Sida Heesaha Musig Loosaaro

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024
  • Waa qaabka La isku Saaro Codkaaga iyo Musig diyaarsan

Комментарии • 130

  • @msa_1439
    @msa_1439 9 лет назад

    mashaaa alaaaah waa xiisad faa'iido badan baaan orankaraaaa waana kaa fa'iidaystay marna waaan qoslay in badan kkkkkkkkkkkkkkkkkk MAHADSANID MAXAMED SIDIII in badan dedaalkaaga halkaa kasii wad

  • @abdirahmanmohamedwarsame2740
    @abdirahmanmohamedwarsame2740 6 лет назад +1

    *Aad iyo aadbaad u mahad santahay wariye thankyou favery mach*

  • @noloshacusub9244
    @noloshacusub9244 4 года назад +1

    Here's Ayan qaaday balse music ma lahan

  • @Kamadage99
    @Kamadage99 11 лет назад

    heersare thx bro sifiican ayaad u dhigtay..

  • @libanabdi4732
    @libanabdi4732 6 лет назад

    liban cabdi ku nool Austria aad baan kaaga mahadcelinayaa casharka fcn macalin waan ku guleystay qaabka aad usameysay ayaan u sameeyey

  • @badoowboy5761
    @badoowboy5761 5 лет назад

    Brother waad mahad San tahay inbadan lkn waxaan kaa codsanayaa inaaa isoo qabato barnaamij ayaan kaa rabaa oo ah inaa hees duubo tnx waxaan maleynaa inaa isoo qaban donto
    Like haleey saaro

  • @xasanjaruule3381
    @xasanjaruule3381 3 года назад

    Masha Allah wll macalim

  • @hazaazi
    @hazaazi 7 лет назад +1

    Waaw codkaad ayaab u bagay wll

  • @khalidali1786
    @khalidali1786 8 лет назад +1

    Asc saxiip Waxan rapaa in lii baro waxaan ahay fanaan sida looga qaado codka hees5a

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 лет назад

    Shukran akhii jasakalhu khyraa

  • @mohaabdigeelle6951
    @mohaabdigeelle6951 7 лет назад +1

    kkkk msha alaah macalin fanaan batahy kkkk
    show fanaanimada meel dhow baa laga bilaaba hada laga bilaabibo computerkayag baa music ii ah

  • @mohamedhussinkunciil5715
    @mohamedhussinkunciil5715 8 лет назад

    asc sxb aad ayaa u mahadsantahy sidaa nooga hakar baxday wxaana diyaar u ahy in ani ahaan in aan wax badan kaa faaido
    sxb in badan thanks sida wcan oo aad wax noo bartay xaqiiq ani ahaan waan raadinyay qaabkan wxa badan waa kaa faa dy sxb mhadsand ilaah cadowka hakaa qabto waligaa farxad ku noolw

    • @msiidii
      @msiidii  8 лет назад

      Mahadsanid sxb Aamiin

  • @laabqabooje2328
    @laabqabooje2328 7 лет назад +1

    maxamed siciid wll iga jaahil saar
    wll codsigaygaa yar isku kay hawl
    wlky soomaliyeed

  • @kingboye1373
    @kingboye1373 10 лет назад

    asc wall waxan raba inad ii shegto hees ayaan raba inaan codka ka rebo oo music kaliya sidan ugu dhigi laha adigo mahadsaan

    • @msiidii
      @msiidii  9 лет назад

      king boye wcs waad mahadsantahay meel kuma ogi program kala reebikara cod iyo musig isla socda markaan baarayna waaa ii soobaxay ianasyan suuragal ahayn in cod iyo hees wada socda micnaha laiskudhexduubay lakala reebo mahadsanid

  • @maxamedabshircaliqaanqaan6120
    @maxamedabshircaliqaanqaan6120 6 лет назад

    Barnaamij ka aad ku samah say maguciis sxbow

  • @HawdmediaPro
    @HawdmediaPro 6 лет назад

    Sxb isagoo app lakeyshan ah majiraa

  • @Samiirluckymusic
    @Samiirluckymusic 4 года назад

    M.a maclin waan aqanaa apkan waxaa na bartaa qaabka heesaha loo tumo insha allah

  • @oscaremboabaofficiall6505
    @oscaremboabaofficiall6505 4 года назад

    fadlan chanelkeyga so boqda halmar

  • @xabiibabdilah6886
    @xabiibabdilah6886 9 лет назад +1

    thank you zxp lkn aniga waxaan ubaahanahay sidaan codka uga reebaa heesta si aan musica ugu duubo codkayga mahad sanid sxp

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 5 лет назад

    Asc waxaan raba inaad iga caawisan inaad iga caawisan talefan codka marka laso waco sida loo badasho

  • @Abdirisak_Sharif
    @Abdirisak_Sharif 6 лет назад +1

    Sxb muusiga markaan soogalinaayo noocee ayuu ubaahan yahay inuu ahaado muusigaada sida mb3,mb4 etc plz igacaawi

  • @Shaakirson
    @Shaakirson 11 лет назад

    sxb maasha allah aad ayaan kuugu mahad celinaa niyo qalabkaan aad ku sameesay maxaa ladhaahaa magaciisa adoo mahad san

  • @sagalcabdilahi5251
    @sagalcabdilahi5251 9 лет назад

    Walaahi barnamijkan adban ugahelay Runö ahantiina wad kumahad santahay asc

  • @happy...4856
    @happy...4856 5 лет назад

    Waxaad noso gelisaa sida mobelkaaga ugu sameysan karto heestaad rabto musika uga bixin karto

  • @wiilmagaalo
    @wiilmagaalo Год назад

    Software nooma sheegin

  • @yasin2900
    @yasin2900 5 месяцев назад

    Wll waxan raba labarkaga

  • @sakariyeomar6460
    @sakariyeomar6460 7 лет назад

    asc wr wb sxp waan ku slmy sln kadib sxp aniga waxaan u boga codkayga markaan heesayo balse waxaan jeclaan lahaa inaad adiga sadex heesood codka iiga reebto waana ku sodirayaa hesahaa magacoda waa hadii aad awooodo pro thanks

    • @msiidii
      @msiidii  7 лет назад

      wcs Sakariye ilaa hadda meel kuma sheego barnaamij kala saari kara heesaha iyo musiga waxaadse heli kartaa heeso badan oo musigooda la tumay ama waxaad la xidhiidhi kartaa musigiistayaasha si ay kugu sooduubaan

  • @abdisaamax8868
    @abdisaamax8868 6 лет назад

    Asc marka hore wn ku salamay macalin marka xigta wxan ku weydin rabay mp3 music ah ayaa desktopka izaran mana iso galayo wxa uu sheegaya ino wx music ah igu jirin maxa marka qaldan

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali 6 лет назад +1

    kkkk sxb fanan ma ahi balse waxan ka helay sidaad ula qaday, maxaan gabi ka dhacay

  • @jabuutihappy869
    @jabuutihappy869 8 лет назад +1

    waaad mahad san yahay macalin waxanku weey dinaa sida heesaha raaaapka loo sameeeyo oo musig loo saro camal mahad sanid jawabta waaa dhankaaga oky///////////

    • @msiidii
      @msiidii  8 лет назад +2

      In la sameeyo heesaha raabka xiliyadii danbe waa fududaayeen sababtuna waa qalabka loo isticmaalo abuurista musga oo soo batay waxaa kamid ah BEAT MAKER oo aad computerkaaga kusoodajisankarto kadibna ku abuuri karto musiga

  • @xasancade7766
    @xasancade7766 8 лет назад

    sxb waad mahadsan tahay waxaan kaarabnaa sida fiidiyoow codka iyo muusiga la isku qabadsiiyo

    • @msiidii
      @msiidii  8 лет назад

      Waxaad u baahantahay software nooca lagu jar jaro Muuqalada sida, Windows Move maker oo bilaash ah kadib waxaad xireysaa codkii la socday muuqalka kadibna waxaad dulsaareysaa codka aad dooneyso inaad saarto marbaan cashirkasameyndoonaa haddii rabbi idmo

  • @taajir2245
    @taajir2245 5 лет назад

    Yea 2019 daawanayaa

  • @mrhopeciizaawi1832
    @mrhopeciizaawi1832 7 лет назад

    sxb wad mhdsn tihiin blse aniga waxan rabaa inaa barto sida hesaha loo laxameyo

  • @mahamedyoussufabdirahman4825
    @mahamedyoussufabdirahman4825 6 лет назад

    shb maagiic

  • @daadiryare417
    @daadiryare417 6 лет назад

    sxb sare maxamed siidii waad mahad santahay

  • @lakikeyse1535
    @lakikeyse1535 11 лет назад

    Lkn wallalow waxaaan ku way diiyay programkani magaciii

  • @abwaanaxmed9645
    @abwaanaxmed9645 11 лет назад

    Walaal waxaan ku weediinaa in aad ii sheek tid program ka aad heesta ku waxeeneesid

  • @somaliboy9677
    @somaliboy9677 7 лет назад

    asc prograamkan xagen kahelaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @farhanxassan5479
    @farhanxassan5479 6 лет назад

    Boragaramkan magacii wllo adoo madsanid igu caawi

  • @willkacidacajinkadhiblowga4461
    @willkacidacajinkadhiblowga4461 8 лет назад +1

    music diyaarsana malaheli karaa

  • @dalibabdulkadir8331
    @dalibabdulkadir8331 10 лет назад

    Aniga Waxa raba ishek appska ama bahalka lagu sameyo magacisa

  • @nerocaso5094
    @nerocaso5094 11 лет назад

    aad baad umahadsan tahay sxb

  • @ahmedyare290
    @ahmedyare290 8 лет назад

    asc sxb siidii waa mahadsantahay sidaa mar walba aad noogu faideeso waxaa igu soodhacay inaan kuwediiyo bal hadey macqultahay hees caana maka qadan karaa musikadeeda tusaale waxaan rabaa ama aan arkaa barnaamijyada qaar in lagu soodaayo music hees aan aqaano isku sowada duboo su,aashu waxey tahay sidee hees aan musikada aan ugala bixikaraa?mahadsanid

    • @msiidii
      @msiidii  8 лет назад

      Wcs waad mahadsantahay , intaan ogahay suura gal mahan in La kala saaro Muusig iyo cod wada socda gaar ahaan muusiga soomaalida oo ka duwan midka reer galbeedka waxaa jira program free ah oo layiraah Audacity oo ah midka ugu dhaw ee howshaan qabankara isaguna ma awoodo inuu si fiican ukala saaro codka iyo musiga kali ah wuxuu saaraa qeeyb kamid ah musiga sida base ka...Idaacaduhu musiga ay isticmaalan waa mid sidaa loo tumay oo waxaa la yiraahdaa karaoke Music adunka dhan ayuu ka jiraa baar waad helidoontaa iyagoo badan oo diyaarsan oo codkii un ka dhimanyahay mahadsanid

    • @ahmedyare290
      @ahmedyare290 8 лет назад

      waa mahadsan tahay sxb

  • @najatiby6441
    @najatiby6441 10 лет назад

    wlale codki fanaanka aad leedahay macalin

  • @cabesolaqesolaqaye3453
    @cabesolaqesolaqaye3453 9 лет назад

    bro cod ayan dubtay inan music saran raba siden usara midakale program kana siden laptop ka ugushuba

  • @abdurhamanshaam1017
    @abdurhamanshaam1017 7 лет назад

    progarmkaas xagee ka helayaa markaa zhp

  • @ciiseman3412
    @ciiseman3412 6 лет назад

    sxp sare asoo by moobeel ah ayaa ubaahanhay waxaana laga yaaba iney dadkale ay ubaahanyihiin please

  • @hamisare6735
    @hamisare6735 9 лет назад

    maxamd sidi wali waxaan kaa sugeyna programki ahaa sida looga saaro codka heesa oo looga dhigo music oo kaliya ah adoo mahadsan walaalkey iyo waxaa kale oo ku waydiin lahaa sidee microphonka iyo studio mixcerka looga shaqaysiiyaa 1 mar ama sametime intaas iga caawi walaal hadii aad awoodo waadna mahadsantahay thnk you 100%

    • @msiidii
      @msiidii  9 лет назад +1

      moha yare Walaal horay ayaan uga hadlay midda ah sidee loo kal soocaa muusik iyo cod wada socda waxaana sheegay inaysan suura gal ahaayn in lakala sooco ama lakala saaro muusik iyo cod iskuduuban midda kale ee ah microphone ka iyo mixer ka sideed u rabtaa inaad u isticmaasho ?

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 9 лет назад

      Maxamed SIIDII WAAN GRTY MIDA KALA REEBITAANKA MUSIC IYO CODKA THNKS BRO MIDA KALE ______ :
      tusaale ahaan PC KASTA WUXU LEEYAHAY STUDIO MIXCER SIDA WADA OGSOONAHAY MARKA WAXA RABA CODKAYGA O LA MAQLAYO IYO MUSIC OO LA MAQLAYO INAA SAMEEYO LAABTOOBKA WANA WINDOWS 7 DELL ! BRO

    • @msiidii
      @msiidii  9 лет назад

      +moha yare waan ka xumahay inaan kala soo daaho jawaabta mudo ayaan dalka ka maqnaa ... si computerkaaga aad uga maqasho codka iyo musiga sida adigoo isticmaalaya Mixer waxaad u baahnatahay inaad hesho Third part software micnaha in software kuusamaxaya arintaasi aad ku shubato . waxaad soo dajisataa voicemeeter oo ah free balse aad wax yar oo lacag ah ku tabaruci karto donation ahaan aadbuu u fiicanyahay marka arimahaan laga hadlaayo mahadsanid

  • @triple2801
    @triple2801 7 лет назад

    masuul well done

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 8 лет назад

    fanan waa noqon karda

  • @aliomar-sy4oo
    @aliomar-sy4oo 7 лет назад +1

    macalin wxaan ahay wiil soomaaliyeesd oo rabo in oo uu kaa barto mucluumaadkaan lkn waxaam kaa codsanaa inaad ii sheegto plogaramda aad ku sameyso heesaha iyo musica

    • @msiidii
      @msiidii  7 лет назад

      Salaan Cali Waxaa la yiraahdaa COOL EDIT PRO

  • @goledabdulahi5281
    @goledabdulahi5281 8 лет назад

    sxp adoo raali ah ma musik baasa inaad so qadata mise heesta dhan aya so qadaysa kadibna codka ayaa is jaarayo jwb?

    • @msiidii
      @msiidii  8 лет назад

      Musig diyaarsan waa inaad heysataa oo codkii un ka maqanyahay

  • @abdikhalikmustaphe1117
    @abdikhalikmustaphe1117 8 лет назад

    Magacii program ka lagu sameeyo wll

  • @hanadcade5054
    @hanadcade5054 8 лет назад

    @maxamed siidii bro aad iyo aad baan ku salamayaa. marka xiga ta waa ku mahadsantahaya barnaamishkaaga-
    sidee heesta codka looga saari karaa musiga bes oo nadiif ah aan ku heli karaa adoo ma ahdsan iiga soo jawaaba.
    plz mel aan kaaga la so xiriiro ii dhaaf mahadsanid bro

    • @msiidii
      @msiidii  8 лет назад

      Waan kaa qaaday hanad walaal ilaa hada suura gal maahan in cod iyo musig wada socda la kala reebo intaan ogahay balse waxaad heli kartaa musigii oo qudha ku raadi magaca Somali Kareoke

  • @maxamedabdi2276
    @maxamedabdi2276 10 лет назад

    barnaamijkaan magaciis bro

    • @msiidii
      @msiidii  10 лет назад

      COOL EDIT PRO ayaa la dhahaa walaal

    • @abdinurseefka
      @abdinurseefka 9 лет назад

      Maxamed SIIDII sxb waxaan ku waydiine progaramkaan maxaa la dhaha magaciisa seee ayaan ku heli karaaaa ado mahadsan

  • @isfahanstudio3875
    @isfahanstudio3875 7 лет назад +1

    ee barnamishka magici

  • @willkacidacajinkadhiblowga4461
    @willkacidacajinkadhiblowga4461 8 лет назад

    sxb music inaa sameey ayaan rabaa sidee lagu samenaa

  • @salmanabdy
    @salmanabdy 6 лет назад

    salaan sre epaw wna mhdsn thy epaw wxn ku weydinaa program ka magaciii

  • @najatiby6441
    @najatiby6441 10 лет назад

    waxa u bahana sida heeshaha music kaliya looga dhigo

    • @msiidii
      @msiidii  10 лет назад

      Ñåjãtî Bøý Sorry walaal hadaan kala soodahay Jawaabta , ma waxaad rabtaa inaad hees muuqaal ah maqal ka dhigto mise waxaad rabtaa in hees iyo muusig isla socda aad kala reebto ood musiga kali ah la soobaxdo?

    • @kingboye1373
      @kingboye1373 10 лет назад

      waxa u bahana sida heeshaha music kaliya looga dhigo

  • @ismaaciillcaliismaaciillca6296
    @ismaaciillcaliismaaciillca6296 7 лет назад

    Cumpitar ma hay sano taleefoon ma heysaa

  • @ahmedmohamedomer5783
    @ahmedmohamedomer5783 8 лет назад

    walaal barnaamijka soo kacsanayso sida loo soo dajisto ama loo soo gato iyo magaciisa
    ii sharax waana kuu mahadsan tahay waxaana talo kugu darsanayaa sharaxaadaada waad boobsiinaysaa ama dadajinaysaaye

    • @msiidii
      @msiidii  8 лет назад

      Barnaamijka waxaa la yiraahdaa COOL EDIT PRO sidaan ogahay waa lagadaa isagoo bilaash ah meel kuma ogi

  • @hazaazi
    @hazaazi 7 лет назад

    Maclin laakiinse apk seen ku heleeynaa noosheek bal

  • @maslaxsidde9777
    @maslaxsidde9777 8 лет назад

    Asc wll waa mahadsantahay waxaan ku weydiiyey sida adobe ka marka codka warka loogu hagaajiyo cod dheer oo degan looga dhigi kaoro

    • @msiidii
      @msiidii  8 лет назад

      Marbaan cashir kasameyndoonaa maadama anan halkaan si qoraal ah ugu soo wada koobikarin inshalaah waan saameyndoonaa

  • @mohamoudfagaas4135
    @mohamoudfagaas4135 9 лет назад

    asc walaal waxaan kamaid ah ardaydaada
    macalin waxaaan kaa codsanayaa inaad na barto how to change video background
    thanks bare

    • @msiidii
      @msiidii  9 лет назад

      Moha Elmi Wcs, Maxamed, Waa su'aal aad u muhiimsan balse waaan sameyndoonaa inkastoon horay uga fikiray inaan sameeyo hadana aan ogaaday in dadku aysan inta badan u suuragalikarin in Video ay Background kabadalaan waayo taasi waxaay u baahantahay in marka hore muuqaalka lagu qaado wax loo yaqaano " GREEN OR BLUE SCREEN" si lamid ah sida aad TV-yada ka aragtaan ...inshalaah waan soosameynayaa ....Hadaad si dag dag ah u raboto ila soo xidhiidh si aan kaaga caawiyo mahadsanid

  • @beygadaalo7670
    @beygadaalo7670 8 лет назад

    asc walaloow sida baltoka loo istic malo manoo soo deey sid ama aan si koni ah kuu wey diye nubar kaga iso qor hadee sura kal dahy mahd sanid

  • @saadaqyare5174
    @saadaqyare5174 8 лет назад

    asc mahadsanid sxb codki aan duubay ayaan kudari la,ahay sxb markaan file iraahdo oo aan sodoorto wuu iga diidayaa ee masodejinta programka soo dejintiisa miyaan wax kasoo qaladay mise cilad kale ayaa ihaeysata sxb
    mahadsanid

    • @msiidii
      @msiidii  8 лет назад

      Wcs, iska hubi in codku yahay MP3 haddii uusan sidaa ahayn waxaa adag inaad ku soo darto

  • @fartacalii645
    @fartacalii645 6 лет назад

    prgrmkan mobile malo isticmaali karaa ayado mobile ah noso gali hadii kale

  • @viralscope6252
    @viralscope6252 9 лет назад +1

    asc macalin wxn ku weydiin laha markan computerka kala soo baxo heesta codki fananka aya la socda marka side loga reebi kara? mahadsanid

  • @FikirMaalTv
    @FikirMaalTv 11 лет назад

    macalin waxaan kaa codsanayaa anigu waan soo dajiyay lkn markaan is idhaa heestii keen iyada oo aan haysto heestii hadan iimasoo saaryo magaranayo sababta

    • @msiidii
      @msiidii  10 лет назад

      Maahir Sorry marka hore waan kala soo dahay Jawaabta, Marka xigta waxaad iska eegtaa format-ka Hees-ka MP3 ka dhig waayo waxaa jira noocyo uusan ogoleyn in lagu furo mahadsanid

    • @FikirMaalTv
      @FikirMaalTv 10 лет назад

      ok waad mahadsanatahy sxb

    • @mohamedaden837
      @mohamedaden837 10 лет назад

      maahir axmed bro ishek mgca apps isticmashay

    • @FikirMaalTv
      @FikirMaalTv 10 лет назад

      Cool aditor, baro

    • @mohamedaden837
      @mohamedaden837 10 лет назад

      free maaha sax wad so gadatay sax

  • @najatiby6441
    @najatiby6441 10 лет назад

    Tnx macaLin

  • @mohamedahmed-ry1rq
    @mohamedahmed-ry1rq 11 лет назад

    Sxb caadi ma'aha

  • @abdirizakmohamed4331
    @abdirizakmohamed4331 7 лет назад

    xagaan ka soo kacsaad marka hore
    mise waa progam kugu jira adiga

  • @sucadocumar5752
    @sucadocumar5752 7 лет назад

    waaw wll cadi ma ahan

    • @travisxzavier3345
      @travisxzavier3345 3 года назад

      i guess it is kind of randomly asking but does anybody know a good place to stream newly released tv shows online ?

    • @kenzolionel8674
      @kenzolionel8674 3 года назад

      @Travis Xzavier Flixportal :P

    • @travisxzavier3345
      @travisxzavier3345 3 года назад

      @Kenzo Lionel Thanks, signed up and it seems like they got a lot of movies there :) Appreciate it!!

    • @kenzolionel8674
      @kenzolionel8674 3 года назад

      @Travis Xzavier You are welcome :D

  • @laabqabooje2328
    @laabqabooje2328 7 лет назад

    wll runtii janalkaaga waan ka helay runtii markaa midbaan ubaahanahay sideen ku soo rogan karaa barnaamijka adube auditionka uguna shuban karaa
    wll inaad iga jaahil saarto please wll iga jaahil saar

    • @msiidii
      @msiidii  7 лет назад

      Laab Qaboojiye walaal waan ka xumahay inaan jawaabta kala soo daaho walaal barnaamijkaani bilaash ma aha waa la iibiyaa waxaase jira hadaad afrika joogto isagoo aan casri ahayn oo ay istuudiyayaasha qaar isticmaalaan google ku qor COOL EDIT PRO

  • @maxamedmarax1076
    @maxamedmarax1076 9 лет назад

    Waaaaaw

  • @xasanshaakir5601
    @xasanshaakir5601 8 лет назад

    may Kama helium waa munkar

  • @sarasky3084
    @sarasky3084 7 лет назад

    Ciwanka magaciyi

  • @sarasky3084
    @sarasky3084 7 лет назад

    How can I download this

    • @msiidii
      @msiidii  7 лет назад

      This is not an open source software so you need to purchase it google it COOL EDIT PRO

    • @sarasky3084
      @sarasky3084 7 лет назад

      Maxamed SIIDII how can I do that

    • @msiidii
      @msiidii  7 лет назад

      You should go to their website which is adobe.com and then search for cool edit pro

  • @djabdimalik
    @djabdimalik 11 лет назад

    Cool edit pro aya la dhaha magaciisa
    linkigan ayad ka heli karta
    cool-edit-pro(.)soft32(.)com/download/file/id/810822/?

  • @abdiqanimahamedmahamuud6247
    @abdiqanimahamedmahamuud6247 6 лет назад

    Zhp

  • @ikhtarmohamed1500
    @ikhtarmohamed1500 11 лет назад

    ..

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 4 года назад

    Saxardiid maxamed saxardiid heestiisa hodan, waxaad ka helaysaa masuul ee plz music kaliya iiga soo dhig kadib gmailkan iigu soo dir thanks abdikadirjama48@gmail.com

  • @yesno4486
    @yesno4486 8 лет назад

    Nacalaa heestaada ku yaal

  • @maxamedmarax1076
    @maxamedmarax1076 9 лет назад

    Lol

  • @mohammedabdullasharif
    @mohammedabdullasharif 8 лет назад

    Wll magaciis programkan

  • @aliomar-sy4oo
    @aliomar-sy4oo 7 лет назад

    macalin wxaan ahay wiil soomaaliyeesd oo rabo in oo uu kaa barto mucluumaadkaan lkn waxaam kaa codsanaa inaad ii sheegto plogaramda aad ku sameyso heesaha iyo musica

    • @msiidii
      @msiidii  7 лет назад

      Waxaan ku sameeyay program la yiraahdo COOL EDIT PRO

  • @fartacalii645
    @fartacalii645 6 лет назад

    prgrmkan mobile malo isticmaali karaa ayado mobile ah noso gali hadii kale

    • @msiidii
      @msiidii  6 лет назад

      Maya waa un computer