DEG DEG Heshiiskii Ankara oo Fashil Qarka u saaran Itoobiya Afawerki Asisi oo Xasan runta usheegay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 янв 2025

Комментарии • 27

  • @Islaashboy
    @Islaashboy 18 дней назад +1

    Anaga . Waxa . Dan . Nogu . Jirda . Masar . iyo . Elitarey . Wan . Ka . Labaneyna . Hishiski . Ankara
    Hadan . Nahay . Shacabka . Somali

  • @AlimahadHussein-il8sr
    @AlimahadHussein-il8sr 18 дней назад +1

    Ethiopia hashiis keeda Allah fashiliyo

  • @Emi92546
    @Emi92546 18 дней назад +1

    War heexhe afweka madaxweyne nooga dhiga madax ma hesanee isagaaba badeeni u ogaley in nalaga qaato ar afweka amuuba Somaali yahay siyasiyiinteena aaya yahiin etobiyaan nalagu soo talalay

  • @Emi92546
    @Emi92546 18 дней назад +1

    madaxweynahena kow isagaa la rabaa in uu tagero una qabto waxii wadankiisa wax tar u ah badeena la siiyo etobiya wax tar etobiyey u tahay ee dadkeena somaaliya Uma aha

  • @Sarta100
    @Sarta100 18 дней назад +2

    Xasan waxaa ka caratszn maaha nasar iyo eratareeya waxaa ka carooday soomasli oo dhan meel ay joogaa waana gaf uu galay oo taariiqi ah xabashi siduu bad u siin jaraa asagoo lagaa taako masiineyno dhulay haysataa oo gumaysata waa qiyaano uu galay in lala xisaabtamo garguurte waa nin doqonooway oo waayeel ah. Oo aan talo maqal.

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 18 дней назад +1

    Horta masar eratareya bad iyo biri nagamaheysato mananogabahna lkn cadawgan eytaqana iskajira naledahay qayanolahaan wanaruntoda

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 18 дней назад +1

    XASAN IYO KOOXDIISA YAA SOOMAALI DHIBAATADII KU AH OO EAX WALBA SAXEEXAU ISAGA OO AAN. QORSHE AH OO WADANIYAD IYO NASUULIYAD MIDA XEERINAYNIN.
    ILLAAHAY DALKA HA KA QABTO.

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 18 дней назад +1

    Madax Wayne lacag doom ah oo jilicsan naan haysanaa

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 18 дней назад +1

    Somalia declaration kii ankara haka baxdo faido umalaha

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 18 дней назад

    مصر هي اللي دمرت الشعب فلسطين والصومال تريد حماية من مصر 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 18 дней назад +1

    ilaa hada faragalin cad waxa nagu haya waa Ethiopia waana wax cad.
    Masar sabab loo dhaliilo mesha maba taalo aanka ahayn mala awaal iyo lacala
    Dabcan danta umadeeda iyo jiritankeda aya kujira inay Ethiopia kadifacato bada cas
    Eritrea na waa lamid, Marka waxbadan yaan laysku qasin oo siyaasi danaysta ah yuusan idiin marin habaabin ee somalaay dalkiina difaacda.

  • @Mahamoud-o3k
    @Mahamoud-o3k 18 дней назад +1

    Cidana qaran hala helo hadi kale wadanaka waala qadana hayaa qofakaste oo soomali aha wal gumeyisana hayaa mila kasite uku nolayahayi

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад +1

    نعم مصر. نعم التراء اتوبيا عدو للسومال وللعر. حسن لويتفق مع اتوبيا خاين. موش مقبول السوما لا الاحرار

    • @AminaAbdullah-m1z
      @AminaAbdullah-m1z 18 дней назад

      😂😂😂😂ليتك تعلمت كتابه😂😂😂😂مصر دولة مجرمة

    • @AbdisalamHussein-zl4xr
      @AbdisalamHussein-zl4xr 18 дней назад

      السومال ❌️الصومال ✅️

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 18 дней назад

    اتوبيا ما. تعاشر. هم اعدا للسومال

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 18 дней назад

    Xasan sheekh Si kastaa udaran haduu masar iyo eletariya raaco udaran haduu itoobiya raacana udaran walee MW Muuse biixi Cabdi wareeriso ayuu kuxidhay taa malagubaray

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 18 дней назад

    Ethiopia-Kenya halaga saro dalka Somalia, khataar ayey ku yihiin danaha Somaliyeed.
    Ethiopia-Kenya dowladaha ku haya faragalin ay u heshiiyeen dalka Somalia.
    Somali waxaan leeyahay war dalkeena ka qabta kuwa goka raba inay ridan.

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 18 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Somalia stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedshire1382
    @ahmedshire1382 18 дней назад

    Asc
    Waan in Ethiopia bad laga siiyo meel aan ahayn bada caas
    Haday diido, waxay mujiinaysa ujeedada fog ay Ethiopia damacsantahay
    Marnaba yaan laga siin bada caas
    Iyo saldiig military
    Taas somalia ka dhiigaysa meel
    La gumaystoo.
    Allah mahadleh.

  • @Sadamhussen-j5g
    @Sadamhussen-j5g 18 дней назад

    Hassan wa moryan markey lacag la seeyo deal ayuu gala

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 18 дней назад

    Xasan sh 😂

  • @AbdiAhmed-el7kj
    @AbdiAhmed-el7kj 18 дней назад

    Waxay ilatahay waxalayiri cadoga cadowgis walasoodowedta sadax da dooladod waxa uucadowsan itobiya sabata waxaway labadakale dul nugumahaystat ithobiya waxay rabta dul iyo bad wa a a buro from kenya garisa

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 18 дней назад

    Seismograph.iskadaaye.dhaxjoogeedaanadhibaaye.hanalaga.bixiyo

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 18 дней назад

    Inteey.ciideena.kulaaysay.ciidan.keenii.hadeeyba.badhaweeysatay.waajab

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 18 дней назад

    HASAN haduuba amaananyahay weriye ma ogid moyaa?kkkkkkkkkk

  • @Mahamoud-o3k
    @Mahamoud-o3k 18 дней назад

    Ka waxa uqabaso