Mid aan isk shukansan jirney baa waxa dhacdey in uu idhaho hoyadeey baan ku barayaa Numberki hoyadis baa sweet mom ku qortey Malin ano suuqa ka adeganayo iso wacdey show waa hoyadey aniga idhashey waxa iwacaayo hoyadey maami baa igu qoran sifcn uma fiirinin qofka iso wacaayo saan iri sodohdey aan jeclaa Zayigeyga hoyadi seithy Hoyadeey yaab Xaafada isku kaaya keen zayiga aan no cadeyside waxu yahay markey saas igu tiri Inan tahriibo xitaa waa ku fakarey si aan uso laabanin
Shilkiii iiguma xumaaa wuxuuu ahaa macalin maths noo dhiga sawirkiisa iyo sawirkayga aan isku dhar wadanay aayaan isku ag dhajiyay meher wacana waa ku dul qoray aanoo Isleh saxiibadaa u dir ayaan ku dhex diray group kii maths ooo macalinku uu ku dhex jiray iyo dhaamaan ardayda fasalku markaan arkay walahi naftu way iga bixi gaadhay groupkii left ka qaatay schoolkiina waa ka baxay ardaydiii o dhana waa block gareeyay ka wrn 😂😂😂
Shilkii anga igu dhacdey waxaye aheed habeen habenad ka mid aha anigoo tuyarlahdal ayaan markan ka dhigaye ayaan waxa iso wacadaye walaashye ka dib ayaan ku haloow gacaliyo inyare kadib ayaan waxam arka inye inytahay wllshye
Wasir shilki igu xuma wuxu igu dhacay 2022 Hapen ano iska bargeynaya ama iska qayilaya xiliyadi dabe wahan dawanayay igara barafka Waah yaar kadib wahan uu kacay musrul ama kanifka waah yaar kadib abahay baa so galay qoolkagi wuxu arkay telefonkeygi oo igara barafka ka daran yihin 😂 Abahay uu isugay waah yaar kadib wan soo bahay markas bu igu dhahay abo ma wahan bad dawata 😂 malin ba igu dabeysay hapen dabe oo an qayilo ama barjeyo😂 😂😂😂😂😂😂 Wasirka arimaha gudaha zaki bin xaji 👑 Wahan raba commentugeyga inad soo qadatid 🙏🙏
Waziir ani ahantayda shilkeyga wyxu aha😂2019 ki mar baa 2 gabar isku dul waday gabar kamid ah ban mu qortay Hooyo mcn😂si marka tan ula hadlayo aan tan kale uga dhadhciyo ina hoyo la hadlayo on markas uga shekeyey inaan kala fognahay😂😂haben habeenada kamid ah ayaan waxaa wacay Numberki Hooyo mcn oo Aan ku qalday ki Qofti aan Hooyo ku qortay😂ilen waba hooyo oo an wacay😂Sa way i aamustay markan salamy ilama aysan hadlin😂saaa waxa iska so jarey mcnto ma ila hadashid😂hees ban ka tuuray Sa hoyo iska so jartay Sexo waryaaaa Qooqaga ma ina hoyada U heestu ka tusay😂😂subixi baan wlhi hurda i hayn Guriga isku dhajiyey ila hoyo ay shaqadi ka aaday😂san galabki ka dhadhciyey😂😂
Shilkii ugu waynaa wuxuu igu dhacay maalin intaan is idhi xariif aaan wada soconay lacag ka qaad baa waxaa bin ii saarnaa asi iyo aabahay Aniguna luuqii aabo intaan dalq dhahy Baan u qory ppe caawa waa iga jajabantahee bal wax ii so Tuur Mcnw na waa u raaciyay 7 maalmood ma aanan arag 😩😭😹😹😹😹
Aniga heta malin aa will isbaranay mar wacay Gabar ee emaday warkas wayba dhuustay willke wuumaqlay wlhi blog hore kasaray😂😂😂😂😢😂😂😂💔💔balayo hago dhacde😂😂😂
Waziir sheekadeydan shil sax ah ma aha balse waa u dhowdahay😅 Beri aan online Quran ku dhigi jirey ayaa lacagta waxa Nalo so marin jirey maclin kale oo neysku kaaya xireyy. Markii bishii dhamatey anoo jaqaf jaqafteydii yareyd sugaya ayaa Qofteydii ila soo hadashey xili duhura wax kadib igu so celi waa Qadeena dhahay wax yar kadibaa waxa isoo wacay Mclinkii bisha nalogu so dhiibeyy uma fiirsane waan qabtey oo ku iri macaam badan ma iiso Qadeysey se itahay ani la’aanta ma noolaan karee macalinkii dhiig karaa ku dhufte ana naxdintii block saarey isaga iyo ilaa lacagtii yarta ahaydba!!!😂🤣🤣
Hada kohor ayan waxaan wicirabey saxiibtey markaaas ban waxan wa cey hooyadey markaasbaan waxan ku dhahy ppe. Cawo makulmikar naa. Markaasbey hoyo waxey dhah dey mandhow max qaldan markaasbaan telka dhan ba wan tuurey ila hada telkagadan wlhi wan layaabeee.
Mid aan isk shukansan jirney baa waxa dhacdey in uu idhaho hoyadeey baan ku barayaa
Numberki hoyadis baa sweet mom ku qortey
Malin ano suuqa ka adeganayo iso wacdey show waa hoyadey aniga idhashey waxa iwacaayo hoyadey maami baa igu qoran sifcn uma fiirinin qofka iso wacaayo saan iri sodohdey aan jeclaa
Zayigeyga hoyadi seithy
Hoyadeey yaab
Xaafada isku kaaya keen zayiga aan no cadeyside waxu yahay markey saas igu tiri
Inan tahriibo xitaa waa ku fakarey si aan uso laabanin
😂😂😂😂
Intaad wax wanaajiso is lahayd baad wax isaga dheeshay miyaa, so funny wllhi😂
Tii kugu dhacday Alle iguma rido 😂😂
Astagfurullah walee shil bad gshay🤣🤣🤣
Adiga isgad gadka maxaa kugubwaty wlashyey😅😅😅😅😅
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️
Scw
Hadaad tahay muslim love saar 🙏🙏👍👍
No
Hadaan saarin gaal maanoqdi
❤
❤
Hadaad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
الله أكبر ♥️
❤
Inta ramadaan☪️ ta sugeysa
Like 👍 fadlan
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ala maxey shilal badan iso qabsadeen😂😂😂😂😂😂
Maxaa ka mida😁😁😁
Shilkiii iiguma xumaaa wuxuuu ahaa macalin maths noo dhiga sawirkiisa iyo sawirkayga aan isku dhar wadanay aayaan isku ag dhajiyay meher wacana waa ku dul qoray aanoo Isleh saxiibadaa u dir ayaan ku dhex diray group kii maths ooo macalinku uu ku dhex jiray iyo dhaamaan ardayda fasalku markaan arkay walahi naftu way iga bixi gaadhay groupkii left ka qaatay schoolkiina waa ka baxay ardaydiii o dhana waa block gareeyay ka wrn 😂😂😂
Hhh maa dhahdo wiil yar baa ifawdeeyay oo waxaan sameeyay telkaan ugatagay ee ardayay waxaas waxba kama jiraan intaa balo iska dhigto midakle fursan kale baa halkaa kaaga soobixi lahayd macalin markaa inuu ku dhaho qofyahy run ma kadhignaa .leen adiguba jacaylkiisa kuu geeyaya waxba maxaa dharkiisa kutusay sidookale meherla ku xasuusatay🤣🤣 waxaa dhici karta asaguba inui kujeclaa
@@xaliimacali5595alla qorshe badnidaa sxpp😂😂😂😅
Gabdha abaheed dhahay ilbaabka isii xir aya igu qosl badneyd🤣🤣🤣
walhi taaz igu darneed😂😂😂
Beledweyne maanta waa la roobeystay Alx
ALA WAZIIR wapa sugaayi barnaamijkan😂❤
Waa fiidsaneyna oo ah waa caweynana😂😂😂
Lol 😂 Wazirka waa fidsaneyna ayuu qaatey macnaha waa iskala bixineynaa camal 🤣
😂😂😂😂😂😂 thanks wax xun aya maskaxdayda kusoo dhacay 😂😂waad iga soo gaadhee
@@israhassan4925😅😅😅😅😅😅😅
zaki videogisa hadan siidarayo ano daawan ban like ta iskasii siya ilhy amarki😂 taagero number 1
Soonka dartii like iigu saar
Plz kusali rasuulkeena (scw)❤❤❤❤❤
Scw scw
Waziir big fun pro from baydhabo janaay into RAHAWEYN🇦🇿
Wasiir waan fidsanayna ma ahan ee waxay ka wadaa
Waan fiidsanaynaa yacni habeenkii qaybitiisa hore wixi kahoreyo afar saac baa ladhaa fiidsi😂😂😂😂😂
Xariif wllhi waad fahantay lkn dadka qaarba qalbigoodu meel kale la aada
@@mohamedamiin2708 Maya, soomaalida ayaan sida wax loo qoro aqoon. Shaqalka dheer iyo ka gaaban isku si ayay uqoraan. Xarfaha laban laabma ma tixgaliyaan. Immika ‚fidsanaynaa‘ iyo ‚fiidsanaynaa‘ waa kala dhigaal, iskumana dhawa. Haddana ‚fidsanaynaa‘ ayay qortay.
Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤
Taagero weyn baa kuu ahey wasiir wlhi guuleyso🥰🙏
malin ano tiktok waregayo ayaa waxaan ku arkay wax layab leh waxasna wuxu aha inan arkay wasirka zaki bani xaji kadipna love usaaray
Hhhhh zaki wa ku wata from Djibouti 🇩🇯🥰
Qofkii ugu horeeye dawadaa wsiir waan ku zalaamay
Inta wasiirka tagera hay dhafin 😂
Wasiir namber 1 waa sii taagnaa meesha hhhhh
Wasir taben jer Ka badan aya so qorey wixi ugu dhacey ma so qadanin
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤😢
Hdii macqul Thhay soo qor scw I ❤️
Mararka qaar melan kabaxo markan wayo ayan yidhaahda ilahayow qudhaanjo iga dhig😋😂😂
❤my wasiir
Ramadanka program cusub ino keeen
Alla zakiyow barnaamijkaan waa jeclahay Ilaahay amarkiis
😂😂😂😂Asc wasiir saraakiisha ku xidhan barnaamijka ayaan ahay
Balse caawa iga qabo shilkii iigu waynaa aniga😂
WAKHTI HADA 13 SANO LAGA JOOGO AYAA WAXA AAN KATAGAY MAGAALADA AAN KU NOOLAA WAXA AAN TAGAY DAGMO KAMIDA DAGMOOYINKA YARYAR OO AAN DALXIIS FASAX AH UGAADHAY KADIB MARKAAN MAALMO JOOGAY WAXAAN LAKULMAY MAALIN INAN AAD U QURUX BADAN OO AAN KAHELAY IYADANA ISOO DHAWAYSAY OO LAMBARADA AYAAN KALA QORANAY.
MAALMO MARKII AY KASOO WAREEGEEN EE TELEFIONKA AAN KAWADA HADLI JIRNAY AYAA WAXAA DHACAY INAY HABEEN IBALAMISO IGUNA TIRAAHDO WAAN KUSOO HAGAYAA ILAYN GURIGA GARAN MAAYEE HALKAA KAALAY 3 GURI OO JAAR AH KA USOKEEYA WEEYIYE EE MARKAAD GEEDKA WAY EE WADADA UDHAW TIMAADO ISOOGARAAC KADIB
WAAN SOO BAXAY INTAAN ISASOO HABEEYAY OO CARUUS CAMAL ISU SOO QURXIYAY INTII WADADA SOO SOCDAY AYAAN LAKULMAY WIIL AAN MUDADAA ISBARANAY OO GAROONKA KUBADA AAN KU SAAXIIBNAY OO AANAN AQOON INTAA DHEER OO GAAR AH AANAN ULAHAYNOO HABEENKA LOO GANBIYAY WAAN IS WARAYSANOO WAXAAN KUDHAHAY HALKAAS AYAAN BALAN KULA LEEYAHAY GABAR OO AAN USOCDAA WAABU IGA HADHI WAAYAY OO IGU YIDHI INAMARI SXIIBADAA KUDHEH SOOKAXEE MIDKALE KAAMA HADHAYEE WAAYAHAY AYAAN DHAHAY WAAN ISASOO RAACNAY KADIB MARKAAN USOO DHAWNAHAY GURIGA AYUU IGU YIDHI XAGEE INAGU WADAA MAGAALADA KASOO BAXNAYE HALKAN WAXAA KAA XIGA SADEX GURI OO QUDHAATA NAAGANA MEESHA KUMA OGI EE WAABA SADEX NAAGOOD MID WAA HEBLAAYO OO WAA GABARYAR OO FOODLAY IMIKA KACDAY AH MIDNA WAA WLLSHEEDA MEHERADA SUUQ A KUHAYSA IYO MID CARMAL AH OO LASOO FURAYE WAATEE INTAA ?
MARKAAN ISDHAHAY UJAWAAB AYAA DAREENKAYGA SHAQEEYOO IS DHAHAY SADEX WLLO AH UUNBUU SHEEGAYAA MAGAC YADOODEE MAXUU USHEEGI WAAYAY HEB LAAYADA AAD USOCOTO KADIB
AFKAYGA AYAAN KADHAWRAY MAGACA GABADHA SI AAN U OGAADO WAXA MEESHA KUJIRA WAY ISOO WACDAY KADIB INTAAN GAAR UBAXAY AYAAN KUDHAHAY WAAN SOO SOCDAA EE IIDULQAADO INANTA MAGACEEDA AYAAN ZAADKA KUBAADHAY SI AAN U OGAADO INA AYADEEDA
INTAA KADIB WAXAAN KUNOQDAY NINKII AAN SXBKA AHAYN OO ISUGAYA WAXAANAN KIDHAHAY WAAR WAA TAAD SHEEGAYSEE MEHERADA HAYSOO WAXAY IGUTIRI HADAAN MEHERADA KASOO BAXAYAA EE INAMARI WAAN KAHOR TAGAYAAYE ADIGANA SXB LAMBARKAAGA IISHEEG HABEEN DANBE AYAAN ODHAN INANTA SXBADAA SOO KAXEEYE CAAWANA ISKA TAG NASIIBKAA SIDAA YIDHIYE WUU IISHEEGAY MARKIIBA ZAADKA AYAAN KU EEGOO WAABA WLLO
🙄🙄🙄😓😥 NAXDIN AYAAN KALA QABOOBAY WAXAANA IGA KALA LUMAY HADALKII MARKIIBA JIIRO QALDAN AYAAN KALAABAY WAXAANAN LAHADLAY GABADHII OO AAN UTAGAY MARKAY IWAYDIISAY WAXAAN KUHABSAAMAY WAXAAN KUDHAHAY CAAWA WADKAAGA INTAAN SOOKAXEEYAY AYAAN HADANA CAQLI KU MAAREWYAY
SIDEE AYAY ITIRI IFAHANSII
WAXAAN KUDHAHAY HEBEL MAXAAD ISU TIHIIN
INTA AY KOR UBOODAY AYAA WAXAY IGU TIRI WAA WLLKAY EE MEE ISDAJI SIDAASAA DHACDOO HADA WAAN FASAXEE AYAAN KUDHAHAY HHHHHH
BALAAYO WAATANE INANTII MA AAMINAYSAA FADHI SIDII AYAAN KUKALA YAACNAY MARKAA DADKA TELKA LAGALA SHEEKAYSTO EE AAN AQOON BADAN LOO LAHAYN WAXKASTA KAFILO
Wlhi wan dhamestY waa fashil aad uxanuun badan
Cod soo duub qoraalku dheeraa inader😂
@@hanaaxmedxayaad8057 halkeen kusoo diraa marka hanaay
Waziir Qof-ka kowaad waan fiidsaneynaa ayay tidhi😂
Maxa laga wada wan fidsanayna Abowe😂
Hhhhhh haa waaa fiid sanaynaa miyaa waa isla seexanaynaa baan ufahmay dirin lafidiyaan arki jiray
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم
War qofkaa Hda ah anuu ahaa waa hassen wazir iha sax magaca 😂😂😂
Anoo sxpky video ihii udiri rawo wlshy ayaan udiray kaka dranee agtyda bee fadhise intan nxy baan kuiri naagtaas adi mkuu ekooo😂😂😂😂
Subxanalah Edeb daro maa sameyneyseen adi iyo zxbkaa😂😂
Waaa fiidsanaynaa waa cawaynaynaa weeye sxb
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh gaberta aabaheed ka yaabiyey qosol wlhy
Chanelka zaki bin xaaji waa wasaarad inta kale wa wakaalad 😂
😂😂😂😂😂 gabadhas waxba hely aabe udhuntay
hal barnaamij oo aad leeday oo aan like isaarnayn lasoo helimaayo wasiir💯❤from hargaysa
Wasir hadakohor anigo aroos dhumasho ku aday oo walalkey ka dhuntay baan sawiro soo galay lakiin maxa igaracay anigo isle bal gadhihi ugu fan baan kurubkii familka dhxe nigay tii igaracday waan oga 😁😁🤣
shilka igu xumaa waa anigoo kasoo kacey ahn isdhahy lacg qad kushubon😂 025 ...ayn waxn kushubtey 25 dollrl 😂😂
😂😂🤣🤣🤣🤣aĺla
Baqil nimadii maxaa kaa racy Maa waba heysataye 1 xitaa kushubatid
Barnaamiyo wax tarleh noo raadi ramadaanka I.n
Wazir waxan kacodsana inta isoqathato qoralka aniga inbadan wanrajeyna I,a one ♥️ live somali mohamad team Manchester United ♥️ 👏 😊
Waa fiidsaneyna ayey kawadaa macnaha waan caweynena
Shilkii anga igu dhacdey waxaye aheed habeen habenad ka mid aha anigoo tuyarlahdal ayaan markan ka dhigaye ayaan waxa iso wacadaye walaashye ka dib ayaan ku haloow gacaliyo inyare kadib ayaan waxam arka inye inytahay wllshye
Wasir shilki igu xuma wuxu igu dhacay 2022
Hapen ano iska bargeynaya ama iska qayilaya xiliyadi dabe wahan dawanayay igara barafka
Waah yaar kadib wahan uu kacay musrul ama kanifka waah yaar kadib abahay baa so galay qoolkagi wuxu arkay telefonkeygi oo igara barafka ka daran yihin 😂
Abahay uu isugay waah yaar kadib wan soo bahay markas bu igu dhahay abo ma wahan bad dawata 😂 malin ba igu dabeysay hapen dabe oo an qayilo ama barjeyo😂
😂😂😂😂😂😂
Wasirka arimaha gudaha zaki bin xaji 👑
Wahan raba commentugeyga inad soo qadatid 🙏🙏
Waan ku salaamay wasiir
Habeen baa xariif aan sxb nahay isoo wacay markaasu igu yiri kaalay iraac qoftaydii ayaan utagaya sxb teedna wey soo wadanaysaa iga boojee mida kale
Ka bacdii waan raacay markaan utagnay gabdhihii ayuu isagu tiisii gees ula baxay Ana tii kale ayaan gees ula baxay ka bacdii anaagoo markaa ba jardiin fadhisanay ayay ciyaal badan meel nagu beegan ka soo baxeen waxan ku dhahay inaga kici meesha sxbtaa kulahaa aabahay uu noolyahay hadan waxan dhahay midhaa hoos baad ula hadashee kor ugu qaad hadalka hadana waxay i dhahday gabdhaha anaa ugu weyn markaasan fahmay ileen sxbtaa waa dhagool intaan kabaha gacmaha ku qaatay ayaan 3 daqiiqo ka dib jaa waan jooga gurigii oo markaa iijiray 15 km😮😅
2:30 ilaahow yaa bisad kaadhiga😂😂😂
moobilkaygii xalay hadaaya ayuu jabay wllhi kana waakii wlaaahy😂😂 maxaa shil dhacaya😅
Waziir ani ahantayda shilkeyga wyxu aha😂2019 ki mar baa 2 gabar isku dul waday gabar kamid ah ban mu qortay Hooyo mcn😂si marka tan ula hadlayo aan tan kale uga dhadhciyo ina hoyo la hadlayo on markas uga shekeyey inaan kala fognahay😂😂haben habeenada kamid ah ayaan waxaa wacay Numberki Hooyo mcn oo Aan ku qalday ki Qofti aan Hooyo ku qortay😂ilen waba hooyo oo an wacay😂Sa way i aamustay markan salamy ilama aysan hadlin😂saaa waxa iska so jarey mcnto ma ila hadashid😂hees ban ka tuuray Sa hoyo iska so jartay Sexo waryaaaa Qooqaga ma ina hoyada U heestu ka tusay😂😂subixi baan wlhi hurda i hayn Guriga isku dhajiyey ila hoyo ay shaqadi ka aaday😂san galabki ka dhadhciyey😂😂
mac bay kugu tahay 😂
Wasir soo badi plz ramadan oodhan wax kle hano soo dhigin shilalka talefoonada kaso dhig le plz haday qadarin jirto wasir
Commentiga 1aad ma,aha waziir fidsi ee waa fiidsi aa kuu saxee caweeys macnaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Asc ingiriis barashadiisa marabo qandho Ayuu igu ridaa ee haigu qalqaalin idinkaa qurux ku keeni lahaaye hay halaajin 😒
waziir waxan shil we dhafen hdan dumar nahay nabar xaqdarn alle hanoga dhigo fadudkena waye khaladkaane😂😂
Wasiir anuu dugsiga digto ayaan duleel lagaley cali fanax anuu qaan gaarin wali igu cusub yahey bahalkii kacay kabixi waaye meesha ayaan uyeeray ardada markaas laga bixiye dalka waan kasoo tagay ardada kuli waa saraa kill waan salaamaa
War wasiir aad ban ugu xiinsey barnamijkan
Wasiir waan fiiidsaneenaaa yacni waqti Baan qaadaneena an ku shekeysano😂
Koley Aniga maaha kaz wazir😂🤣
War wasiirka war wasiirka
Nio waxaagu waa naago miidhan rag so qaado wasiir😅
Omg sidee iidhaafay videogan 6 days dhan buu yaala😂
Wasiir anu tiktok barigay meesha gidaarka ah kaso duubi jirty almacnow dadki ugu horeyay🤗
Waziir cawa sida iskabuladi aad sidooda wax u aqrisaye wan FIIDSANEYNAA wye fiidki an shekeysaneyna kkk
Wazir wakusalamay from uganda
WASIIR IISHergareey sxb
waxaan ahay suxufi
Wasiiroow fiidsi bey gabadhu ka wadaa ee maskaxdaada hagaaji
Wasiiir wanku salamay❤❤😂😂😂
Shiine lugo baastoo abti xabibi😂😂
Waa fidsanaynaa kulahaa 😂😂😂
😂😂😂😂 shilalka weyba gala daranyihin
Waziir wan dhawnahy fromTu Hargeisa
Saki yow ani shilkii iigu xumaa wuxuu ahaa anoo xaajigayga u qori Raba bbi sthy baan abahay u qoray bbi mcn sthy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Shilkii ugu waynaa wuxuu igu dhacay maalin intaan is idhi xariif aaan wada soconay lacag ka qaad baa waxaa bin ii saarnaa asi iyo aabahay Aniguna luuqii aabo intaan dalq dhahy Baan u qory ppe caawa waa iga jajabantahee bal wax ii so Tuur Mcnw na waa u raaciyay 7 maalmood ma aanan arag 😩😭😹😹😹😹
Aniga heta malin aa will isbaranay mar wacay Gabar ee emaday warkas wayba dhuustay willke wuumaqlay wlhi blog hore kasaray😂😂😂😂😢😂😂😂💔💔balayo hago dhacde😂😂😂
😅😅😅Aᴍᴜ ᴀᴅɪ ᴀʜᴀᴀ ǫᴏғᴋᴀ ᴅʜᴜᴜsᴀʏ
wasiir erayga fidsan ma ahan waa fiidsaneynaa aye kawada, eraygas inu kugu mergaday cadi lofahma😂😂😂
Maalin intaan soo mirqaamay ayaan Xaafada xili dambe o habeena Imid, waxan mooday in jikada walaashay ku jirto intaan u tagay Ayaan ku dhahay intaan Afka Iska masaxay inaan mirqaan sanahay Miyaa Layga dareemayaa, markaas ayey tidhi YAAAAA mise qofkaan walaashay moodayey Hoyadey ayey ahaydba, Sadex cisho aqalka masoo Galin
#shilalka telefonada ma iga dambeyay 😃😃🤣🤣🤣 yah
Waziir reply ii soogal waa qofkii uhoreeyay
Wllo marnamishyadan so badi walahi funny 😁 waaye
#Albaabka igasii celi kulahaa,ileen naxdin looma dhinto🤣🤣
Waziir sheekadeydan shil sax ah ma aha balse waa u dhowdahay😅
Beri aan online Quran ku dhigi jirey ayaa lacagta waxa Nalo so marin jirey maclin kale oo neysku kaaya xireyy. Markii bishii dhamatey anoo jaqaf jaqafteydii yareyd sugaya ayaa Qofteydii ila soo hadashey xili duhura wax kadib igu so celi waa Qadeena dhahay wax yar kadibaa waxa isoo wacay Mclinkii bisha nalogu so dhiibeyy uma fiirsane waan qabtey oo ku iri macaam badan ma iiso Qadeysey se itahay ani la’aanta ma noolaan karee macalinkii dhiig karaa ku dhufte ana naxdintii block saarey isaga iyo ilaa lacagtii yarta ahaydba!!!😂🤣🤣
😂😂😂😂🤐🤐
dagdagu waa fal shaydaan😂😂😂
Wa siir wnku tagera waliba si weyn
Koo maalintoo anago magaaladeyda baydhabo janay mareyno dhinaca buundada waxa wadada fadhiyey eeyo fara badan markaasuu igu dhahay niyow hal eey wado oo guriga geyso ana waxaan dhahay eeyga sidee yeela adaaba kuhaystaaye Emotional damge kkkkk
Wasiir hashimkaasi ani ma aha malaha wa mid kle😂
Legend Keep going Waziri❤🙏
wasiirka arimaha youtupeka wakusalamay taiyeh
Baliis walaashey soo qabo tiktok abyan happy
Wasiir waan ku salaamay
Waa fiiidsanenaa bee kawadaa😂😂😂
Zeki horta marka koobaad waan ku salaamay aniga shilkii iigu darnaa wuxu ahaa goor ay fiid tahay ayaa gabar walaashey ah ay nin u baxday ana waan iska yaraa markaasaa waxay iiga tagtay talephankeedii marka waxay igu tiri iskasi daawo ana masii daawaninee iyadaan ka daba baxay marka ninka waxay kula balantay gurigayaga agtiisa markaa iyagoo taag taagan ayan kusoo dhaqaaqayoo layrka telka ayaan ku ifiyey saa ninku waaba nin ana dhinac igala sheekaysan jiray markaasay walaashay intay igusoo oraday ayaan baxsaday anna markiibaa iigu dambaysay inaan lahadlo sababta aan tooshka ugu ifiyeyna waxay ahayd inaan arko ninka👋🤔
Hada kohor ayan waxaan wicirabey saxiibtey markaaas ban waxan wa cey hooyadey markaasbaan waxan ku dhahy ppe. Cawo makulmikar naa. Markaasbey hoyo waxey dhah dey mandhow max qaldan markaasbaan telka dhan ba wan tuurey ila hada telkagadan wlhi wan layaabeee.
Waziir hada koho baan gabar shukaan san jiray marka waxaa sharci ama caado noo ahaa inaa marka ugu danbeeso habeenkii isku qorno xabiibi hurdo macaan iiseexo habeen habeena kamidah baan aroos kusoodaahay oo waqti danbe imaaday gurigii markaas baan is iri udir qoraalkii oo kudheh hurdo macaan iiseexo xabiibti intaan watis abki galay baan udiray qoraalkii mise cabaar kadib bay isoowacday markaa saas uga qabtay misa waa aabeheeda ooleh waamaxay hurda macaanidaa sheegeesid adaaba hadda hurdad naga kiciyeee illeen aabeheed baaku hadlaaye kadibna khadka iyo codkoo furan buukaseexday markaas buu moobeelka kusooqeeliyay hhhhhjjjjjj😂😂😂😂
Wazir qofka ugu danbeyo on daawado aya tahy wa iga qoslisaaa haben walba 😂😂
Wasiir roob aa cadaado ku ta ay hada eekasoo hadal 😙😙😙😙😙😙🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😙😙😙😙🥰🥰🥰🥰🥰😙😙😙
Fiidsi waxa laga wadaa wa caweeyneynaa balaga wadaa wasiir waa fiidsi
Laan dheere
Wasiir shilkii iigu xumaa wuxuu ahaa habeyn anoo kubad kadagdagsan baa waxaa is iri teleefoonka dabka gasho markaa gashtey dabka taleefoonkii waxaa usoo laabtey teloofoonkii oo 0% markaasa waxaa ogaadey inaanan korantada kudaarin telephone ka😂👏
Kaas imisa jeer igu dhacday😂😂😂😂
@@Carfooon lakiin gabar magaced baa kugu qorane kubada madhesha😂
Keep going pro 💪 👏 👍
Keep going ustaad
Nio soo badi muqalada sidan oo kale ah