Sida Codka Loo Hagaajiyo Noise Reduction

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024

Комментарии • 313

  • @BayahowProduction
    @BayahowProduction  6 лет назад +67

    *Garasho Production*
    ruclips.net/channel/UC2cNIyiusZUHONs2-_QK4kQ
    Follow Me Instagram
    -- goo.gl/7iJbKS --
    Like My Facebook Page
    -- goo.gl/pXQPVZ --
    Fadlan Subscribe
    Adobe Premiere( Editing Afsomali)
    goo.gl/keaYJj
    Casharo Ku Sabsan Whatsappka
    goo.gl/sX9tFV
    Casharo Video Editing (Kine Master)
    goo.gl/jnMNZs
    Casharo Ku Sabsan Editing (Mobilkaaga) PicsArt
    goo.gl/YbNSNj
    Casharo Ku Sabsan RUclips
    goo.gl/gSzFxa
    Course VideoScribe
    goo.gl/yjyXM3

    • @Maas_technology
      @Maas_technology 6 лет назад +1

      Shre wanku Saray Xxp

    • @cawaalecalawaash2332
      @cawaalecalawaash2332 6 лет назад +1

      Bayahow Production adobe promierki nala.wadaag qaybo kale thanks

    • @Alihealthtip
      @Alihealthtip 5 лет назад +1

      Bayahow Production Mahadsanid ✔✔

    • @makuuti_1
      @makuuti_1 5 лет назад +1

      Bayahow production wll pls short out iisamy

    • @abukarsomali4569
      @abukarsomali4569 5 лет назад +1

      Sxb mcn waa codsi isameet share adoo mahadsan bro keep going

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 6 лет назад +117

    Thanks wllkey 👌👌👌

  • @Garasho
    @Garasho 6 лет назад +26

    thanks mate hor mar kuu rajaynayaa sxb aigiyo asxaabtadaba

  • @Abduljabarsaidhashi
    @Abduljabarsaidhashi 6 лет назад +3

    M.a sxb thanks sxb video yadaada iska jeclhy adina isku day sida video yaal badan saa inoogu soo galin lahayd maa daama waqti badan noogu kaa dambeyse guuleyso sxb in badan

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 года назад +3

    Mnsha Allah Ustaad Alle Haku Sharfo Waxbadan Ayaan Ka Faa,iidey Alle Caqliga Hakuu Daayo

  • @somalia80
    @somalia80 3 года назад +1

    Sxp appka wan kawaye play stor ka ee wll link ga kor ma ii soo dhigi karata wll

  • @SocdaalkaDunida
    @SocdaalkaDunida 5 лет назад +5

    Mahadsanid walaal, waan ka helay sida xushmada leh ee shutout ka u sameyneyso, aniga xoog iyo aqoon badan ayaan youtube galiyaaa, kamana helo wax u dhigma awooda aan galiyo

  • @djroblevlogs488
    @djroblevlogs488 4 года назад +1

    Ustaad wax badan ayaan ka bartay waana ku mahadsantahay

  • @idaacadaburco4547
    @idaacadaburco4547 4 года назад

    Asc Ahmed sulub waan ku salaamayaa su aal ayaan ku wii diinayaa halkaa muusiga laga soo dijiyaa tusaale casharadaa muusic wata muusic qiiradaa

  • @yarkacaashaqudashaday3255
    @yarkacaashaqudashaday3255 4 года назад +1

    Asc bayahow wll markan screen recorder u isticmalaya markan daro barnamijkan oo aan kabaxo wuu istagaya taas mayga caawin karta? mahadsanid

  • @hawlemedia4287
    @hawlemedia4287 4 года назад +2

    Sxb wax badan ayaa qaas ahaan ii fahansiisay mahadsanid

  • @nimcaanjimcaalenimcaanqalb666
    @nimcaanjimcaalenimcaanqalb666 4 года назад

    Mahadsanid zxp .....lexis Audio app ka xgeen kaladagaa zxp mee?

  • @sharmaboy730
    @sharmaboy730 6 лет назад +4

    Shout Out Isamee Sxb Wlhi Cashiradada Waa Xisaya Hada Ka Hor Wxa Soo Dhigtay Lyrics Sida Loo Sameyo Wlhi Waa Bartay Xita Chanel keyga Magicisa Lyrics Ayaan Ka Dhigay Sxb Soo Fiirso Xita Hada Rabto Lykics Ka Aan Sameyay Sxb Aad Iyo Aad Aya Umahad Santahay 100% Respect Bayahow Production🙇‍♀️🙇‍♀️

  • @diyaarsaneofficial2585
    @diyaarsaneofficial2585 4 года назад +1

    Wallal marka waxan kaa donayaa garab inaad isiiso

  • @daadaofficial7516
    @daadaofficial7516 4 года назад

    sxb waxan rawaa inan barto sida videoga lo sameyo markuu qosol yahy siden ku saari karaa fadlan ii so jawab

  • @nabhaanboyz6162
    @nabhaanboyz6162 6 лет назад

    Sxp Horey u soco aad iyo aad ayaan ku gu xiranahay
    guul kuu rajeynaa Sxp

  • @abdiqadirabdimatan1129
    @abdiqadirabdimatan1129 5 лет назад

    Wllo camerada 3000d microphone mel laga galiyo malaha miya.

  • @tigerofficial7889
    @tigerofficial7889 3 года назад

    Lakiin.maxaa kulihiin hadiiaad soomaali tihiin hadii aad soo dhigtii video maxaad laqarisaan misana daciifka ooga dhigtaan scrincka

  • @AQOONSO.
    @AQOONSO. 4 года назад

    Horay usoco sxb balse shout out ii sameey fadlan sxb

  • @shaaficishafkaofficial2927
    @shaaficishafkaofficial2927 2 года назад

    Sxb xariijintaa yar lawad wadayo see loosameeyo

  • @abdikaafidaahirhassan215
    @abdikaafidaahirhassan215 2 года назад

    Sida loo hagaajiyo cod maqal ah wll shucaac ayaa ku jiro cashiro ayaa ku duubtaa masaajid buuq ayaa ku furan Telefonica keyga ayaa ku dubai wll

  • @Muza10
    @Muza10 3 года назад +1

    Walal wxn soo gudbiyaa wx ku sabsan technologyga walal shre out ii samey ok pro

  • @yoldonstudio8288
    @yoldonstudio8288 2 года назад

    Balse sxb macane
    Wuxuu isoo qoraa markaa doono
    In an dajisto appka
    This app is not available yout country.
    Sidaa buu soo qoraa.
    Kasoo hadal
    Adoo mahadsan🙏

  • @caawiyeciiltirecali603
    @caawiyeciiltirecali603 6 лет назад

    M.a wllkeey horay u soco
    Wax badan ayaan ka faiday

  • @IdirisMohamed2016
    @IdirisMohamed2016 6 лет назад

    wll ma record keliya mise waa shaashada ayaa duubmayso

  • @xigmadoiyosheekoofficial7002
    @xigmadoiyosheekoofficial7002 5 лет назад

    Zxb mahadsanid waanka helay xaqiq sida aad nogu fa ideysay zxb midkle aanka codsanyo ayaa ah inaa shareout ee sameyso

  • @somaliwaynproductions7953
    @somaliwaynproductions7953 3 года назад

    Bro app kan wuu idiiday oo wuxu ileeyahay location country gaaga lagama heli karo

  • @ismailsprogram64
    @ismailsprogram64 6 лет назад

    sxb show up aan kaaa hele dhaamaan wasameeyew

  • @Kaalinfilmes
    @Kaalinfilmes 5 лет назад

    Pro waxaan rabaa qaabka Decterbtion loogaliyo videos kaaga

  • @Mohazeyn
    @Mohazeyn 4 года назад

    Appka magaciisa wll iisheeg

  • @mohamedyare4268
    @mohamedyare4268 2 года назад

    Mahadsnd wll khyr allaha kusiyo wllo isame share out ado mahdsn

  • @mp252channel2
    @mp252channel2 5 лет назад

    Wuxuu diday wadanka laguma isticmali karo

  • @hanadaqaa1
    @hanadaqaa1 5 лет назад

    lakin meel buuq hadaa luu duubo malaga dareemaa

  • @aden-yusuf12
    @aden-yusuf12 5 лет назад

    Masha allh wll waad ncaawisay mahad snid

  • @moo4058
    @moo4058 5 лет назад

    zxp music background ka xageen ka helaa thnkz

  • @sirmohamud308
    @sirmohamud308 6 лет назад +1

    Shukran Wll

  • @xabiibokarshe928
    @xabiibokarshe928 Год назад

    Mash alaah aad baad umahad santihiin

  • @startmediacenter3423
    @startmediacenter3423 5 лет назад

    Wax wayn baan kafahmay wll sher ii samee

  • @user-qw7zh9jr3j
    @user-qw7zh9jr3j 6 лет назад

    Wll ad banu kaga faaideysanay meel walba wad madsenty

  • @sagaltv5683
    @sagaltv5683 4 года назад

    Applicationka codka ah magaciisa rawee iiso dira please

  • @Abb3531
    @Abb3531 3 года назад

    Sxb iima shaqynayo soomaliyan joogaa

  • @crchanel3323
    @crchanel3323 3 года назад

    Appka magaciisa iyo sawarkiisa soodhig zxb

  • @Samayta
    @Samayta 4 года назад

    waxaan aad aad ugu faraxsanahay in aan muqaaladaada ka faaidaysto

  • @Maxamuudcarab1
    @Maxamuudcarab1 7 месяцев назад

    Appka magacii codsi please

  • @Mo448graphics
    @Mo448graphics 4 месяца назад

    sxp bayahow share out ii sameey hada ayan furtay chaneelka iga caawi midaas

  • @mrzakiboy1channel445
    @mrzakiboy1channel445 6 лет назад +3

    asc wall shadad iisamee channel cusub ayan furtay oo kahad layo wax yalo kusabsan dinta

  • @somalicash8022
    @somalicash8022 4 года назад +1

    Walal please short iisameey

  • @HassanAhmed-uj1jj
    @HassanAhmed-uj1jj 6 лет назад

    Acww Sxb waxaad ii sheegtaa sida mobilka loo soo saaro diski tob ama.combuytarka.shaashadiisa sida hadaba adiga aad is ticmaleeyso

  • @hamzefantaztic7405
    @hamzefantaztic7405 6 лет назад

    thankz zhp
    alle ha kugu anfaco waxad baratay

  • @Tallman78
    @Tallman78 5 лет назад

    Sxb shoot up ii samee mahadsanid

  • @somdelivery
    @somdelivery 4 года назад

    Wllo wxd noosoo galisaa sida looo hagaajiyo moobelka codkiisa

  • @wirelessmotivacityofficial4122
    @wirelessmotivacityofficial4122 4 года назад

    Hormar Ayan ku rajeyna

  • @marwanhirsichannel1675
    @marwanhirsichannel1675 5 лет назад

    Shukran wll waad I anfacday

  • @deeqowhappy7635
    @deeqowhappy7635 3 года назад

    Sxb lkn mrkan isdhxy soo degso wuxu I leyhy somali laguma isticmali kro noocee an usodegsadaa will igu aawi

  • @amoha0600
    @amoha0600 4 года назад

    Run ahaantii waan kugu xiranahay wll waana jeclahay barnamijyadada waxaana ii tahay dhira galiye wanagsan

  • @zsbenim3329
    @zsbenim3329 6 лет назад

    Sxb S pen miyad istacmashaa mise wa program

    • @BayahowProduction
      @BayahowProduction  6 лет назад

      Kuma fahmin Sxb

    • @zsbenim3329
      @zsbenim3329 6 лет назад

      @@BayahowProduction micnaha marka cashirada sharexeysid stylus pen miyad istacmasha . ooo cml qalimada tlphnda nh

  • @ayaanlehetie3974
    @ayaanlehetie3974 4 года назад

    Sho background music ka hooseeya magiciii

  • @horusocodka__taariikhda9248
    @horusocodka__taariikhda9248 4 года назад

    Sxp qalh Progrmka magciisaH isheg wan wayeH plse

  • @maahirmaahirabdulla5269
    @maahirmaahirabdulla5269 6 месяцев назад

    Imika video waxaa ku daawanya bilaa cod side lo hagaajiya😢

  • @horsocodmedia7780
    @horsocodmedia7780 6 лет назад

    Zxp aniga shout out waxan ahay chanel curdon ah hada la sameeyey hormar baan ku rajayn

  • @Somalifunnywaye
    @Somalifunnywaye 5 лет назад

    Pro waxuu leeyahay aplicationkani wadankaga Laguma talagelin

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 6 лет назад

    Jasakalahu qeyra aboowe

  • @maddaashadaqarankasoomaali463
    @maddaashadaqarankasoomaali463 3 года назад

    Link so gali walaal wan ka wayay app kan camal.ah

  • @run-raacmedia3755
    @run-raacmedia3755 3 года назад

    Wax Badan Ayey Dhalinyaradu Kaa Faa'idaysaa Wll Go Forward Wll

  • @beensawiabdi
    @beensawiabdi 6 лет назад +1

    wax badan ayan ka fa iday sxb qali

  • @hanadmohamedhassanhanadmoh4080
    @hanadmohamedhassanhanadmoh4080 4 года назад

    cashar wanagasan waye bro Allha ku dhoro

  • @dunidamaantachanel4026
    @dunidamaantachanel4026 6 лет назад +1

    Xaqiiq bayahow nin waxbadan og king kugu faana keep going

  • @tusiye2350
    @tusiye2350 2 года назад +1

    Mahdsanid sxp

  • @xaydersomalitv2568
    @xaydersomalitv2568 3 года назад +1

    Thank pro

  • @shakavlogs678
    @shakavlogs678 5 лет назад

    Apkn maka shaqaynayo wadankga ayu dhahy

  • @beensawiabdi
    @beensawiabdi 6 лет назад

    walhi wax badan ibartay sxb nolow horu mar ku rajaynaya sxb

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 3 года назад +1

    Ok thanks

  • @kpmodelofficial6878
    @kpmodelofficial6878 5 лет назад

    Aniga short out rabaa Mali sameynayo miyaawll

  • @diyaarsaneofficial2585
    @diyaarsaneofficial2585 4 года назад +1

    Asc wallo sxbow waan kahelay runtii

  • @TamanIsmail
    @TamanIsmail 6 лет назад

    Mahadsanid walaal Ahmed

  • @abdallashow
    @abdallashow 6 лет назад +3

    Sxp sare Bro shout out ii sameey adiga mahadsan sxp wxn kamid ahay asxbta ku xeran channelkaga hor mar wcn

  • @abdirahmankarlos2958
    @abdirahmankarlos2958 Год назад

    App ku magaci

  • @abdirahmanyakup4195
    @abdirahmanyakup4195 5 лет назад

    inbdan wax ka faiday sxp

  • @Maas_technology
    @Maas_technology 6 лет назад +3

    Mmcha alla Zxp Ahmed Dini Hore Usoco

    • @BayahowProduction
      @BayahowProduction  6 лет назад +3

      Next Shout Out Waa Adiga Sxb Mar Walbo Waad igu Xiranthy Mahadsanid 👍

    • @Maas_technology
      @Maas_technology 6 лет назад

      @@BayahowProduction mahadsanid Zxp Axmed Adban Ugu Faraxsanhy Inaad Igu Martiqado ChannelkaGa❤✔

    • @mrjiiomarafrica4361
      @mrjiiomarafrica4361 6 лет назад +1

      @@Maas_technology wll subscriber saar

    • @Maas_technology
      @Maas_technology 6 лет назад

      @@mrjiiomarafrica4361 adna Isaar wll

    • @mrjiiomarafrica4361
      @mrjiiomarafrica4361 6 лет назад

      @@Maas_technology ok

  • @Mohamud-Bay
    @Mohamud-Bay 6 лет назад

    Bro shut out ka suga muqaalka xiga

  • @iftiinkaaqoonta5365
    @iftiinkaaqoonta5365 4 года назад

    Appka magaciisa noo sheeg wllo

  • @rayschannelkhaalidtafo5471
    @rayschannelkhaalidtafo5471 5 лет назад

    wll playstore ka kumajiro borigaramkani

  • @VisionaryVitality118
    @VisionaryVitality118 4 года назад

    Wll aniga shood ab iisameey waana kuu siisheergareeyay

  • @mahadadekale6989
    @mahadadekale6989 6 лет назад +1

    Bayahow production Noqo Hal Abuurle ❤

  • @beensawiabdi
    @beensawiabdi 6 лет назад

    libax wax badan ayan ka fa iday sxb nolow

  • @ahmedbritish8942
    @ahmedbritish8942 6 лет назад +3

    Keep going teacher nice lesson

  • @ataxmakixaajibanaadir3499
    @ataxmakixaajibanaadir3499 6 лет назад

    wloo waa walaada shot out ii samee waa iga codsi

  • @allforsomaali5468
    @allforsomaali5468 5 лет назад

    Wllo wn soo degsa la ahay maxan sameyaaa adoo mahadsan

  • @daahqaad483
    @daahqaad483 6 лет назад

    Wax yaabo badan aan ka bartay channalkaga sxb sida kine master picarts lower third iyo wax yaabo badan horoy usoco sxb

  • @buruh12
    @buruh12 4 года назад

    Sxp waa tagere xulazho leh channelkyga shut out bu ka sugayah wan kulmi dona

  • @free_palestine13
    @free_palestine13 4 года назад

    Sidee codka music u saarikara zxp

  • @qulaasadafilimada6040
    @qulaasadafilimada6040 Год назад

    Legend baa tahay

  • @hopelyrics1319
    @hopelyrics1319 6 лет назад

    Masha allh horay usoco kaaape

  • @geeskaafrika1658
    @geeskaafrika1658 6 лет назад

    mcalin bayahow sual sxb tusale waxd arkysaa asxab muqal qeybkmida inta kuso share gareyo page ama facebook dhahya hdaaad rabto vedioga oo dhmystrn taabo linkiga siaad udawto sideee losamyaaa sxb

  • @clsalaan
    @clsalaan 11 месяцев назад

    Wlla showroom app isame❤❤

  • @yoldonstudio8288
    @yoldonstudio8288 2 года назад

    Fadlan sxb ((bayahow)) sides oo kala iigu sheeg youtube Kan

  • @suldanayuubsuldanayuub951
    @suldanayuubsuldanayuub951 4 года назад +1

    Masha Allah pro hooray usoco

  • @mowabdimedia6395
    @mowabdimedia6395 6 лет назад

    Bro sare aniga mar walbo waan ku saaaraa like video yada aad soo dhigto waana kugu xeranahay marka waxaan ka codsanaa nex video inaad Shout Out ii sameysid plz and plz

  • @Xirfadshow
    @Xirfadshow 5 месяцев назад

    Horta youtubeka reply malisku soo galaa dadka caanka

  • @MF-po3ct
    @MF-po3ct 4 года назад +1

    Keep going zhp iisamee adoo mhadsan wan cusubahy