SIDEE WEBSITE LOO SAMEEYAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024
  • SIDA WEBSITEYADA LOO DHISO IYADOO LA ISTICMAALYO artisteer

Комментарии • 56

  • @cismaanciilmahamed3727
    @cismaanciilmahamed3727 8 лет назад

    asc sxb mahadsanid aad baan barnaamjyadaada aad ayaan ugu faa ideesanaa sxbow cinwaan makaste lagaa helikaro hadduu jiro nasii saadnooga haqab tirto su'aalkastoo aan rabno allaha kaa abaalmariyo sxb

  • @ufurooweelmarer581
    @ufurooweelmarer581 9 лет назад

    asc marka hore waan idin aalaamey dhamaan shaqaalaha madaxda youtube kaaan maashaa allaahda ah waxaan idinka codsanayaaa in aaad noo soo gudbisaan system ka aha tally.erp 9 kaas ayaan aad u xiiseeyaa mahadsannid

  • @mukhtaaryuusuf582
    @mukhtaaryuusuf582 9 лет назад

    mcaha allaah wllo illahay ha kaa jisaayi siiyo cilmi badan baan kaa faa'idnay wxad tahay qof nagu qaaliya kuma hilmaami doono marnaba mahadsanid

  • @jabuutihappy869
    @jabuutihappy869 8 лет назад +1

    maashaa allaah aad ayaan uga helay casharkan ugana faa iday aad ayaad umahadsantahay maxamad

  • @ridwaanmohamedali8361
    @ridwaanmohamedali8361 11 лет назад

    aad iyo aad ayaan kuugu mahadcelinayaa macalin maxamed siidii waxaan ku waydiin lahaa sidee ayaan iskaga xidhaaa facebooga searchingka macnaha in aan laygu baadhin searchinka magacyga,

  • @abdijabar5995
    @abdijabar5995 8 лет назад

    waw this lesson very cool sure is very nice but now this software is free

  • @xaqsoocmedia8262
    @xaqsoocmedia8262 6 лет назад

    maansha allah waxaan kaa faa iday wa badan alle habarakeeyo

  • @mohamedabdulahi7219
    @mohamedabdulahi7219 11 лет назад

    asc dhamaan bahda wariyaha anigawaxaan donayaa in laiga jilciyo panical.kaaas ayaana aadufahan saneyne mahadsanid

  • @djlayaqn1013
    @djlayaqn1013 8 лет назад

    Sxb wad mahadsantahay su al fcbok pejka lacag malaga sameya hadi laga sameyo side loga sameya fadlan jwb

  • @MareegMedia
    @MareegMedia 7 лет назад

    Mohamed Sln sare waad mahadsatahaye

  • @hassanmohamed7708
    @hassanmohamed7708 11 лет назад

    ii sheeg mahadsanid

  • @khadarfaarah1986
    @khadarfaarah1986 9 лет назад

    A s c. Mohamed isagoo qoraala. Ma heli kartaa

  • @hassanmohamed7708
    @hassanmohamed7708 11 лет назад

    sxb softwraeka magaciisa iyo halka laga helo?

  • @abdikariinsaed7883
    @abdikariinsaed7883 7 лет назад

    good

  • @mohaa10
    @mohaa10 9 лет назад

    mahadsanid walaal lacag maka sameen karaanwebsityo aan maqlay in lacag laka sameen karo bil walbo inn =ta dad soo booqotay aa laguu xisaabinaa

    • @msiidii
      @msiidii  9 лет назад

      +Mo Ahmed Haa Google ads ayaa laguxidhaa si ayaa qofkii click siiya uu qofka websiteka leh xoogaa ka helaa

    • @DhalintaMedia
      @DhalintaMedia 8 лет назад +1

      Maxamed SIIDII sxb waan kusalaamay wxan jog Kenya casharkan howl badan buy ubahanyahau markaan rabo in web laysameeyo maxaa qarash igu kacaya

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 10 лет назад

    asc wr wb macalin waad mahadsantahay ilaah hakaa abaal mariyo dadaalkaaga
    su,aal macalin sideen u iibsankaraa program kan

    • @msiidii
      @msiidii  9 лет назад

      wcs walaal mahadsanid barnaamijka waxaad ka gadankartaa website kooda artisteer intaas ku qor google wuuu kuu soobaxayaa

    • @maxamedcabdi4884
      @maxamedcabdi4884 9 лет назад

      mahadsanid macalin

  • @Caskacali
    @Caskacali 8 лет назад

    waad mahadsantahay bro lkn casharkan qeybihiisi kale aaway sxbow maso wada mise waad nailowday thanks

  • @msiidii
    @msiidii  11 лет назад

    Waad mahadsantahay Muqtaar , Meeshaas ii jilci , Micnaha Ma Passwordkii CPANELKA ayaa kaa dhumay, Haddii ay sidaa tahay Waxaad ku soocelinkartaa inaad Leedahay Emailka Laguy sameeyay HOSTIN ka Ama Domain ka . oo shirkaddu ay kaa qortay markii aad sameyneysay , Haddii qofkale kuusameeyay oo adiga iyo shirkadda la idin dhexeeyo Qofkaasi ayaa soocelin kara adigu waxba kama qabnkartid Mahadsanid

  • @samiirstarog9857
    @samiirstarog9857 7 лет назад

    MaaNsh Allah

  • @MareegMedia
    @MareegMedia 7 лет назад

    Software magaciisa maxaad tidhina wlo noo sheeg sxb

  • @DhalintaMedia
    @DhalintaMedia 8 лет назад

    Asc sxb cinwabkan sidee u iibsan karaa magaciisana nosooqor sida webka loogu shubana nooma sheegin

  • @sahalplays2
    @sahalplays2 8 лет назад

    Qofkii softwarekaan u baahan anigaa u haayo emailkaada ii dhaaf hadaad u baahantahay saan kula soo xiriiro

  • @maxamedjama4229
    @maxamedjama4229 9 лет назад

    asc macalin maxamed siidii waa ku mahadsantahay ilaah hakaa abaal mariyo dadaalkaaga waxaan ahay arday dhigta jaamacada horseed eemuqdisho
    waxaan bartaa IT su,aal macali waxaa igu adaga c program

    • @msiidii
      @msiidii  9 лет назад +1

      maxamed jama Maxamed walaal anigu ITga mabaran Waxaan ahaay Designer , video and audio producer , marka waxaan kugula talin lahaa inaad isticmaasho internet waxaa ku jira casharo badan oo C PROGRAMMING ka kusaabsan

    • @sahalplays2
      @sahalplays2 8 лет назад

      Facultigee wll

    • @sahalplays2
      @sahalplays2 8 лет назад

      Iyo semisteeka

  • @abdinasiradan6003
    @abdinasiradan6003 4 года назад

    Thanks

  • @Caskacali
    @Caskacali 9 лет назад

    waxan lasoo dagsanayo magacisa sifasiix ah maushegi karta mahadsanid

    • @msiidii
      @msiidii  9 лет назад

      caska cali artisteer ayaa Layiraahdaa barnaamijka

  • @OGAADENIYAHAXEROWDO
    @OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад +1

    Plese subscribe igu qabta

  • @abdiaziizahmed7968
    @abdiaziizahmed7968 8 лет назад

    thank you for mach

  • @mahadaayweyneproduction5049
    @mahadaayweyneproduction5049 11 лет назад

    waad kumahadsantihiin bahda wariyaha.com sida aad inoogu faaideeysaaan casharada muhiimka ah ee sida is daba jooga ah aad inoogu soo dirtaan gaar ahaan waxaan umahadcelinayaa mohamed siidii runtii ani ahaan aad baan uga faaideestaa casharadan waloow aan jeclaan alhaa inaan helo hadda sida aan ku heli karo marka uu iga lumo ftbga ama cpanellka mahadsanidiin

    • @cammaarcumar4406
      @cammaarcumar4406 8 лет назад

      Abti adigoo mahadsaN waxan ku weydiiyey .. anigu waxan jeclahay in aan wax sida facebooga oo kale loo isticmaalo aan sameysto markaa hadad wax ii faa'ideen kartiD waxaN kaa codsanayaa inaad talo wacan isiisid ama wax aan ku bilaabi karo

  • @MohamedAli-jq6fm
    @MohamedAli-jq6fm 11 лет назад +1

    sidee loo bixiyaa survey

  • @msiidii
    @msiidii  10 лет назад

    Dhamaantiin Waad ku mahadsantihiin dhiiri galintiina ilaaheey ha idinbarakeeyo,@Mohammed Walaal waxaad Ogaataa in laba SAVE uu leeyahay Midi waa SAVE kali ah Midina Waa SAVE AS , marka SAVE AS ayaad markasta waxaaga kusave gareysaneysaa Markaas waxaa kuu soo bixi doona Laba Meelood oo ay ku kala qoranyihiin "FILE NAME" oo ah meesha aad ku qoridoonto Magaca codka aad savegareyneyso iyo meel kale oo ay Ku qorantahay "SAVE AS TYPE" oo ah meesha aan ka hadleyno ee su'aashaadu kusaabsaneyn waxaana laga wadaa NOOCA aad rabto in codkaasi noqdo format sidaad adiguba u sheegtay marka halkaasi fur oo ka dooro nooca aad rabto MP3 waa ku jiraa waxaan filayaa inay kuu hagaagidoonto inshalaah ...

  • @OskaSheikhOfficial
    @OskaSheikhOfficial 9 лет назад

    asc tx walale inta Allah inagu canfaco inta ila daawatay io anigaba ee suaal sidee u sameysan karaa channel logo hadii aan leeyahy youtube channel tx once again.

  • @TIJAABISTV
    @TIJAABISTV 8 лет назад

    ad ayaad u mahasan tahay sxb

  • @zimraanziman8683
    @zimraanziman8683 6 лет назад

    My phone man ku sameyn karaa

  • @ibrahincilmi7571
    @ibrahincilmi7571 10 лет назад

    manshaa alaa alay le hee wax cudub ayaan ka bartay

  • @zimraanziman8683
    @zimraanziman8683 6 лет назад

    Waw cshsr wcn weyan tnx all

  • @mustafedafle4588
    @mustafedafle4588 10 лет назад +1

    waaw cashar aad uwanaagsan

    • @msiidii
      @msiidii  10 лет назад

      mustafe dafle mahadsanid walaal

  • @iskaawaxuqabso5895
    @iskaawaxuqabso5895 8 лет назад

    asc sxb jisaakalah umada hogaan muuqda ayaad utahy waad mahadsantahy lkn waxaan garan waayay ciwaanka aan kaala soxiriiri lahaa adigoo mahadsan @maxamed qaabken ugu darsadaa barnaamijyadi hoana lama socon inan kafa iideystana waanraway macalin ok aad ayay xisa uleeyihiin barnaamijyada noocaan ok by

  • @adnanmohamedhashi5520
    @adnanmohamedhashi5520 9 лет назад

    hello mohamed i think your leason its very cool so i wanted u help me
    lakin xageebaan ka helikaraa this software artisteer, adiga ma ku bilaash baa? ileen waxa aad tir waa lacag sooma am i wrong or not.. so pleace answer me this's my emali gmail is kiilwa20@gmail.com thank u.

    • @msiidii
      @msiidii  9 лет назад +1

      adnan hashi ... Hello Adnan , Thanks .Yes this software is not an open source software or another words it's not a free software . you can check to their website and buy it as I did ...if you have an other question I'm here to answer inshalaah

  • @cafiifaxasan1862
    @cafiifaxasan1862 9 лет назад

    maashaa allaah aad ayaan uga helay casharkan ugana faa iday aad ayaad umahadsantahay maxamad