashayada quruxda badan oo sii socota ka carar halkan adiga waxba kaagama dan ahs

    • @nimasahal8599
      @nimasahal8599 8 часов назад

      @@HindaAbdulle-fl2jj NAA SOMALILANDERKA WADANKA KAMA JECLID AQOON YARIDA IYO JAAHILNIMO LOO BAAHNE DAR ALA KU DEG

  • @engab001
    @engab001 15 часов назад

    Heshiiskani ku dhamaada miyuun ahayn oo Hargeisa soo gaadha? Waa maxay heshiiskan meeraysanayaa. Mise waa olole doorasho

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 11 часов назад

    Hadday Itoobia hesho 20KM Badda Somaliland, hubaal waxa ah ciidanka Badda ee Itoobia iyo xasaskooda in ay dagaan xeebta Awdal iyo Salal. Abiy Oramada ayuu dajinayaa heshiis 50 Sano ah. Dibna uga kicimaayaan. Madaxweyne muse dhulkeenii DDS ayuu inaga haystaa sideebaad ugu dartaa xeebteenii na. Madaxweyne muse miyuuna lahayn cid la talisa?????

  • @abdullahielmisheikh5066
    @abdullahielmisheikh5066 19 часов назад

    Beenaale, war saxaafadeedka Wasaaradda Arrimaha Ethiopia ma ku soo qorin wax ku saabsan aqoonsi la siinaayo SL. Ummadda beenta ka jooji