11 year ago heestii farxiyo kaba yare ee bashiirow design and slidey show Arimahena ayaa lahaa ninkaan waa legend soo jabe adna coming soon waaye bro🎉❤
Arimahena wa nikaa kaliya ee soo duubay hesta khadar keyow cafisba ka dorbiday waxay talaa youtoubkisaa isagana dubay 5yeur ago❤ légende laba maha Youtber +camareman+raper+jilaa
Congratulations 🥳👏 Wll arimaheena one million Ka Bdn bad U qalantay i.n wad gari keep going 🥰 Wllky zaki Binu haaji Adna Wll keep going Waxan sugnaba Waa Adiga dabal dagaga one million ah i.n🥰🥳🎉🎁🎊
Amrimaheena waa dadaalay runtii waxuu dhalinyaradii Social media lakowsatay xiligii uu xowliga ku korayay, 1M wuu daahay baan dhihi kara lakin waqtigiisi baa hada noqday Hambayo. Aniga youtube waxaan samaystay 2006 lakin wax uun baan ku daalacan jiray lakin iskuma dayin inaan ku shaqeysto
Congratulation arimaheen after that zaki bini xaaji waxaan ku jecelahay waa qof aan xaqirin dadka walalihiya kana sheego wixii wanaag ah somaliyoo dhan may sidaan ahaato
arimaheena sa aminsanh dad badan o reer malysia ah madixiise kuso caan baxeen amira io adna dadkaas xita asa na baray kadib asad kadiib teamka dhan e rer maysia e caanka ah hamplyo walaalkeen rimahenn🎉🎉❤
Runtii walaahi arimaheena waxaan ka bartay waxyaalo badan oo waqti xaadirkan aan heer iyo meel sare aan Ku taagnahay oo aan Ku Aflaxay runtii maanta in aaan u mahad celiyo una abaal gudo waan jeclaan lahaa lkn abaalkisa ayaan la gudi karin .
sorry saraakiisha cilad ayaa jirta comentiga automatic ayuu isku xirayaa ma aqaan sababta
waa furay hada ❤
Waziir kuuma bogin niyow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ok wasiir waaku la jirna ❤❤❤
Wa igaaday wasiirka
Nuucaas maa tahay macnaha
Saki ninka kaliya yutubarada ugu jeclhy wan Ku salamay wlkey hormar wacan ina rabalay kuu soo galo Sharaf ayey ii thy runti ❤❤❤❤❤
Halyeeyga saxda waa adiga adigana waxa kurajeenaa booskaan boos kasiisareeya inshallaah. tankale heesta Arimaheena waxaa qaaday AARMAANTA (Jama&HassanNor) waa sax waa heesta aan magacaas igubaxay.
RESPECT my bro heestaas inay qayb ka ahaato program kayga waa ifarxad marba hadii magacaan uu kugu baxay🖐️
respect big bro✅🤝
Arimaheena maalintan talefoon qaatay ilaa hada wa kugu xirna waxbadana wa ka faidey mhdsanid legend ❤️🙏
Legend arimaheena waxan rajeyna inan maalin lee kuarko I.a
Congratulations abowe ana hadaa kuku soo. Biire 1m +me waaye 😂 hori u soc abowe ❤
Sax wye wllka inta ina kabdn aya u qalntaa
11 year ago heestii farxiyo kaba yare ee bashiirow design and slidey show Arimahena ayaa lahaa ninkaan waa legend soo jabe adna coming soon waaye bro🎉❤
The best RUclipsr of somalia zaki adi weeye waayo qofka wllkii farxadiisa ku farxa ayaa ladhihi karaa wuu wanagsanyahy saraakiisha wan kuwadanaa❤
Arimahena wa nikaa kaliya ee soo duubay hesta khadar keyow cafisba ka dorbiday waxay talaa youtoubkisaa isagana dubay 5yeur ago❤ légende laba maha
Youtber +camareman+raper+jilaa
Adiganeh qof qalbi Fcn aa tahay oo jecel umada inuu sii dhiri galiyo 😢🥰
Wax walpa wxaa ka maxaan Quraanka Alleh yaa igu raacsan 🎉❤❤❤❤👋
Arrimaheena waa RUclips Legend ❤️🤝 ka badan ayuu u qalmay, waa mid ka mid ah dadka tirada yar ee wax badan u faa'iideeyay bulshada 🙏🏽
ARRIMAHEENA 🤝
2 Legends Wasiir And Arimaheena
@Zaki bin Xaaji
My bro waxaan rajeynayaa adigana in dhawaan aan kugu hambalyeyno 1M in sha Allah
Guuleyso bro
Hampshire Hambalyo arimaheena waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Insha allah wasir wagaadhi doonta 1m markaga wuu ku hambalyeenayaa wasir arimaheena hambalyo hambalyo 🎉🎉❤
Zaki Bin Hajji big legend waka hayna Hampalyada jiro joog waziir❤🔥
Congratulations walal arimahena kabadan baad uqalanta team27 🎉🎉
Arimaheena hampliyo kabadan ayaad uqalnta legend ❤❤❤❤❤😊
Hambalyo hambalyo hambalyo arimahena 1m ❤❤❤❤❤❤ zaki binu xaaji 1m come soon insha alaah❤❤❤❤😊😊😊😊
Wasiirkeena hampalyo hampalyo hampalyo ❤❤❤❤ 600k coming soon I.a only waxyar aan badneeyd inooga hartayy 1m. I.a waana gaareeynaa Wasiir
Waan uhormariyay aniga hampalyada marlabaad waxaan leeyahay hampalyo arimaheena 1M congratulation legend
Congratulations, Arimaheena. He deserves more then
Congratulations 🥳👏 Wll arimaheena one million Ka Bdn bad U qalantay i.n wad gari keep going 🥰 Wllky zaki Binu haaji Adna Wll keep going Waxan sugnaba Waa Adiga dabal dagaga one million ah i.n🥰🥳🎉🎁🎊
Taageere zaki bin xaaji❤❤❤❤❤❤
Amrimaheena waa dadaalay runtii waxuu dhalinyaradii Social media lakowsatay xiligii uu xowliga ku korayay, 1M wuu daahay baan dhihi kara lakin waqtigiisi baa hada noqday Hambayo.
Aniga youtube waxaan samaystay 2006 lakin wax uun baan ku daalacan jiray lakin iskuma dayin inaan ku shaqeysto
Lagend bad tahay sxp 🫡
Hambalyo Arimahena Legend Always legend ❤️ 🎉
Congratulation Arimaheena Waan ku faraxsanahy inaad Gaartay maanta 1M inkastoo aanana Ku gaarsiinin Waqtigii La rabay 🎉
Congratulations legend ARIMAHENA😅😅
Zaki bini xaaji coming soom 600k insha Allaj adna wad gareysaa brother ❤❤❤❤❤💯💯💯💯👍👈
HambaLyo ArimaHeena 🎉❤ Adna ComiNG soon Zhp Zaki😊❤
Arimahena what a guy best Somali RUclipsr ❤️🇸🇴💪🏿👩
Congratulations for 1 Million subscribers the legend ArimaHeena ❤🙏
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤❤❤
Maalintaas jawaab khatar ah uubixiyay kaamirada waa loo soo safraa saxwaaye
Comment manta ana uhoreyo malaha😂❤
Team arimaheena hambaliyo❤❤❤
Wasiirka wlhi wa iga qoslisay
And you are good man😊😍
Congratulation arimaheen after that zaki bini xaaji waxaan ku jecelahay waa qof aan xaqirin dadka walalihiya kana sheego wixii wanaag ah somaliyoo dhan may sidaan ahaato
Zaki bin xaaji waad uqalantaa 1m sida aad dadka u dhiirageliso runtii wn ka heley sxbkey
arimaheena sa aminsanh dad badan o reer malysia ah madixiise kuso caan baxeen amira io adna dadkaas xita asa na baray kadib asad kadiib teamka dhan e rer maysia e caanka ah hamplyo walaalkeen rimahenn🎉🎉❤
Legend Baa tahay Wasiir🎉🎉
Aduunyo uun baad u sii qurxisay Allah soo hadeeyo😢 waxaas dhan oo kawaram tahay ilahay agtiisa waa waxba maxaa yeelay wax aduunyo ah mahee aakhiradiisa anfac uma leh Allah soo hadeeyo
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 arimahena congratulations 👏👏👏👏 keep going legend guuleso waziir kena insha Allah one 🕐🕜 day you will be their
Zaki Bin Xaaji Adiguna WAN Malyan Ayaad Gaadhi Doontaa Si Dhakhso Ah Insha Allaahu Yaa Raxmaan Insha Allaahu☝️
Allaahu AkbaR
Scw Scw Scw❣️❣️❣️
Arimaheena 100k subscribers kahor kaso raacy adnah sido kle wasiir🙏💯
Wasirka horay uso soco i.a ada ku xigi dono ❤
Congratulations 👏🎉 brother arimaheeena
Armaheena ayaa qaday😊😊😊
ArimaheeNa Legend Waaye 1M ka badan buu U qalmaa 👑😍
Arimehena waa legend so halgamay
Wanhabalyenaya❤❤❤❤❤❤❤
Arimaheena Waa legend, adigana legend baa tahay sxb
Msh alah team waziirkana wadad ayay ku so jiraa Insh alah
He deserves 2M inshllh inu gaaro rajenaa soon ❤legend ArimaHena❤❤
Hambalyo HAMBLY0 HAMBLY0 🎉❤guushu wad u qalantaa bro
The legend arimaheena congratulations 💯🙏
Too legend ✅ Somali
Arimaheena ✅
Zaki bin xaaji ✅
Congratulations Arimaheena u deserve More then this 🎉🎉🎉🎉keep going bro❤🎉🎉🎉
The legend Arimaheena 🎉
Hambalyo Arimaheena 🐐 of 🇸🇴 youtubers🤟
Hambalyo our lagend arimahena🎉🎉
Nio sxp wa waxa kugu tageero cimamada wa iska tuurtaa lgnd ❤lgnd❤
Wlhi qofka aan 1m lajeclahy waa zaki hadaa ani gacanta kuhynlahaa🥰
Hambalyo saraakiisha Wasiirka hala Gaarsiiyo 1m
600k 🎉 comn son 🎉😢 zaki xaaji
❤abdi ali❤🇩🇯🎉😂😂😂😂
Zaki mahadsanid walaalka #Arimahena waad Garab istaagtay wxa la rabaa in dadka Somalidu sida #Zaki camal isku hambalyeeyaan
Wow! 😮 What a video👌👍🤛👏👏👏
From jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
8:00 waziirka his #looking🥺 mrki legend u legend kle kursiga ugu kacay is unbalievable😢❤🙏
Arīmahena goatka youtuberada
Hambalyo Arimahena❤🥰🥰
Wllhi ninka waa sojabey guuleyso sxb I.n
Sido kale adigaba wa u qalantaa legend
Adigana one day 1m insha alaah ❤
Legend arimhena hmblyo
Zaki_bin xaaji adiga ku xigo wasiir
Congratulations for 1M
arimahena
Insha Allah first 2M for arimaheena
Congratulations Arimaheena🎉🎉🎉❤
wasiir zaki nin qalbi wanagsan the real legend ❤️🤴
Zaki adu luuq walba maad gujiirta wa yaab hee😮😮
No comment miya wazir🎉😂😂
Arimahena aya qaday by the way hamplyo Arrimaheena🙏
Congratulations arimaheena🎉❤❤
Congratulations big legend 🏅👑
Waziir pi pinu xaaji adnaH 1 and more isHa alaaH 🎉
Runtii walaahi arimaheena waxaan ka bartay waxyaalo badan oo waqti xaadirkan aan heer iyo meel sare aan Ku taagnahay oo aan Ku Aflaxay runtii maanta in aaan u mahad celiyo una abaal gudo waan jeclaan lahaa lkn abaalkisa ayaan la gudi karin .
Congratulations 👏 🎉❤
Viva arrimeheena
Zaki keep going waqtigada diman adigana one day' watgaridonta waqtigada kafaidiso sxb keep going
Ku darsoo waa xaafidul quran 7jeer quraanka dhameeyey❤❤❤
hanbalyo legendary arimaheena
Zaki bin haji
Si qurux badan ayaad uga hadashay walalkeen, sharaf iyo karaamo kor kaada ha ahaato❤❤
Arimaheena wuu astaahilaa😊🥰💞❤️🩹🤍🇸🇴👍
Arimaheena legend RUclipsr mar hore ayuu u qalmay malaaayiin inuu gaaro 🎉🎉🎉
Congratulation Congratulation Congratulation My brother Arimaheena
Anigana million igaarsiiya waaye
Hambalyo Arimaheena kabadan ayu uqalmey lkn wayihii danbe isma dhibeynin 😅🌷👏🏼👏🏼🫶🏼🫶🏼
Congratulations 🎊 ARIMAHEENA
Waziirka wn kaa fadhiny documents aad ka dyrsy arimaheena 💯💯💯💯🙏
Congratulations Arimaheena
Hambaliyo.Aan.waladhahno.my.sargalenta👍👍👍👍👍
W😢🎉🎉🎉🎉 10M ayo oo qalma iyo in kabadan 🎉🎉😢😢😢
Hambalyo armaheena🔥🔥🔥🙏🏽